@@ashahassan8878 haduu walaalku wax waaniyey malaha waanadan isku si u aqoon wllo . Nebiga csw wuxuu nasteexeeya ha fadeexeenina . Marka UA-cam laga sheego qalad qof sameeyey ma nasteexaa mise waa fadeexo? Weliba qof mas’uil sare oo xil haya.
Adiga hadda soomali ayaad la hadleysay maxaad af ingriis wax noogu sheegi ma ingriiska ku faaneysa mise dad ingriis wax u qoreysa' isa sax intaad qof kale qaldkiisa arag.
haa dad waxa ceb kadhigayo aa layaa banahay waxaa ceeb luqada inaadan aqoonin lkn luqad kale ceeb maahan oo waxaa la og yahay in aysan ahayn Afkaada hooyo
Meesha aan ka fiirinay luqad shisheeye in lagu hadlo iyo inkale way ila khaldan tahay aniga, sababtoo ah markaad wadankaaga malatayso waa in aadan ku hadlin luqad shisheeye. Waa in aad tarjumaan kaxaysataa xitaa hadii aad adiga ku shaqayn jirtay luqadaas. U fiirso madaxda caalamka ma arkaysid ayagoo ku hadlaayo luuqad aan tooda ahayn. Markasta waxay wataan turjumaan.
Speaking 🗣️ English helps with reaching a wider audience! Israel uses it effectively, however our leaders have poor command of the English language and are better off with their native language
Sheekhow iminka raysalwasaruhu wuxu qalday weli noomad sheegin? Anigu hadal kaaga waan ku wareera Wlhi waayo ujeedka hore kama abaartid, xataa qofkaad la hadlayso toos uma abaartid ee soo gudbintaada hagaaji Please
Asc su aal sh mahamedow waxaan ku weydiyey seed u aragtaa in dowlada somaliya sameysey tartan qur aan aqris ciinka bolista laakin qofkii galey kalinta kowaad loodiide y hebsoc waxa loo maleyey daraadeed arintaa shekhow bal soobaar maanta ayey sobaxdey dulmiga in taal eg mahadsinid!!!
GOOD MORNING MY BROTHER EE EE EE WAX YARNA WARQAD AYAY UGU QORNAAYEEN WAA KHAJILAY INAAN SII FIIRIYO XASSAN RAKAABKIISA OO DHAN WAA CEEB UJOOG MEEL AAN KU DHUUMANO OO NA QARISA MAHAYSANO QOL INTA ISKU XIRTAAN OOYA
Sheekh anigu wax khaldan ma arko.luuqadiisu waa mid la fahmi karo raysulwasssraha marka uu kulankan ka hadlayo.maxaad rabtey ma in uu noqdo.qof Ingiriis ah? Waxii intaas ka soo Hadha waa hadal tirsdag iyo fiyuus Raadis.aniga arigtideyda
Irsaaqda ilaahayaw hana ga galinin mesha ninkaan ka gashay yaarabi war isku xishaw oo digriga danbiga ah iska har waa mid an ku an fa caynin adun Iyo aakharaba
Horta adi ma waxaa tahay Tixsi waa adiga uun Negativityga soo gudbinteeda xooga saaree, war ninyahow qof weyn baa tahaye xishoo, waxa xun iyo dhankeena xun waanu ka dheregsanahay in youtube kana na loogu keeno waxba soo kordhin meyso. Adigana balaaya u joogaa tahay, balaaya un baad ka hadashaa ,ba' iyo balanbal.
0:01 English ka Jidka baa loo soo dhiibay. "Welcome brother" kulahaa. Waa Doctor ku dheh, (Waryaa Yo Welcome). Technology Phone kiisa baa, Ka fiicnaa, Inuu kala hadlo.. Somaliya iyo Dadka uu la fadhiyo buu u gafay.
