КОМЕНТАРІ •

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Рік тому +16

    viva khatumo state united of somalia nacabku darbiyada ha jiidho guul iyo gobonimo

    • @osmanibrahim3470
      @osmanibrahim3470 Рік тому +1

      Caqligaagaad soo Qortaye
      Barnaamijku waa Kaftan wanaagsan cuqdadlaw 😂😂😂😂

    • @zahrahassan9627
      @zahrahassan9627 Рік тому

      @@osmanibrahim3470qofkaan Waxuu rabuu shegee adi waxay cuqdada kuheysa aad reply ga uguso galeyso 😂

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 Рік тому +2

      Khaatumo tagtay from Ogaden

    • @cabdiraxmanrashid6220
      @cabdiraxmanrashid6220 Рік тому

      ​@@osmanibrahim3470kaftan iyo run ba tani tagtey boowaaal

  • @murtiiyomawelo8819
    @murtiiyomawelo8819 Рік тому +8

    Maanta aniga ugu horeya like waa xagiina

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko Рік тому +4

    Hiiraan state iyo ssc khatumo state iyo jabhada garxajis iyo in ta xaq u dirirka Ah guul iyo ogawnimo iyo gesinimo in shaa Allaah❤❤❤❤

  • @abyanfaraxamaxamed7900
    @abyanfaraxamaxamed7900 Рік тому +6

    Ssc Khaatumo Waa Sida Ay U Dhalatay.Maansha Alaah .

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden5209 Рік тому +9

    Asc team American TV xaraare &yasiin qoslaaye waa laguu xiisay sxb Well come back

  • @LeoPard-HQ
    @LeoPard-HQ Рік тому +12

    ما شاء الله تبارك الله السيد ياسين دعا له رجع لنا بالسلامه وطبعا تحياتي لي على حراري.

    • @asiyaberger7719
      @asiyaberger7719 Рік тому +3

      ما تكتب الصومالي وتخلصنا يا أخي! 😂

    • @LeoPard-HQ
      @LeoPard-HQ Рік тому +1

      @@asiyaberger7719
      في الحلقه القادمه ان شاء الله. 👍🫡

    • @amalianasrani894
      @amalianasrani894 Рік тому +1

      Firdhiye cadowguu firdhiyaa guul

    • @moowlidahmed
      @moowlidahmed Рік тому

      ​@@amalianasrani894ö5p6😅och 😅pö⁶ìp

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Рік тому

      @@amalianasrani894 👍👍

  • @65nuuryare
    @65nuuryare Рік тому

    Walaahi Ali xiraale runtaada waaye Ilaahey ma ku soo celsho wadanka kuwa sii laabatey wa kuwa curubo ku runta tabarta looma helaayo dhaqaalo meel ay ka keeneen la ogeyn wa wataan

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Рік тому +3

    Waa caadi nabsigu inuu shaqeeyo, Dany Dayuus Nabsiguu Farmajo kagalay wuu soo duxayaa, Insha'Allaah😂😊🇸🇴🤍👍

    • @farhiyadahir3725
      @farhiyadahir3725 Рік тому

      Bisinka farmaajo nabsiga uu kagalay soolna saw kama soo bixin. Farmaajo samir iyo iimaan allaha idinka siiyo xasana allaha na dhaafiyo. Madex daacad ah allaha nasiiyo.

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Рік тому +1

    CALI HARARE🎤 IYO YASIN DUCAL 🎤
    KAFTANKA SIYASADDA XALQADII ( 420 ) TV 🎤✔️👍

  • @princeabdirahmanartan
    @princeabdirahmanartan Рік тому +2

    Woooooow! Sir Yassin Dualleh is back!🔙

  • @JiniiArrag
    @JiniiArrag Рік тому +3

    Wlhi sheekadaas waa run, inta xumayd ayaa soo tahriibay' kuwii ugu sii xumaana Germany ayeey yimaadeen😂😂😂😂

  • @IbraahimMohamed-jb5dh
    @IbraahimMohamed-jb5dh Рік тому +2

    cali xareere baryahan kaftankii siyasada waad yarayseene

  • @foowsidirir
    @foowsidirir Рік тому +3

    Illahay somali ha mideeyo oo xaqa ha gsransiiyo

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden8748 Рік тому +14

    Hi Sir Ali
    That was bombastic and original . You are a talented journalist who can weave stories out of scratch . Stay the course and keep away from boredom.

