"ITOOBIYA XASHARAADKA AY SOOMAALIYA KU ABUURTAY WUXUU QAADAN DOONAA..."

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • "ITOOBIYA XASHARAADKA AY SOOMAALIYA KU ABUURTAY WUXUU QAADAN DOONAA..."
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #somaliartist

КОМЕНТАРІ • 183

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 11 днів тому +9

    Masha allah Pr Abdiwahaab wadani Soomaaliyeed ilaahay haku xafido Sidookale Wariye Mawliid xaaji Abdi wa wariye kaduwan in badan oo dadka Soomaaliyeed kala qaybiyo halkay kashaqayn lahayen midnimada umada Soomaaliyeed xaga xasan dal xaraashe wuxu qayb kayahay Cadowga umada Soomaaliyeed marka meela badan laga eego Sidookale dawlad gobolada si lamida kuwa ushaqeeya gumaysiga itoobiya oo ah cadawga umada Soomaaliyeed guud ahaan

  • @saidaali412
    @saidaali412 11 днів тому +16

    Masha Allaha Profesor si fiican ayaad noogu faahfaahisey siyaasada Ethiopia

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 11 днів тому +9

    Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @robleali1271
    @robleali1271 11 днів тому +24

    Kuwa Xabashida dhulkeena ku soo duushay taageeraya, anaa maxkamadayn doonaa markaan Soomaaliya madaxweyne ka noqdo ilaah idankii.
    Professor Cabdiwahaab iyo wariye Mowliid, mahadsanidiin.

    • @xasanmaxamed7905
      @xasanmaxamed7905 11 днів тому +1

      sxb xabashi ma soo duulina ogow haddii somali tahy waxaa somali ka jiro

    • @QARDHAAS
      @QARDHAAS 7 днів тому

      ​@@xasanmaxamed7905hadaa maxay sameeyeen hadaanay soo duulin

  • @A_Ibrahim57
    @A_Ibrahim57 11 днів тому +8

    Pr.warkagu waa sax illahay ha ku xafido ❤❤❤❤❤aamin aamin aamin

  • @QalidHasan
    @QalidHasan 11 днів тому +8

    Masha alah prof amaan ayaan mudan tahay waa nin qalbigiisu noolyahay.

    • @OmarAhmed-v4v
      @OmarAhmed-v4v 11 днів тому +2

      NFD waa wadiniyaal. Somalia wadnaheena ayeey ku hardisantahay.

  • @JAY.4040
    @JAY.4040 11 днів тому +9

    Qofka yiraahdo Ethiopia nala dhalatay Asaga iska daaye xitaa ilmahiisa Ayaa la ugaarsan doonaa

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 11 днів тому +7

    Professor Abdiwahab Waa Runtiis Faa'iidada Aa Badan Masar Somalida Wax Barasho Free Ee Sii Jirtay 1950 Ilaa Hada Jaamacada Azhar. Ciidama Militariga Wee Tabi Bari Jireen, Somalia 2 School Ee Ayaga Gacanta Ku Haayeen 1- Jamaal Cabdi Naasir 2- Sakhawadiin

  • @hassenabdullahi178
    @hassenabdullahi178 11 днів тому +4

    Asc HBN Online TV runtii aad bad umahadsantihin dadaalka iyo juhdi dheeriga ee aad ugalaysan sidii ugusoo raadin lahaydeen warbixinada update-ka caalamka iyo wakhtiga ugu dhakhso ah ee aad umadda Soomaaliyeed

  • @maxamedabdullahaadan6366
    @maxamedabdullahaadan6366 11 днів тому +10

    MASHA ALLAH waad ku mahadsantihiin Gubanimo Aqonyahan wadani ah

  • @housseinidriss2585
    @housseinidriss2585 11 днів тому +4

    Mashaalla Prof nonow

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 11 днів тому +5

    Somalia Maraykanka ayaa farogelin kuhaayey 30 iyo dhowrkii sano ee burburka jiray hal cariishna weligiis uma dhisin Malayshiyaad qabiil oo iska soo horjeeda ayuu hubayn jiray oo ayaga is laaya farogelin shisheeye oo dhana waa sidaas

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 11 днів тому +7

    Barfarka waa salaamaa cabdiwahab wcs maasha alaah allah ku jiseeyo amiiiiin wadani dha ah ee somaaliyeet ❤❤❤❤❤