War waxaan madax mahane Wa Dad dulaysan bila damiira, 3da ugu sareeysa Dalka wa Masuuliyinti Abid Tariikhda Somalia jirtay ee ugu mangaab Sana soo maray, WA maxaan cunaa
Sheekow somaliya qof nool oo ka shaqeya lama rabo qabiil iyo bakhtii ba jira marka ta laga tago kheere niin waxa yaqan bu ah markii laga tago qof dhiranbu ahaa
Ceeb waxaa ah aduunka in madax ay ku hadasho luuqad dad kale markay la hadlayaan dad kale waayo hadal si aad u tiri ayaa si kale loo turjumi karaa, laakiin soomaalidu waxay qalad ka fahantay waxbarashada oo qof kii jaamacad aaday haduusan ku hadlin English waxaan ku caynaa Inuusan waxba baran, haday arki lahaayeen professors wax ka baraya jaamcadaha wadamada English ka looga hadlo waxay ogaan lahaayeen inaysan ceeb ahayn in qof ku uusan si fiican ugu hadlin luuqad dad kale leeyihiin.
1:45 Dalka Hadii Lacagta QARANKA laga Qaadan. $kuna uu #1 ka yahay. Dalkuna Dal English aheen. 10Calan na lakala qaatay. Hadana eey isku Sawiraan, Ama Wataan. Calan Aan kii Qaranka aheen. 🤔 Maxaa ka rajeeneeydaa. Waa Sidii Buldaananaa Xasan camal.
Habmaamuuski dawladnimo ayaa meesha ka maqan waayo PM oo wafdi dal kale la shiraaya ma ayan ahayn in uu keligi la shiro ee waxey ahayd safiirku ama qof kale oo afka yaqaan in uu weheliyo.
This is a failure government.we need FARMAJI AND KHAYRA TO COME BACK PLEASE.THIS GUYS HAVE REALLY DESTROYED THE IMAGES OF SOMALI PEOPLE.WHAT A SHAME..ومن يهن الله فما له من مكرم
Mohamed Abdullahi was live in America over 35 years and he was spoken a broken English. He did nothing for the government of Somalia in the people of Somalia Hamza and Hassan they are Somali heroes.🎉
Waa wax Lagu Qoraalada iska maalaayacniga ah Balse public Jawaab Kugu ma siin Hayo sababtuna waxay tahay dalka iyo Dadka ayaan dan weyn ka Leeyahay marka adigu waxaad u Baahan tahay dhakhtar Maadaama aadan is Ogayn xanuunka ku Haya 😂 Xusein macalin Ahmed
Dhibta haysata dowladan waa ma raban inay shaqo abuur usameeyan dhalinyarada garanaysa luuqadaha. Waxay raban inay iyagu kaligood noolaadan. Diwladnimadambwaxwy u arkan inay iyagu leeyihiin, ma fahansana in ay qaran hominayan, loona baahan yahay inay qortan dad u qalma shaqada oo kasari kara xaladaha ay maalin walba ku ceeboobayan.
Yaa sheekhul mad khali walle e kuwaan murta ziqada ah bur cada ah hadaad saan u taa geer san tahay diin laa we waad tahay midha uk da aad joog taa ku saa mee sey allow na bad baadi
2:00 Garaad kaa ma leeyihiin.Mise waa Wadani. Kii fahmana Ma Turjumaadle, Ku Reer ah buu la imaan doonaa. Mise Qof walbaaan Ehel-Abuur, Shaqadii Qaranka kama dhigeen. Jaahil Xin ku jirto Iyo Uqdad. Miyaa Qaran jecel, Aan Qabiil ka aheen. War Ilaa iyo NABI CIISE. kahor Somaliya, Hadaan la qaadan.. Nabi CIISE Nabad iyo Qaran 1mid ah, La arki maayo.
