Socdaalkaygi Ceerigaabo | My journey to Sanaag

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • www.snapchat.c...

КОМЕНТАРІ • 199

  • @QaysQeyser.
    @QaysQeyser. 4 місяці тому +167

    Wow amazing

    • @Sakariano_Tube
      @Sakariano_Tube 4 місяці тому +5

      NinkaN muuqal samaynta ka bar0 😂

    • @axmednuurofficial9139
      @axmednuurofficial9139 4 місяці тому +1

      @QaysQeyser maa Iminysa cerigaabo

    • @ismogabe5913
      @ismogabe5913 4 місяці тому +4

      Muuqaalkan waalaba jeer daawaday qoysow,
      Balhalaa saa u soo baandhee kolba gaadhi wax hayga soo dhex duubine😂
      Kftn sxb

    • @AxmedSaciid-k8k
      @AxmedSaciid-k8k 4 місяці тому +1

      Wllhy ninkan markan dawaday muqalkisa adan kuso xasusutay

    • @ArdoKayf
      @ArdoKayf 4 місяці тому +1

      Qaysqays nintagay😅

  • @saamshow
    @saamshow 4 місяці тому +23

    Woow. Amazing mowlid nice trip

  • @Fathijunior
    @Fathijunior 4 місяці тому +15

    Muuqalkan wakhti iyo juhdi ayaa kaga baxey sida iiga muuqda inta meelod martey tacabka iyo sida u edit garaysey

  • @Shakta69
    @Shakta69 4 місяці тому +7

    Awoow 😮❤ceerigabo waa meel aad u quruxon gaalada dhulkoda ayee naga barejeyse from muqdisho

  • @caaliyacabdijaamac8461
    @caaliyacabdijaamac8461 4 місяці тому +17

    Allow ceerigaabo colaadi aysan ka hurin😢😢

    • @abdullahimohamed-g6c
      @abdullahimohamed-g6c 4 місяці тому

      Nimanyahaw reer waliba meel buu daga yaan laysku xumaan. Gaal cadaanaa isiiyay dhulkaaga dhimashaan ka xignaa nio ee isaaqow nabada qaata

    • @dhawrsan
      @dhawrsan 4 місяці тому

      ​@@abdullahimohamed-g6c waa lawada leeyahy ceerigaabo adeer

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 4 місяці тому

      ​@@abdullahimohamed-g6cdhulkaan kaa joogaa waa kee may bilaabanto saacadaas

    • @MaahirAbdi-g8p
      @MaahirAbdi-g8p 4 місяці тому

      ​@@abdullahimohamed-g6ciska dhinta wll anagu dhulka ilah ba nagu beereye iddinka iska dhaadhiciyey

  • @NASRI-EEBE
    @NASRI-EEBE 4 місяці тому +2

    Waar dhulkan yaa maaal gashta oo hotelo iyo perishyo ka dhiso top 10ka ugu dalxiiska wacan baynu noqon lahayne axx axx "dhul dad waayay"

  • @mohainaabdullahi5575
    @mohainaabdullahi5575 4 місяці тому +9

    Ninka Odeyga Waa Salamaa Waa Legend 😂❤

  • @hothen777
    @hothen777 4 місяці тому +3

    mashallah meshu qurux badana war maxaad iga tagtay

  • @nemoismail1415
    @nemoismail1415 4 місяці тому +1

    Cerigabo jano❤

  • @zuhaiphassanfoodyare611
    @zuhaiphassanfoodyare611 4 місяці тому +1

    Heybad waxaad ku leedahay dhulkaga hooyo ❤

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 4 місяці тому +2

    Waxn ka xumahy inaanay dawladu wax qorsha ah ka lahayn dhulkan Allah Ku manaystay quruxdaa. Away wasaaradi Dalxiiska iyo wasaaradi ilaalinta deeganka.

