Jiilka hada Ee soomaalia aya ka dari dona duli yashii hore Anigana taba bari dona insha Allah asal keyga wa soomaali hada American 🇺🇸 lkn mar walba waxan ku fikira qib radaha badan Aan le yahay in dalkeyga soomaalia oga faaideyo insha Allah sido kale waxan raba in Aan soomaalia ka dhiso habka tiglola jiyada nidamka leeserka hubka ku shaqeya leserka howl gab loga dhigo iyo midaam yada hawada raadalada howl gab loga dhigo ayagon ku arag loga dhex kaluumeysto Ama Loga Adeegto sido kale habka xogta Ama xogaha lo jab sado daba galka sirdon nada kale iyo habka lo furto bash qadaha xiran Ee sirdoon nada is ticmal an lo furto soomaaliyey midowa midnimo aya hormar lagu gara soomaali wa one family soomaalia ha nolato insha Allah
Mashaa alaah c/laahi waydow maxamuud alaha u naxariisto wuxuu adeer u ahaa ilmo walaashay dhashay ayuu adeer u ahaa geesi geesi dhalay ayuu ahaa
Oo maxaa hore loogu maqli waayay, mise mid kastoo youtuber ahi mid reerkooda ahoo awr cunuu ku sheegaa mujaahid
Markaan oo Kale oohin ayaa ku soo dhaafaysa, waydow Allah's u naxariisto soomaaliyeey toos.
❤❤❤❤❤❤
Qalbigaaga ilaahay ha qaboojiyo.....
Weli maan maqlin geesigaa weydow alle haw naxariisto
Jiilka hada Ee soomaalia aya ka dari dona duli yashii hore Anigana taba bari dona insha Allah asal keyga wa soomaali hada American 🇺🇸 lkn mar walba waxan ku fikira qib radaha badan Aan le yahay in dalkeyga soomaalia oga faaideyo insha Allah sido kale waxan raba in Aan soomaalia ka dhiso habka tiglola jiyada nidamka leeserka hubka ku shaqeya leserka howl gab loga dhigo iyo midaam yada hawada raadalada howl gab loga dhigo ayagon ku arag loga dhex kaluumeysto Ama Loga Adeegto sido kale habka xogta Ama xogaha lo jab sado daba galka sirdon nada kale iyo habka lo furto bash qadaha xiran Ee sirdoon nada is ticmal an lo furto soomaaliyey midowa midnimo aya hormar lagu gara soomaali wa one family soomaalia ha nolato insha Allah
Guuul somalia wankutagersanahay
Masha Allah ❤🎉🎉🎉😊😊
Allh ha u naxaristo wllkey duliye sare weydow
Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen waa noso dhifaceen dadkeena iyo dalkeena manta waa malin teena waana dhifaceeyna 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
Geesigaas illaahow unaxariisto.
Allaha u naxariista duuliye sare waydoow qabriga allaha u nuuriya
Waagey somaalidu mideyasneyt gobta ehet alaha u naxariisto janada alaha ugu bishareyo
Guul iyo gobonimo geesiyadii 1977 cadowga soojireenka ah jabiyay hadana anagaa badalayno 🇸🇴🩸❤️
Geesi iyo aqoonyaan badankooda Hiiraan ayey kasoobaxaan hadane inay is dhisaan ayaad udidantihiin ❤
Masha Allah wa kumahadsantahy macluumadkad noso gudbisa weligey mamaqal lkn wan ku farxay janaralkasna Allah unaxaristo😢😢😢😢
Manshallah waa mqrkii igu horeysay aan maqlo taarikhda halyeyga ilahay ha unaxariisto kitaabkisa midigta Allaha kasiiyo qabrigiisa wasac allaha uga dhigo inshallah
Ilahayow Somalia cadawga ka qabo oo kadhig wadan amaan ah oo mideysan inshallah
الله اكبر الله اكبر الله أكبر somalia 🇸🇴
Waw wllhi geesi ayu aha allaha unaxaristo gesiga
Alle ha unaxariisto weedow xili fican ayuu dhintay wadanka xalada ku jiro haduu arki laha niyad jab iyo caro ayuu u dhiman laha
Thank you so much waxad kentay wax fiican o lo bahanyahay ❤❤❤❤❤❤❤❤
Fariid, Eebbee khayr ku sii amin.
Guul gobanimo Somalia 🇸🇴
M.a waa gesi🦁🦁🦁🦁 sawirkisa wa arkay lkn saas uma aqoon mahadsanid💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯
Alaah, u naxariista capatan wedow
Waan hayaa taariikhdiisi
Ninkaa
Allah ha axariisto Halyey Abdulahi
Guuuuuul Guuuuuul soomaaliya 💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Allaahu Akbar Allow jano ugu badal yaraball caallamiin Aamiin 🤲🇸🇴❤️💎🤲🌴😭🕋🌺❤️
Weydow qabiilkisa wa BADI CADE WUXUKAYAHAY ILAWE Allahaunaxaristo weydow aamiin
❤ halyeey taariiqda galay ogoobeey waraaqeheenii taariiqda umada soomaaliyeed waxa qaatay itoobiya dagalku markuu ka qarxay dalkena isku maqanta lagu maqanyahay 😊
❤❤walee Marlabaad Baan Raacin SOMALIA WAA CADOW ❤❤🎉SOMALIA 😮😮😮
Masha allh ilahy hunxristo gaysigai somaliya usbaxay
Madad sanid taariikh dhab oo jirta weeye. Aniga waxaan maqlay waa hore. AUN duuliye sare weedoow Aamiin. Duuliye badan ayaa jirey oo aan laheeyn.
