" Inamadan- yar yari xilka kama qaadi-karaan Pro Axmed Ismaaciil Samatar....." Gudd- Roodda

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024
  • #SKY_CABLE_TV
    Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda.
    Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :-
    Facebook : / skycabletv.tv
    UA-cam : Https://www.youtube.co...
    #Skycabletv #Skycablesports

КОМЕНТАРІ • 91

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 3 місяці тому +4

    Rooda cabdi muuse mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo wllshy qaali noloshu kuma xumaso keep going

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 3 місяці тому +3

    roods maantan ku jeclaaday walahi sidaad xaqa usheegaysid thanks today cadeey. from Boston darwiish

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 3 місяці тому +3

    Subxanalaah ilahay na so hadee dumarka dhar noocan ah ha iska dayeen.

    • @lamandhbbf3639
      @lamandhbbf3639 3 місяці тому +1

      Darkeeda haku mashquulin meesha fariin bay sidaa ee mawduuca ku eekow

  • @MuuseCilmi-pl4zu
    @MuuseCilmi-pl4zu 3 місяці тому +2

    Msha aallh ale haku barakeyo muwadin dhaba

  • @niciimaali4149
    @niciimaali4149 3 місяці тому +3

    Thank you (Mr Rooda)

    • @osmangiire1349
      @osmangiire1349 3 місяці тому

      Mr?! What do you mean?😂
      Somali people went crazy every where!
      Hada mawaa leedahay rajeebatada waa fake?

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 3 місяці тому +1

    Walaal Rooday xijaabo oo is astur waxa ku hortaagani waa nin ajaanib kaa ah miidhiyaha aad taagantahayna ka sii daran oo waxa ku hayaana waa kamarad Subxaanallaah

  • @rashiidabdulhamiid456
    @rashiidabdulhamiid456 3 місяці тому

    INANTU DHARKA MOOYE
    HADALKU WA U FURANYEY
    IYO DUFAACA HILAACBA❤.

  • @HindaAaden
    @HindaAaden 3 місяці тому +2

    Wa runted rooda samatar cidi kama qaadi karto xilka

  • @musefarah8031
    @musefarah8031 3 місяці тому

    Wx xidho dheh horta

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed 3 місяці тому +1

    Inmo yar yar oo shaaha u soo shubi jiray musuuliinta soo booqda pro samatar

  • @adenelmi615
    @adenelmi615 3 місяці тому

    Gabadhani waa libaaxad.
    Guulayso.

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 місяці тому

    Good job 👍🏾 kan sawirayah wuxuu ku mashqulay nasahedah Looking 👀 nyc 6x Rodah

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 3 місяці тому +1

    Samatar cidi kama qaadi karto

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 3 місяці тому

    Well done and well spoken

  • @maxxammedhus.468
    @maxxammedhus.468 3 місяці тому

    Ilahay ka baq oo is astur. Maanta malin ahayn ba lagu waydiin doona

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 3 місяці тому

    Waa runteed waa gabar aqoon iyo karti isku darsatay

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 3 місяці тому +2

    Mujaahid, Gudoomiye Roda 😊

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 3 місяці тому +1

    Gabadheey is astur aduunkan waxaba layskuma wareeriyee waa ayaamo tirsane aakhiradaada u shaqayso m/ wayne inaanad noqonayn sida cadceedaa ayey kuu cadaye illaahaaga ha seegin

  • @Clcasiiscumar
    @Clcasiiscumar 3 місяці тому

    Walee waa waxgad rooda

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 3 місяці тому

    Qof gaarbaasaar huuwaan oo haadaanah khaawaan.

  • @cabdiqanihayaan-m8u
    @cabdiqanihayaan-m8u 3 місяці тому

    Wllhi rooda. Waxay garatay xaqa siduu ahaa way mudantahay in ururkeeda loo hiiliyo

  • @mustafeabdi6345
    @mustafeabdi6345 3 місяці тому +1

    Rooda waa ragbadan dhaan

  • @hipoxasan6373
    @hipoxasan6373 3 місяці тому +1

    naagtan waanwataa

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 3 місяці тому

    Waa runteed. Inay dhabar jabiyaaan prof axmed waa sheekoyinkii raqiiska aha weli kama kortaan miyaa doorashada ma galayo cadaalad kama arko goormay eed noqotay

  • @Clcasiiscumar
    @Clcasiiscumar 3 місяці тому

    Waawax lagaxishoodo waxa kasoo yeedhaya hargaysa

  • @salmahussein5007
    @salmahussein5007 3 місяці тому +1

    Allow dumarka hadee.iyo cid walba

  • @massmass8300
    @massmass8300 3 місяці тому

    Absolute waa waxlagu qoyslo
    Codka waa laysku leeyahay
    Lkn ururku waa hanti qofleeyhy

