XIDDIGAHA PUNTLAND | JAWAABTA GAROWE | ABAGADHAA - CUQDAD KA XOROOBA | Official Video 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • XUKUUMAD WEEYAAN PUNTLAND
    XADDAARARD LOO XURMIYO
    XAQDHAWR IYO MUDAN WANAAG
    XAGNABA U LIICSAMAYAN
    DUQSIQII XANAAQAY BAA XAG IYO KA TIHIIN XAGGOO
    XADRADA AMXAARADA IYO XUKUUMADDA GAALKA RABA
    =============================
    JAWAABTA GAROOWE - XIDDIGAHA PUNTLAND
    LAYLA UBAX , KAAMIL DEEQ IYO DEEQA QURUX
    KOOXDA MAHURAAN BAND
    VOCAL RECORDING: USTAAD DAHIR CANADA
    MUSIC: MUSTAFE GALDE
    DIRECETD BY FINIIN STUDO
    PRODUCED BY : ‪@ABDIASKARITUBE‬
    =============================
    Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
    It would be wonderful to follow us on our social media platforms
    www.youtube.com/ @ABDI ASKARI TUBE
    / abdiaskaritube
    / abdiaskaritube
    / abdiaskaritube
    TikTok: / abdiaskaritubbe
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    ''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 290

  • @zakariaabdulkadir3196
    @zakariaabdulkadir3196 3 місяці тому +64

    Dadka comment so qori Dona like ha Ila dhafina

  • @the.AHF.family.
    @the.AHF.family. 3 місяці тому +22

    From Djibouti 🇩🇯 ❤❤❤🎉🎉 absolutely 💯!!! Somalinimo naga badan hada Somali nahay cawale ayana na deeqa 🇸🇴🇸🇴

  • @AmaalMahamed-nc1xx
    @AmaalMahamed-nc1xx 3 місяці тому +37

    Abaagadha yahay shib dhaha jawaabtedii wlhi mr horay helen hadana u guceli waliba ku graac love u ilma aderr from og

  • @CabdifataaxXaajiyusuf-dn7lh
    @CabdifataaxXaajiyusuf-dn7lh 3 місяці тому +46

    2 million subscribers insha Allah coming soon

    • @Hannah_fatima
      @Hannah_fatima 3 місяці тому +2

      Yess. Dal jir. Waa. 2 million 💕💕💕

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 3 місяці тому +1

      Guull garawe buffi odago xabashida u nikinaya burco ma ogala xabashada

    • @Hannah_fatima
      @Hannah_fatima 3 місяці тому +1

      @@mohamedalimohamed5828 sax. No. itoobiyan

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 місяці тому +17

    VIVA 5 Somaliyed waa lamtabtan
    Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 3 місяці тому +45

    vive somalia ❤❤❤ guul iyo gobonimo from Djibouti

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому +1

      Thnx
      Waxan naga qabsada idinkaaa is fahmaaaye
      U sheeega cayda meeel in aaan lugu gaaarin
      Thnx