    • @aalachanel9840
      @aalachanel9840 4 місяці тому +1

      Way iska jiraan uun baan u nalynayaa wasaradahaas wali ma arag wax qabanaya

  • @zashachannel
    @zashachannel 4 місяці тому +2

    Wow ceerigabo it's amazing 😮 from muqdisho ❤

  • @SpliTStory2024
    @SpliTStory2024 4 місяці тому +1

    Muuqaalkan oo kale wali gobolka sanaag lagama soo duubin caalamka la dhigaysaa

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 місяці тому

    WAXBA MA DHEX YAALIIN CEERIGAABO WAA MEEL ISKA XAASID DEGAN YAHAY SHARAF MA YAALO

  • @NimcoJanno
    @NimcoJanno 4 місяці тому +1

    Mashaallh muqal quruxdiisa wata 💚🤍❤️

  • @sayiidibraahin9980
    @sayiidibraahin9980 4 місяці тому

    Meshaan shalay. Ayan wa meel aad uqurux insha allaah mar labaad waan taagi💦⛰️🌿🌵🌱🌻

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 4 місяці тому

    Dhulkas meel walba somali gees ila geees Alle na siyay oo an ka kajesanahay qbil iyo qurun iyo land aya facen naga rebay😢

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 місяці тому

    ADEER NAGA JOOJI CEERIGAABO ANAGA HA NOO XAYEYSIIN MA JIRTO WAX DHEX YAALA WAA GURI XAASID

  • @sahraabdirahman8386
    @sahraabdirahman8386 4 місяці тому

    aniga oo ceergabo ku dhashay jogana ila hada in anaan daallo tegideeda weli xiseen hhhh waxan u dawada sida dadka meelo fogfog joga oo kle

  • @zimbayare5554
    @zimbayare5554 4 місяці тому +1

    Msha allH muqalki ugu qurxda padna ee an sanag ka dawado weye tlow waxa la isku dhafay ma Edite ka mise wa muqal dubista any way Zhp muqaalka wad nagu yaraysey meshan hal muqal laguma so kopi karo runti😂😊

  • @khadarmahdikhadar7452
    @khadarmahdikhadar7452 4 місяці тому +3

    Daalo tus helayoo
    Mayay helay arooryo....
    AHUN abwaan yamyam

  • @SakeriyeMohamed23Mohamed
    @SakeriyeMohamed23Mohamed 4 місяці тому +5

    Cerigabo 4 sano ayaan ka maqnaa from Canada 🇨🇦

    • @goobjoog7658
      @goobjoog7658 4 місяці тому

      Ka wrn sxb Canada marka aad Ceeri bar-bar dhigtid, haddii aad waqti yara siisid qoraalkaaga?

    • @SakeriyeMohamed23Mohamed
      @SakeriyeMohamed23Mohamed 4 місяці тому

      @@goobjoog7658 zxp canada miyaan barbar dhigi karna cerigabo adba waad ogtahay mida

    • @SakeriyeMohamed23Mohamed
      @SakeriyeMohamed23Mohamed 4 місяці тому

      @@goobjoog7658 canada iyo cerigabo miyaad is bar bar dhigaysa wll

  • @Neama-kc6bi
    @Neama-kc6bi 4 місяці тому +2

    Mansha alaah waxa la moodaa in aanu joogo Daallo Angoo joogna gur yahayga alle haku xafido hore u soco wll ❤❤

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye 4 місяці тому +1

    Ingriisidan aad hadalka kuso dhex daraysid fadlan jooji dadkan aad wax uso tabinaysaa waa somali

  • @hassanmohamed8937
    @hassanmohamed8937 4 місяці тому +1

    Aderkay Mohamed weeji yare gadhigisu waxa uu ah gadhiiga ugu wangsan magalada ceerigaabo sanadihi 1990 ila 2000
    Adban uu salamaya
    Idinaaa kuso dhowaada

  • @Naygabella
    @Naygabella 4 місяці тому

    Waar mxd noogu diidy in aanu lasoo dagno pro😂

  • @RuwaydaCali-k3m
    @RuwaydaCali-k3m 4 місяці тому +1

    I am reer zanaag ,reer caladow wllhi wan jecelaahy hdda waxan ka maqanahy 13 znno from hargeisa 🥰🫶🇧🇸