Anigaa kuu sheegaya sababta wuxuu iska ilaalinayaa in la ogaado sida loo bahdilaayo waayo ninka soomaaliga ah ee uu turjibaan laga dhigaa sirta bari ayuu la soo fadhiisanayaa social media ha Cadaankuna waxay doonayaan inay bahdilaan oo aanay cidi u dhaxaynin si ay ujeedadooda uga fushadaan
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Sh dulmi diidow waad ku ceebowday dadka aad lacag kaga khasaarinayso online xalaal business please stop this really khayaano hadaad utube view ay kaa tahay please dadka kaxishoo
Xamze waaa Nin jamece eh wn geeesi wn Raswajaraha kali aa Cilm ka dhisan❤❤❤ ma
Dulmidiid waa wax aa looga xumaado inaad Ra’iizal wasaaraha aad ka dhigato topic UA-cam looga hadlo. Runtii ma qurux badaneyn inaad ra’iizal wazaaraha aad fadeexeeyso, nin diin leh ayaan kuu maleenaayey waan ka xumahay runtii.
Oo qaladkiisa lama sheegaayo maaha😅
TAAS MEELKASTEY TAAL MAQARINKARTAAN
Ra iisulwasaaruhu isagaa isfadeexeeyey ee sheekhu mafafeexayne wuu waaniyey haday yihiin kuwo waano qaato
Ceebkumusheegin
Balse wixiishacay ukaturJumey,ADI siqaldan uqaate
@@ashahassan8878 haduu walaalku wax waaniyey malaha waanadan isku si u aqoon wllo . Nebiga csw wuxuu nasteexeeya ha fadeexeenina . Marka UA-cam laga sheego qalad qof sameeyey ma nasteexaa mise waa fadeexo? Weliba qof mas’uil sare oo xil haya.
Official language ka Somalia ,wa Somali language English is not a measure of intelligence ,,sheikh dulmi diid aad kusalame Allaha kubarakeyo
Adiga hadda soomali ayaad la hadleysay maxaad af ingriis wax noogu sheegi ma ingriiska ku faaneysa mise dad ingriis wax u qoreysa' isa sax intaad qof kale qaldkiisa arag.
Waxay cadayn u tahay sida aan u yasayno dad nimadeena luqadeena iyo jinsiyadeena oo aan ugu faano wax shisheeye
Hadu qofka dhaho waxan u bahanahay turjuban ceeb ma aha
haa dad waxa ceb kadhigayo aa layaa banahay waxaa ceeb luqada inaadan aqoonin lkn luqad kale ceeb maahan oo waxaa la og yahay in aysan ahayn Afkaada hooyo
ASC_Fatima Elmi
Raisalwasaaruhu ceeb noosoduwey
@@ElmiGouled wax ceeb layi raahdo ii wax kale aa kala jiro inaa tar jumaan u adeg satid luqad aadan kudhalan ceeb maahan
رسولُ اللَّهِ صلى اللَّه عليه وآله : لا تُكثِرُوا الكلامَ بغيرِ ذِكرِ اللَّهِ ؛ فإنَّ كَثرَةَ الكلامِ بغَيرِ ذِكرِ اللَّهِ قَسوَةُ القَلبِ، إنّ أبعَدَ النّاسِ مِن اللَّهِ القَلبُ القاسي .۳
۱۷۹۸۷.الإمامُ عليٌّ عليه السلام : مَن كَثُرَ كلامُهُ كَثُرَ خَطَؤُهُ ، ومَن كَثُرَ خَطَؤُهُ قَلَّ حَياؤهُ ، ومَن قَلَّ حَياؤهُ قَلَّ وَرَعُهُ ، ومَن قَلَّ وَرَعُهُ ماتَ قَلبُهُ ، ومَن ماتَ قَلبُهُ دَخَلَ النّارَ
Meesha aan ka fiirinay luqad shisheeye in lagu hadlo iyo inkale way ila khaldan tahay aniga, sababtoo ah markaad wadankaaga malatayso waa in aadan ku hadlin luqad shisheeye. Waa in aad tarjumaan kaxaysataa xitaa hadii aad adiga ku shaqayn jirtay luqadaas. U fiirso madaxda caalamka ma arkaysid ayagoo ku hadlaayo luuqad aan tooda ahayn. Markasta waxay wataan turjumaan.
