LAFOOLE "ISAGOO JECEL AYAY KA DHAQAAQDAY OO AY KA RAACDAY" | WAAYA ARAG PODCAST | SHARMAKE ABUKAR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 сер 2024
  • HUBAAL MEDIA GROUP

КОМЕНТАРІ • 28

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 Місяць тому +28

    Sheekadan qeyb beey sheekadeyda uga egtahey markii yarkii aan isjecleyn uu iga tagey aadey mareykan waxaan dhahey hadii calaf aan isku leenahey inshallah waa is guursan doona 8 sano kadib mareykan ku kulaney isguursaney alxamdulilah hada caruur noo joogta waana wada joognaa

    • @ApdaLe7
      @ApdaLe7 29 днів тому

      @@deeqaabdullahi5777 wow ilaah ha isgiina barakeyo il iyo cowri alle ha idin ka hayo isku barakoba wlhi jaceyl ka guleysta waa jeclahay runti isku wara🤲🫶🥰

    • @Nabiil7_5
      @Nabiil7_5 22 дні тому

      @@deeqaabdullahi5777 mnsha allah in badan wada noolada 🤲❤🙏

  • @user-yr9yz1yv3m
    @user-yr9yz1yv3m Місяць тому +11

    Aan kusalino nabigayga Muhammad scw scw scw scw scw

  • @user-sm4di3ve5f
    @user-sm4di3ve5f Місяць тому +5

    Galabta waxaad isoo xsuusisay maqaayaddi faadumo daahir iyo shaahii macaanaa beello aan cibaado agteeda ku fiqsanjirnay axsan yaafannaan❤❤❤❤❤

  • @abdiasisismail6205
    @abdiasisismail6205 Місяць тому +2

    Maxamed Xasan Xuseen Lafoole Alle Cimriga Iyo Aqliga iyo Garashada Alle Hakuu Parakeeyo ❤

  • @bileahmed-xk4vc
    @bileahmed-xk4vc 15 днів тому +1

    Wow! Yaa salaam!!!!!

  • @teemwashamsi1704
    @teemwashamsi1704 5 днів тому

    2021 Augst iigu hireysay Heestaan❤

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Місяць тому +1

    Allow kuu naxariso duruno waxaan jeclahay inoo ahaa ujeejeyn duruno

  • @aishacuud7489
    @aishacuud7489 Місяць тому

    Wil garre Wilka kali noga jiro warinimo dacaad ah barakow walal

  • @asiyacilmi5998
    @asiyacilmi5998 Місяць тому

    Alla waan garanayaa sood afrikuu ku dhintay

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Місяць тому

    Waaa full package song 🎶 😊amazing 😊

  • @abdinoor7430
    @abdinoor7430 Місяць тому +1

    lafoole legen fanan qaran

  • @user-sm4di3ve5f
    @user-sm4di3ve5f Місяць тому

    🥰 lafoole sxb waan idinsalaamay adigiyo sxbka wariha

  • @abwaanmaxamudkoofiyo7287
    @abwaanmaxamudkoofiyo7287 Місяць тому

    Mohamed Xasan Xuseen. Lafoole Axsan lafoole

  • @asiyacilmi5998
    @asiyacilmi5998 Місяць тому

    Ujeedeen ayuu ahaa

  • @mohamedhussein8443
    @mohamedhussein8443 Місяць тому

    Waxaas baa fanaan ah. Hargab baa I haya iyo xabeeb ma jirto.

  • @LibanAli-zo9ic
    @LibanAli-zo9ic Місяць тому

    Dhaawicii hore waxaad tahay dhakhtaradii muddo iga dhayaysee hees layaab leh heesuhu waxay sii macanaadaan marka qisadii laga alifay lasoo wariyo lafoole waa fanaan aad ucodmacaan heeso layaab leh qaada.

  • @ubahabdulle4531
    @ubahabdulle4531 Місяць тому

    Xaaskiisa. Heesta. Ayaan u u qaaday.

  • @istahiljimale7422
    @istahiljimale7422 Місяць тому +1

    Hooga sokii yiri xaasgeyka aan u qaaday hada kahor aan dhageystay nimanku wajiyo badana😳

  • @MustafaCabdirashiid
    @MustafaCabdirashiid 24 дні тому

    Aca

  • @feis9082
    @feis9082 Місяць тому

    44.025

  • @naimo133
    @naimo133 Місяць тому +1

    15 minut almiino kadhig

    • @hubaaltv5778
      @hubaaltv5778  Місяць тому +3

      Walaal isagoo dhameystiran waxaan soo gelineynaa Jimcaha qadkaa nagu xun noo sabra🙏🏻

  • @Nabiil7_5
    @Nabiil7_5 22 дні тому

    Way i ilawsiisay balse yada ayaa xanuun kle iga sii tagtay 11:40 3/8/2024 Indonesia🇮🇩😢

  • @MohamedMead-b1c
    @MohamedMead-b1c 22 дні тому

    Dharar qudha aduunayada
    hanti aad ku dhaqiyo
    ha ka waayin dharag
    Erayo cajiibkee heezta ku jira