Aadan sahan waxa aan leeyahay soo laabo oo ka har dhageysiga heesaha , walle ismaan laheyn aadan aa dhahayo heeso waa dhageystaa ama soo dhaweynayo marka allah haku waafajiyo sida toosan , allahana kaa madoobeeyo .
Ju ju waxareey kaadhka ad ninka ka wazakheenayzi ka daayoo __ izagapa adan __ klipkaga hadlay oo leh hadaad muzica aad leedahay wàa xalaal malinta aakhiro kafada zharka ama kafada khayrka kee baad rajayn lahayd in laguu zaaro
Wll Lkn waxaa jira axaadiith ka hadlaysa si cadna u xarimtay waxaana ka mid ah Xadiith dhahaya music waa mid ka mid ah codadka uu Allaah uusan jecleyn.
Aadan bulshada bararujinteda dawr weyn bu ka qaataa barnamijyo faiso lehna wu so galiya barihisa bulshada .. Balse ibn adam walbahiba nuqsan bu leyhy .
Aadan xalaal madhihin
War hadalka fahma horta intaadan qofka xukminin
Aadan sahan waxa aan leeyahay soo laabo oo ka har dhageysiga heesaha , walle ismaan laheyn aadan aa dhahayo heeso waa dhageystaa ama soo dhaweynayo marka allah haku waafajiyo sida toosan , allahana kaa madoobeeyo .
Masha allah
waa wax normal ah in qofka caankaa la xag xagto
Subxn allaah war ilayn ninkan aadan wuu duruyaysan yahay
Wixii saxunban ka qaadanaynaa
Ma u odhan waa xalal lkn naftisa ayuu ka hadlay
Ju ju waxareey kaadhka ad ninka ka wazakheenayzi ka daayoo __ izagapa adan __ klipkaga hadlay oo leh hadaad muzica aad leedahay wàa xalaal malinta aakhiro kafada zharka ama kafada khayrka kee baad rajayn lahayd in laguu zaaro
Aayada uu sheekhu Akhriyey kuma jirto meel ku sheegaysa xaaraan muusikada
Wll Lkn waxaa jira axaadiith ka hadlaysa si cadna u xarimtay waxaana ka mid ah Xadiith dhahaya music waa mid ka mid ah codadka uu Allaah uusan jecleyn.
@@dagandaacad5812mashaalah qof wax bartay thy❤
Ilaahay ka cabso wlo
Aadan bulshada bararujinteda dawr weyn bu ka qaataa barnamijyo faiso lehna wu so galiya barihisa bulshada ..
Balse ibn adam walbahiba nuqsan bu leyhy .
Haduu leeyahay waan dhagaystaa wuu xalaalaysty
kaalay adi ka yeersii hhhh
Hadalkiisa laga fahmayaa inuu xalaashanayo markuu leeyahy waan dhagaystaa
Markaa ma been buu sheegaa
@@husseinyousuf8111 hhh may ee markaad muranto waa iska sidaa 😅
@@SUHAYBJOKEF2021pk Dee ader dadkaasu lamid yahay anba heesaha kuma badni ee hadana ma odhan karo ma dhageesto oo waan dhageesta waliba qaraamiga kkkk
@@husseinyousuf8111 seed u aragtaa baa layidhi isaga
Waad maqlaysay wuxu yidhi ee mahaysato ninkan awoow hhhh
War ninkan wariyaha ah intuu hadalka ku celinaayo waxaa kafiican inuu fah mo ninku halkuu kagalayo aga
War heedhe Somalidu maxay isla qiireysiinay heesaha todobatan boqolkiba wey dhegeystaane
Aadan waa fakirkiisa ee hslyaabina
aadan hadu dhagysto soo Somali oodhanba ma dhgaysato
Adiga soomaalida maxaa kaa xidhan miyaa lahula cadaabayaa
Somali maxaa kaa galeey adii tada kaa hadal
Ma soomaali oo dhan baa dhageysata ?
Aniga aa dhageysta dheh soomaali oo dhan war uma heyside .
War wuxu ma Callani baa
War Calmani baa
cilmaani asagaaaba ka so horjeeso
Haa maha calmaani lkn sxp muran iyo dood ayuu ku jiray