Allah SWT ha noo kaa xaftiyo sidaad runta ugu sheegtid dadkaan soomaaliyeed ee aan garanayn waxay samaynayaan islana saxan
@@maymoonmshadhah4882
Xassan Sheikh Saaxiibtinimo&nikad ushada kaqaadankarta waxloodhiibtaa kadhaadhacsan
Sidaad darted dadka Aqoonta kutadhaxtegey ma rabo enay kagarab muuqdaan
Waa ✅💯 Dulmidiid, Alloow nasi dhagihii wax lagu maqli lahaa & caqligii wax lagu fahmi lahaa 🙈
ASC Idil
Raisalwasaaruhu waa kuraftey
Su,aalihii lawaydiiyey
Sheikh waad ku sxantahay sidaad hadalka u dhigtay, kuna dar in lataliyaal miisaan leh ay wataan madaxdeeno, waayo waxbay sxayaan loo bahnyhay.
Speaking 🗣️ English helps with reaching a wider audience! Israel uses it effectively, however our leaders have poor command of the English language and are better off with their native language
Xasan Sheekh wax wada damiiniin ah ayuu meesha keeney.
Asc Wr Wb
Ra,isalwazare Xamse waa Shaqsi Diin/iiman leh dhaqan suuban leh.
Woxoga xaga public speaking waa inuu yare dhisaa bas.intaasna koley waa dareemaya asaguba, sidakale wuxu koow kayahay Dadka yare Dawlada u sareeya Daacada ah.
Dhibka waxaa kenay luqadena ayaan micno nala aheeyn waxaan isku qorqoreynaa luqad kale lkiin ceeb ayaa naga racday
Sheekhow iminka raysalwasaruhu wuxu qalday weli noomad sheegin?
Anigu hadal kaaga waan ku wareera Wlhi waayo ujeedka hore kama abaartid, xataa qofkaad la hadlayso toos uma abaartid ee soo gudbintaada hagaaji Please
Walaalow noosheeg waqtiga aat tabisay warkaan isniin miyaa mise axada bisha iyo sanadkana noosheeg waa kugu wareernay
Raiisalwasaare Xamse waa ahludiin caqlaaq iyo diinba kadhisan ee xaasidnimada kalataga waana aqoonyahan.
Asc su aal sh mahamedow waxaan ku weydiyey seed u aragtaa in dowlada somaliya sameysey tartan qur aan aqris ciinka bolista laakin qofkii galey kalinta kowaad loodiide y hebsoc waxa loo maleyey daraadeed arintaa shekhow bal soobaar maanta ayey sobaxdey dulmiga in taal eg mahadsinid!!!
Walaalkeen Shiikh Dulmi-diid Somali madax iyo Shacaba waxaay yaqaanaan wax layiraahdo yaan lagaa dareemin iyo iska dhihin,Aduunku saas uma noola ilbaxnimana ma ahan in uu dhihi waayo maqaan.
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Barnaamij miyaa weysey aad ka sheeveyso oo aad ka hadasho.
Aqoonyahan baad iska dhigeysaa ,ceeb walaal lama sheego diintana ma sheegeyso ,Shiikhna waad isku sheegeysaa.
@@Hawa-m5o dhaliisha
In lasheego,danta guudbaa kuJirto
Wallahay I’m glad inaad arinkan kahadasho.
Turjubaan ceeb ma ahan. Fariintaadi weygudbeysaa. Period
Kheyra waa jaamiciyee oo waxbartey ee kuwaan maxey yaqaanaan
GOOD MORNING MY BROTHER EE EE EE WAX YARNA WARQAD AYAY UGU QORNAAYEEN WAA KHAJILAY INAAN SII FIIRIYO XASSAN RAKAABKIISA OO DHAN WAA CEEB UJOOG MEEL AAN KU DHUUMANO OO NA QARISA MAHAYSANO QOL INTA ISKU XIRTAAN OOYA
8;00. NIN dhahaaya.