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 3 місяці тому

      @@AmalAbdirisakMahamed
      Yaa ku yiri Jabouti Daarood wax kuma laha?
      Magaca aad sidato ee Majeerteen
      Waa from Habar Majeerteen ama
      Majeerteenay Ceelaabe Ciise Udba Lacag. Curadkow wax fahan
      Oo abtiyadeen afka ha la gelin
      Canfarta Warsangeli
      Meesha Daarood kama maqna, weliba Kablakax ayaa hogaamiya.
      1. Prime minister Jabouti Mudane Abdoulkader Mohammed Kamil nin Warsangeli Kablalax Daarood ah isaga iyo beeshisuba.
      2. Raisal Parliamentka Dawladda Jabouti nin Warsangeli ah waa la mid.
      3. Ninka xukuma Xisbi mucaaradka Jabouti
      Nin Warsangeli ah iyo 2 da General ee ciidamada Jabouti hadda ugu sarayaba
      Midda kale Canfarta waxa ku badan oo safka hore ugu jira waa Warsangeli dadku oo dhan isku balaadhiyey oo doonyaha dhisan jiray ku gaadhay Geeska Africa guud ahaan, gaar ahaana dhulka Xeebaha ah badi. Warsangeli, Majeerteen iyo Dishishe waxa dhashay Gabadh Ciise Madoobe ah aun aabeheed ku aasan yahay magalada Ceelayo ee Bosaso u dhow waxana la oran jiray Majeerteenay Ceelaaye Ciise waxay dhashay Ilma Harti inta la yiraahdo Habar Majeerteen.
      Culimo iyo Caamoba waa ogtahay in Canfartu badi Warsangeli tahay
      ua-cam.com/video/YryXDu5W1rw/v-deo.htmlsi=Xu5PPUq9pYrzkOSt
      ua-cam.com/video/iFHbkvv_wSs/v-deo.htmlsi=oUrcb7zl7A5vtDK9
      m.facebook.com/story.php?story_fbid=4582300555221637&id=100003252128000&sfnsn=scwspwa
      ua-cam.com/video/8FoeHiiBzWE/v-deo.html
      Comments akhri laba nin Warsangali ah oo kulmay
      ua-cam.com/video/qDDz0wOUjj4/v-deo.htmlsi=sHtKn_sT9Br58U_I
      Somali badan maba aha dadka ay sheegtaan.

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 3 місяці тому

      ❤❤❤❤

    • @FerouzOsmnAli
      @FerouzOsmnAli 3 місяці тому +2

      Walalo ana jecelayow Somalie ❤form Djibouti 🇩🇯🇩🇯

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 3 місяці тому

      @@FerouzOsmnAli ❤❤❤❤❤❤

  • @xaawoaadan4747
    @xaawoaadan4747 3 місяці тому +26

    Wow😮waa la meyd garaaceyyy runtii🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 місяці тому +16

    Masha allah guul umada Soomaaliyeed ee midnimada jecel sikara dawladda puntland iyo shacabka from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 3 місяці тому +8

    ABAAGADHAYAAL SHIB DHAHA😂!!!!HADALBA GAM😂!!! REER PUNTLAND 💖💓❣️💓🫀🌹💕RAGEEDII💕💕❣️🎊💕💘GEEDIYADA💘💞💞❣️🎊🎊🌹HARTI🫀🌹♥️💞🧡🫀💐KUWII 🌹🌹🌺🌷JUUDAAN JEBIYEY🌺🌺25/8/2023🌺CIZI🌹🌹🌹iyo🌹❤️🥰💕💕♥️SHARAF♥️♥️KU♥️💖💖💙NOOLADA💙💗💜💞💓💛💚❣️😻🧡🧡💘💝💝👨‍❤️‍👨🎉🥳🎂🎁🎈🎊🎊🎊🎊🎊(RABBI) haydin xafido(ALLAHUMA AAMEEN)🤲

  • @xagaltube6872
    @xagaltube6872 3 місяці тому +10

    Ethiopia anagii ku dhalanay habeen maana kusexnin in aan la noolaano
    Nina wallkiibuuba ka jecelyahay

    • @AmaalMahamed-nc1xx
      @AmaalMahamed-nc1xx 3 місяці тому +1

      Haaye idor mxa dary from cagdher😂

    • @AbdizYusuf
      @AbdizYusuf 2 місяці тому

      Adiga dumar miya tahay see u dhaleysa ethopia 😂😂😂😂😂 XAGALTUBE@

    • @ahmedjama-r1g
      @ahmedjama-r1g Місяць тому

      @@AmaalMahamed-nc1xx iidoor waxay u xiiseen guska ogadenka kkk

  • @fatimafarah4162
    @fatimafarah4162 3 місяці тому +12

    Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤❤love ❤️

  • @soomaali2088
    @soomaali2088 3 місяці тому +17

    🎉🎉🎉❤❤❤ Jawaab waafi oo qof walaalnimada gefsan la siiyo. Viva Puntland

  • @iidahmedhasan2608
    @iidahmedhasan2608 3 місяці тому +14

    Viva puntland🇸🇴🇸🇱❤️🫡

  • @CfitaaxCfitaax-i5f
    @CfitaaxCfitaax-i5f 3 місяці тому +9

    Waala meyd garacay dadkani anaga reer muqdisho Qaldaamiin bilaash loguma bixin waxkaste oo saxan qalad bey ufahman waaaw viva reer puntland soomlai dhab ah
    Jabuuti sido klae waa soomali dhab ah viva somali inta aan ka aheyn soomali diidka xabashida baashaqay