  • @Zoomgamer123
    @Zoomgamer123 4 місяці тому +3

    Zxp noo soo badi muqalan oo kale ❤

  • @Sakariano_Tube
    @Sakariano_Tube 4 місяці тому +2

    Unbelievable video 😮
    Saam another level keep 0n pro

  • @Ur-Cristiano.0-s3p
    @Ur-Cristiano.0-s3p 4 місяці тому +1

    Top editor 🎉 wlhi 10/10 guushu wa in yar oo ad halganto

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 4 місяці тому

    Ceerigaabo magaaladaydii

  • @ALI7LEE
    @ALI7LEE 4 місяці тому +2

    الله يحفظ الامن والامان للوطن ويزرع في قلوبنا حماية وطنا الجميل🤲🏾

  • @saarasiciidsaadosiciid5397
    @saarasiciidsaadosiciid5397 4 місяці тому +1

    Masha Allah 🔴⚪️🟢💪💪💪👏🏻👏🏻👏🏻

  • @Mo_Saqiiro
    @Mo_Saqiiro 4 місяці тому +2

    One of my Best Skill UA-camr ❤

  • @ASMADEGAN-e1b
    @ASMADEGAN-e1b 4 місяці тому

    sanaaag somaliland

  • @Calimaxamad-k6u
    @Calimaxamad-k6u Місяць тому

    Maansha allah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 4 місяці тому +6

    Masha Allah baraka Allah is very beautiful 😍 jizaaka Allah kheyr. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸 ❤️ ♥️

  • @HotmanYuosuph-bs2mq
    @HotmanYuosuph-bs2mq 4 місяці тому +2

    Wow 👌 👏 😍 my cuantry

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf 4 місяці тому

    Maasha Allah

  • @MaxamuudFaysal-jn4mr
    @MaxamuudFaysal-jn4mr 4 місяці тому

    Horr u soco 🎉

  • @info.cooking
    @info.cooking 4 місяці тому

    Zxp wllhy muqaalku aad bu u qurux badanyhy malyin layk u qalma

  • @cabdicaliofficial7101
    @cabdicaliofficial7101 4 місяці тому

    Keep giong pr0

  • @rahmaibraahim4314
    @rahmaibraahim4314 4 місяці тому +1

    Mansha Allah wali muuqal ka qurux badan oo dhul soomali laga duubay maan arag 👏👏👏

  • @abdirizaksantoos8251
    @abdirizaksantoos8251 4 місяці тому +1

    amazing amazing Horey Usoco Bro ❤

  • @AbdullahiAbdurahman565
    @AbdullahiAbdurahman565 4 місяці тому +1

    Mansha Allah Qurux badanaa dhulku muuqaal aad uqurux badan ayaad nala wadaagray Thanks

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 4 місяці тому

    The legand ❤

  • @waasugeguuremedia8115
    @waasugeguuremedia8115 4 місяці тому

    Good Docoment thanks

  • @cabdiqaadirmukhtaar3234
    @cabdiqaadirmukhtaar3234 4 місяці тому +1

    wowo amazing hor u soco shP mawliid zaam😊

  • @Morion_46792
    @Morion_46792 4 місяці тому

    Amazing ❤

  • @mohamed_lyrics
    @mohamed_lyrics 4 місяці тому +2

    Ma .ceerigaapo janno❤

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 4 місяці тому

    👏👏👏👏🙌

  • @cabdikariimmohamed615
    @cabdikariimmohamed615 4 місяці тому

    👏👏👏👏👏

  • @ahmedabdi4786
    @ahmedabdi4786 4 місяці тому +2

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Ammekeynaan
    @Ammekeynaan 4 місяці тому