" I'm goin-gi".Turjumaad buu u baahan yahay
Buldaananaa
Sheekh anigu wax khaldan ma arko.luuqadiisu waa mid la fahmi karo raysulwasssraha marka uu kulankan ka hadlayo.maxaad rabtey ma in uu noqdo.qof Ingiriis ah? Waxii intaas ka soo Hadha waa hadal tirsdag iyo fiyuus Raadis.aniga arigtideyda
Walahi dulmadiid waxeyba umaleyan ceeb dowlad maheysano maxaa lasameynayaa
Imaamu maalik wuxuu yiri ma aqaano su aashaa waa qeyb cilmiga kamidah
Dulmi diid Waa lugu maadsadaa
Caqli yaridiisa, waa nooc caruur caruur ah, ismana oga.
Asc. Sheikh Dadka aan ku xirnahay ayaad ka midtahay.
Hadalka Raisul Wasaaraha qalday nalama wadaagin hadana waad dhaleeceynetsaa!
Waa run in turnuwaan la qaato markaad luuqada kaseyn lkn hadaad kaseeysid isku imaasha qaar turjuwaan Kuma fiicna.
Mahadsanid
Lkn xataa ordigan turjumaanbu qabsadaa ee anaga maxaa noo diiday
Somalida waxaa ka batay war xumo luuqad aan luuqadaada hooyo ahayn yaa ku dhiiran karan ma ceeb baa haduu Turjumaad wato
Irsaaqda ilaahayaw hana ga galinin mesha ninkaan ka gashay yaarabi war isku xishaw oo digriga danbiga ah iska har waa mid an ku an fa caynin adun Iyo aakharaba
Shiikho are guryoo aad bay fiicanyihin ma london baa
Walalo 2 bilot aan sugayaa korsada
Somali Waa ceebeyen kuwa maanta joogaa, Allah ha inoo bad baadiyo DDD.
Horta adi ma waxaa tahay Tixsi waa adiga uun Negativityga soo gudbinteeda xooga saaree, war ninyahow qof weyn baa tahaye xishoo, waxa xun iyo dhankeena xun waanu ka dheregsanahay in youtube kana na loogu keeno waxba soo kordhin meyso.
Adigana balaaya u joogaa tahay, balaaya un baad ka hadashaa ,ba' iyo balanbal.
Adunka ma arkeysid madaxweyne calamka meyshow katagaba luqadoda kuhadlayo ( waa dad u ogol qofkasta taqasuskisa)
Sidaas ma ahan ee waxa ay tahay in dowlad walba luqadeedda ku hadasho si wadankiisa oo kor ugu qaado
Xassan madaxweeyne ku sheeg iyo kooxdiisa Waa ku fashilmeen dowladnimadii .
Siilka hoyada miyu xaraan ku wasay xasan shekh
BALO KU CEEBAYSAY AF AJANABIYA HADDAADAN AQOON MA CEEBAA MASE WAA WAX FIICAN AFKAAGAA.LAGU HADLAA
Ok sh waxan kuwaydiinaya adigu mailoowdan tahay in ceebta dadka inaad asturto tahay inkastoo aanan arag wax ceeb ah dadka markay xassan sh iyo xamsa qof dhaliilaya arka cayda xaqiraada nacaybka lasoo boodayoow mailoowsantihiin nimankaas inaysan idin ogayn inaadba nooshihiin oo caydaan xankaan mid adinka idiin daran tahay aniga smliya mala socdo arimaheeda mahan inaanan dalkayga jeclayn lkn waxan fahmay in dabi iiga kordhayo waxna kabadali karin tankale hadad aragtaan mdx fiican shacab fiican ayay haystaan ee shacaboow qabyaalada joojiya labadaa nina ku qabiil maahi
HAWIYE=HAITI maskiin ka MARXUUMKA sharafti e ka qaden
😂😂
waa arin laga yaq yaqsado madaxdenuna waxaad modaa ceebba iney karin
Vladimir Putin iyo xanse cabdi barre xageed iskugu soo qaban sheekh dulmi diid
waan socon la nahay and orodno miyaa
0:01 English ka Jidka baa loo soo dhiibay. "Welcome brother" kulahaa.