    • @iidsalah1989
      @iidsalah1989 Рік тому +2

      I totally agree with you. Original at its finest 👌🏼

    • @yonisman2089
      @yonisman2089 Рік тому +2

      English aa idilaybo kkkkkkkkkkkkkkk this guy must hold world record of ass kissing 💋. Kkkkkkkkkkkk

  • @FawziaFarah-d1j
    @FawziaFarah-d1j Рік тому +3

    Waa sanadka gala dagaalka
    Gala buuraha
    Gala jihaadka
    Gala duurka
    Gala qabiilka

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Рік тому +5

    صل الله عليه وسلم

  • @AsmaMohamed-o5m
    @AsmaMohamed-o5m Рік тому

    Barnaamika Cali iyo yaasiin ducaale ku fiican

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Рік тому +1

    Yasiin ducale waxad iga garsiiya garka hadeysto wa sunaha Nabi mohamed scw

  • @abdirasakaliahmed7528
    @abdirasakaliahmed7528 Рік тому

    Yaasiin ducaale welcome. Ninkaas qosolkiisa ayaan jeclahay.

  • @Kowzzaa
    @Kowzzaa Рік тому +7

    25:54 - 26:07 Yasiin is hilarious 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @dhuuxdigaleduale3922
      @dhuuxdigaleduale3922 Рік тому

      Kuwa SNM noogu yeedhaya',. Waa kuwo bakhtiyey, oo aad Ka mid tahaye, dacaayad iyo kaftan kaa iibsamaya la gole-kaalay baan Ku'odhan lahaa. Kolley idhegeydan maysid, oo canserkii qabyaaladdu ayaa Ku-haya, oo in kastood is-diidsiiso, haddana way kaa soo baxaysaa marar badan ee walahaa kugu rarane.

  • @Somfox1
    @Somfox1 Рік тому +6

    Sanadkii Dhuuso weyne .. Tartankii ORODKA !!!

    • @umams2905
      @umams2905 Рік тому +1

      😂😂😂😂😂😂 waxaan kaloo ku qoslay qaar baa sii xaroonayay iskadaa dhasheee

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Рік тому +3

    Dhibaatooyinka oo idil waxay ka yimaadaan cadaaladaro

  • @mohamednur5547
    @mohamednur5547 Рік тому +2

    What’s happening? Greetings from C-bus, Ohio.

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 Рік тому

    Sln sare yaasiin ducaale sxb sare meeshu la'aantaa waa dam ee odeyga Ali xaraare haku sii deyn hawsha

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Рік тому +5

    Barnaamijkaan Ali Haraare, iyo Yasiin Ducaalle, labadiina kufiican, daadihinta Kaftanka Siyaasada, Masha'Allaah😍🇸🇴❤️‍🩹👍

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Рік тому

    Yasiin haku deydo garka ali xarare
    Gobanimo 🎉🎉🎉

  • @adirahmanahmed77
    @adirahmanahmed77 Рік тому

    Somalida inta badan waa cawaan waayo 2023 bey wali wadaan qabyaalad iyo goboleesi iyo jawhilnimo

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 Рік тому

    Waa runtaa . Meeshaa waa lagu baabay

  • @adamoogle2871
    @adamoogle2871 Рік тому +3

    Yaasiin waaa warsangali malaa luuqadiisan kafahme😂😂😂❤❤❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey Рік тому +2

    Wacn o wangsan Ali iyo Yasmin ducale misssss u❤❤❤❤❤laguma arg malmahan❤❤❤

  • @blackpink2487
    @blackpink2487 Рік тому +2

    SCW KUWA WAA LAGA GUUDBAYAA OO SSC WEY ISRAACDAYQUULUBTODA ILAAHAY HAA MIIDEYO SSC YAAN LAIIDINKA FAAIIDEYSAN KUWO RAAXSAN SSC BAA LADOORAN OO KUWA WAA LAGA TAKHALUSAYAA INSHAA ALLAA HAARTII BAA DHIYSEYSAA OO GAARABTAGAN INSHAA ALLAA