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 3 місяці тому +16

    Wa mayd garcden amxarda dadkaygow❤🎉🌺

  • @FardowsoAhmed-o1t
    @FardowsoAhmed-o1t 3 місяці тому +6

    Illhaw somali mid kadhig somalia hanolaato❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🇸🇴💪💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪💪🇸🇴🇸🇴💪💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 місяці тому +7

    VIVA Puntland
    Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dekoosman22
    @dekoosman22 3 місяці тому +13

    XUKUMAD ma tihidiin Maamul goboleyd haidin deeqdo Viva soomaali weyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💙💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Hannah_fatima
      @Hannah_fatima 3 місяці тому +3

      Soomaaliya. Waa. 1. ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому +5

      Mamul gobalkayga baaan ku qanacsanhay walalay
      Balo ma qabno wn ladanahay
      Saaaa hadaaaan Somalia Rabin 2004 ma soo celinayn Somalia isuma keeenayn
      🇸🇴🇸🇱 anagaaa leh
      Dib u dag

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 3 місяці тому

      Puntland waxaad ku haysataa xukumad ka waran Kuwa caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960 raba inay u badalaan caasimada beelaha hawiye kadibna madaxtooyadii talyaaniga u badalaan madatooyad hawiye hubkii iyo lacagtii magaca umada somaliya la oran jiray lagu soo tuugsaday loo bixiyo unuka leh...kuwaas maxaad oran laheed....

    • @sihamxusen4809
      @sihamxusen4809 3 місяці тому +1

      ​@@AbddiUhusoomali oo dhan baa qalad ku wada socoto adeer ee yaan leysku fiir fiirsan hawiye hadey tagtana waa meesha eeyba somalinimada ka nooshahay

    • @XayaatAbdi324
      @XayaatAbdi324 3 місяці тому

      @@sihamxusen4809 dad qabuuraha faqda isku dad iyo dal manihin naga hara.

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 3 місяці тому +14

    Abdi Askar is da best. 2 million pls🎉

  • @abbdll
    @abbdll 3 місяці тому +2

    Calanka soomaaliya ma arko kkkkkkk shalayba dani itoobiya ayuu u cararaye maxaa lagu heystaa reerkaas

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому

      🇸🇴🇸🇱mj baa leh kaaan rabno baan la sooo bixi
      ETHOPIA waxa naga dhaxeeeya is kaaashi Iyo edebinta Somalia
      Eeee nagama dhaxayso dhul siiiin
      Han Iyo qab baan leenahay
      Hana mooodin hawiye Iyo isaaaq dhulkooooda gata

  • @ClaahiMaxamuud-w7h
    @ClaahiMaxamuud-w7h 3 місяці тому +5

    Abagadhayaal shib dhaha 😂war waxan karbash waa dhafah kitaabka 😂

    • @RoodoAbdi-o2l
      @RoodoAbdi-o2l 3 місяці тому

      Abagadhayal maxa laga wada

    • @y.a1903
      @y.a1903 2 місяці тому

      ​@@RoodoAbdi-o2l
      Oromada

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 3 місяці тому +6

    Illaalinta midnimada, qaranimada iyo sharafta dalka iyo dadka waa muqadas🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @ifraax-o4s
    @ifraax-o4s 3 місяці тому +10

    Ala rer Puntland waa isinka heyna from xamar😂😂🇸🇴🇸🇴❤️

  • @amiramaxamad5135
    @amiramaxamad5135 3 місяці тому +6

    Xamar guuuuuuuuuuu 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️♥️♥️♥️

  • @jamazaid6800
    @jamazaid6800 3 місяці тому +8

    Mahuran band waba naar naar 😅😅😅

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 3 місяці тому +6

    🎉🎉🎉🎉🎉 From Somaliweyn

  • @RamlaSheekhmaxamed
    @RamlaSheekhmaxamed Місяць тому +2

    buntland dhiiiiiiiiiiiga i love you ♥️ 🫀 😍 ❤️ 💗 💕 ♥️ 🫀 😍 ❤️ 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪💪🤴🤴🤴🤴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪💪🫡🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇱🇸🇱🇸🇱🤴🇸🇴🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪💪💪🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💪💪💪💪💪💪

