DEGDEG FIRDHIYE JABUUTI LAGU SHIRQOOLAY,LAGU AMRAY IN MAXAABIISTA IIDOOR LAASCANOOD LAGA SIIDAAYO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лип 2024
  • DEGDEG FIRDHIYE JABUUTI LAGU SHIRQOOLAY,LAGU AMRAY IN MAXAABIISTA IIDOOR LAASCANOOD LAGA SIIDAAYO

КОМЕНТАРІ • 138

  • @xamralive
    @xamralive 8 днів тому +13

    Ismaaciil Cumar Geele lama Aamini karo Runtii

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 8 днів тому +7

    ASC Masha Allah Allhamdulilah Guul reer Darawiish 5 Darood Harti SSC KHATUMO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 8 днів тому +9

    Absolutely waa murugo,ciil,tiiranyo, niyadjab weeye in firdhiye awislasawiroh, malcuuminkii shacabkeena xasuuqay, waa wax aanaan sugeyn Absolutely 😢😢😢😢😢😢😢

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 8 днів тому +15

    Firdhiye maanta ayuu dhintay haduu Ismaciil u tagay ka quusta uxuu noqodoonaa Gurguurte labaad.

    • @faadumo12331
      @faadumo12331 8 днів тому

      Waxawaxbakamajiraan

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm 8 днів тому

      ​@@faadumo12331kaalay indhaha na tir maxaa dabagaliyey GEELE munaafuq WAA in la badelaa talo ma hayo cadawgii IIDOOR hubka siinayey iyo ciidamada maxaa u geeyey sow gardaro na ah iyo doqonimo

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 8 днів тому

      Hadii nafdiisa uu badbaado ayuu badiyey
      Wixii shar ah Allaha ka qabto

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 8 днів тому +9

    Welkom 🤗 Darwiish

  • @aaa1211
    @aaa1211 8 днів тому +6

    Darwiish horgaladii baa
    Meeshaas degan
    Jabuuti urursamale belayada shababka cadowga daarood
    Cumar Geelle walee
    Aduunka wax arg😢

  • @a.j2428
    @a.j2428 8 днів тому +7

    KABTAN CADUUNOOW WAXAAN KUU OGAHAY HADUU FIRDHIYE LASOO NOQDO SHEEKO AH MAXAABIISTA SII DAA IYO WIXII LAMIDA. CIDIBA KAMA YEELAYSO
    WAX UU KELIGII SIIDAYN KARANA MABA JIRTO MASIIRKA UMADANA CIDNA UMA UU YEERIN KARO. WIXII UU LASOO NOQDO HALA ARKO

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 8 днів тому +9

    Subxanaallah

  • @Aqlileey
    @Aqlileey 8 днів тому +4

    Maxaa geeyey jabuuti

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 8 днів тому +1

    wadanka Soomaaliya iyo dhamaan magaca Soomaali D5 La,aanteed ma jirayo
    Guuleeysta
    Soomaaliya Allaha guuleeyo

  • @mjabdi1904
    @mjabdi1904 8 днів тому +3

    Waa Run inaadeer talada waa u simanahay absolutely.Harti Wayne waa isku mid,I'm not going trust my enemy any more,xitaa nabad ma rabo,shurunshuur samaale dagaalkooda baanba Rabaa.waatay isimadoodu nagu wacad fureen.muusana la safteen.anaa Darwiish niicda ma ogoli.
    Nooloow Islaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @Roteyaani
    @Roteyaani 8 днів тому +6

    firdhiye waa u egyahay qof low IQ ah 😢😢😢😢😢😢😢😢 maanta waa ii murugo aniga iyo intii damiir wanaagsan leh 😢

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 8 днів тому +6

    Wuu khaldamay firdhye 😂😂😂😂😂

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 7 днів тому

    Waaba dilaynaa haduu soo noqdo firdhiye anaga naga dhimay neefka neefku dhalay way waasugi la anahayba

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 8 днів тому +4

    MD firidhiye inuu u tago keligii taliyaha jabuuti waa qalada😉

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 8 днів тому +1

    Muxuu ka dooney 😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 8 днів тому +1

    Xasbunalaahu wanicmal wakiil Firdhiye Muxuu ka doonay Dictotor Ina Geele
    Allaha ka badbaadiyo