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 3 місяці тому

    NOLOW ROODA
    AQLI BADAN WEYEY
    GEESSIYAD DHEE

  • @SaidMahamed-tx4lp
    @SaidMahamed-tx4lp 3 місяці тому

    Usoo dhici xisbiga

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 3 місяці тому

    Ururka qofka keliya ah

  • @sama_kaabmohamed176
    @sama_kaabmohamed176 3 місяці тому

    Friiid walhi

  • @SaidMahamed-tx4lp
    @SaidMahamed-tx4lp 3 місяці тому

    Maad sugtid intuu hadalyo samatar

  • @MindfulMedia07
    @MindfulMedia07 3 місяці тому

    Geesiyaad

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 місяці тому

    Aqoonyahan aan fiicneeyn soo ma jiro nin aan wax baran oo fiican sooma jiro anaga waa.isnaqaanaa ruuxa aan rabo ama aqoon yahaan ha ahaado ama jaa hil ha ahaado waa jeclnay qofkale war uu ka sheekay ka yeeli meeyno kuwa baraha bulshada ayaan ula jeedaa kuwa ayaga la shaqeeya ayaa kumantiga u badan qabiilka uu wax ka sheegayo ayee ku raaxeeysanayaan qabiil aan caayneena majiro qabiil oo islaweeyneeyna ma jiro dadka qaar waa ogyihiin. Baraha bulshada in aay lacag raadis yihiin ilaah ajir ha ka siiyo dadkii.hore oo ayagoo lacag.raadineeyn dadka wacdi.jiray hadana dadka wacdiya kuwa dadka iyo qabiilada isku dira waa ku aan wax baran qofka xataa haddii oo dugsihoose xataa qabo adaabul islaam wax buu ka fahmayaa kuwa kale caqli kuuma siyaadinayaan hadal wanaagsan ayuu ka bilaawayaa bismilaahi raxmaani raxeem hadana namiimnimo ayuu ku shaqeeynayaa marka munaafaqa la sheego waa kaas.iyo kan dhaho aad ayaan kuu jeclahay sida aad xaqiiqda uga hadasho waa kuwa aay kadhimantahay kkkkkkkkk

  • @AbuKhaalid-e5b
    @AbuKhaalid-e5b 3 місяці тому

    wlshay gabar weyn miyaadan aheyn rajistiinkaagii baa la arkayaaa subxanalaah goorma sidaa loo ba.ay bisinka

  • @MaxfuudMohamed-tk3fl
    @MaxfuudMohamed-tk3fl 3 місяці тому

    Geesiyad

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 3 місяці тому

    Rooda

  • @ayanleahmedjama6638
    @ayanleahmedjama6638 3 місяці тому

    Maxaa qayiyey hadalku waa ficanyee lkn is astur

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 3 місяці тому +1

    Fanni batay

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 3 місяці тому

    Ciyaal reer seego ku dhiigle dhan meeshaan ayey iskugu yimaadeen

  • @Aerkayogol
    @Aerkayogol 3 місяці тому

    Way qawanthy wadanka ma lawalaya

  • @cabdiqanihayaan-m8u
    @cabdiqanihayaan-m8u 3 місяці тому

    Waaaw in LA doorto xaq uyeelatay ha loo hiiliyo gabadha isaaq oodhan way dhaantaa

  • @omerabiib1422
    @omerabiib1422 3 місяці тому

    Inantani maqaawanee qalbigiinaa qaawan iidoor garaadna mahaysaan inlaisdilomooyee

  • @Cajabo
    @Cajabo 3 місяці тому

    Isaaq laand waa lanacay Isaaq laand waa lanacay

    • @fardusomar2794
      @fardusomar2794 3 місяці тому +1

      Isaaqland maba ku yaqaanee maxaa ku daba dhigay saw jaahilnimaadada maaha.

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 3 місяці тому +1

    Xisbiyada wakhtigoodu wuu dhacay 10 sano way dhaaftey ee doorashidii ururada ha la qabto si ay sadex xisbi uga soo baxaan oo xalaal maadaama ay ururu kaleba diideen

  • @hipoxasan6373
    @hipoxasan6373 3 місяці тому

    hadaan hadalkooga qiimeeyo ragaasi sidey uhadleyeen uma eeka siyaasiyiin ée shaah garanlayaalbey iila eegyihiin

  • @mukhtaaarxasan7023
    @mukhtaaarxasan7023 3 місяці тому

    𝙰𝚠𝚍𝚊𝚕 𝚜𝚝𝚢❤❤❤❤❤

  • @MohamedAhmed-y9u
    @MohamedAhmed-y9u 3 місяці тому +1

    War miyey sarkhaansan tahay naagtu waaba qaawantahaye 😂😂

  • @BildhanBildhan
    @BildhanBildhan 3 місяці тому

    Waar faadumo walaahi waa qof jira. Allah ha ku xafido. Dadkaas oo kale bay somaliland u baahan tahay.