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 11 днів тому +3

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega 💘 💞

  • @hassanmohamudgacal8829
    @hassanmohamudgacal8829 11 днів тому +5

    Somaliyeey qilaafka dhaxdeena gooni ha noo ahaado lakiin wadanka Bad iyo Bari aan u midowno wayoo wlh Ethopianka namakala jecla

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 11 днів тому +3

    Br c/samad waa waddani geesi soomaaliyeed waxaan kaa codsanayaa inaad inbadan Waraysato hadalkiisu waadawo dalka allaha badbaadiyo

  • @munahassan880
    @munahassan880 11 днів тому +3

    Cayayaanka uu sheegaayo waxaa meesha looga saarikaraa marka lahelo dowlad dadka ay usiman yihiin dowlad aan xoolaha dadwaynaha dhacaynin dadkii noolaa iyo kuwii dhintayba isku si ucansuuraynin dowlad ciidankeeda raashiinkii looga tala galay dhacaynin dowladal dadka kalsooni ay kuqabaan mida hada joogtaa maalinkasta waxaan aragnaa meelkale iskadaaye meeshii ay katalinaysay oo muqdisho ahaad oo dadkeedii maalinkasta calaacalaya midka kheerbadan oo dalka xuduudihiisa ciidamo adag gaysa allaha nasiiyo ciidamada hadii ladaryeelo dalka waa hagaagaya inshallah

    • @MaxamedSanka99-qm6mg
      @MaxamedSanka99-qm6mg 11 днів тому

      Tii timaadaba looma dhama ha usheegin soomaliye riya geesale usheeg cabaad weeynoow

    • @mahadmohamud9067
      @mahadmohamud9067 11 днів тому

      Tan ethopia iyadoo waxa ogaato dhaxdooda ka socdaan wax sidaan uhadlaa ma aragty ama xildhiban nuucas ah

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 11 днів тому +3

    Nin culus illaahay haxifdiyo xasan shiikh waxaad usheegtaa soomaaliya inaan qabiil difaaci Karin ee uu ciidan qaran dhiso intaa dalkaaga uguhiili

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 11 днів тому +3

    ❤❤❤❤❤ ASC Wrx Wbr Dhamaan walaalah dhageyseyso HBN Melkasto aad aduunka kajoogtaan❤❤❤❤❤

  • @ashamohamud5038
    @ashamohamud5038 11 днів тому +3

    Professor Abdi Wahaab waa mahad sanyahay. Dadka Soomaaliyeedna rumbuu usheegaye wadankeena waa inaanu istaagnaah hadii kale jiilkeena dambe wax badan wey ooyidoonaan.

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 11 днів тому +2

    Maashaa allaahu parfasoor cadiwahaab was sax sida aad uga hadashay ❤❤❤

  • @a-auslim-girl-from-yemen.
    @a-auslim-girl-from-yemen. 11 днів тому +4

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only Allah knows about. Allah is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By Allah, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to Allah that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by Allah. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may Allah have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By Allah, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to Allah, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of Allah. I ask you, by Allah, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may Allah reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by Allah, if you are able to help us, do not be late and may Allah reward you well..`/--~«««~-◊~♧◊~♧◊~~•=~•~♧◊~♧◊~◊~،~: ~:~¡~¡~¡~;I..i.i.i.i.i.¡!i.I.،:;:|||-،،،.،.،،،......................................،،،،،،،🎉🎉&;&;&;

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 11 днів тому +5

    Abii waa nin asagoo socdo riyoonaayo

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v 11 днів тому +1

    Cabdiwahab Geesi dhah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✋☝️❤️

  • @IdrisAlikorow-my1ld
    @IdrisAlikorow-my1ld 9 днів тому

    Mash Allah proff abdisamad long live my brother .

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 11 днів тому +2

    Soomaali waxaa buqumaha gooyay waa Ethiopia dad ka support u muujinaayo waa in la xiraa with out condition

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 11 днів тому +1

    Haddi kuwan inta maxkamad la soo taago dil lagu wada xukumi waayo midhaheeda ayaa la guran doona waayo waxay diyaarinaayaan sidi Itoobiya gacanta ugu Dhigi laheyd. Ninkaan garan waxaa maanta jooga beri ayuu garan doonaa.