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 8 днів тому

    Hasbunallaah wa nicma wakiil subxaanallaah ❓❓

  • @11naa44
    @11naa44 8 днів тому +4

    Wale yaab khasab miya in la aado telfono iyo wasiiro ma jiraan miya

  • @seed3966
    @seed3966 8 днів тому +2

    Asc 🦻🦻🦻🦻🦻 subxaanallaah war muxuuu u aaday makrigiiisa allaah haka nabad geliyo firdhiye waa kufududaaday inuu djibouti waayo SSC cidna uma baahna cidii aan ubaahneyn waan ka xumahay safarkaas 🦻🦻🦻🦻

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 8 днів тому +3

    Harti idinka hesto maxbista firdhiye ma haayo hadad fahmi weysan ka tura meesha

  • @adamjamaahmed37
    @adamjamaahmed37 8 днів тому

    Firdhiye maxabista ayuu iib geyay

  • @rizzoali8912
    @rizzoali8912 8 днів тому

    Sallan wiiloow

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 8 днів тому

    Weligaa qof buuran oo caqli badan habaryar weligaa ma aragtay ceeb Allaha asturo

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 8 днів тому

    Awalba soo harti ma ahayn, nin harti ah hadii gaajo qabato hooyadii waa gadgadayaa. Qabiil iyo tolna uma naxaan. Ma adaaba wacal arkey hadaadan harti arag.

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 8 днів тому +1

    Allow ka Badbaadi Odaygi Geele muxu ka doonay ................🤫🤫🤫......Odaygaas waa kan Soomaali Qaribay .....Maxase ka Galay Maxaabiis..............❗❗❗Haddu soo laabto lugta halaga Xiro Firdhiye ..............

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 8 днів тому +1

    Waa shirqool. Ogaada HSM , Musa iyo Geeley ma dagaal saano waa xeshiis dagaalka beenta waaxa show Lo digaaya shaacabka. Firdiyo maaxa kuwaaley Ma ilowdey xabadhaaha Jabuti la idinku isticmalayey.😢. Koleey so deey maxabusta aya ladihi doona.

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 8 днів тому +1

    WAR BALSE WAXAANU MAQALNAY IN MUSE BIXI LAGU CASUMEY JABUUTI. TAAS HALALA SOCDO😊

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 8 днів тому

    firdhiye maxa kasiya

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 8 днів тому +1

    WAR DADBAA U DHINTAY IN AY MAXAABISTAA LAQ1BTAY. CID LA SIIDEYNAYO MA JIETO. WAXYAABO KALE WAA LAGA HADLI KARAA

  • @cabdoaadan4524
    @cabdoaadan4524 7 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 8 днів тому

    Xassan dhiiqo iyo ismail weyka adkaden firdhiye! guul ayeyka garen ,manta wa amar qaate! Wuxu hoos joga kuwi shacabkisa xasuqay, waxu noqday yes man!#

  • @daryeelran8007
    @daryeelran8007 8 днів тому

    Runtii tegidda xiligane jabuuti waa kufid siyaasadeed OO kutimi firdhiye

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 8 днів тому

    Run badan nidaa

  • @mohameda7585
    @mohameda7585 8 днів тому

    Dhismaha awdal bey kawada hadla yaan, si khaldan baad u fahantay

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 7 днів тому

    Siyaasad fadhida oo laga fiirsaday kumuu ragin

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 8 днів тому

    Caduum inadeer deji

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 7 днів тому

    Kakinas.balaalo

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 8 днів тому +1

    Soomaaliya oo dhan ayaa xawilan hadii taasi jirto

  • @amiraomar6020
    @amiraomar6020 8 днів тому

    War dhulbahnte waji ma lah uuf

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 7 днів тому

    Yes that’s right

  • @muhamedhassan2059
    @muhamedhassan2059 8 днів тому

    Hogaamiha khaatumo halaga bedelo firdhiye oo ururiye kubedela kii soomaali ururin lahaa alla hakadhigee.