  • @abdekali6043
    @abdekali6043 Рік тому

    😂😂😂 Yasiin micheal Jonson caadiya weeyi reysal wasaaruhu

  • @cabdirashiidxusseencali7894
    @cabdirashiidxusseencali7894 Рік тому +1

    barnamijka maanta wa shidanyahy la ajli yaasiin❤❤❤

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 Рік тому

    Ali Harare iyo yaasiin ducaale guulaysta

  • @moha786
    @moha786 Рік тому +2

    😂😂😂We missed you Yassin Duale❤

  • @mukhtarmaxamed5357
    @mukhtarmaxamed5357 Рік тому

    Soodhawaada cali iyo qosol caawiye

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf Рік тому +6

    Waar ninka meel baa lagu xidhay malaa oo wuxuu rabaa in uu yidhaahdo waar hal i badbaadiyo 😂😂😂😂😂

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Рік тому +3

    mashaalaah ❤😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Рік тому

    بسم الله الرحمن الرحيم
    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    علي حراري وياسين دعالي المحترمين

  • @falxad9358
    @falxad9358 Рік тому

    Kheyre madaxweynihiisii ayaa power siiyey ,Xamsane waa magac u yaal aan wax awood ah heysanin miskiinka lkn waxaa uga fcn inuu sharafta ka xigo bahdilka oo uu is casilo

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden8748 Рік тому +2

    Hi Sir Ali
    Pardon that I'm steaming up with comments.
    If Mogadishu had one or two of those high up hills , BENADIRI people would be as brave as American Indians .
    On prime minister Hamza , we get to understand that he is an adopted child with autism . Einstein was the same . People don't understand him . He is into a parallel dimension out of this earth .

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Рік тому +1

    Qusul badana. inta af Somali aqrin taqaan.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Рік тому

    Saxiibkey yasiin wakan cayley ma caruus buu ahaa saxiib mabruuk waay ka Muuqataa

  • @AdanHayjad
    @AdanHayjad Рік тому +1

    Asc YAASIIN Ducaale. QOSLAALe hi wel com❤❤❤❤❤❤❤

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Рік тому +3

    Aamiin

  • @usstarlogistics600
    @usstarlogistics600 Рік тому +2

    Mahadsanid

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Рік тому +2

    Alloow sahal amuuraha

  • @abdiwahid80
    @abdiwahid80 Рік тому

    Welcome back yasin

  • @ashaadenosman2645
    @ashaadenosman2645 Рік тому +2

    Kkkkkkjjj Germany iyo Sweden 2 da Waden wa reer baadiye sogolay

  • @mustafemohamed5375
    @mustafemohamed5375 Рік тому +2

    ❤ wan jooga

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden5209 Рік тому +2

    Xaraare niyow kaftanka wadnaha ayaa jaraysàa odaygee la saayir😅😅😅

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 Рік тому

    Odayaasha Somaliyeed waa la siyaasadeeyey

  • @SUPERMOHAN420
    @SUPERMOHAN420 Рік тому +2

    Yaasin duale bidaartadu waa dii dhalaaleysay cawa Waaso subgatay😂😂

  • @fahatjamac7278
    @fahatjamac7278 Рік тому

    Asck Aliyoow salan kadib Raisal wasaraha waaruntiisa sababtoo ah saaka 5 caruur oo 12 jir ilaa 6 jir ah ayaa cadaado lagu dilay. Marka maxaan bini,aadam ka nahay ama aan ka noolnahay aano qabiil ayaa loo dilay

  • @Somfox1
    @Somfox1 Рік тому +4

    Sanadkan Gobalada waqooyi Kalmada G-da baa ka yaabisay , Garaad , Gala Dagaalka ... waa G G,,, sidoo kale Goojacade .. waa G, Sidoo kale Garxajis iyo Gudidoodu waa G... Sabanka waxa ka socda Waqooyi G-DA

  • @Abdiwaligoox12Goox12
    @Abdiwaligoox12Goox12 Рік тому +1

    Darwish land state of somalia Guul

  • @mubarakwere5689
    @mubarakwere5689 Рік тому +1

    Sanadka dambe usii dhaardharanysa😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣 yasin ducaale salam sare

