NABSI IYO NASIIB PART 11 FILM CUSUB 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 лют 2020
  • Waa film ku saabsan qisooyin run ah oo xiiso badan
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 167

  • @clftaahzapanka5532
    @clftaahzapanka5532 4 роки тому +95

    hada islam thy igu la sali nebi suuban mohmed scw 😍

  • @farduushassan3300
    @farduushassan3300 4 роки тому +7

    Masha allah film macn weeyan wlahai xaqiiqona wuu ka hadlaya
    Meel lagugu jecel yahay hadaad ka tagto
    Meel lagugu neceb yahay ayaad tagi 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @naimmandeq6402
    @naimmandeq6402 4 роки тому +15

    Jumce mubarig
    All of them
    Somal entertainment
    Keep going

  • @abdulaziizabdlaa8846
    @abdulaziizabdlaa8846 4 роки тому +9

    Hadan helayo gabdh $50,0000 dollar ku shaqayso tidhah iskaga Rayan lahaye igu deeqa like alle haydin sharfe asxbt goobta 👍💯✉❤🔥👌

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany 4 роки тому +44

    Liketa igu qabta walaalaHaY soomaliyeed🤗😘

  • @nasteexomaxamud5626
    @nasteexomaxamud5626 4 роки тому +3

    ZaaamiYa filmkan shideYsa io Hipaaq🌺🌺😎😎😎

  • @iprahimcumar3601
    @iprahimcumar3601 4 роки тому +3

    Alla wallahi inanta yaree hodan masha Allah ban idhi qurux iyo dagganaan wada socota

  • @amiiraahmeth3672
    @amiiraahmeth3672 4 роки тому +7

    mcH allha Qofki 3ad bn noqodaYbaH❤❤🤭

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 4 роки тому +5

    Tan yari way naga walaysa guur kulahaa guda gariir dheh kkkkk

  • @nafiisaibrahim6149
    @nafiisaibrahim6149 4 роки тому +7

    Woow first noqdey mnta🥰

  • @ismahaanargsan7869
    @ismahaanargsan7869 4 роки тому +4

    Fadlan qof walba waan usaraya idnkuna isaara pls

  • @hamuuudimoh4062
    @hamuuudimoh4062 4 роки тому +5

    Alla aabeheed naartadan saamiyi siday wax u jilayso waan diiday wlhi way qadimanthay mar walpa.
    naag ma rabtaa bay kaga bilawday imikana guur bay beerka kaga fadhidaa naa naga aamu dheh xishooyo isagiibaa kuleh waad dagdagaysaye😂😂😂

    • @rahmaroze4982
      @rahmaroze4982 4 роки тому

      Hamuuudi Moh wuxuu waa filin inaney qiso dhacda unbuu ka hadalya

  • @hibakabdi9668
    @hibakabdi9668 4 роки тому +3

    Qofan aand malin ku brn sanad kuma baratid samiya wey ku ciirty😥

  • @nawaalqurux7700
    @nawaalqurux7700 4 роки тому +7

    Hipaaaq qurux ayaaan ugu jclhy mesha wlhy wx nool wyn oo hiiil leh❤️❤️💋

  • @user-ob7zl2pe6w
    @user-ob7zl2pe6w 4 роки тому +6

    qurxdii reer abtigy buu wataaa wiilka timha dheer ❤💙💚

  • @c.n.media2840
    @c.n.media2840 4 роки тому +1

    Meeshuba saamiya sagal ayay ku shidantee hore usoco saamiya

  • @suleimandaaud8230
    @suleimandaaud8230 4 роки тому +5

    Waxaan sugaa waqtiga zaamiya nabsiga kadawa imaani doona maxmd taajiridona

  • @ayaanhazzan6019
    @ayaanhazzan6019 4 роки тому +3

    waaaw kooxdaydii hore usoocda Guushu garabkiina haa ahaato Gaar ayaan Maxamed cadeeye

  • @ayaancismaan2709
    @ayaancismaan2709 4 роки тому +3

    Kkkk tan samiyadu kulula

  • @mustafaaadamisack2382
    @mustafaaadamisack2382 4 роки тому +3

    Dumarka hadii ay jaceladan waa cajiib raga waa ka dara yihiin.