  • @user-pi4ci7jr3r
    @user-pi4ci7jr3r 8 днів тому

    Runtii hartiyow dhulbahante faaiido maleh weji maleh faraha halaga qaado hartiyow maistaahishan dhiiga wiilasheena iney meel cidla ah lagu qasaarin hantidiina iyo naftiina haku qasaarinina dhulbahante waad aragtaan durbaba waxa dhacaaya

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 8 днів тому

    Awalba.dhulbahante irirsamale ayey ahayen maxabista.ha isku dayan

  • @user-hl5yg7sj8b
    @user-hl5yg7sj8b 8 днів тому

    Firdhiye kaligi kuma aha balse Mabaadiida SSCKHAATUMO ayaa Noocaas ah😢

  • @saidaware5560
    @saidaware5560 7 днів тому

    Maxaabiista waa lakala qabsadaa lkn waxbaa lagu badasha lacag ama heshiis ama wax kale lakiin nothing is free

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 8 днів тому

    Anigi wan kasoo hor jedaa in uu jabuti aado waayo ismacol wakii duqanayey lascanod ee dafkena layey

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 8 днів тому

    UMA MALEEYO DEE IN UU YEELAYO IN LASIIDAAYO MAXAABIIS WAAYO SHACABKA IYO ISIMO IYAA HAWSHAAS KU SHAQA LEH.

  • @AhmedMohamed-uf9bx
    @AhmedMohamed-uf9bx 8 днів тому +2

    Haduu tago jabuti dantiisuu kadhax arkay goormee siyaasada baraneeysaan soomaalaay somaliland wixii dhibayo firdhiye guul ayeey utahay

    • @mq3905
      @mq3905 7 днів тому

      Somaliland waa ninkii hubka iyo hantida lagugu xasuuqay u soo dhiibay neefoow, kumase xumid dhulbahante maalinba waa meeshii koob biyo ah looga shubo!!!

    • @AhmedMohamed-uf9bx
      @AhmedMohamed-uf9bx 7 днів тому +1

      @@mq3905 waxaas waa kutiri kuteen meel jabuti eey muse bixi hub iyo hanti ku wareejisey meeynaan arag jahii eysa jirto cuqdadii reerkan isaq ee baribaa nalalaayey niyaa uga daydaa sxb anigu maanta iyo bari ayaan aqaanaa shalay yeelkadeed

  • @haliimamahmuud4510
    @haliimamahmuud4510 8 днів тому

    Ee uu ku karbaashey soomaslilanf

  • @user-qv4qb6vk1k
    @user-qv4qb6vk1k 8 днів тому

    Xasan. Sheekh. Waa. QoLof. Waxaa. U. TaLiya. IsmaciiL. Cumar. GeeLe. Iyo. Qadaro. Xeyad. Farò. Ayey. Ka. Hayaan. Dadka. SomaaLiyeed. Ee. Mafalda. Ah. Yes. AAdin. JabuuTi. JabuuTi. Waa. Cadawga. SomaaLiya. Qofkii. Tago. Sharaabka. Ayaa. Waxa. Loogu. Darayaa. Markuu. Suíço. Waa. LaQaawinayaa. Saleiro. Ayaa. Laga. Aadayaa. Wacan. Lagu. Orinata. Wacan. Dono. Samee. Xasan. Sheekh. Farò. Ayey. Ka. Hayaan. Fardhiyena. Saas. Ayey. Rabaan

  • @jamawaliid2459
    @jamawaliid2459 8 днів тому

    Dacayda dhabayaco yaan la dhageesan

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 8 днів тому

    Meel walba oo danta khaatumo nala gasho waanu ka daba galayna oo aan ka ahayn burco iyo hargeysa guul.ssc khaatumo

  • @user-kg9dp1ix4t
    @user-kg9dp1ix4t 7 днів тому

    Ismail Omar guelleh oo raba in somalida aaye noqotob somali mid ah

  • @sadiajimale1022
    @sadiajimale1022 8 днів тому

    Waa cajiib ninkii ka qeyb qaatay dhibkii ka dhacay laascaanood, in uu Firdhiye aqbalo qayaanada ina Geele waa arin aan la qaadan karin.

  • @WANAAGAAYAADADKADEEQA
    @WANAAGAAYAADADKADEEQA 8 днів тому

    FIRDHIYE DARAJO UUSAN QAADI KARAYNIN BAA DUSHA LAGA SAARAY WAA ISMAHDIYEY . FIRDHIYE LAGUMA SHIRQOOLIN JABUUTI EE ASIGAA DOONTAY OO ILAAWAY FAAJIRKA GEELLE NACEEBKA UU HAYO DADKA DAAROODKA AH

