Mucjisadda Daallo | Safarkaygi Sanaag

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 72

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 4 місяці тому +8

    Dadka meesha haku waalin, majiro qof soo noqonayaa haduu iska tuuro meesha.
    Anigu dhawaan ayaan uu dalxiisatagay dallo, waxana lay sheegay in nin waalani meesha iska tuuray, maydkiisa la raadinayay ku dhawaad bil. Buurtu waa meel halis badan, fadlan ka diigtoonada dadka Ku dheh

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 4 місяці тому +5

    45k garsiya wilka waxba guma harin ❤️

  • @fatah684
    @fatah684 4 місяці тому +5

    ninkan waa humble🫡

  • @DahaboIsamil
    @DahaboIsamil 4 місяці тому +1

    Well scientifically speaking when you suggested that (lovers👩‍❤‍👨 and families👨‍👩‍👧 who want to refresh them selves from city stress should come here☺) you did a good thing .I really wish i could go their someday in my life😔. Indeed the video was stunning,⭐ as this means the fact you Mawliid enabled as to visit their and learn every thing in only 10 minutes is extraordinary amazing😎. RESPECT TO YOU MAN🫡

  • @namuush
    @namuush 4 місяці тому +1

    Waan jeclaan,lahaa inaan dhulkayaga ku dalxiiso lkn dhibta jirtaaba Wa Yaa Hargeisa iga saara😂 wadne aan Gabiley ku arkaan wayey. yaa Erikabter nasiiya aanu meelkasta tagnee😂😂

  • @SalebanSaleeban
    @SalebanSaleeban 18 днів тому

    Manshallah wlllhi ninkani waa legend ee 100k hala gaadhsiiyo

  • @Isaqgirl4lyf
    @Isaqgirl4lyf 4 місяці тому +1

    A huuno calanka somaliland ka taga faqash indhaha ha ka ride.💪

  • @fardawsa85mohamed89
    @fardawsa85mohamed89 4 місяці тому +1

    Is so beautiful place I wish I was there one day

  • @nawaalelmi1558
    @nawaalelmi1558 4 місяці тому

    Aduunka waxyabaha aan xiseyoh waxaah kamidaah inan noqdoh ruux dalxisa ah lakiin dariqan umarilahaa radinaah

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 4 місяці тому

    Daalo waxay u baahan tahay in lagu beero dhirta ubxyad leh si buurtu dadka u soo jiidato

  • @NimcoMaxamuud-rj4xo
    @NimcoMaxamuud-rj4xo 3 місяці тому

    Masha allah insha allah rajaynay inaan tago daalo❤

  • @hodanxuseensiciid5604
    @hodanxuseensiciid5604 4 місяці тому

    Maruun inaan tago Ayaan jecly buurtaas

  • @MOMARINKA
    @MOMARINKA 4 місяці тому

    Abtii dadaal kuguma yara ee kusooco❤😊

  • @A-Dirir11
    @A-Dirir11 4 місяці тому +1

    Wow quruxda Ceerigaabo daallo

  • @IkranCabdi-cl3ot
    @IkranCabdi-cl3ot 4 місяці тому

    Masha allh wll

  • @mohainaabdullahi5575
    @mohainaabdullahi5575 4 місяці тому +1

    From Muqdisho Guuleyso Awoowe ❤

  • @Atomkka
    @Atomkka 4 місяці тому

    Thumbnail stroke taxt Black ka dhig.

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 4 місяці тому

    Daalo ❤

  • @awodhudi2006
    @awodhudi2006 4 місяці тому

    ❤️❤️❤️

  • @MunaCabaase
    @MunaCabaase 4 місяці тому

    sevda ufur

  • @guutojr612
    @guutojr612 4 місяці тому +1

    Quality video 😱😊

  • @AzmariFTIIINSHE
    @AzmariFTIIINSHE 4 місяці тому

    Niyaw axb temkina wan tagera wlhy mar uun wan idinla kulmaya inshallh form buuhoodle

  • @Saynabahmed-gl4ru
    @Saynabahmed-gl4ru 4 місяці тому +1

    Mash allha 🎉

  • @deeqsiman
    @deeqsiman 4 місяці тому

    Woow 😮

  • @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562
    @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562 4 місяці тому

    Daruuro maahee waxa kaa denbeeyaa waa DHEDO ama CEERYAAN

  • @Businessflip
    @Businessflip 4 місяці тому

    Wuu soo noqdaaye OO laamo dhanbaa soo noqda ee wakhtigeedii dabaylaha ayaanan joogin😂😂

  • @JimcaaleXiiz
    @JimcaaleXiiz 4 місяці тому +1

    Mawliid the legend 💚📸🔥

  • @ALI7LEE
    @ALI7LEE 4 місяці тому

    الله يحمي الوطن من كل شر ومن كل عدو 🤲🏾،ماشاءالله على جمال الوطن.