  • @mariabeauty5975
    @mariabeauty5975 4 роки тому +3

    Zaamiya dip u fadhiiso hablaha sidaaa laguma ogayne 🤣🤣🤣

  • @wadaqurux3
    @wadaqurux3 4 роки тому +2

    Jilitanka filmka waa jaantaa roggan

  • @nasraibrahim7328
    @nasraibrahim7328 4 роки тому +2

    Mash Allah team Somal entertainment hore usocda👏🤗💙

    • @roodaaden1260
      @roodaaden1260 4 роки тому

      Masha Allah team somal entertainment hore usocda💯💯😉😉😉

  • @ubaxlula6103
    @ubaxlula6103 4 роки тому +4

    Masha allah 🌹🌹🌹♥️♥️🌹🌹🌹

  • @sulekhaali9317
    @sulekhaali9317 4 роки тому +2

    Fadlan like iisara

  • @hamdanuura2800
    @hamdanuura2800 4 роки тому +1

    aniga kudanbey oo Like saryi

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 4 роки тому +2

    saamiyay waxay jujuubku sawdiga yarki darayo isla daba taagay iguursada daa waxba kaa dambayne

  • @nasteexomaxamud5626
    @nasteexomaxamud5626 4 роки тому +3

    Lipan wu khiyamaya is idhi mrkah wu dhofaya 😭😥umana so noqonayo hhhhh🤣🤣🤣sey ila tahay

  • @yusraluza4561
    @yusraluza4561 4 роки тому +1

    Www Caawa aniga U horeya ❤️❤️❤️❤️horay Usocda

  • @saamiyasagalqurux8049
    @saamiyasagalqurux8049 4 роки тому +8

    Asxbta iga daya karbashka

    • @tayasiirabdi637
      @tayasiirabdi637 4 роки тому +1

      Samiya wallo aad ayaan kuu jeclay

    • @aaminahassan5866
      @aaminahassan5866 4 роки тому

      Samiya sagal wllo waad fcnthy lkn waxad ku dadaa shaa asturnaanta oo iskadaa dharka qaaqaawan

  • @lailamahdi2171
    @lailamahdi2171 4 роки тому +1

    Wllo akhiro xasoosta kala fogaada gacmaha ha is qabsanina hablaha iyo nimada

  • @sukhraabdilahi6228
    @sukhraabdilahi6228 4 роки тому +2

    Qof kasta wuxuu leeyahay anaa uhoreeyey !!!!!!!!!

  • @updirahmanahmeddirir5075
    @updirahmanahmeddirir5075 3 роки тому

    Deg deg badana samiya hhh

  • @faadumoabdirahman2448
    @faadumoabdirahman2448 4 роки тому +1

    hhhhhhhh wdba ikadeeeeday eh

  • @sacdiyochannel5652
    @sacdiyochannel5652 4 роки тому +6

    Aan is guursano nin allow anan Ku dhihin

    • @hamdamahmoud826
      @hamdamahmoud826 4 роки тому +1

      Sacdiyo Daahir inkastoy ruwayad tahy hadana indho adyg bey no 1 qadey

    • @sacdiyochannel5652
      @sacdiyochannel5652 4 роки тому

      @@hamdamahmoud826 haaa kkkkkkkk lkn way jiraan gabdhah qaarkood sas ah

    • @hamdamahmoud826
      @hamdamahmoud826 4 роки тому

      Sacdiyo Daahir acudu bilah wax ka laydh wayn Ma jirto adoo Nin Ku leh I guurso haddhow haduu doono wuu kugu jees jesayaaa

  • @axmedlacag4773
    @axmedlacag4773 4 роки тому +1

    Samiya hore usoco

  • @ayaanbare2753
    @ayaanbare2753 4 роки тому +2

    Haye wad mangala ragtan

  • @muhanadfaizal9185
    @muhanadfaizal9185 4 роки тому +9

    Qofkii u horeeYaY maaNta NoqdaY
    LIKE TA HA ILA DHAAFINA (SOOMAALI MAXAMED♥️)