  • @mohamedmahad2440
    @mohamedmahad2440 Рік тому +3

    Asc cali iyo yaasiinoow waan idin salaamayaa salaan kadib nimanyohow ninkaa raaysal wasaarahaa waatii loobixiyay maxuun marka waxaan umaleeynayaa maxuun nimadii buu runmoodey oo wuxuu isuhaaystaa meeyti markaasuu kasheekeenyaa aakhiro marka waxaan leeyahay aakhiro majoogtida ifkaad joogtaaye aduunyada kasheekee kkkkkkkk

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Рік тому

    صباح الخير والسرور والسعادة
    شرق إفريقيا

    • @رغدهحلو
      @رغدهحلو Рік тому

      صباح الورد والياسمين مساء الخير يا اخي السعودية العربي

  • @Somfox1
    @Somfox1 Рік тому +3

    Qaaxooloji walee waa runi arki maysid Reer Koonfur ku doodaya USC , Ama reer Puntland ku doodaya SSDF , ama Jubaland oo leh SPM .. Marka SNM ma never ending project baa kkkk

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Рік тому

    Waa dacayad caruurt a ilam muuse wiilka ina muuse isagoo asakri ahaa buu madaxweyen noqadey ina muse baxii waxaan filyaa waa sarkaal sirdoon waxba kama quseyso abahi ba a madaxweyen ah qaranku sirdoon u yahey ma aha sirdoonka Madaxtooyaa kolak a wiilak yar ka hadhaa qarankiisa difacayaa

  • @principle6930
    @principle6930 Рік тому +2

    Yassin wanku darsanay .... qosolka ayad naga dameysaa

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden8748 Рік тому +4

    Hi Sir Ali
    What is it that you don't do? You subtly passed Oodwene ( Gow ) as turkana , who handed back the wedding dress back to Musse Bihi.
    That was hilarious . but watch out for Mustaf's contorted face .

  • @Somfox1
    @Somfox1 Рік тому +2

    RaysulWasaare Marxuum Xamse ma Fayooba .. Meyd Baxsaday , iyo Somaliya haday Gacantu soo Noolaanaysaa .. Xamse Ma Fayooba .. Dhaqtar ha la geeyo walee

    • @surad685
      @surad685 Рік тому

      Dawac Dawac dhalay

  • @alijama6723
    @alijama6723 Рік тому

    Allaa kariim kitaab gurigiisii laga saaray sayax alaa baday àawoy raga carkoodii qixiyey wadan koodii bur buriyey geesiyada libaax yada halkaa yaa maatada iyo marasta dhigay soow maaha Ragaa ilaa iyo hada waali miyir qab raga noocaasa dumar koodii siday u e kaahayaan eeda yaale yaa guryohodii ka soo saray bur Buriyey wax kasta Rag lamood noqonse waa Allaa xaal og

  • @alijama6723
    @alijama6723 Рік тому

    Kaftanka siyaa sada yaasiin aad buu u qurxiyaa

  • @filsanjama2852
    @filsanjama2852 Рік тому

    Waa sanadkii buuraha

  • @DHEXNIMOTV
    @DHEXNIMOTV Рік тому +2

    Yaasiin Ducaale😂😂😂

  • @abdirazakrazak9807
    @abdirazakrazak9807 Рік тому

    Kani waa rasalwasaarihii aduunka ugu doqonsanaa Uma muuqato 32 Sano oo burbur iyo dawlad la aanta bahsan eedalka kajirta .

  • @khalifmusse9421
    @khalifmusse9421 Рік тому

    yaasin waa la taagey kulahaa 😂😂😂🙈

  • @alibashkax5187
    @alibashkax5187 Рік тому +2

    Naa naystaan ka shakisanahay kulahaa😂😂😊
    Karaash, indha Sheel,Galaydh, Xaglatoosiye, iyo Firdhiye waa naa naysaha madax waynayaasha SSC-KHAATUMO

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 Рік тому

    JUFO NIIC.
    CALI XARAARE CUQDADAADA KU DHIMO.

  • @AbdullahiMohamud-o9u
    @AbdullahiMohamud-o9u Рік тому

    Sxbkey Yasiin maxaa Turkiga loo gayn waaya.

  • @salimabdihaybe9134
    @salimabdihaybe9134 Рік тому

    Xaliimo inaga urodi wayay kulahaaa 😅naga mushquuliya🎉

  • @abdirahindahir4614
    @abdirahindahir4614 Рік тому +1

    Maanta ayaa barnaamishka daawashadiisa igu soconayaa.