  • @madar9587
    @madar9587 3 місяці тому

    Iron women

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 3 місяці тому

    way dawakhsan tahay

    • @ahmedcisman8061
      @ahmedcisman8061 3 місяці тому

      Taageera heedaad tahay gudoomiye Roda hhhhhhhhhhhh

  • @basharjama8809
    @basharjama8809 3 місяці тому

    diraca aysturan cidho waad qawatahay

  • @calinorway6655
    @calinorway6655 3 місяці тому

    Naasaheeda muuqda 😂😂😂 mid baa halkan ka leh

    • @osmangiire1349
      @osmangiire1349 3 місяці тому

      Waxaan moodahayey iniga kaliya inaan arkayey waxaas😂

    • @saadoali5930
      @saadoali5930 3 місяці тому

      qolaadii wax xidhijirtay ee edeebta mayeeday

    • @ahmedmahamed8193
      @ahmedmahamed8193 3 місяці тому

      Waa keeshali

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 3 місяці тому +1

    Rooda ururkeedu ma hillaac buu ahaa horta waar bal ii sheeg

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 3 місяці тому +1

    Roodi waxan shaqadeeda ahayn ayey Farah kula jirtaa wey dheeraynaysaa

  • @halimaaden275
    @halimaaden275 3 місяці тому

    Roda 💪🙏🫶🏾❤️

  • @user-gl9ni8sl6l
    @user-gl9ni8sl6l 3 місяці тому

    Kadubaya waba saqajan

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi 3 місяці тому

    Wariyuhu Waa walan yahay Degdeg badanaa Gabadha muuu fahmin ba 😂😢

  • @saadoali5930
    @saadoali5930 3 місяці тому

    kkkk tan ayaa siyaasad sheeganaysa

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      Saado Af qashuus waan ku arkaa weji oromo weji kab hadaa maadaa siyaasiyada ciro caanyo kawaran hurdaaye sacsac Ciro iyo saado caanyo

  • @MyHsan-h5h
    @MyHsan-h5h 3 місяці тому

    Naa fadhiiso dad aad meel gaadhsiisey ma jiraane shaah kalya u shubtee dad kalena wakiil kama tihide adaaba lagaa caydhinayaa

  • @digitalworld1haarin905
    @digitalworld1haarin905 3 місяці тому

    Waar bal naasahaan eega cadceedu hayso😮😮😮
    Naa naga aamus nijaas yahay

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 3 місяці тому

    Dumarbadkataahayoo waxba.dunidakama ogiid

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 3 місяці тому +2

    Bal cawradaada uun asturo waxa kale haynoo dambeeyaane.

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 3 місяці тому

    Waar kan sawirqaadaha ah ma inanta naasaheeda ayuu ku mash

  • @qadraabdi1367
    @qadraabdi1367 3 місяці тому

    Naagtan kii qabay muu qabsado

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 3 місяці тому

    Kkkk prof Samatar dhulkooda iyo baddoda Ethiopia la siiyo wa u okay miyaa?? Korsiga wa cajiib.

  • @ahmedjama1651
    @ahmedjama1651 3 місяці тому

    Waar waa sunbo

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 3 місяці тому

    Naayaa Gurigaaga.ku.egow naa ma.huwantii baad ku biirtay kan.ku wareysanayana.waa.Eey laf doona

    • @lamandhbbf3639
      @lamandhbbf3639 3 місяці тому

      Huwanta idinkaa gacanta siinaya oo dadka isku diraya

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 3 місяці тому

    Naa orod oo iska furo maqaaxi aad leedahay, waxaagu waa Somaliland ceebays.

  • @qadraabdi1367
    @qadraabdi1367 3 місяці тому

    Naagtan maxaa waalay keeday masuul ka tahaye ma ku kalay masuul ka tahay naa adigaan kaagaba meel ku ogayn oo aan soo baxayne meel fadhiiso

  • @zeinabomar-mc5jf
    @zeinabomar-mc5jf 3 місяці тому

    Waxba maad sameyn naa umada ka hor dhaqaaq ürür kagii buul hunguriga ahaa its over 🤮🤮🤮🤮🤮🤮

  • @mukhtaaarxasan7023
    @mukhtaaarxasan7023 3 місяці тому

    𝚓𝚊𝚊𝚊𝚗𝚒𝚜 𝚊𝚢𝚎𝚢 𝚞 𝚝𝚊𝚑𝚊𝚢 𝚜𝚊𝚖𝚊𝚛𝚘𝚘𝚗𝚔𝚊 𝚊𝚊𝚗 𝚔𝚊 𝚏𝚊𝚊𝚒𝚒𝚍𝚊𝚢𝚜𝚊𝚗𝚘❤❤❤❤❤❤

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 3 місяці тому

    Roda Waa gangistarad stripper ah

  • @Harriss223
    @Harriss223 3 місяці тому

    Bal eeg dhiladan isaaq way qaawan tahay! Siilkeeda naasageedu banaankay yaaliin.Nacalaa so called s/land iyo sabta isaaq ku yaala

    • @rashiidabdulhamiid456
      @rashiidabdulhamiid456 3 місяці тому

      Huube Waxaba Ka Liita Haashyow,
      Nacalayo Hoosta Ku Furan E Dumarka La Tartamaysa Ku Yaal Wicilyow Maydhanaha Ahi.