  • @zumayaahmed4564
    @zumayaahmed4564 3 місяці тому +3

    Sowada ciya reer somaliland ayuunba kuleh sababay sababay😂😂😅😅😂😂😂

  • @ahmedjama-r1g
    @ahmedjama-r1g 2 місяці тому +2

    iidoor waa gun gundhashay oo fulayaala , hargaysana way kawada cararidoonan

  • @رحمه-ذ1ح
    @رحمه-ذ1ح 2 місяці тому +1

    Abdiaskari ❤ abtiyo 👑❤️‍🔥 keep going ❤❤❤❤❤

  • @adeshabdirahman7739
    @adeshabdirahman7739 3 місяці тому +5

    Waaw
    waxasaa hees ah karbaashe iga dheeh

  • @SaaraHaji
    @SaaraHaji 3 місяці тому +1

    War SoMaliland Maxey Lipaaxyo Lerta Iska Jiifa Soo Kacsatay
    U Adkeyso Gantalahaas😂 Beesha caalamkana Ha,idinka nastaan😂😂

  • @maxamedfayzal6269
    @maxamedfayzal6269 2 місяці тому +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴salan sare calankeygii caan ka ah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 місяці тому +5

    cabdi askari waaw libax

  • @fatiaden2130
    @fatiaden2130 3 місяці тому +1

    Ka qariya waxaas jamhuuriyada yeysa mulaaqshow ku ridine adinka gacantaa idinku dhacday xamar bay u socotaye yaa idin yiri usoo jawaaba qiiq baaba kakiciseenew😂

  • @KaltuunKhadar-fw6en
    @KaltuunKhadar-fw6en 3 місяці тому +4

    Wall Hambalyo Hambalyo Horou soco 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 місяці тому +1

    Waqoyi Galbeyd waa laga xoreya Taliska Dhiigyacabka ah,Abagadhayaal Malaha Somaliya Somali ayaa wada leh
    Zeylac iib ma'aha

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому +1

    Waar niyahaw isaaqu waa bilaayo Soomaali oodhan way ka oohiyeen oo ka cabaadiyeen marba Film bay u shidaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waxaaba waxa isku fuuqsaday Itobiya ayaan kaa jeclahay khasab maaha jacaylku kkkkkkkkkkkkk

  • @KhadarSiyaad-qt1eu
    @KhadarSiyaad-qt1eu 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍from gari kombe d5

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 місяці тому +5

    Halkeedi ayey dhigeen

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 3 місяці тому +1

    War wlhi kuwii amxarada iyo oromo da leef leefayey waxba Ku dhacay

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj 2 місяці тому +1

    Weey meeyd garaaceen runtii, Tani garbaash weey dhaaftey

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 3 місяці тому +3

    ninkii abiy aha baa Somali isku diraya😂😂😂😂😂

  • @mahadmohammed1645
    @mahadmohammed1645 2 місяці тому +1

    Xukuumada puntlad soo wadan qarsoon maxay dhamaan,

  • @HalmahAt
    @HalmahAt 3 місяці тому +11

    Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 місяці тому +1

    Aba gadhayaal shib dhaha 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 3 місяці тому +1

    Yaaqeey Cidaas Suugaan iyo murti kuma gaari kartaane ina iska aamustan ba La qaatay😂

  • @qarnistarmedia
    @qarnistarmedia 3 місяці тому +5

    Abdiaskari kep going pro

  • @saidabdulahi2904
    @saidabdulahi2904 3 місяці тому +1

    Meed jiidasha ka dhcday meesha

  • @MaslahBarkhadle
    @MaslahBarkhadle 3 місяці тому +5

    Waxaan hees ma ahan, xamar Ka shidan

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому +4

      Xigmad iyo naxwe af somaliga baaa lays dheeeryahay
      Banaaadir idima baaahna
      Iyo buuuryo ma heees baaa utaqaniiin
      😂😂😂😂af somaliga iyo nuxurka barta