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 2 дні тому

    Waad mahadsen ninka itoobiya difaacaya waa toogasho inlagu xukumo merkii soomaaliya degto ilaahey nabad waarta nasii dalkeena iyo magaalo madaxdii soomaali muqdisho aamiin ilaahow

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 11 днів тому +2

    Asc mowlid guleyso sifiican ayad noguso gu

  • @maarshaal9565
    @maarshaal9565 10 днів тому

    ITOOBIYA WAXAY SOO DHEXGALISAY OROMO AY BARTEY AT SOOMAALIGA MARKA OROMADAAS WAA LA SIIBAYAA INSHA ALLAH

  • @abdirahmanosmandirir1543
    @abdirahmanosmandirir1543 11 днів тому +1

    Waxaa keenay in ay Somalia u hiiliyeen si ay ugu hor tegaan damac Ethiopia ee ay ku rabto dhul Soomaaliya.

  • @HassanMohamud-w3h
    @HassanMohamud-w3h 10 днів тому +1

    Khawaariijta iyo Itoobiyaanku waa isku mid, kumanaan dad ah ayay innaga dileen, midkoodna dugsi iyo goob caafimaad kama furin meelaha ay joogaan, Haweenkana xoog ayay ku kaxeystaan.

  • @Fadumahassan-ux6lz
    @Fadumahassan-ux6lz 8 днів тому

    Gee si soomaaliyeed ❤❤❤❤

  • @abdirashiidraash1385
    @abdirashiidraash1385 10 днів тому

    Allaha cimrigaaga baraeeyo profesor

  • @HassanMohamud-w3h
    @HassanMohamud-w3h 10 днів тому +1

    Wareysigan anigoo weli xiiseynaya ayuu iga dhamaaday, hopefully, inaan marar badan maqli doono sida uu professor Cabdisamad u falanqeynayo arrintan.

  • @mowlidshuriye7129
    @mowlidshuriye7129 9 днів тому

    Prosorka si wacan oo dhigay hadalka Kheyr allaha siiyo

  • @MuxibaMohamednoor
    @MuxibaMohamednoor 11 днів тому

    XASAN WAA U NASIIB'BADNA LKN HADANA WAA'UNASIIBDARANYAHAY WAXAA UNASIIB'BADNA WADANKA MARKUU IMAANAYEY WEEL HOOYO DHASHEY MEESHU GARSIIYEY WAALA UGAA HADII UU SIISOCODSIINLAHAA WAA ISKA QIYAASIKARNAA NASIIBDARO SHACABKII OO INDHOHOODA LOOFUREY AYUU WUXUU RABAA INOO INDHAHA IYO DHEGAHA GABTO SUBXAANA ALLAH MADHERGAAYO MIYAA HAAMAAN SE'EE WAAYE ILLAHEY HANAGA HORLEEXIYO ILLAHA NAGAHORLEEXINKAREE MASIIBADA UU GACAMIHIISA KUKESBAAYANA ILLAHEY REERKIISA IYO WIXII ISAGA KHUSEEYA OO QABSANLA HAKUCELIYO ALLAHUMA AAMIIIN ALLAHUMA AAMIIIN ALLAHUMA AAMIIIN

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 9 днів тому

    🙏🏻🌹WALEE SIDII
    60 KII " INAAN DIBKUU RAACEEYN
    ??????????????????? SOMALILAND IYO ETHIOPIA 😮 HAL CADOW BAANLEENAHAY WAANA ARGAGIXISADA XASAN DHIIQO UF UF SOMALIA

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 11 днів тому

    Asc hbn & inta igula xeran subax wngsn from muqdisho

  • @dirayamohamed347
    @dirayamohamed347 10 днів тому +1

    Professor, the question is after 34 years why today Egypt try to come to Somalia they help the Somalian people or they look after their natural interest. That is the question they gonna help Somalian people to fight or they there for their own national interest because of the owner, protect the water.