Waa Doctor ku dheh, (Waryaa Yo Welcome).
Technology Phone kiisa baa, Ka fiicnaa, Inuu kala hadlo..
Somaliya iyo Dadka uu la fadhiyo buu u gafay.
Shirwalba oo ay tagto Dowladu ma dhiiqay nagalin
War waxaan madax mahane Wa Dad dulaysan bila damiira, 3da ugu sareeysa Dalka wa Masuuliyinti Abid Tariikhda Somalia jirtay ee ugu mangaab Sana soo maray, WA maxaan cunaa
Sheekow somaliya qof nool oo ka shaqeya lama rabo qabiil iyo bakhtii ba jira marka ta laga tago kheere niin waxa yaqan bu ah markii laga tago qof dhiranbu ahaa
Dulmi diid waa doqon, waa ninka ugu xigmad yar youtuber ka, waxaa kuu fiican inaad iska xirto chanal ka
Shiekh ma waxaad ku biirtey ilama adeeradaaa war isku xiisho ninkaa gobta ah ka har he is only prime minister who has degree and honor 🎖
Sxb wax runuu ka hadlay
Ceeb waxaa ah aduunka in madax ay ku hadasho luuqad dad kale markay la hadlayaan dad kale waayo hadal si aad u tiri ayaa si kale loo turjumi karaa, laakiin soomaalidu waxay qalad ka fahantay waxbarashada oo qof kii jaamacad aaday haduusan ku hadlin English waxaan ku caynaa Inuusan waxba baran, haday arki lahaayeen professors wax ka baraya jaamcadaha wadamada English ka looga hadlo waxay ogaan lahaayeen inaysan ceeb ahayn in qof ku uusan si fiican ugu hadlin luuqad dad kale leeyihiin.
Munaafaq baad tahay adeer waan ku fahannay tuug baad tahay shaydaan ilaahay cadaabtii ku gee ???
Sheydan adiga ah nacldi ku dhashy was dadka ka dhamaw xarami
Xaxan cali kheeyre waa nin aduunka waxkubartey waana nin firfircoon
0:01 Anigoo Alshabaab eey i qabteen camal..
Ali Dheere iyo Mahad-Karatee ku dhex jira camal..
Saa baan hadba mid u fiirin lahaa, Kaadi fakatay na, Waa Macruur.
Lakiin Xamza Ma Cirfiid buu arkay.
1:45 Dalka Hadii Lacagta QARANKA laga Qaadan. $kuna uu #1 ka yahay. Dalkuna Dal English aheen.
10Calan na lakala qaatay. Hadana eey isku Sawiraan, Ama Wataan.
Calan Aan kii Qaranka aheen.
🤔 Maxaa ka rajeeneeydaa.
Waa Sidii Buldaananaa Xasan camal.