    • @Anbaro.
      @Anbaro. 3 місяці тому

      Maxay idin tartaa inaad wax walba sii kala jabisaan isku xishooda

    • @Anbaro.
      @Anbaro. 3 місяці тому

      Maxad wax walba u sii kala jabisaan xagee u socotaan

    • @ahlanahmed8860
      @ahlanahmed8860 3 місяці тому +3

      Warkan iska ilaasha iskudir buu wadaa waa somaali diid xamar iyo puntulaan waa dad wada dhashay waan ku fahansanahay

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 місяці тому +2

    PUNTLAND XUMAANI KA DHEER❤.ALAYLEYLEHE JAWAAB WACAN OO WELIBA XISHOOD IYO IS XAKAMAYN KUJIRTO BAY SIYEE´ SOMALILAND❤

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 3 місяці тому +5

    Iidoor iyo kufriga wacad allaa u yaal sayid maxamad cabdile xasan baa hore u sheegay gaalada ayay u xadreeyaan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Somalimix-p3r
    @Somalimix-p3r 3 місяці тому +4

    ❤Viva Somalia ❤❤❤❤❤

  • @FAAD21
    @FAAD21 20 днів тому +1

    Absolutely 💯

  • @engr-kingabdirahmanahmed
    @engr-kingabdirahmanahmed 3 місяці тому +3

    Adkaatay Jamhuriyada haday gacan gashay

  • @Mariam-k3p
    @Mariam-k3p 2 місяці тому +1

    Masha Allah 🇩🇯🇸🇴🇸🇱 1:42

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 місяці тому +1

    Lafta nagaana ugu dara😂😂😂😂

  • @SuadaDahir-l7u
    @SuadaDahir-l7u 2 місяці тому +1

    Abagadhayaal Shib dheha haha war from Djibouti love much Somalia Duqsiga Hanaaqay baa haha

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h Місяць тому

      Guuleyso Jabouti dhulki reer Awowe Ciise Landhere

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 місяці тому +2

    Guul somalia insha alh best song oo jawaab kufilan ah 🇸🇴🔥🙌

  • @yaxyewiilqaran6100
    @yaxyewiilqaran6100 3 місяці тому +3

    Ciyal xmr ismujiya🙏🏿🙏🏿🙏🏿💯💯🇸🇴❤️

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 2 місяці тому +1

    💝🙏💝🙏💝🙏💝🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🤲🤲🤲🤲

  • @warish9081
    @warish9081 3 місяці тому +4

    Mashaa allaah

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @xaawoaadan4747
    @xaawoaadan4747 Місяць тому +1

    Viva puntland

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 2 місяці тому +1

    Afkiinna xirtoo shibdhaha Abbagadhayaal shib dhaha waaaaw

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed2963 3 місяці тому

    KKKKK BADHYO CULUSEEY DER WAA MAXAY OOHINTU 😂😂 VIVA SOMALILAND ✌🏽✌🏽

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh Місяць тому

    SOMALIWEYN!!!!!!!! WAA BEENTII FASHILANTAY EE AY BEELA GAAR AHI KU QADHAABAN JIREEN TANIYO LIXDANKII kkkkk!!!!!
    FILIMKII SOMALIWEYN WAA LA DAAWADAY OO WAA BEEN IYO KHAYAANO IYO XASUUQ IYO AFWEYNE IYO TALADII DHABAYACO EE URTAY!!!!!!£

  • @MalyuunMaanka-g4t
    @MalyuunMaanka-g4t 3 місяці тому +3

    Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤

    • @DeeqoSaleman
      @DeeqoSaleman 2 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @foos81
    @foos81 3 місяці тому +2

    Viva putland my heart❤💪🤲

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 3 місяці тому +2

    🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 allow nbwrto usodeji dhmn walalaha 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 yed❤❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 3 місяці тому +2

    Maansha Alaah tabaarkalaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👑🎇👑🎇🎇🎇🎇

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 3 місяці тому +1

    MJ waxaa tihiin dad xadaarad iyo ilbaxnimo leh ahna boqortooyadii somali lahayd,anagana ka isaaq ahaan waad ogtihiin inaanu nahay dad horeeya oo somaliyana baal dahaba kaga jira sidaa darteed hanoo qabanina hees ku sheegii xabashigu sameeyay iyo muuse juudan,,,from burco