    👍👍🔥🔥🐪🐪

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 4 місяці тому +1

    Thanks, Mowled, you're legend❤❤❤

  • @abdishaakirhassan7071
    @abdishaakirhassan7071 4 місяці тому +1

    The best video in the world right now 📍

  • @MaxamedIsmaaciil-tr1sq
    @MaxamedIsmaaciil-tr1sq 4 місяці тому

    🎉

  • @CADNANCabdi-v9h
    @CADNANCabdi-v9h 4 місяці тому

    👏

  • @Hafidka
    @Hafidka 4 місяці тому +2

    The best video my pro ❤

  • @AHMEDofficial-10
    @AHMEDofficial-10 4 місяці тому +2

    Ma.cerigabo❤😊

  • @babaxaliye3144
    @babaxaliye3144 4 місяці тому +1

    Legend hore u soco zxp 🎉🙏

  • @ZUHAYBMUSTAFE-k8e
    @ZUHAYBMUSTAFE-k8e 4 місяці тому

    M.a weyaan mawledow zxp lkn title ka muqalka yar badal sanaag meelo kamida ayaad soo duubtay lkn ceergabo waa magaalo madaxda gobolka mrka hayerayn e dheh gobolka ugu ballaadhan s/land ee sanaag ❤

  • @suhaybalijama
    @suhaybalijama 4 місяці тому +1

    Wow what a vlog❤

  • @CraxmanYare-xk7ft
    @CraxmanYare-xk7ft 4 місяці тому +1

    Asal wayn wlhi zaaaam❤

  • @ganeyfx2408
    @ganeyfx2408 4 місяці тому

    shaqo fcn ayaad qabatey mawled zaam wxn arkaa oo aan markhati ka ahy inaan helney dhalin yaro wakhti galinaya sidey u so sari lahayen wx qiimo leh qofki og inta wakhti kaa galey video gan waan salamayaa. fikrad ahaan iyo wakhti ku aad ku habeysey, wan ku raxaysaney. horey u soco wll

  • @PerfectZizou
    @PerfectZizou 4 місяці тому

    Nice video brother🎉🎉🔥

  • @abdirahmanahmed7959
    @abdirahmanahmed7959 4 місяці тому +1

    Masha allah ❤

  • @maryamomacalin7600
    @maryamomacalin7600 4 місяці тому +1

    Amazing video 🔥🔥

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 4 місяці тому

    Waa gobalka cagaaran ee leh macdanta iyo dahabka.
    Waa gobolada sliland aan waxlooqabtay jirin.
    Reer wadani guuul

  • @abdikariimdhagayste1470
    @abdikariimdhagayste1470 4 місяці тому

    Wonderful video aadban ugu raaxaystay videogan wlhi illaahow ha idilin anoon tagin Daallo iyo gobolka Sanaag ❤

  • @faadumoabdiqaadir6696
    @faadumoabdiqaadir6696 4 місяці тому

    Kuso dhowow gobolka sanaag from ceergaabo ❤❤❤

  • @AbdallahAbdulRahman-vm5kz
    @AbdallahAbdulRahman-vm5kz 4 місяці тому

    Mashallah, The one and only Ceerigabo, Sanaag the city and destination to enjoy and excel in perfection and wisdom, "the place to be" One love and appreciation from Burao, Togdheer.

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 4 місяці тому +3

    CEERIGAABO . Waa dad soo dhawayn fiican khaasatan dadka meesha u badan ee muuse Ismail ama Habaryonis garxajis

    • @al-istiqaamaislamicmedia7790
      @al-istiqaamaislamicmedia7790 4 місяці тому

      Dhul eydan lahayn baad dadkii lahaa ku xaqiraysaan walee waxaa meel walba ugu dulaysan tihiin waa taa

  • @shafieboy5109
    @shafieboy5109 4 місяці тому +1

    Woow Amazing keep going Bro❤

  • @abdihakiinnour4084
    @abdihakiinnour4084 4 місяці тому +1

    5:19 this is amazing 🔥

  • @ENGABDIHAMID
    @ENGABDIHAMID 4 місяці тому

    AMAZING WAAN SALAAMAYAA BOQORTOOYADA REER ERIGABO ILMADERAYAL FROM HARGEIZA,

  • @munirkh
    @munirkh 4 місяці тому

    Maanshalaah, dhulko hooyo wacanaaa, 😊❤️👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 4 місяці тому

    Waa meesha dalxiiska iyo damashadka.
    Waa hoygii jelaylka sliland.

