Kaama yeelin Madaxweyne igadaa cabsida iyo Gacan ku ganbadka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2024
  • Soomaali weyn

КОМЕНТАРІ • 20

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 26 днів тому +1

    Very good

  • @MusaMunyiva
    @MusaMunyiva 26 днів тому

    Xabashi hadii dhulkii hore ay haysatay aan u dagaali laheen dhuldsnbe oo Somali sooma hunguriyeeyen

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman4706 26 днів тому +2

    Warkaaas waa Run walleeee in aan laga tanaasuleyn dds Somalia 🇸🇴 somali baaleh

  • @LukeVansteenburg-l1d
    @LukeVansteenburg-l1d 23 дні тому

    Rosenbaum Mountain

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman4706 26 днів тому

    ❤ I like that

  • @EdLavergne-z1g
    @EdLavergne-z1g 23 дні тому

    Mayert Walks

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 26 днів тому +1

    Soomaali Galbeed waa dhul laynaga haysto, Xasan Shiikh oqoon iyo ogaal iyo waayo arragnimo uma yaree waa qof bilaa qadiyad ah

  • @sumayamahamed9142
    @sumayamahamed9142 27 днів тому +1

    Kani mw maahan umad allh dhafiyo

  • @RobertShultz-h1x
    @RobertShultz-h1x 23 дні тому

    Melba Glen

  • @SaynabJamac-e8z
    @SaynabJamac-e8z 26 днів тому

    Walaahi waarun daciif baanahay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 26 днів тому

    😂😂😂😂 war kan xasan waxaan isiri ma daxnimo uma qalmo

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 27 днів тому

    Waa sax dhulkeena waa ubaahan gobalkeena jigjiga ilaahay idankii

  • @Suaad8
    @Suaad8 27 днів тому

    Itobiya gudaha somaliya iney ka dagalanto ayey rabta

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 26 днів тому

    Waligay xasan shekh qof kaliita ma arag

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 27 днів тому +1

    34 sano ayuu ka reebay ma isaga siiyay

  • @NajmoMuhumed-l1o
    @NajmoMuhumed-l1o 26 днів тому

    Xigmad baa tiri boqol ciidan oo libaaxa hogaamiyuhuna yahay ey waxaa dhaanta 100 boqol ciidan oo ey ah hogaamiyuha libaax ah 🇸🇴

  • @Shafici09
    @Shafici09 26 днів тому

    Asc zxp waad saxantahay
    Nio labo aan ku dhaho; Ethiopia waxay usocoto waxaa uwayn inay bad hesho.
    Mida kale waligeed dawladi dhul balaarsi way samayn jirtay.
    Lkn nio gadii aan wadankeena kahadlo aad ayuu unugul yahay dhan waliba.
    Si aan Ethiopia u aamusino labo hoo.
    1) horta ciidankeeda iyo dadkeedaba inaan ka saarno wadanka oo dhan
    2) bada aydoonayso hadii lagu xiro inay soo celiso dhulka somali galbeed markaana labo ikhtiyaar mid qaatato
    A) inay bad kitaal Somalia ay niyadeeda ka saarto
    B) iyo inay dhulkaa soo celiso iyadoo bad raadinays
    3) hadii ay dhahdo dhulkaan soo celinayaa ee badda isii waa inay soo wareejidaa wadanka oo dhan xaduudna darbi ama shub iwm lamariyaa calanka cawaalena lagataagaa dhulkaas oo dhan uu noqdaa dhul somaliyeed
    Nb) hadii la fahmi waayay iisoo baaq si aan u falan qeeyo

  • @drabdirahmanmohamed748
    @drabdirahmanmohamed748 17 днів тому

    Aʙᴡᴀᴀɴ ᴍᴀʜᴀᴅsᴀɴɪᴅ
    ᴠɪᴅᴏᴇᴡɢᴀ ǫᴀʏʙᴀʜᴀ ᴅᴀᴍʙᴇ ɪsᴋᴀ ʀᴇᴇʙ ʜᴀᴅᴀ ᴍᴀᴅɪʙ

  • @DiegoJotta-du1hm
    @DiegoJotta-du1hm 27 днів тому

    Abwan mw qadiyad leh wali mahelin burburkii kadib taa waxaa kuu cadeenayo inta iskaga damabeese madaxda dalka ilaa had maheeno warshad sokor , warshad dhar,warshad bagaash ,warshad wax ku ool eh nooma sameen xitaa qalab military dowlad awood wey uleedahay sooma gadan ciidamo nidaamsan wali lamahelin

  • @fartunjama2269
    @fartunjama2269 27 днів тому

    Waa ayandro😭😭😠😠😖😖☝💙💙