Maxaadan ogeyn oo hadda kusoo kordhay siyaasadda Dalka?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 тра 2024
  • Ігри

КОМЕНТАРІ • 32

  • @ronny7suii3
    @ronny7suii3 Місяць тому +2

    Ustaad waan kula qabaa fikirkaaga 100%, weliba waqti badan nooma harin, waxaan u baqaa in wadankaan uu maro halkii Afghanistaan ay martay oo argagaixisada ay dalka la wareegaan.

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 Місяць тому

    Hassan dalka allaha ka badbaadiyo oo alle soomaali ha siiyo madax caadil ah

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Місяць тому +3

    Ha tagin habaryar ❤️ horor joogee

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Місяць тому +1

    Fikirkaas Waa kula qabnaa iyo Nus weliba

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Місяць тому +2

    Asc habaryar ❤️ ma somalia aaday ?

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Місяць тому +1

    MW Xasan Sheekh dalka meesha uu adey ama joogo isaga u sabab ah lkn meeye Ragge la shaqenayey.? Dalka ha la badbaadiyo oo doqonimada
    Ha leyska daayo reero qabiilo
    Kale adoon sanaya ama hoos joogaya ma jirto.

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt Місяць тому +2

    Waa xaqiiq! Nimanka cad wey tashtayn! Nin maddow…

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 Місяць тому +1

    Boosow
    Doorashada qof iyo codka ah
    Xasan iyo xamze waxay u yaqaaniin ,
    Xaraashka xabaalaha muuqdisho iyo fadhataysiga maydadkii la duugay.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Місяць тому +1

    ❤❤sax habo

  • @adonallah
    @adonallah Місяць тому

    AAd baan u necbahay dhaqanka dimuquradiyada waxaan Kasi necbahay dorasho qof iyo cod ah waxaan Taagera madaxweyne kursiga isaga fadhiya markuu dhinTana midakale wax garadka iyo culumadu dorTan lagana danbeeyo

  • @cabdiqaadirosman4608
    @cabdiqaadirosman4608 Місяць тому

    Saxib Hubso afgoye wanabad wana kuraxeysana marka kabaq alle ohacebayn wadankaga oha amazing Mel lagatarxikaro badaw barwaqohelay batay xawoow

  • @abobasement346
    @abobasement346 Місяць тому +1

    xasan moryan iyo villa family inay bobayan dhulkah Qorshohodu waa inay kah cararan xamar waxan u shegayah shacabkah ku nol xamar inay iskah qabtan intah u lah cararin xolahinah xasan moryan iyo villa family

  • @noorabdi6061
    @noorabdi6061 Місяць тому

    Kabyarow doorasho
    Qof iyo cod
    maqabankaraan
    waxey qabankaraan
    Doorasho
    Xassan iyo xamze

  • @qoraneqorane8484
    @qoraneqorane8484 Місяць тому

    Xasan iyo mooryaanta villada waxay Ku jiraan heshiis argagaxisada Shabaab waxay iska dhaadhiciyen in ay caasimada amnigeeda u dhiibtaan argagaxisada oo xasan sii jooggo madaxtinimada balse lama oga in shabab markuu caasimada qabsado ay xasan madaxwayne Oran doonaan taas lama filaya balse qolada villadu way aamineen in ay Somalia Ku haysan karaan awooda argagaxisada ay ka mid ka ahaan jireen ayna wax ka dhiseen 2006dii markii ay diideen doorashadii cabdulaahi Yusuf.

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 Місяць тому

    Milatari hal kaas asagaa nadhigay iyo dictator

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 Місяць тому

    Habo kawaran. Dadku waa bashar. Qof wax hagaajiyey haduu wax haleeyo dabeeca bashariya kawaran habo .. kuwa aan waxba hagaajin inay wax biyaan maahee ????