  • @adamjamaahmed37
    @adamjamaahmed37 8 днів тому

    Dhulbahante waa caada qate waxa kaliya oo kawada hadlayan waa maxabista

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 8 днів тому

    Sawiradan sax maha kawaran 😂😂😂😂

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 8 днів тому +7

    Mashaallah Fidhiye Guul Guul

  • @Adam12242
    @Adam12242 8 днів тому

    Taas baa waxay ku tusinaysa Muse bixi baa jabuti kudulaya waxba inay ka jurin waa tabtii xasan sheikh somalida uu ugu jilayay filimaanta

  • @user-hq2in3km6d
    @user-hq2in3km6d 8 днів тому

    Ismail wuu hadli kara lkn ma amri karo in mxabiis lasiidayo manalagayelayo

  • @user-xc5vn1do9z
    @user-xc5vn1do9z 8 днів тому +1

    Farmaajo 100% baykagonayd inuu wax Puntland Layiraahdo Somaaliya Katirtiro. Wuxuu-ahaa Cadowgii ugu Halista Badnaa ee Puntland abid yeelato.
    Shaqsigii Wax intaas kaduwan aminsani ama waa beenlow daalim-ah ama waa Midaan waxba kala-ogeyn.
    Bisiq Sarmaan

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 8 днів тому

    Maxaa ku geeyey jabuuti????????

  • @abdallahassan9290
    @abdallahassan9290 8 днів тому

    aad Iyo aad hhhhhh

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 8 днів тому

    Maxa jabuti iyo xamer ka jira yaab badana

  • @daryeelran8007
    @daryeelran8007 8 днів тому

    Firdhiye wuu simbiriirixsadey waxaanan kashaqeeyey timacade iyo horgalaa xamar jooga ilduuf siyaasadeed baa dhacay balse jamaahiirtaan kukalsoonahay

  • @Roteyaani
    @Roteyaani 8 днів тому +1

    oo firdhiye miyuu iska yeelay ??? markuu jabuuti orod aad la iska dhahayo???

  • @jamawaliid2459
    @jamawaliid2459 8 днів тому

    Puntland marka deni itopia tegay ceeb maha miya firdhiye oo jabuuti tegay baa ceeb ah waa af dhabayac waxaagu

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 8 днів тому

    Siyaasiga qarniga
    Siyaasiga harti il iyo cawraba
    La oow wariye keliya maaha
    Saaka waxa uuku tegey waa
    Sidii kuwii hore ubax samjireen
    Hadana wuu baxsaday
    Sac weeye waasax waxa uu
    Kadoonay lama yaqaan
    Wax uu uga baahnaa
    Maba jirin mana jorto

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 8 днів тому

    SSC maxay uga baahantahay Jabuuti.Nothing.

  • @user-lq9vu3jn2y
    @user-lq9vu3jn2y 8 днів тому

    War waxaan madaxa weyn I aqli meesha kuma hayoh dhulbahante waxaa taladoodi qaatay timocade iyo bidhaan

  • @Roteyaani
    @Roteyaani 8 днів тому

    firdhiye doqon waana ebber ebber 😢😢😡😡😡😡 kubad baa lagu cayaaray firdhiye jabuuti iyo muqdishaa u heshiiyoo isku laad laaday mana laha caqli uu ku fahmo waxa socda waa dhegweyn😢😢😢😢😢😡😡😡

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe2991 8 днів тому

    afbali wax ka been badan yaa arkay duligan

  • @abobasement346
    @abobasement346 8 днів тому

    Adigu mah safaradah miyad jogtay plz jojih dacayadah fardhiyeh waxa ku muqatah in aad kah xuntahay dhaq dhaqaqah ssc war ssc yutubar Arimahedah wax lagah weydin mayoh

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 8 днів тому

    Walaahi Aniguna Waan Ogaa Dagaal Beenrudka Somaliland Iyo Jabuuti Oo Looga danleeyahay In Dhulbahante Laga Qaado Maxabiisti Dagaalka Dhulbahante LASo Gacangaliyo 😮

  • @CarfiAbdi
    @CarfiAbdi 8 днів тому

    Waxaba soo dayn mayno maxabiis ilaa la xukumo danbiilayaasha waxan u malaynayaa inay geele iyo biixi isla ogyijiin oo ya ismagay is magayeen prank ahayd ilahay sharkooda haka qabto urur sumbo

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 8 днів тому

    Waar firdhiye maxaa ka khaldan. Waa in khaatumo state samaystaan guddi siyaasadeed oo dejiya siyaasad Khaatumo. Viva Khaatumo Republic

