NABSI IYO NASIIB PART 10 FILM CUSUB 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 лют 2020
  • Waa film jaceyl qiiro badan oo ku saabsan Qisooyin badan oo run ah
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 235

  • @abdihaybad7897
    @abdihaybad7897 4 роки тому +23

    Saamiya dadka debeda ka yinada ayay jeclayde tolow maxay kala kulmi doontaa may u hirgali siday rabto mise way guuldaraysan like ta ku kala baxa asxaapta

  • @asiacaarigabo2054
    @asiacaarigabo2054 4 роки тому +11

    Tolow reer hargaysa qofkii qurbo jooga maxay u yaqaanaan inuu timo labaxo inta qurbaha joogta like zaara

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 роки тому +8

    Saamiya qurux badan caadi maha runtii waa gbdh buuxda 🥰👌

  • @rayanali8402
    @rayanali8402 4 роки тому +29

    Naagta samiya waaba naag waalan indho adeeg😂😂😂 asxaabey filmka maad noo dheeraysaaan

  • @noorjihanabdullah663
    @noorjihanabdullah663 4 роки тому +2

    actor zamir pro hore u socoo

  • @mahamedmuktarabdi6205
    @mahamedmuktarabdi6205 4 роки тому +2

    Waa xaqiiq dadka qaar sidan sameeya

  • @ayaanbadan7287
    @ayaanbadan7287 4 роки тому +14

    Waligay caawa ayaan qofki 3 aad noday

  • @zhugrizhugri7068
    @zhugrizhugri7068 4 роки тому +5

    Wiilkan timihisa waa layaben dadku waxay dhehen muu qashaday lkn may waa timihisii

  • @hamseabdimuuse9926
    @hamseabdimuuse9926 4 роки тому +2

    Naag qurux badanoo caqli leh ama fariida waligay ma arkin, 😁😁😁😁😁😁😁😁 waar nacalaa shaydaan ku yaalle dumarkoow xaalqaata

  • @hiboahmed8636
    @hiboahmed8636 4 роки тому +9

    Wn idiin tagera koxdaaydi hore u socda 💋❤❤❤

  • @hamdaladan
    @hamdaladan 4 роки тому +41

    Lkn codsi intankabadiya wlll ilaa 30mnt kadhiga sona dadajiya incha allaah

  • @shukricolow1771
    @shukricolow1771 4 роки тому +2

    Ninka iyo naagta ninka xishod badan xita cabitanki weey dhamesay wiilka ne wili ma cabin alow na astur hada Gabdho ma jiraan

  • @abdulaziizabdlaa8846
    @abdulaziizabdlaa8846 4 роки тому +5

    Team Enterainment 10k u Qalman igu deeqa like alle haydin sharfe asxbt goobta 👍🔥❤👌💯💘

  • @hoodofaisal6709
    @hoodofaisal6709 4 роки тому +1

    Kulaha hablaha reer hargeisa waa fresh 😀😀😀

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 4 роки тому +7

    M.A Kooxdayda hore usocda lkn dheereyadee wakhtiga uu soconayo filimku 15:00 kan minir kadaayoo 30 kasoo dhiga
    Intaasina Waa iga wano hore usocda ✋✋

  • @hamddabuddul7823
    @hamddabuddul7823 4 роки тому +17

    Yes waxn ahy qofkii 2 hadanad ka xumeyn like isaar somali Entertainment hore uu socda ♥️♥️♥️jeclahy

  • @ubahmohamed6354
    @ubahmohamed6354 4 роки тому +4

    Waa qiso cajiib ah adinkana faaido somaliweyna faaido aye uthy inta nigu xirana weykahelayan

  • @najaxbashiir6216
    @najaxbashiir6216 4 роки тому +8

    Qofki saddexad🙏 hor usocda teamkeyga

  • @maariyamaxamedaxmed9919
    @maariyamaxamedaxmed9919 4 роки тому +2

    Wlhi mxmed ka naxayaaaaa anigu weli Saamiya nabsigiiiii mxmed kuuuu danbeeyaaaa xpt