  • @hoggaansane9275
    @hoggaansane9275 Рік тому +1

    Kkkk.
    Sanadkii dhuusa Wayne.
    Sanadkii MD Xasan ayuu noqonayaa😮

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Рік тому +1

    Nabad gelyo

  • @mariamomar6462
    @mariamomar6462 Рік тому +1

    Reer Somaliland Caadwagood Allow Jaabii Amiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiin

    • @abdirahmanliiban
      @abdirahmanliiban Рік тому +1

      Burao iyo hargaysa dheh somaliland ma jidhee 😅

  • @issamah4873
    @issamah4873 Рік тому

    Kkk Sheekada Naagta Turkaanadaa Caadi ma aha

  • @cismaanxasan7900
    @cismaanxasan7900 Рік тому +2

    Waan idin salamaya faftan wuu ficanyey

  • @ahmedfirato4247
    @ahmedfirato4247 Рік тому

    Aad iya aad saxibayaal cali iyo yasin

  • @abshirfaarax2420
    @abshirfaarax2420 Рік тому

    Waa layaab taasi habiqlayso

  • @Zaak100
    @Zaak100 Рік тому +2

    Qabiil kasta dowlad ha sameeysto aminaat wey dhamaatay

  • @Haibe571
    @Haibe571 Рік тому

    Neeftasi walee way iga qoslisay

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 Рік тому +1

    kih....kih...kih...kih....kih...kih😮

  • @Bashatalents
    @Bashatalents Рік тому

    Calow waa runtaa anaa germany 18 sano ku nool sxb qoomkani waa
    Tuugtii
    Kooryoonlayaashii xero qaada
    Jaariyadihii ciilka qabay
    Naagihii kolayada qaadka
    Kuwii maqaaxiyaha qaadka
    Guumihii
    Geel jirayaashii
    Kuwii xabagta waxaasaa meesha noogu yimid walaahi magaca somali inaanan sheegan waayo waa fadeexad cagoleh

  • @MOHANHAYBE
    @MOHANHAYBE Рік тому +2

    Naaaneeestaas Ka shakisanahay kulahaà 😂😂😂😂

  • @alijama6723
    @alijama6723 Рік тому

    Bakayloow nin iyo bur

  • @khadijaibrahim3054
    @khadijaibrahim3054 Рік тому

    WAA HADAL SARBEEB AH

  • @hamdigodane3616
    @hamdigodane3616 Рік тому

    ”Firdhiye” 😂😂😂😂😂😂 war mideeye dheh

  • @alijama6723
    @alijama6723 Рік тому +1

    Hadii doorasho qof iyo codi ka dhacdo pudland somaali oo dhan ayaa horumar gaa dhaysa hadii dib loogu noqdo 66 lixdii deni ayaa jaanis helaya

  • @Xo01w
    @Xo01w Рік тому

    Kkkkkkyasin xaga nacamta🤣🤣

  • @Jamaccall-ul4vn
    @Jamaccall-ul4vn Рік тому

    Yaasiin wan ku salamay

  • @alijama6723
    @alijama6723 Рік тому

    RAYSAL WA SAARUHU XOGA BADAN BUU HAYAA

  • @HU1800
    @HU1800 Рік тому

    17 kaas waa horgalayaal ahmed karaash ugu weynyahay waxba kama badali karaan qaatumo

  • @adamoogle2871
    @adamoogle2871 Рік тому +1

    Op oday yaaasiiin

  • @sadiikhassan2456
    @sadiikhassan2456 Рік тому

    Walaahi xasan iyo raisul wasaraha gale nu madaqo

  • @mohamednorafrah9813
    @mohamednorafrah9813 Рік тому

    😂😂waa naagbalaayo kulahaa yaasiin umadena maaha

  • @hodanaxmed9324
    @hodanaxmed9324 Рік тому

    Kkkk caliyow majecli siyasada lakii barnamijkaga waxaan udhagayestaa sheekoyinka aad soo dhex geliso sanadkii dhusawyene caadi maha 😂😂😂

  • @abdullahukhalif9801
    @abdullahukhalif9801 Рік тому +1

    Dawladnimo iyo in dad lamamulo ceyar mahaha kaljire iyo guulwade magankaro