Allow janatul fardows ku arsuq yaraball caallamiin 💎😭❤️🌴🇸🇴💎🇸🇴💎🇸🇴💎🇸🇴🕋🕋🕋🕋🕋🌺🚁🚁🚁🚁🌺🌺🤲🤲🤲Amiin
😁😁😁😁😁
Cagaga ship Benale Siyaasimt waxaba Mataqaato Amus Ethiopia Maalin Baa imaan Doota insha Alah garooka isku Arki doonaa🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Soomaalinimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉❤
Manshaa alaaah ilaahy hanaxariisto
Manshaa alaaah maaty kahor mamaqal ninkaas geesigaah
Alle jannadiisa haku casumo geesigaa c,laahi weydow
Allah.unaxariisto
waahalgamaaway duuliye wiidaw ilaahay haunaxariisto
masha alah abwaan mahadsanid
Manshallah
Geesiyada Soomaliyed ee reer hiiraan weydoow- caadi ma aheyn wadani
Somaliyy Ethiopia wayna daandan sanysaa ee isa soo dhaafiya oromada io ciidankooda
Kun jeer baan maqley maasha alaah😢😢😢
Waan maqlay waxaa iiga sheekeeyay shariif baldoos
Ragii tagoogaha wacna tun koodu libaax ahaa tilaabo xumaa badaley ee allow yaa talo siiya oo allow yaa tabar isiiya shisheyaha aan ka takhaluse
Masha Allha somaliay Guul Guul 1977 1977 ❤❤❤❤❤❤❤
Maa shaa Allah
Ilaahow na sii aviga oo kale
Mashallah geesi alla u naxariisto
Manshalah❤
Waa run weydow
manta ka hor ma maqlin wallahi
Somali 🇸🇴 cup gown 🤙
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤
الله أكبر الله أكبرالله أكبر
Niic waanu ka daalnay ma film baad nooga sheekaynaysaa kkk
Waaberi Media ayaan ka daaawaday hada kahor bay ilatahay
Waxa iiga sheekeyay adeerkay oo sarkaal sare ka ahaa dawaladii markaa jirtay imika wuu dhintay alle ha naxriiste waxu aha nin isaaq o H.y ah
Waamaql oktoobartana waalasoobandhijiray asoo hawada kuqoraya magaca dalka ilaahay hawnaxariisto
Adeer ma ogtahay (2 sarkaal e bilad geesiga ku qaaday 1964 waa cilmi nuur iyo wadaad yare
👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴geesi garab wayay
Thanks you your information
We have seen 10yrs ago
Asc walaalkey fadlan waxaad tiraahdaa dabraseyd airport waa agagaarka adisababa waana ilaa 12km from adisababa indh all
❤❤❤❤ soomaaliya❤❤❤❤
Duuliyahaan waligay ma maqal ma hadaad usoo fakarteen😊
Somali kep going😮😂
Adaa warka noo qaabilsan anaguna taageerada ayaan ku qaybsanahay
Guul iyo gobemoSomali😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Amba maanta ayaa iigu horaysa maqalkiisa lkn dawladii weynayd waxaa burburiyay maamulkii xilligaasi
Good job
Mahadsanid
beentii oo musikk loo tumay😮
Xabashi Kudhashay Was
100 weydow ah ayaahada xaadir ah
Waxoo ka tagay jabuuti ee ma.ahan hargeysa
Hargsysa ayu ku doo baxsadau lakin manta. Hawada. Ayanu ka celin lahayn
Guul iyo gobonimo.
Haa inbadan baan waa dhagaysatay
Waxaa jira halyeey kale oo layiraa gasshaanle sare axmed teersa.
Sarkaalkii geesiga ahaaa
Illah ha unaxristo
Mayaa❤❤❤❤
Masha allaah
Soomaliya guuul
Hargays waykaahadhay kudarso
Geesii.soomaliyed
Halyay.soomaliyed.ayu..aha.duuliye.waydaw
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
Kuwa kale oo badan baa jira.
Somali taarikh maleh haday taqiikh leyihiin Ethiopian ma keenen wasarada gashan dhiga
Iyo muqdusho marka somali dad aad u liita weeye oo xun
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
😊🎉❤
Bal qiyaas hada SNTV lagasoo dayn laha😢
AUN
Waa maqlay
Comments waxaa la rabay in nin kaan oo kale waa halyey Soomaaliyeed. Taariqda ilmaha soo korasyo iskuulasa loogu dhigo.
Yaaab Ethiopia oo 1977 kasheekeyneyso
Aad iyo Ad libaax
Waxbadan wanmaqli weydow
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 faanka joojiya xabashida garoomadiinii iyo magaalooyinkiinii haysta iska celiya NIMANKA 1977 XABASHIDA JEBIYEY ISAAQBAY AHAAYEEN MAANTA ISKA CELIYA WEY IDIN HAYSTAANE
Isaaqa qayb ayay kulahayeen 77ki dhanka heesaha
@@abdisheikh2151 isaaq power is not easy
Aamin
❤❤❤❤❤❤
Wxay kutusineysa ina nahay umad awad leh bal se lotashade ee anu isku tashano wall somali wen oo dan
Taariikhda Somlidu waa Gacan ku samays waxan aad ka sheekaynas ma Filimbaa mig 17 waa Dayaarad yar oo qadiim ah
Allha unxriusto