Waxaad cadaysatay inaad tahay qoladii nabar iyo naxdin
subxaanalah war maxaa ku dabadhigey madaxdeena madaqaneysid ee ceebtooda umbaad utaagantahay macasrad ayaa tahay itaqulaah
Dowlada xasan shiikh kama dharagto ceeb kkkkkkkk
ceeb miyaa marka luqadan ku dhalan inadan aqonin myaa ceb eh
@@Cabdulahinur227 ceeb waxa ah waxaanad aqoon in aad isku qaado😢
@@Cabdulahinur227mayd baxsaday afsomali xitaa ma yaqaan 😂
sheekh dadka soomaalidii ku intooda badan waxaa haya maseer iyo qiiro iyo uquudhi waa waalkaa ogaadeen ee khayrka qaba maad inoo daysaan waa Ahlidiin imaan qaba oo ibnu xalaala waar ilaahay kabaqda oo utudha umada oo cayda madaxda iyo shuyuukhda diinta iska dhaafa meelkale lanagama haysdo walee Raysal wasaare xamse markuu hadlayo waa xaa ihor yimaada runtii oo qofa ee noodhafa madaxda walaahi midna lamareer ihi ee soomaalinimada ayaa naga dhaxaysa❤❤❤❤
@@safiasheikhahmed5170 maxaa loo quuri waayay oo gacan ugu jira mooryaan isbaaroley ah iyo miskiinka madaxa hool hoolan ee ay ku ciyaaraan😁😂
Hadaad masuul tahay oo dowlad dhan matasho, meel fagarana Aad ka hadlayso ama wax lagaa waydinayo waa muhiim inaad turjuman wadato.
af aadan aqoon ceeb maaha lkn waxa ceeba marka adoo masuula aad ku waalato mmmm uuum uuuu 😢
😂😂😂😂😂mmmmm uuuu
Tuugo Iyo damiin ayaa mamul naloku dhiibay waxasna waxaa kadambeyey dani Iyo Ahmed geedonaar
dulmidid dowlladii somaliya ninkan xasan kusita oo dusha kuwata mw mahane waa balo somali lagusaladay
Habmaamuuski dawladnimo ayaa meesha ka maqan waayo PM oo wafdi dal kale la shiraaya ma ayan ahayn in uu keligi la shiro ee waxey ahayd safiirku ama qof kale oo afka yaqaan in uu weheliyo.
189 parliamenterians in Somelier-Italiano (Somalia) are ready to serve Ethiopian interests.
Somelier-Italiano always failing... 😅
Somali English qofka yaqaano aqoon yahan baa loo yaqaan
Mihimadu waa in looqada aadan kufiicneeyn turjibaan kaxeeyso waa waxa lagahadlo lakiin waxaadan oqoon haku ina cadeeyn looma baahna
@@rahmaosman7946 kkkkk
Ad Iyo ad In Somalis Area
Whether a person talks English language %20 we called him_her
A clever of english
Wa dulmi canjilaadu
Reesala Wasaara ah Somalia weyn Waa inaan Somalia Ku Hadal shane Luagagad somalia Ku Hadla
Saxix
Sh/ intagaratay magaran weynine wakaligod cunayaal xasadina xasadna malibano
Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa lkn Adiga Cebah aad aragtid waa inaad qarisaa
Misiirka umada Soomaaliyeed ushuun lama galin Karo
A
Llahana siiyo madaxweyne caadil ah oo iimaan leh
Adhiga unoqo turjuban shaqalan inatahay ban filaya
Madaxdeena dowladnimada maba fahansana,Teeda kale English luqad hooyo nooma aha nin mas’uul soomaaliyeed ah in uu ku hadlo ayaaba qalad ah
❤❤
Asc tankale madaxweynayasha aad arkeysaan luqadoda ayey kafadalen luqadaha kale wana lagufana luqadada ( halagu turjumo maceeba ) war kor isku qaada madaxda umad ayad mataleysane wana ceebeeysen wlh
Waa aqli yada majertin ka iyo naceeb ka ogaden war kaaga k
This is a failure government.we need FARMAJI AND KHAYRA TO COME BACK PLEASE.THIS GUYS HAVE REALLY DESTROYED THE IMAGES OF SOMALI PEOPLE.WHAT A SHAME..ومن يهن الله فما له من مكرم