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 3 місяці тому

      Ma qadhabashadii ayaad bilowdeen 😂 kalsonida hayska qadine ku faan waxad thy

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 3 місяці тому

      @@kaaha1233 hadii aanan adigu waxa tahay kuu qirin aniguna waxaan ahay ogaan maayo,MJ waxay yihiin baan sheegay sidaa darteed qabiilkaygu ku nusqaami maayo hadaan walaalkay libta uqiro no cuqdad quruxey

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 3 місяці тому

      @@mustafeadan6924 qadhaabashadu commentiga dhexdiisa waa ka free wlloh hadad doonto American ayaan ahy dheh aniguba rer somalilnd waan ku tageersaney heesta from muqdisho🤣

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 3 місяці тому

      @@kaaha1233 anyway good luck sister

  • @XaliimoSanqoole
    @XaliimoSanqoole 3 місяці тому +2

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 2 місяці тому +1

    🙏♥️🙏♥️🙏🇸🇱🇸🇱🇸🇱💝💝💝💝

  • @dy2334
    @dy2334 3 місяці тому +2

    Somaliland way ka cabaadisay cid walba Viva Somaliland

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 2 місяці тому +1

    Abaadadhayal shib dhaha aad iyo aad jawab sax ah 👍👍✌️

  • @FaadumoMohamed-e5e
    @FaadumoMohamed-e5e 3 місяці тому +4

    Wow hes waa dhaaftay ❤❤❤❤

  • @KodirAbdy-qx4sn
    @KodirAbdy-qx4sn 3 місяці тому +3

    Somalia 🇸🇴 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 3 місяці тому

    Kkkkk.ilmo.alln kaba.qaad.nimada.itoobiya.iskuma.dhaantaan. haisku.caynina

  • @knucklescousin3259
    @knucklescousin3259 3 місяці тому +1

    Ayagu waaba cadestene idinkuba wad jeceshihine. ee naga qaleya

  • @SahraAli-qf5te
    @SahraAli-qf5te Місяць тому +1

    👋👋👋👋👋👋👋😀😀👏👏👏💋

  • @abwaanjidhoon7897
    @abwaanjidhoon7897 2 місяці тому

    Soomaaliland 1 hees
    Soomalia 100 heesood
    Hhhhhhhhhh

  • @harunabas4192
    @harunabas4192 3 місяці тому +3

    Somalia ❤guul insha Allah

  • @KhadarGanayy
    @KhadarGanayy 3 місяці тому

    Axmaaro axmaaro😂war soomaaliyeey intuudad ku hormarayo inagaa isku mashquulsan😂

  • @YuusufmuxudiinFeefle
    @YuusufmuxudiinFeefle 3 місяці тому +3

    Viva somaliya

  • @Khad-j1r
    @Khad-j1r 3 місяці тому +1

    Dad waxan ugu jecalahay cabdi askar maxa yelay wa nin ay ku wenytahay Somali 🇸🇴 nimada hadana codkar ah iskuna haya dhilinyarada fananinta ah ❤❤❤cabdi askar I love you 🥰 ❤🇸🇴😍🇸🇴

  • @engcasiishadalsameugukleyd5592
    @engcasiishadalsameugukleyd5592 2 місяці тому

    Hhhh Idinku Is xaal Mariya Wali Inaydan Soo jawabey Hidana Uma lihidiin suugan

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 3 місяці тому +1

    Waa waqtigii Abdi askari tube . Aan ku sugaayay silsiladaan bilawatay 😂😂

  • @midnimomedia198
    @midnimomedia198 2 місяці тому

    Looma bahna Ina heeso layskug7 jawaabo somali wa dad walaalo ah yaan lakal dilin shacabka walaalaha please thanks

  • @Nina-h12
    @Nina-h12 3 місяці тому

    Kuwank manay ahayn kuwii caleemo saarki Dani loo diiday inay ka heesan oo kuwa Somaliland laga soo casuumay 😂😂😂😂😂😂

