MAXAAD KA TAQAAN 10-KA HOGAAMIYE EE UGU WANAAGSANAA TARIIKHDA AFRIKA
Вставка
- Опубліковано 5 лис 2024
- Warbixintan waxaa ku jiray hogaamiyeyaal tariikh wanaagsan oo aan caadi ahayn ku yeeshay Afrika.
hadaba daawo warbixintan si'aad wax uga barato hogaamiyeyaashii ugu wanaagsanaa tariikhda afrika.
Fadlan hadii aad ku cusub tahay channel SUBSCRIBE dheh si ay kuusoo gaaraan sheekooyinka xiisa ha leh ee aan soo baahin doonto.
Fadlan share dheh oo la wadaag asxaabtaada. Mahadsanidin
Malintii igu horeýy eee dawado chenelka like
soo badi wll waxan filayaaa waa markii shanaad ee an ku ceshto cajiib
Waar jalle maxamad siyaad barre away waa garanaysa in aw siyaad barre illahay ha u naxaristee dadkan aw ka fican yihay
Walhi inuusan midkodna keenin heerkii maxamed siyaad bare horumarin hadii laga hadlo hadii dorasho nadiifa la dhahana aadan cade midkodna ma gaaro nacasoow ceebaad dhex jiiftaaye iga aamu
Tarikh xaqiiqa waliba si dii ugu haboney masa madela waa shakhsiga ugu wngsn hogamiyasha afrika
Hagaag, Niyahow Macluumaad fiican buu ka hadlin barnaamijkaan, Lkn Music-gaa kasarreeya oo aan ladhageysan waayey Bil ramadaanna waa lagu jiraa.
Ee waxaan jeclaan lahaa inaad music-ga ka reebtid si qof walbaahi uu si daganoo buuq la'aana ah u dhageysto.
Waa Talo Walaalnimo #Samatalis.
Madaxad Afrc iyo kuwa carbeed inta badan waal dilaa waxaasn waxaa u keen xukun iyo xoolo jacayl cadaan kun waxey layaaban carabt iyo African ka waan doqomo inta badan kurisg hadey qabtaan kadag oo Dalkeen doorsho udiyaariy ma gartaan
Thomas sankara waa halyeey buu aha ee ku soo dar
Samora Michelle
Thomas sankara
Prince lumumba
Nelson Mandela
Wlhi Somali daciif waaye aderow halyeyadii somaray somalia meede aadan cade iyo cabdirashid cali sharmake
Warbixintaada fadlan heesaha ka hoos baxayaa, soo jeedintaadiibay khalkhal naga galiyeen fadlan ka jooji ama aad u gaabi codadkooda.
##########
Thomas sankara waa nin
Aadan Cade madax weyn ihi ugu Horeeyey ee si nabada ku wareerjiya xilka isaga ayaa u qalma kalinta labad
Sxb heesta dami waxba lagaa maqlo adoo mahadsan
waxa aad noosoo gudbisay wa taariiq madow waana been iyo xayisiin losamay naayo mooryaan gumaystuhu tababartay
waxaad garan wayday waxaas odhan in maxamed siyaad barre kawada wax qabad fiican yahay
Kan waxa u maleya waa kuwa dhiiga somali imada ka dhintay ama. Waa kuwa cuqdadayn hayso quf somali ahi ku ma soo darin ama. Dawlad aha Afrika. Ee muslim ka ah. Hogamiyadoodi katag meesha wajigada maxaan dhahaye wax so baro taariq ma taqanid waxa lagu so aqrina boogagata tariiqed ee katholiga qoreen anaga waxaas no so qorey
AAWAY MADAXWEYNE JAALE MA QABIIL UGA REEBTAY MISE WAA KUU CAQLI YARI...
Siyad bare baa 1 ahaa lkn inad Ethiopia tahay nocadeesay afsomaliga bartay
Where is siyad barre
Siyaad barre gaal ayuu ahaa
War wll alle ha ku barakeeyee waxaad dadka la wadaagaso iska soo huf,soona gali iyaga oo xog xaqiiqo ku salaysan ah.
Walaahi Waxan Aad Sheegaysaaba Waa 0 Waad Iska Hadashay Hadii Cid Wadankiisa Uqabtay La sheegayo Kuwan Waxa Ka Mudan Maxamed Siyaad Bare maxamed Siyaad Bare Intuu somliya Ka Qabtay Markii Hore Cid Wadankooda uqabatay Majirto Adeer
Sxb wankulayabay waxba dube hadane hesaa Shidan qofku laba qalbi malahan
👍👍👍👍👍👍
Looma dhama
Maya sxb sheekada saas weeye hana khaldin
Nin waalan baa tahay kumaba daawadeen se waxaan moodayay ninka ugu dambeeya in uu soomaali yahay tag
waaw walahi wan ku dayda wanagoda🤐😍😍😍😍😍😍
Mandela is not isy
cajiib waye qisooyinkan
fake fake fake history
Nacas siyad mee 🤔😥
Siyaad maxaa lagu xasuusta ma wax aan burbur ahayn
Doqonow siyaad barre Waa libaxa Africa ragan oo dhan 10jeer ayuu ka fican yihay
Aar sayid cabdule xasan meeye niyahow
####
@@abdirahmanali5605siyaad barre inuu gaal ahaa waa layska ogyahay