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 7 днів тому

    Firdhiye dib buu isugu xaaray akh akh kaasi wuu naga bakhtiyey mar haduuba utegay ismaaciil calool oo anaga sida yuhuuda nooga xaaransan tahay nooga xaaraansan

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 8 днів тому

    Ismail Omar Gelle shaqo Kuma laha inuu Ogaado Qaabka SSC Khaatumo Map ka dagaalka inuu Ogaado Dagaalada la isaga Difaacayo Cadowga SNM ta

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 8 днів тому

    Jabuuti waa meeshii IIDOOR hubka iyo ciidamada looga soo diri jiray waa jabuuti maxaa u geeyey firdhiyo waa in mw nimada lagala noqdaa mar uu xasan dhiiqo daba ordo iyo mar uu jabuuti u ordo ka xaaxaabi jabuuti ismaaciil geele waa cadaw

  • @user-pp7hs7zz9s
    @user-pp7hs7zz9s 8 днів тому

    Snm iyo jabuuti waa saaxiibo siyaasad ayaa loo ciyaarayaa ssc khaatuummo MW firdhiye ma illaway xasuqiii dadkiisa ismaaciil horror u gaystay

  • @user-yn1kt6uh9v
    @user-yn1kt6uh9v 8 днів тому

    Soomali waxan uga digayaa in ay aad iyo aad uga fogaadan isamaaciil horror(firadhiye ma iloobay hubakii lagu garaacay SSC khaatumo in Laga keenay jabuuti, mida kale xassan munaafaq iyo isamaaciil horar wuxuu ka shaqeyanayaan burburinata beesha daarood.
    War ka digayoonaada dhagarata geele iyo xassan

  • @Mideye157
    @Mideye157 8 днів тому

    Cid Firdhiye khasbi karta ma jirto. Dhiiya cabka yaasha reer SSC bay u xidhanyihin not firdhiya.

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 8 днів тому

    Odaygaas Geelle Siyaasiyointa Soomaalida Role-model buu uyahay. Waa ninka ay kudaydaan. Kii aan iska soo ag yuubin waa kii ba’ay. Firdhiye dadkii doortay iyo goboladiiba meeraysi iyo marba diyaarad meel uraac ayuu uga baxay. Lama lama ayaa loo soo hoobanayaa Xasan gurguurte kooxdiisa ayuu kuhiiray malaha?

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 8 днів тому

    Isagaa doontay ee muxuu ka doonay reerwhaaan cuqdadaysan ee leh waxaan nahay samaale shit waana la siin sun soo fiiriya reer SSC Caqli yeesha walaalayaaal odaygaan firsdhihe waa lacag raadis

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 8 днів тому

    Arintaan maxaabiis way ka weentaha maxabiista ma isagaa dhalay

  • @abdirahman6614
    @abdirahman6614 7 днів тому

    Abdi qadir firdhiye wuuba ogyahay inuu kalidii taliye ismaaciil cumar geele iyo khadka maxamuud xayd cadow ku ahaayen hub badana siiyey SNM muuse Oromo muuse biixi Marka wlhi may ahayn inuu firdhiye tago D jibputi waayo kalidii taliye ismaaciil cumar geele waa cadowga umada somaliyed waa cadow aanan raali ka ahayn in ay umada somaliyed gacmaha iswada qabsadaan inay somaliya nabad ka dhalato somaliya nabad ka dhalato marnaba ma ogala mana ogalayn Marka firdhiye ilaahay si nabad qab oo caafimad qab haka Soo nabad D jibouuti celiyo. Ilaahayna haku Soo nabad celiyo dalkiisii SSC khaatuma off state wlhi firdhiye aad iyo aad ayuu ugu degdegay inuu Nin cadow ku aha SSC iyo somaliya oo dhan aanan marnaba raali ka ahayn inuu tago oo uu utago may ahayn wlhi firdhiye inuu utago nin cadow ku aha SSC iyo dalkena somaliyed oo dhan inuu utago ismaaciil cumar geele may ahayn wlhi ilaahayna haka Soo nabad celiyo D jibouuti firdhiye isagon wax dhib ah la gaadhsiinin aamiin yarabii. Waayo kalidii taliye ismaaciil cumar geele ma ahan nin la aamini karo waayo waa cadow dilaa ah