  • @tusechanell3669
    @tusechanell3669 3 місяці тому

    Garoowe iyo kuwaa xantama waxa iga xiga amxaar xurmiyo sharaf igula nool sadarkaasi heatku gadhsiyeey somalidii kale wali wax uu dhigma waya radiinayan xata haday 50 heesoda ka tayo hooseya soo sareen wali ma qanacsana isaaq ba ii qabtay heatkuna ima gadhin been dheh

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 2 місяці тому

    daarood marba taariikh been ah ha samaystaan markasta anagaad na copy garaysan wasakhyahay badho culuusta ah ha ilaaweeyn dadka 2024 adoonsii ku jiraa meelkastaba waa daarood etyipia adaay walaladaa raartaan 2024 in aad hadashaanba mahaa ceebta somalia waa daarood wada dhiloyiin wada khaniisiin waxaas tihiin islaan xunoo marba somaliland ka masayrtaa gaalna wax idinka gaalo badaan idinka khaniisiin badaan idinka dhilo badaan ma jiraan ilma david bowie reerka wuu seediga u yahay reerka ninkooda masajiidka ka eedamayey futada dhiibtay family oil puqland meesha laba nin oo is wasaya iska soo duubeen magaalo khaniisiin oo ragu is wasaan

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 3 місяці тому

    Hees caadiya soo qada waxani hees mahee mid dhiiga nagu kicisa😂

  • @fatimafarah4162
    @fatimafarah4162 3 місяці тому +2

    Manshallah Guul iyo gobonimo punltand

  • @abdallayasin9076
    @abdallayasin9076 3 місяці тому

    Si soomaalinimo ah in ay ujawaabaan baa fiicneed ee iyaguna puntland in ay isku koobaan may aheen Any way Waa Erayo aad u cul culus runtii

    • @halimaomar6179
      @halimaomar6179 3 місяці тому +2

      Kuwa xamar kaso jawabayey miyey garowe so gadal qaaden ilaa hesta garoweba wa lagu so cayey nin wlaba meshisu difaacanayaa nio

  • @qalliguhaad4300
    @qalliguhaad4300 3 місяці тому +1

    Jah xaadaa ikacday karbaasha balaayada cudada udhimanaya awal xamar bey aheed hadane butland bey afka lasoo galeen

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 3 місяці тому

    nin iyo naagba badhii wayn bay walwalayaaal iska aamuusa adaa walaladaa cag dheer ama ogadeen xaaas u yihiin ethipia badhida wayn naga leexiya hanagu soo kala qabanina waxaasna hees mahaa waa sheeko music la saray soedinkii nagu hinaasay ee danii calool wayne u ordaay xagaas waxiinu waa aan anagu meelkasta wax u doonanee xataa haday tahay dawarsii ee aamuusaa mida kale m j in aay hadlaanba mahaa waayo waxaa seedigiin ah ama idin dhalayba david bowwie cidna gaal kuma sheegii kartaan idinka dumarkiinu gaalnimo halkay ka gaadheen quraanka jidhka ku qoray kaniisada ethipia shaqaale ka ah ceeeeb hadii la sheeko daarood baa kacaya oo ceeeeb baad ka samaysantihiin magaca somaliya idinka wasakheyey haba hadlina

  • @MihimXusen
    @MihimXusen 20 днів тому

    Hooyadaa iyo xabashidaba nacalaa ku yaal adoonyoow oromadu gumayzataa ma adaa Cid xabashi ku caayaya adaaba adoon u ahe nacalaa cuqdada iyo isaaq nacaybkagaba ku yaal xaaryoow xaarku dhalay adeer qadiyadaada cadayso oo sida ragga isaaq ugu soo badheedh adoonyoow oromada kabo qaadka u ahi

  • @AxmedMuxumedMagan
    @AxmedMuxumedMagan 3 місяці тому

    Bacbacbacbac.badhya culus mar haddii hal hees oo kaliya xaar idin kaga sii daysay intaa ku daaya ayaanu is lahayne hal xabo oo Abu qunbula ah oo badhyaha idiin qabata si aydaan u shuban idiinku dhicin ayaanu daaha gaas idiin waydiin ee cabaadka yareeya