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 4 місяці тому +1

    Mansha Allah

  • @awilabdirahmanjama
    @awilabdirahmanjama 4 місяці тому

    well done video ga aad ayuu u qurxoonyahay lkn waxaa kabuuxa muuqaalo aan warp stablizer lasaarin oo shaking ama dhaq dhaqaaq sameynaya ee sxb stablizer isticmaal muuqaalada markas ayay sii qurux badnaanayaane

  • @Ahmeddahir-kh1zo
    @Ahmeddahir-kh1zo 4 місяці тому +1

    First comment on mawliif zaaam

  • @mahadcumar-b6i
    @mahadcumar-b6i 4 місяці тому

    Sanaag iy0 seer0 bari dhuLkuu sinjigeennu dag0🌴👌

  • @guledosman4944
    @guledosman4944 4 місяці тому

    Mowliid waxaan ku bartay barigii uu ka sheekanayay beerti ay u dhaceen ee dhirbaxada lala dhacay.

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 4 місяці тому

    illa buurti daalod buuran iyo hadaaftimo ceerigabo iyo badhan baleddadii kalgacallada
    illahay ha unaxaaristo fananki somaliyed ee weyne add ayan uu tageeri jirey shey mire dacar 😭🤲🏼
    Halkan wan ka salamaya qoyskisi iyo dhaman reer ceerigabo oo dhan ishaallah mar wan rajeeyneya inan imado ceerigabo
    Mawled mahadsanid video qurux badan from Djibouti

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 4 місяці тому

    Allow nabad iyo Nasteexo dhamaan ummadda Somaliyeed iyo ummadda islaamka dhamaantood.

  • @OdayAhmed-tl7cs
    @OdayAhmed-tl7cs 4 місяці тому

    Abdirahman Abdilahi baa yaabay Nio 😂 Warnio Vlogyada waadkuso baxaysaaa🎉

  • @Somfox1
    @Somfox1 4 місяці тому

    Masha Allah..waa dhul aad u qurux badan. Macdani ka buuxdo, Masha Allah!

  • @CADNANCabdi-v9h
    @CADNANCabdi-v9h 4 місяці тому

    Masha Alah dhul somaliland ilahay ha barakeyo💚🤍❤💪

  • @somalilandtour
    @somalilandtour 4 місяці тому

    Mawliid zxb sidad Ii so duubtay wali cid umay so duubin go forward bro

  • @MSFCompany-tg5oc
    @MSFCompany-tg5oc 4 місяці тому

    muuqaal qurux badan baad diyarisay libaax keep going

  • @kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k
    @kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k 4 місяці тому

    Mawlidow ninku ku eekaa miyu kula dhashay wll🤔

  • @al-istiqaamaislamicmedia7790
    @al-istiqaamaislamicmedia7790 4 місяці тому

    🇸🇴 ❤❤ Ilaahow inoo siyaadi nicmada

  • @mohamettsamadon3987
    @mohamettsamadon3987 4 місяці тому

    Zaam amazing 😍 video dalka wadna jeclaysisaY❤

  • @umuzana
    @umuzana 4 місяці тому +1

    Maanshaa Allaha ❤❤

  • @fathiabdillahi5611
    @fathiabdillahi5611 4 місяці тому +1

    Wow amazing❤❤❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 4 місяці тому

    👌 👏 😍 👍 🥰 lovely. Alloow dulkayaga noo dhowr , walaala wada jira oo is wada jecel❤❤❤❤

  • @bilaalabdi318
    @bilaalabdi318 4 місяці тому

    Muuqal ka qurux badan ma daawan hore u soco walaal

  • @AbdifatahAbdisalan-p9m
    @AbdifatahAbdisalan-p9m 4 місяці тому

    Wow amazing video very nice wlhy 👌

  • @xisalyalona1783
    @xisalyalona1783 4 місяці тому

    Daalo tuskii hely allow yaa dalxis igu geya😊😢❤

  • @AniisaAbdilahi-os8uc
    @AniisaAbdilahi-os8uc 4 місяці тому

    Hore usoco wllky mawliid zaam noo soo badi vlog yada 😊