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 Місяць тому

    waxaa la fiiriyaa kee badan ma wanaagii ay sameeyeen ayaa badan mise xumaantii ayaa badan wanaagii ayaa badan waz laga reysan lahaa hadey xumaan teedii badnaan laheyd ayadoon shabaab xal laga gaarin dagaal waa looga gaari waayey amaba lama rabo in xal laga gaaro oo lacag ayaa lagu qaataa doorasho qof iyo cod lama qaban karo

  • @batulabilan983
    @batulabilan983 Місяць тому

    dadkana ka koo caysaa waa meeshii kuugu horeysay nolol fiican ka heshay

  • @user-ll3mf6jf5q
    @user-ll3mf6jf5q Місяць тому +1

    Hala isu yimado hana la wada hadlo sidii hore wax ka fiicana hala keeno

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt Місяць тому

    Waba yaabe afgoye aa?

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 Місяць тому

    Madaxweyne xasan way ka go antahay inuu qabto doorashada qof iyo cod ah hadaba waxaad is waydiin wadanka somaliland way ka maqan tahay oo puntland waa mucaarad oo amni ma jiro gobolada koonfur ta badankood argagixiso ayaa joogto oo dadka qaarkood ID card ma wada heystaan mudada u hartay madaxweynaha waa laba sano intaas carqalood dawlada ma ku xalin karto labo sano dawladuna waxay tiri teendha dambe loo noqon maayo waxaa la aadayaa one man one vote 🗳 siday ila tahay dawlada waxay oran doontaa codadkiina ONLINE ku soo tuura kan jooga somaliland, puntland, meelaha argagixisada heysato kan jooga qurbaha aduunka waa hora maray marka online ayay doorashada soo socota noqonaysaa wixii isbedel ahna ilaah baa og,

  • @Tukoow
    @Tukoow Місяць тому

    Nin garyaqaan ah uunbaa saan oo kale wax ifasiri karo. Micnaheeda. Wadanka ama koonfurta alshabab halagu wareejiyo waaye sheekada. Hadii dowladan tuugada ah ee mooryaanta ah. Weeyba u egtahay in koonfurta alshabab gacanta ugasho.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Місяць тому

    CID AAMINAYSA XASAN SHEEKH OO DAMBE AYAAN JIRIN MAAMULKA PUNTLAND UMA AQOONSANA M.WEYNE BALSE HADDUU TAGO GOGOSHA GAROOWE ISAGA AYAA IS CEYMIN KARA LKN DALKU WAA BADBAADSAN YAHAY.AFARTA MAGAALO EE MAAMULADA SHEEGTA WUXUU LAALUUSH KA SIIYAA DASTUURKII AY IYAGU LAHAAYEEN.

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 Місяць тому +1

    Xasan waa beenale waa tuug ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan7496 Місяць тому

    Xassn warka uu sheegayo waa been taas waa cadaan

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Місяць тому

    Xamse
    Waa maqaar saar
    Xassan oogu talo galay inuu Kula dagaalmo Daarood.
    Xassan iyo kuwii isgarab yaacayey siyaad xumadooda waxay keentay
    Dowladnimadii inay qarka u saarantahay burbur.
    Maamulada Nabada haysto ha adeekaysteeno Nabadooda Dowlad Soomaali ma jirto

  • @sacdiyafarah5746
    @sacdiyafarah5746 Місяць тому

    Waddanka soomaaliya oo dhan iyo dadka soomaaliyeed oo dhan ilaaa kulligood laquraan saaro, waxa u roon iyo waxa u daran makala garan doonaan!!!!!: Ask me why? Becouse, Immisaa wax loo sheegayey, oo tusaalooyin, gabayo, heeso, maah maahyo wax loogu sheegayey, ma aragtay wax iska bedelay? Waad arki doontiin hadaaney D.J, wrxey rabaan wadanka kasameysan. Shalay waxaa lalahaa dastuur mabedeli karaan, wey bedeleen yaaka hadlay, maantana waad arkidoontiin. Horta dadka xamarna waa dad aan nooleyn, waxey hadal kadhigteen waa la sheegayey. Waxey raban waan soo karinee hoya cuna.

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew Місяць тому

    Yaa abgaalow ka so bilaawato wartiigley waa goof murusade..haye yaa hg isaga habsate...xasan mazamuud calasow.. kkk

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj Місяць тому +1

    Ina kabayarow tala xumida ninki dawladi N&N duminaayay sowmatihin hadana calaacal lasofadhistay warmalihid

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du Місяць тому

    Been loow