  • @IdilaxmedIdil1234
    @IdilaxmedIdil1234 4 місяці тому

    Na jecliya cerigaabo mar uun wan tagi❤️🫶🏻

  • @abukarsheikh2268
    @abukarsheikh2268 4 місяці тому

    mr zam hıre usoco kaptandheeh aan sugeynay mahadsanıd

  • @CaishaCabdisalan
    @CaishaCabdisalan 4 місяці тому

    I.a inaan meeshan tago rajeyna 😊❤
    Dalxiiska aad iyo aad ayaan u jeclhy 😊💅🙌💖

  • @caafimedicalderma
    @caafimedicalderma 4 місяці тому

    12 maalmood baan joogay bari dhawayda aniga oo dadaydu tahay 26 baan tagay waxan soo noqday anoo 22 ah

  • @badoolyo
    @badoolyo 4 місяці тому

    Ninka koofiyada 90% lahjadiisa man fahmin 😂

  • @MohametKhadarr
    @MohametKhadarr 4 місяці тому +1

    Masha alla hore u soco sxp

  • @hothen777
    @hothen777 4 місяці тому

    Waxaan iska niyeystay family yimi oo carurahodu buurta kawada shalwaday siday qal qali uu yihiin ciyalku waa la ogyahay qoladina youtuber ka uun taga idinku mashallah inshallah marun waan tagi hore usoco shodhe❤

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts 4 місяці тому

    Mawliid jiifiya waa lay jiifin jiray buu yidhi madaxaygoo wayn awgeed

  • @Dalmarvlogs
    @Dalmarvlogs 4 місяці тому

    mansha allah waa goob mudan in loo dalxiis tago

  • @khadarjama300
    @khadarjama300 4 місяці тому

    Qofkasta waqooyi waa fanaan cajiib

  • @Kaysecabdiraaxmaan
    @Kaysecabdiraaxmaan 4 місяці тому

    My region waa uaxiisay wllhi😢

  • @Somdigitaloportunities
    @Somdigitaloportunities 4 місяці тому

    Janatu duniyaaceeri

  • @fatouzamohmoud5939
    @fatouzamohmoud5939 4 місяці тому

    MZh Allah alle hno brkeyo dhulka iyo ddkba

  • @xisalyalona1783
    @xisalyalona1783 4 місяці тому

    Janadi ifka erigavo😊😮❤

  • @SAHRASHAAD-ci1mm
    @SAHRASHAAD-ci1mm 4 місяці тому

    Mowliidoow wll download ka noo fur

  • @YouTube-rash
    @YouTube-rash 4 місяці тому

    Niow dawnlaodka fur

  • @DeeqaFarah-vr1kg
    @DeeqaFarah-vr1kg 4 місяці тому

    Mnshalh gobolkaygi❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 4 місяці тому

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤ great photographer👍

  • @hanahussein-j6h
    @hanahussein-j6h 4 місяці тому

    Masha allah waa qurux miidhan❤

  • @CabdiReermagaal-c3l
    @CabdiReermagaal-c3l 4 місяці тому

    Mowliid saam the best filmmaker am from Borama jano

  • @fathiabdillahi5611
    @fathiabdillahi5611 4 місяці тому

    Machaallah keep going bro ❤❤❤❤

  • @MahrezWizzard
    @MahrezWizzard 4 місяці тому

    Quruxda soomlind

  • @haboondeeqa3959
    @haboondeeqa3959 4 місяці тому

    Jah gobolkygi❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 4 місяці тому

    What a beautiful scenery 😍 👌

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 4 місяці тому +1

    🔥🇸🇴🇸🇱

  • @Sarreye
    @Sarreye 4 місяці тому

    NO MORE QANDHUCIL AND DACAY😂😂

  • @Sakariajama
    @Sakariajama 4 місяці тому

    From cazka🫡

  • @ApraahimHassan
    @ApraahimHassan 4 місяці тому

    Walaal xld sthy

  • @zumayaarapio6560
    @zumayaarapio6560 4 місяці тому

    From caskaa❤️❤️

  • @nagadmohamed8219
    @nagadmohamed8219 4 місяці тому

    So beautiful ❤

  • @YaxyeMawliid-uo1vn
    @YaxyeMawliid-uo1vn 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedqalinle-mx2fm
    @maxamedqalinle-mx2fm 4 місяці тому

    best youber✌

  • @Sarreye
    @Sarreye 4 місяці тому

    Thanks man 👨

  • @asiaali6085
    @asiaali6085 4 місяці тому

    Well done ❤

  • @gulaidabdi525
    @gulaidabdi525 4 місяці тому

    Bro

  • @munoosman4713
    @munoosman4713 4 місяці тому

    Woow m a ❤

  • @Simbayoss
    @Simbayoss 4 місяці тому

    Best UA-camur 🎉

  • @yow4367
    @yow4367 4 місяці тому

    Future Capital City Of Somalia

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 4 місяці тому

      Xishoo somaliyada aad sheegaysa wa maxay

    • @yow4367
      @yow4367 4 місяці тому

      @@nuurnuuraan8624 Xalka soomaliya wa caasimad cusub oo waqoye kutaal.
      xamar dadka dagan wa dad juhala hadana ku leh kaalay wada hadalnee.

  • @shuaybnasir
    @shuaybnasir 4 місяці тому

    Muuqaal Wacan Daalo @MawledZaam