  • @salmaqueen1089
    @salmaqueen1089 4 роки тому +10

    somali entertainment hore u socada

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 4 роки тому +3

    Alla salaada lagu jiraa plz wakhtiyada salaada wxba ha duubina bilaa caleeg

  • @fardawsamohamed9897
    @fardawsamohamed9897 4 роки тому +4

    Ruwaayad iyo badh u hore u socoda 🤣👍

  • @anisashire9044
    @anisashire9044 4 роки тому +2

    Indha adkaa bisinka walee yurub walagu washe wana wax jiro wlhi gabdhaha qaar

  • @shuaibsomater1845
    @shuaibsomater1845 4 роки тому +2

    saamiya hibaaqbay badeshay hh 1 love Somali entertainment team 😎🤘🤘🤘🤘🤘🤘🤞

  • @greenloveboss5729
    @greenloveboss5729 4 роки тому +7

    Samiya waaba ay ka dhamaysay inta ay gurigeedi keensatay waxa waliba dhib malaha kula lahaa

  • @hanansharif1115
    @hanansharif1115 4 роки тому +4

    Zamofale keep going akhii

  • @farhiashabeelleofficial3342
    @farhiashabeelleofficial3342 4 роки тому +8

    keep going my team 💖

  • @noraesse5346
    @noraesse5346 4 роки тому +8

    Meel fican ayaay mareysa cawa🤞

  • @sundussiciid9656
    @sundussiciid9656 4 роки тому +3

    Asc dhaman asxabta wan idin salamay walahay qli ah Mansha allh horay usocda 1 love ayaan idinku ahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💓💘

  • @abdirisakmahamud8295
    @abdirisakmahamud8295 4 роки тому +3

    Somali Entertainment sooqora ciwaanada niliga helayo instagram iyo meelo kale ba gabadha hodan laleyahayna nimcaad la fadhidaa iga gaadh siiya way ahayn iso qora ana dhihi iyadee

  • @ugaaskamaxamed8223
    @ugaaskamaxamed8223 4 роки тому +8

    Riwada heso u yala waa nabsi heesaha raaciyaa waa ladahdiin

  • @filzandiamond125
    @filzandiamond125 4 роки тому +4

    Riwayada maalin kasta soo dhiga dee
    Hadii kale daqiiqadaha noo badiya

  • @ksheikh3836
    @ksheikh3836 4 роки тому +3

    *Wallalayaalow ama daqiiqadaha badiya ama maalin kasta noo soo dhiga waxa sidan waala nacayaaye*

  • @asmacali3964
    @asmacali3964 4 роки тому +6

    Mahadsanidi lkn wad nagu daahiseen noso dadajiya haded

  • @hodanmaxamad3495
    @hodanmaxamad3495 4 роки тому +17

    Hore usocda dadkaygi wan.idin.tagera lkn nagasobadiya wakhtiga 30mirir kaso dhiga