Kkkkkk farmaajaha tartaraayay marka Engiriis ku hadlaayo kkkkk kaas Lee naga dhaaf
Mohamed Abdullahi was live in America over 35 years and he was spoken a broken English. He did nothing for the government of Somalia in the people of Somalia Hamza and Hassan they are Somali heroes.🎉
Waa wax Lagu Qoraalada iska maalaayacniga ah Balse public Jawaab Kugu ma siin Hayo sababtuna waxay tahay dalka iyo Dadka ayaan dan weyn ka Leeyahay marka adigu waxaad u Baahan tahay dhakhtar Maadaama aadan is Ogayn xanuunka ku Haya 😂 Xusein macalin Ahmed
Farmajo even Somali he can’t speak very well for get how long he live in America
Farmaajo hadakahor sidan ayuu sameeyay
War waa run ceeb maaha turjumaan kaxaysta
Shiikh wan ku fahanay waxad thay mucaarad waxba shaati ha huwan waysalaasaraha qalad ma samayn
Ceebta ad sheegto mxay tahay qashinyahow calosha weyn
Channel hada ka dambeyo magacisa wa futo diid
Runta ma ddiidatsa ceebta cunug yar xata book wax kama Akhriyo muu turjuban qabsado
Aiguna gus-diid baa tahay
Dhibta haysata dowladan waa ma raban inay shaqo abuur usameeyan dhalinyarada garanaysa luuqadaha. Waxay raban inay iyagu kaligood noolaadan. Diwladnimadambwaxwy u arkan inay iyagu leeyihiin, ma fahansana in ay qaran hominayan, loona baahan yahay inay qortan dad u qalma shaqada oo kasari kara xaladaha ay maalin walba ku ceeboobayan.
hadii ow isku kalsoon yahay sida ordogan ayow gaber xijaaban turjubaan kadhiga lahaay
😂sheqow wad igaqosolsisay sida runta ugashegtay😂😳👍 somalida jahlinimadoda uf dheh iyo eh eheeeh kulahaa ceb ma ahan turjumad lasowato.❓
Luqada umaadan dhalan eray kasta aad fahamto qasab ma aha
Yaa sheekhul mad khali walle e kuwaan murta ziqada ah bur cada ah hadaad saan u taa geer san tahay diin laa we waad tahay midha uk da aad joog taa ku saa mee sey allow na bad baadi
2:00 Garaad kaa ma leeyihiin.Mise waa Wadani. Kii fahmana Ma Turjumaadle, Ku Reer ah buu la imaan doonaa. Mise Qof walbaaan Ehel-Abuur, Shaqadii Qaranka kama dhigeen.
Jaahil Xin ku jirto Iyo Uqdad. Miyaa Qaran jecel, Aan Qabiil ka aheen.
War Ilaa iyo NABI CIISE. kahor Somaliya, Hadaan la qaadan.. Nabi CIISE Nabad iyo Qaran 1mid ah, La arki maayo.
Adigu maxaad uraadisaa ceebaha howlada war isku xishoo oo ka fuq madaxda qaranka
WAX AFACAYA DADKA U SHEEG MA ISKA AAMUS
ButinXitaa Luqadda Jarmalka Si Fiican Buu ugu Hadlaa
War nin wen ayaatahay ee illahay ka baq ok
Dulmiloow
Anigaa kuu sheegaya sababta wuxuu iska ilaalinayaa in la ogaado sida loo bahdilaayo waayo ninka soomaaliga ah ee uu turjibaan laga dhigaa sirta bari ayuu la soo fadhiisanayaa social media ha
Cadaankuna waxay doonayaan inay bahdilaan oo aanay cidi u dhaxaynin si ay ujeedadooda uga fushadaan
Ficnan lahaydeee qof walba shaqada uu yaqaan in uu ku ekado oo
End end end 😅
Sheekhow markaan Arkaba ruux waxba kuu gaysan ayaad bahdishaa. Bal adigu ka feker lacagta aad ku heleyso buunbuuniska xalaalnimadeeda
👍👍👍👍👍👍👍
Ceebta dadaka lama raacraaco khas ahaan dawlada faraajo iyo kheyr toona marabno Raysal wasaare hamze ka aqoonbadan labadaba marka isku xishoo
Waa run reyselwasaare sharaf badan ayaan heysanaa
Ma aqano
Ma aqano
Ma aqano
Somalida ha labaro walalayal