    • @dirayamohamed347
      @dirayamohamed347 10 днів тому

      Professor, sorry to say that the only Somalian president who won two the colonize part of Ethiopia, Giga, giga, and say this is part of Ethiopia is the Somalian president today what land are you talking about? To the Ethiopians is he trying to protect Somalia nationality Somalia Sati no he says I will give them Seaport if they come to me. This guy is not looking for Somalian people interest he just money hungry just wanna take whatever he can collect no matter said in a country, sell the grave land that is his goal but I don’t know professor your tone is kind of change. I know you as a nationalist brave Somalian but you don’t look like today we talk. May God bless you. May God bless you may God bless you. You’re a good man, but look deep inside

    • @dirayamohamed347
      @dirayamohamed347 10 днів тому

      Professor, sorry to say that the only Somalian president who won two the colonize part of Ethiopia, Giga, giga, and say this is part of Ethiopia is the Somalian president today what land are you talking about? To the Ethiopians is he trying to protect Somalia nationality Somalia Sati no he says I will give them Seaport if they come to me. This guy is not looking for Somalian people interest he just money hungry just wanna take whatever he can collect no matter said in a country, sell the grave land that is his goal but I don’t know professor your tone is kind of change. I know you as a nationalist brave Somalian but you don’t look like today we talk. May God bless you. May God bless you may God bless you. You’re a good man, but look deep inside

  • @saidaali412
    @saidaali412 11 днів тому +2

    Kuwa og itoobiya waxay Soomaali ku sameesay hadana baarlamaanka dhexdiisa ku dhahaayo itoobiya aan jecel nahay waa in maxkamad la geeyo oo laxukumo

  • @Xalaawiabdirahmaan
    @Xalaawiabdirahmaan 3 дні тому

    Kuwa yiri iboobiyo walaaleheen wacalooshoodushaqeestayaal umanaqalmaan xildhibaano halaga cirdeeyo baarlamaanka smoomaaliyo

  • @HassanWarsame-si6cz
    @HassanWarsame-si6cz 11 днів тому

    PROF C WAHAAB, WAA SHAKHSIYAADKA FARO KU TIRISKA AH EE AQOON DIINEED IYO MID MAADIBA LEH ISLA MARKAANA AH SIYAASI AAD U FALANQEEYA SIYAASADA GEESKA AFRIKA.
    ALLAH AYAA MAHAD LEH KA BADBAADIYAY AFDUUBKII LOOGU TALAGALAY IN LAGU DILO DALKA KEENYA OO UU U DHASHAY.
    WAAN KU SOO DHAWAYNAYNAA HBN.

  • @fatihhassan5020
    @fatihhassan5020 11 днів тому +1

  • @xaajigalacagta8285
    @xaajigalacagta8285 11 днів тому

    Mawliidow pro wakhti intan le'eg kuma filna in aad 1:30 ugu yaraan siiso ayay ahayd wali isaga oo raba in uu wax noo sheego ayaad afka qabatey fikir ahaan wxn kugu dari lahaa barnaamujyada noocaan ah in aad todobaadle ka dhigto sida kan jimcaha oo kale
    Sheekh Abdirahmaan bashiirna soo qabo isagana wax badan ayaan ka faa'idaynaaye mahadsanidiin

  • @AliHaybe-w1y
    @AliHaybe-w1y 7 днів тому

    Ninkan weyn ee kala hadlaya ❤waa maxay war masar ma danteeda ayey wadata mise somali Bay u danaynaysa, is cadee, yaa muqafil,

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 9 днів тому

    MOOLIID WAA NIN RIYOONAYA NINKANA/WAHAAB 🎉

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 11 днів тому +1

    Waarin dadka dhahaya
    Ethiopia baan rabnaah ma ah
    Dad wadaniya waxaana imuqata in aysan aqli lahan

  • @muscabcade8303
    @muscabcade8303 11 днів тому

    Tv-gaan wan jecelahay lki waxaan aad u dhibsaday xaysiinta guryaha iyo dhisida wadan aan ahayn dhulkeeni iyo caasimada Muqdisho iyo Hargeisa so waxan is waydiiyey WHY anigoo jira 30 sano aad igu dhiiri galaynaysan in aan iibsado guri Nairobi ku halka aad igu borin lahaydeen in aan dhisto wadankeyg? Mowlid nooga jawaab!!!