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 8 днів тому

    Xasan waa ninka malin walba guuleeystaa. dhal xoreye geesi geesi dhalay. mar sedexaad ha noo soo laabto aan leenahay. Doqonimada darood ee marwalba madaxda ku fashilma maba ku arki karno kursi banadir mar dambe. waa ka daalnay nacasnimada

  • @ZElmi-sv5wh
    @ZElmi-sv5wh 7 днів тому

    Ha siideenina haysta munafiqiintaan oo idin soo weerarey. Hadii aay noqoto xitaa Aakhiro u dira ileen dadka Las Anod ayeey laayeen

  • @sagalabdal9387
    @sagalabdal9387 8 днів тому

    Xaq nooguma laha inuu firdhiye cadowga SSCKHAATUMO casuumado ka aqbalo maxaabiista masiixi dayn karo isaga uun baa sharaf daro ku noqonaysaa haduu u dhaqmo sidii horgaladii hore u burburiyey masiirka dalkan

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 8 днів тому

    Ma idin la tahay ninkaasi in uu ka dhuumanayo dadkii yiri na xukun. Musiibo idinku dhacdey dadkooda iyo dhulkooda kuma kalsoona.

  • @haliimamahmuud4510
    @haliimamahmuud4510 8 днів тому

    Waxaan kaarabaa in aad markale kuu celiso gabaygii wiilkii shabeel addeerka u ahaa

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 8 днів тому

    Bal arintan hadii talo lagula dhegayo iyo hadii tala lagu raacayo firdhiye shacabka ssc baa wax u dhiibtay bal gaynagu so labato cidna ma khasbi karo wuxi laga dhamaysta meela ka shaqayn maayan hadan dadkisu dawlada isimada shacabka waxaso dhami manta waxna way fahansan yihin furdhiye hada marku kaso kabto jabuti waa in u kuso labta dalka o lala arka hawlaha u kaso kordhiyey intu maqna iyo jabuti o an qorshaba noogu jirin
    Aynu sugno hadaynu harti o an waxba kala lahayn talo iyo tussle wixi ino so baxa bal an egno fidhiye wax badan waa qabtay o wuu dadalayey kakin gawshan jabuti dheerad bay inagu tahay wax an shaqadisa ahayn gadu galo inhumane metelo ❤

  • @abdirahman6614
    @abdirahman6614 7 днів тому

    Garaadada SSC iyo ciidamada. SSC waa inay intay goori Goor tahay si degdeg ah isaga qabtaan oo ay si degdeg ah xilka ka qaadan cabdi qaadir firdhiye waayo waa nin aanan kala garanayn ninka cadowga ku ah iyo ninka walaalkii ah ee saaxiibkii ah wad wada aragtaan inuu kalidii taliye ismaaciil cumar geele oo hubkii Lagu xasuuqey shacabka somaliyed ee reer SSC. Siiyey SNM muuse juudan muuse Oromo muuse biixi inuu utagay oo uu rabo inuu macluumadkii sirihii ciidamada SSC iyo wax walba oo reer SSC ku saabsanba kuwareejiyo kalidii taliye ismaaciil cumar geele waxana uu raba kalidii taliye ismaaciil cumar geele inuu Amar kusiiyo inuu firdhiye sii daayo dhaman maxaabiista SNM ee Lagu hayo laascanod iwm Marka reer SSC garaadada SSC iyo ciidamada SSC iyo wax garadka reer SSC waa inay intay goori Goor tahay si degdeg ah xilka ka qaadan cabdi qaadir firdhiye ma ahan nin ad adag oo hogaamin Kara maamulka Khaatumo off somaliya SSC

  • @museosman8296
    @museosman8296 8 днів тому +1

    Cidaan hadba dhinac u yaac ilowshiinyo dhowaa ma umulbaa waa jabuutidiila ogaa say u galen ssc

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 8 днів тому +2

    Waa in aynu sugnaa waxa ka soo baxa safarka Firdhey

  • @mutafeapdi856
    @mutafeapdi856 8 днів тому

    Kkkk awdal maxay donaysay mafodhaqde awdal wa somalidan ne war mesha lakalay waxlagadhagaysto badawyahaw

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 8 днів тому

    Waxaas waa been ee haan sugno wixii kasoobaxa arimo dhexdood ah ayuu aadey

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 8 днів тому +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 8 днів тому +1

    Cadowgaaga codowgiisa waa saxiibkiis