  • @laylaabdirahman7418
    @laylaabdirahman7418 4 роки тому

    Hore uzocda zomal entertainment zamiya guur kulahaaa😄naag xarabo ah

  • @najmaabdullahi8056
    @najmaabdullahi8056 4 роки тому

    Kan buuran hibaaq walalkeed cay badanaa waar cayda ka dhaafa sida kale ok baad tahiine

  • @nimojohor7842
    @nimojohor7842 4 роки тому +1

    qoftan dheer jilinka kuma wacna

  • @naimabashiir2071
    @naimabashiir2071 4 роки тому +1

    Na hedhe gbdhn indha adaka xita ruwyd salguma mtlo bisnka guur jcyl dagdg bdna

  • @hadillaium
    @hadillaium 4 роки тому +1

    plz xlqda kle noola soo dhaqsda plz

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 4 роки тому +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😁 ana kuwii guurka isoo bandhiganaan ka cararaya yadna nin aan niyadba uhayninbay qasbaysaa allow yanan nin khasbin hhh

  • @axmedlacag4773
    @axmedlacag4773 4 роки тому +2

    Samiir caadi ma tihid

  • @qadroupdyrahman3528
    @qadroupdyrahman3528 4 роки тому

    Ninkan time dheraha ah muno ayu jeclanaya marku argo
    Wxn sugaba samiyo gorto nabsiga so halelayo iyo mxmdna taajir noqto

  • @hodanhanaadibintuabdyrahma9863
    @hodanhanaadibintuabdyrahma9863 4 роки тому

    M.alh filimku xaqiiqoyin dhapa oo jira ayuka hadlaya

  • @axmedlacag4773
    @axmedlacag4773 4 роки тому +2

    Samiir

  • @axmedlacag4773
    @axmedlacag4773 4 роки тому

    Mansha Allha

  • @rahmaa8394
    @rahmaa8394 4 роки тому +1

    buurson baa sidaa ula tagahay 🤣🤣🤣

  • @fatimaabdilaahi8068
    @fatimaabdilaahi8068 4 роки тому +1

    .my team

  • @esadalin9054
    @esadalin9054 4 роки тому

    Liibaan 😍👍💯

  • @munaayomohamed3034
    @munaayomohamed3034 4 роки тому +1

    Filmkygi

  • @najaadmuose5903
    @najaadmuose5903 4 роки тому

    Hibaaq waay iga qoslisay

  • @samiiraabdikarim9734
    @samiiraabdikarim9734 4 роки тому

    Maxmad hben kasto marka la jilaayo filmka maxamad fananada meel muu kaso baxsado

  • @hibaqshaadhcase5788
    @hibaqshaadhcase5788 4 роки тому +1

    Subscribers isaar azxaapta miskiintii hibaaq shaadhcase usaara somali thy hay niyad jabine😁