  • @user-io6px2uq2y
    @user-io6px2uq2y 3 дні тому

    XASAN SHEEKH AYAA KAWKA AH DADKA MAXAKAMADDA LASAARIDOONO MAYLAAND IYO LAASCAANO SSC KHAATUMO GUUL GUUL GUUL

  • @muqtaargool9296
    @muqtaargool9296 11 днів тому

    Goormaa warkaa laga tagaye by

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 11 днів тому

    Dadka soomaaliyeed waa in ay gacantooda ku dilaan qof kasta oo Somali sheegta oo itoobiya soo dhoweeya waa in ma dilaa alshabaab shacab iyo dawlada

  • @ibrahimshill7600
    @ibrahimshill7600 7 днів тому

    ASC WALAAL WERIYUHU SUAALXUMAA 2 XILDHIBAANADA SOMALIA WAXAY UDHAARTEE DALKA IYO DADKA SOMALIYEED 3 MD XASAN SH MAXAMUD WAA GEESI QARAN OO DALKA IYO DADKABA UHIILIYAY 4 EE UMADA SOMALIYEED BAAN WADANIYIIN AHAYAN OO QAARKOODA ETHIOPIA USHAQEEYAA WABILAAHI TOOWFIIQ

  • @CabdulaahiMaxamed-qt6zz
    @CabdulaahiMaxamed-qt6zz 11 днів тому

    Siec

  • @marikafarah761
    @marikafarah761 11 днів тому

    Kkkkkkkk
    Xataa. Wax. Garadkoda. Ba. Konfirmation. Soojeedkey ku. Riyoonayan. Weydhimatey. Miidnimo.

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 11 днів тому

    Ilaahow qalbiga noo.hagaashi

  • @housseinidriss2585
    @housseinidriss2585 11 днів тому

    Prof noolow

  • @Sarta100
    @Sarta100 11 днів тому

    Walaahi waa masiibi xabashi ayaan rabnaa waa qaainul wadan maxkamadna kawada geeyaa kuwa cadeestay iyo kuwa is qariya oo jawaasiista ah oo in ay soo qabqabtaan nabad sugida soo xirxiraan.dulligaas daloida gato.

  • @SuldanmahamedMahdi-e5h
    @SuldanmahamedMahdi-e5h 11 днів тому

    SOOMAALAAY DHAGA LA EEY, DHAGAXA TII KA ADAGEEY, TAAN MEEL DHEER DHAWRINEEY, WALAALKEE KU DHIIRA TOOY, DHULKEEDA DHUUNI SIISATOOY,

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 11 днів тому

    Abiye iyo ninka taageeraa waa isku mid sidaa darteed ninkaa reer woqooyi ee itoobiya heshiiska la galay waa isku mid lafta gareen iyo biixi waa isku mid

  • @abdurahmanyusuf5012
    @abdurahmanyusuf5012 7 днів тому

    WAA QOF AAD U ARAGTI LIITA
    XAGA AQOONTA BALSE WAXAAN LA YAABANAHAY PLATFORM KAN LA SIINAYO HADII UU DIB ISU DHAGAYSTO DIB WAREYSI MA BIXIYEEN REPEATING SAME STATEMENT!

  • @islamisthebestreligion1738
    @islamisthebestreligion1738 11 днів тому

    ninkaan Abdiwahab waa ninkii wadanimo ama Somalinimo loo xiray oo naftiisa halis ku galay ilaah ha barakeeyo Somalinimada

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 11 днів тому

    DOQON KU YUU XASHARAAD KU SHEEGAYAA ISAGA OO KENYAN KA CAGAHOODA HOOS YAALA AYUU ISKUU RABAA INUU WAX KA SHEEGO DAD XIRA AH .

    • @AliAhmed-pl8jr
      @AliAhmed-pl8jr 11 днів тому

      Wuxuu ka wadaa dadka difaacaya itobiya

  • @SuleemanAdam
    @SuleemanAdam 11 днів тому

    SoomaaLi.Adigaa..Burburiyey

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 11 днів тому

    Asc ustaad madaxweeyne xasan shiikh markii la doortay waxaa lagu balamay in alshabaa la diriro itobiyo balantaas weeyka baxday oo alshabaab marka lala diriraayay isheey la dawaneeysay marka ha ISKA baxdo masar ayaa nooga roon

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 День тому

    Jaajuusta kenya iyo dawa dhilifta itoobiya Maka hadli karaan danta soomaaliyeed?😊

  • @hussnemohamed7447
    @hussnemohamed7447 7 днів тому

    Ha lamarsiyo wajaibkoda qof ki raca itobiya

  • @abdihakimhashi619
    @abdihakimhashi619 11 днів тому

    Maxaa haysta somaliya ood ka leex leexanaysa.maxaa Ethiopia noo kenay.yaase heshiiskan lagalay.teeda kale soomali nimadu ma sidan sii ahaada.adeer caqligagu hashaqeeyo.oo abaar meesha uu dhibku ka jiro. Ethiopia haku meereysaninee