    • @farduusali2951
      @farduusali2951 4 роки тому +3

      Waa Filim ah 100%100 dhan Walba horu u socda koov aad u Wanaagsan

    • @ayancisman4394
      @ayancisman4394 4 роки тому +1

      💖❤💖

  • @axmedlacag4773
    @axmedlacag4773 4 роки тому +2

    Walahi zamir jilitankisa ku haystaa m. A hore usoco wll

  • @dekaabdi8628
    @dekaabdi8628 4 роки тому +8

    Qofki 3 aayn noqday 😅😅

  • @naimaalielmi9602
    @naimaalielmi9602 4 роки тому

    Inta Canada jecel liketa dac

  • @faatuushmohamed8934
    @faatuushmohamed8934 4 роки тому +7

    Keep going

  • @mursalmuuse9665
    @mursalmuuse9665 4 роки тому +8

    🥺kow ana ka ah

  • @nasteexomaxamud5626
    @nasteexomaxamud5626 4 роки тому +5

    5:45wiilku dagana jilinka aad bu ula hysta wlhi 😁😁

  • @madadaaloofficial5006
    @madadaaloofficial5006 4 роки тому +4

    Somal entertainment lasoo dhaqsada waad la raagteene 🙏

  • @munaabdi6140
    @munaabdi6140 4 роки тому +5

    Asal 👀

  • @maankadeeqa8030
    @maankadeeqa8030 4 роки тому +3

    30 daqiiqo ka dhiga sidkale filmku u macan yahay

  • @wardiofficial4664
    @wardiofficial4664 4 роки тому +4

    𝒔𝒂𝒂𝒎𝒊𝒚𝒂 𝒌𝒂𝒅𝒂𝒂 𝒘𝒊𝒊𝒍𝒌𝒂 𝒒𝒂𝒔𝒂𝒃𝒌𝒂 𝒘𝒂𝒙𝒃𝒂 𝒌𝒖 𝒈𝒖𝒖𝒓𝒔𝒂𝒏𝒎𝒂𝒂𝒚𝒆𝒆𝒆

  • @fadumoabdi6506
    @fadumoabdi6506 4 роки тому +1

    Jacayal ish iga dheh

  • @bahjajibriil6369
    @bahjajibriil6369 4 роки тому +8

    Anaa ugu so horeyey caawa ❤❤❤

  • @abdirahmanolhaye1757
    @abdirahmanolhaye1757 4 роки тому +2

    Al abwaaniyah c/faxtaax cismaan guuleed #samofale

  • @rahmaa8394
    @rahmaa8394 4 роки тому +3

    my team horumar wacan ❤️❤️

  • @ugaaso6948
    @ugaaso6948 4 роки тому +1

    Sheekada waad la soo daahdeen waadna gaabiseen somal entertainment guulaysta

  • @caashoayaan9659
    @caashoayaan9659 4 роки тому +2

    please wlalayal waqti nogu dara flimka Meshii umacanayd Haduu maraya mahdsanidiin Dhamantin👍

  • @fartunsaid620
    @fartunsaid620 4 роки тому +4

    samir maxamed meeshu fadhinjiry ba fadhidye

  • @bushraismacil3704
    @bushraismacil3704 4 роки тому +2

    War noi kuwan wax duupaya ma qaar an tukanpa iyo kuwa dhigayapa
    Eedanka marku baxayunpay wax duupane
    Wlal salaada tukada

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 4 роки тому +3

    saamiyaay habalaha reer hargeisa ha ceebeyn ma saasay ragga dibaday jecel yihiin

  • @Sheeekhaawi
    @Sheeekhaawi 4 роки тому +2

    Hop filims hore u socda

    • @ksheikh3836
      @ksheikh3836 4 роки тому +1

      sheekhaawi chenal 😂😂😂😂😂hop films maaha meshani waa somal entertainment wll ma wxaa kugu war dambaysay adoo hop films dawanaya😂😂😂😂

  • @mahiigaanproducts3370
    @mahiigaanproducts3370 4 роки тому +1

    Mnsha alaah calanka ogadenia yuu xidhanyahay

  • @khadar_Ali_Hassan
    @khadar_Ali_Hassan 4 роки тому +3

    Masha'Allah Calayk

  • @khadar_Ali_Hassan
    @khadar_Ali_Hassan 4 роки тому +2

    Samafale hayaga Horey usoco 😁

  • @abdirahmankayse9809
    @abdirahmankayse9809 4 роки тому +3

    Xiliyada salad lagu jiro tukada oo flimka ha duubinaya waa talo walalnimo

  • @roodamuuse1183
    @roodamuuse1183 4 роки тому +2

    nabsi waa balayo aleska hiro

  • @ugaaskamaxamed8223
    @ugaaskamaxamed8223 4 роки тому +6

    Waan u bagay riwadan mash alalah aad u jacalahay

  • @awabdilleofficial9079
    @awabdilleofficial9079 4 роки тому +1

    Soo dadajiya fadlan qaybta xigta

  • @ayanabdirahman1887
    @ayanabdirahman1887 4 роки тому +2

    Sxbday wllkeed waa walalkey un wlhi reekodo dhan wxn isula dhaqanaa sida reerkayaga ma anaa damci kara😳😜

  • @lilzaakirgamer6695
    @lilzaakirgamer6695 4 роки тому +2

    😂Zaamiya saad wax leeday wllhy car taabso ____kay😂

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 4 роки тому +2

    Hablaha somaliyed dibad jclkooday matalaysa iyo wx jira xqiqdi

  • @hodancabdicumar5191
    @hodancabdicumar5191 4 роки тому

    Taagerayaashayda somal entertain men

  • @munaahmed9038
    @munaahmed9038 4 роки тому +2

    Hore usocda✌

  • @mudanerooble7756
    @mudanerooble7756 4 роки тому +2

    Sxbta horay u socda inta youtuber jirta qolada aan ugu jeclahay een aan sugu ayaad tahiin balse filimada intan kabadiya ila 20 ila 30 alqadod ka dhiga

  • @fatimaabdilaahi8068
    @fatimaabdilaahi8068 4 роки тому

    My team somal xanunsanhy izoduceyah wllhy😓😗

  • @awoabdi5552
    @awoabdi5552 4 роки тому +1

    Waxa sugaya samiya oo nabsigu ku dhaco yaaa ila sugaaya?????