  • @islamisthebestreligion1738
    @islamisthebestreligion1738 11 днів тому

    ilaah ha bur buriyo yahuud iyo itoobiyo

  • @abdirahimhassan7451
    @abdirahimhassan7451 11 днів тому

    PROF ABDIWAHAD
    WAA NIN AQOON SARE LEH SI FIICAN AYUU UGA HADLAY ARINKA SOOMAALIYA IYO MASAR IYO ITOOBIYA

  • @fartunali6857
    @fartunali6857 11 днів тому

    Madaxweynha hada jooga asagaba shalay ilinta udaadinaye sanawi xassan kaqabaca umada somaliyed eey ka qanceen darteed ayanba kabaqaya inuu wadankena gacanta uu kabaxo ilahay umadan habadbadiyo

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 9 днів тому

    ARGAGIXISADA IYO XASAN DHIIQO WAXAA U DHEXEEYA 2 KM

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 11 днів тому

    Kaneecada Itoobiya ay kusamaysatay Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa kamid ah dhiigga ayey inoo hurayaan cadowgay nala dhicinayaan lahaa ee kuwa la buufinaayo asaga halaga bilaabo haddii kale buufis aan caddaalad ahayn oo aan loo dhamayn cidna loogama adkaan karo

  • @ibruae2720
    @ibruae2720 11 днів тому

    C/wahab kawaran maalintaan ku laha Masar ayaan keeneena iyo kuwakale wali waxa badan ayaa shima Turakiga hada ka hore ayuu Ruush ka na qayaanaya

  • @user-er5cg4zn5m
    @user-er5cg4zn5m 4 дні тому

    Soomali haday Etopiya ladagasho gul helimayso 😂

  • @MuxibaMohamednoor
    @MuxibaMohamednoor 11 днів тому

    XAMAR UNUKAA ISKALEH XAMARTIINA HA IDINJOOGTO EGYPTIAN KIINA KOONFUR GALBEED WAAKAXAARAAN KOONFUR GALBEED OROMO AYAA JOOGEYSAAAAAAAA 😂😂😂😂😂

  • @KennethHoward-r2q
    @KennethHoward-r2q 3 дні тому

    Johnson Jason Davis Angela Martinez Mark

  • @AhmedTarax
    @AhmedTarax 2 дні тому

    hagaag Kaasina wuxu ahaa Daaroood 😂😂

  • @AbdiiUmaar-r4u
    @AbdiiUmaar-r4u 11 днів тому

    Somalia way baqesa

  • @AbdifataahIbrahin
    @AbdifataahIbrahin 11 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂 mashaallah

  • @XoogsadeNinWaxbadanog
    @XoogsadeNinWaxbadanog 11 днів тому

    itoobiya horay dhulsoomaliyeed uqaadatay hadana i intiidoohadhay bay usocotas

  • @MuxibaMohamednoor
    @MuxibaMohamednoor 11 днів тому

    EGYPT DANTEEDA KADHAX ARAGTEY AAWEY ANAGUNA DANTEENA WAY KULA HORTAAGANYIHIIN MAXISHOONAAYIN IIMANDARADA CALAAMADEHEEDI WAAYE XAMARTIINA HA'IDINJOOGAANO CEEDAMADA WALAALIHIINA MASAR IN MAAMUL GOBOLEEDYADA LAGUUMAQOMIYO HADAAD UKEENSATEY WAA'UJEEDNAA

  • @fathiaolad6988
    @fathiaolad6988 11 днів тому

    Danta somaliya ay ku jirta In ay masar no timaado.maxa yeelay waxay gashan u noqoneysa ciidamada xooga dalka somaaliya.

  • @isamaancumarcilmiyaash9586
    @isamaancumarcilmiyaash9586 11 днів тому

    qaacinkan miyaa wareesane dab dhilfka itoobiya u shaqeeya isaga ah cabdi wahaab waa jaajuus tigreey u shaqeeya iyo kenya porf mahan qaacin

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 11 днів тому

    Ethiopia waa walaal taas shiki kuma jiro hadii bad aynu siino dhib ma leh laakin somaliyeey been baynu ku noolnahay, Hassan sheekh isaga ayaa Ethiopian ah oo Ethiopia ka jecel xildhibaanada loo haysto qaran dumis, maalinta Hassan sheekh somali wadani ah noqdo Ethiopian Airlines iman mayso Somaliya, qaadka Ethiopia waa la joojin, Puntland wuu la heshiin Hassan sheekh

  • @HuseenNuur-y9e
    @HuseenNuur-y9e 11 днів тому

    Umada soomaaliyeed sidey rabaan wey waayeen ee ha tashato tashan meysee

  • @khada917
    @khada917 11 днів тому

    Malabka masar somali u sido maxay u siin wayday caruurta iyo haweenka Qaza lagu dabar goynayo ee ay darbiga ku xirtay

  • @nimaanmohamed8035
    @nimaanmohamed8035 11 днів тому

    Mxay somaliya ku tari kartaa iyada ayaa la tageeraye

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 11 днів тому

    Kuwii hogaamiya kooxeedka iyo Al shabaab maxkamada Soo saara mida kalle ruwaayada ay wadaan demo jadiid naga daaya

  • @abdimacalin4156
    @abdimacalin4156 11 днів тому

    Af qarmuunayaal maad kahada shiin kii bada iibiyay mad kahadashiin xasan qarmuune markuu usajuudayay malis mad kahadashiin kuwii hubkay kasoogurteen nagu laynayeen mad kahada shiin kuwii dowladii siyaadba kudumiyay mad kahadashaan dowlada halka jiliba waryaarahee baacdan waa lagu sii hakafogaan un

  • @ahmednorshiekhibrahim1099
    @ahmednorshiekhibrahim1099 11 днів тому

    Waxaad ka la spartan au mandeetkeeda ayey ku shaqaanayaan iyo somaliya ayaa wadata

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 11 днів тому

    Prof c/wahaab aad baad umahadsan tahay soomaalida waa xor dalka aan rabno ayaa hishiis lagalaynaa xildhibaanada basaasiinta uah shacabka soomaaliyeed ayaa iska qabanaya

  • @smithmicampbell6862
    @smithmicampbell6862 6 днів тому

    Martin Larry Walker Ronald Taylor Joseph

  • @MuxibaMohamednoor
    @MuxibaMohamednoor 11 днів тому

    MARKA XASANOW YAABA ISLAGAARA SOMALIA INLAGUU QABTO ADIGIYAAB LAGUQABSANAA TEEDA KALE ANAGU HORTA REER KOONFUR GALBEED HADAANU NAHAY WAANU TAGNEY AWALBA OROMO MIYAA LEY MANADHIHI JIRINO IDINKOO NAFUGEEYNAYA OROMO AABA NAHAY AWALBA XUSHMAD IDINKAMAHAYSANINE SOMALI KALA IRDHEEYOW XASANOW ILLAHEY KUUMA ROONADO AMIIN AAMIIIN AAMIIINA YAA RABAL CAALAMIIN

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac6901 7 днів тому

    Xasanshiikh baawata eewaxaa kacelinaya ookajoogdhahaya waa jabuuti oonafteeda obaqday

  • @DavidMiller-p5j
    @DavidMiller-p5j 11 днів тому

    Zachery Drive

  • @maxamedcabdi4422
    @maxamedcabdi4422 11 днів тому

    Masar qofkii isle soomaliya waxbay uqabani ha eego rafax iyo qaza waxa kasocda ee ay indhaha ka eeganayso

  • @abdullahimaxamed5581
    @abdullahimaxamed5581 11 днів тому

    Mawliid masar buu ahaa butrus qaali ninkii markay burburtay badbaadiyay kuna waayay doorashadii 2aad ee unka oo maraykanku vito kuyeeriyay kadina 5tii danbe faransiisku koofi anan kèenay markaas maraykan booskeedii itoobiya ayuu galiyay sababta maqnaanta waa taas micnaheedu mawliid wali comontigayga iigama jawaabin

  • @shukriiman9972
    @shukriiman9972 11 днів тому

    Dhista somaliya wad mad aad dhisaneysaa kiina ayaa ka wanaagsan

  • @KimberlyMessner-l1y
    @KimberlyMessner-l1y 8 днів тому

    Davis Angela Hall Carol Garcia Brian