  • @huddayousuf368
    @huddayousuf368 4 роки тому +2

    Wll laso dhakhsada DaQiqadaHana soopadiya ensnlh
    MaHadsanidiin😘😘

  • @idlemire6816
    @idlemire6816 4 роки тому +2

    Walee waa film aad umacan

  • @hamdaladan
    @hamdaladan 4 роки тому +2

    Mansha allaah chanelle kan uu hore maray 6mints ayuu kudawadeen 668pplz mansha allaah Hore usocda wllalayaal 🙏🙏🙏🙏❤👈

  • @abdirashidabdilahi6248
    @abdirashidabdilahi6248 4 роки тому +3

    Waan Ku Haystaa Filimkan

  • @ubahmohamed6354
    @ubahmohamed6354 4 роки тому +2

    Wllo wxn ahay de tageradina qisada ayan daran oo asli kudhacde filim inoga sameya

  • @ayanshareef4994
    @ayanshareef4994 3 роки тому

    Inankan samir Facebook miyuu leeyahay 😍😍Yaa yaqan magaacu ku soo galo

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 4 роки тому +1

    gabadhan qayb waalan bay u dhiiben hadal badana

  • @axmedlacag4773
    @axmedlacag4773 4 роки тому

    M. A azhpta Somal hore u socda

  • @mohamedkheyredekowdekowabd8712
    @mohamedkheyredekowdekowabd8712 4 роки тому +1

    Cadhi matihin m a dadhalka kasibadhiya Insha Allah

  • @monam4602
    @monam4602 4 роки тому +1

    Samir wn ka helay walhi ceeb miya?
    Hadd tol tihiin inanka hala iga gaadhziiyo

  • @ayaanabdirahman3823
    @ayaanabdirahman3823 4 роки тому

    Abdifatax wariye hablah bulkag haku qaldin

  • @umulkheyrcabdi7506
    @umulkheyrcabdi7506 3 роки тому

    Hablaho wa firaash😄😄

  • @iqrodahabi1455
    @iqrodahabi1455 4 роки тому +2

    Samiya indhaadayg ayay dhameysay hhhhhh

  • @caasharashiidibraahim3567
    @caasharashiidibraahim3567 2 роки тому

    Abdulahi fatax Yemen baa ku oga

  • @sadaamuk1210
    @sadaamuk1210 4 роки тому +2

    Zagal 💯❤️

  • @siishaaputlander1158
    @siishaaputlander1158 4 роки тому

    Indhaa adakaa zamiya ma ninbaan intaa soo hor fariizto dhihikaraa wan kujclhy isagu ishegan

  • @kaltoummuuse6778
    @kaltoummuuse6778 4 роки тому

    Soo badiya filmka

  • @sahrasaed5417
    @sahrasaed5417 4 роки тому +2

    Yes

  • @fardowsoalihappy7727
    @fardowsoalihappy7727 4 роки тому +1

    masha allah

  • @hafsahafsa5344
    @hafsahafsa5344 4 роки тому +3

    Hablaha freshta kulaha😂😂😂😂😂

    • @nurshareeco9658
      @nurshareeco9658 4 роки тому

      hafsa adigu fresh ma tihid miyaa😅😅😅😅

  • @zamzamzamzam5146
    @zamzamzamzam5146 4 роки тому

    Alaaa samirya sagalay indho adakidaaa wllo

  • @maanjama
    @maanjama 4 роки тому

    Horay usocda

  • @noorjihanabdullah663
    @noorjihanabdullah663 4 роки тому

    waxan u daaen jiray ruwayadahagii dyax films

  • @nasteexomaxamud5626
    @nasteexomaxamud5626 4 роки тому +1

    Zaamiya zagal🤣🤣🤣🤣waxeedu waa dhof

  • @marian5607
    @marian5607 4 роки тому +4

    Naag xiiqsan🙄🙄🙄 indho adagaa kaka
    Waan ku soo dhawaynayaa macneheedu waa diidmo dadban
    Saamiya il kaluun

  • @nasteexomaxamud5626
    @nasteexomaxamud5626 4 роки тому +1

    Anu ZamiYa jabkeda sugaya

  • @ladanabdirashied310
    @ladanabdirashied310 4 роки тому +1

    Doqon saaxibadeed rumad walaalkeed ayey wax karadinyzaaaa 🤨🤨🤨

  • @shugrimohamed1287
    @shugrimohamed1287 3 роки тому

    Samiir wow

  • @dekaabdi8628
    @dekaabdi8628 4 роки тому +2

    Nice

  • @sumayosiciid6146
    @sumayosiciid6146 4 роки тому +1

    Hhh qabri miyuu qoradaaaa🤣🤣🤣🤣