  • @muunaaar2324
    @muunaaar2324 4 роки тому +2

    Sorry hibaq lafashiiliyay😅

  • @ilwaadqurux77
    @ilwaadqurux77 4 роки тому +1

    Wlaahi waan sugi la ahay flimkan

  • @roodacawil4410
    @roodacawil4410 4 роки тому

    Favo

  • @karimajamal4096
    @karimajamal4096 4 роки тому +1

    i am first

  • @fardowsoabdulahimuhamud8978
    @fardowsoabdulahimuhamud8978 4 роки тому

    Fiakan noso badoya

  • @sadaamuk1210
    @sadaamuk1210 4 роки тому

    Zahal 💯❤️

  • @hamdaahmed3769
    @hamdaahmed3769 4 роки тому +6

    Midakle naa ninka miyaad qazbaYzaa Hadi anu ka helin ha qazbin 🤣🤣

  • @ashaismail2554
    @ashaismail2554 4 роки тому

    Saamiya sagal ka helaa

  • @dagen5864
    @dagen5864 4 роки тому

    maherada ubaxyadu halkay ku tal wllo

  • @anabmuhammed523
    @anabmuhammed523 4 роки тому +2

    Actorka film ka ilaa maalintii bilowday film ki hal garan uunbuu xidhan yhy

  • @asmaqaali5453
    @asmaqaali5453 4 роки тому

    war wllow timaha iskajar 😭😭

  • @ayaanmuuse4685
    @ayaanmuuse4685 3 роки тому

    Asc

  • @subeydamowllid8481
    @subeydamowllid8481 4 роки тому +1

    Warcawaandiibtahe😎🤨🤨🤨🤨🤨🤨🤔🤔🤔🤔🤔🤐🤐🤐🤐🤐🤐afkaagisgahysoo

  • @gabadhsomaliyed536
    @gabadhsomaliyed536 4 роки тому

    waaryaa dee maxaad intaasoodhan kumaqantihii malinkasta noosoo geliya see waye

  • @hafsawasiro7284
    @hafsawasiro7284 4 роки тому +2

    Waxanu sugnaba wa nabsi baxa maxamed 😋

  • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
    @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 роки тому

    Aan is guursano ku lahaaa zamiya Gabadh Adag 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ismahaanargsan7869
      @ismahaanargsan7869 4 роки тому

      @@aswaanchannelofficial5433 anaa kusaraye isar adna wlll qlli pls isaar

  • @gobanimosom7599
    @gobanimosom7599 4 роки тому

    wawawawawawawawa

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 4 роки тому +1

    Caqliga ka fool xuntahay kkkk

  • @safiasaed8454
    @safiasaed8454 4 роки тому

    Hipaaaq fashilanty

  • @nimcoahmed5167
    @nimcoahmed5167 4 роки тому +1

    Samiyaay ninka khasapka kada

  • @ahmedoriginal1029
    @ahmedoriginal1029 Рік тому

    Ninbaan is lahaa aad uyeedhid kulahaa qolka hurdada ii qoda oo god iiga qoda aan lacagta kurido kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @samiiraomer3266
    @samiiraomer3266 4 роки тому +2

    Mansha allha♥️❤💋💋😘😍💋🥰

  • @quruxsanhennanbeauty3764
    @quruxsanhennanbeauty3764 4 роки тому +5

    Subscribe yar hdaa iisaarto wllo mxaa kaa halaabayo plz dhac iigu siiya🙏🙏

  • @munamohamed7283
    @munamohamed7283 4 роки тому

    Ich auch

  • @sucad6438
    @sucad6438 4 роки тому

    Waxba mudo ha xisaabin 😂😂

  • @kuraaxaysonolosha9939
    @kuraaxaysonolosha9939 4 роки тому

    😄😄😄😄😄😄😄😄

  • @abdimaalikmessi8616
    @abdimaalikmessi8616 3 роки тому

    Kkkkkkkkkkk

  • @zundusmaxamed7556
    @zundusmaxamed7556 4 роки тому

    سته أشخاص فقد

  • @aminafuaad4798
    @aminafuaad4798 4 роки тому

    Xaameel haabiq. Aabuukihl

  • @hiraadmedia7386
    @hiraadmedia7386 4 роки тому +2

    Wkkayaal subscribe isaar wlahi ana waan kuu saaraya

  • @sulekhaali9317
    @sulekhaali9317 4 роки тому

    Ala malinta xuska jacaylka

  • @mounibmed4471
    @mounibmed4471 4 роки тому

    😭😭💑💑😭

  • @dahaboquman271
    @dahaboquman271 4 роки тому

    Meheradaa ubaxydu xagay kutaala

  • @maariyamaxamedaxmed9919
    @maariyamaxamedaxmed9919 4 роки тому

    Hhhhhhhh halayaaabina filmku waaaa gabagpo saaaan jeclhy 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @guledyousuf6585
    @guledyousuf6585 4 роки тому +1

    I don't like BASAATRAD BA TAHAY fadlan inaga qurxiya

  • @azuumabdiaziiz8934
    @azuumabdiaziiz8934 4 роки тому

    Gunta ka dhac na indhobadka

  • @fardawsamohamed9897
    @fardawsamohamed9897 4 роки тому

    Saamiya dag dagbaa ku kujire e😂

  • @hasanalmi9568
    @hasanalmi9568 4 роки тому

    12 baan sugi

  • @samdasharaf3262
    @samdasharaf3262 4 роки тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @wardiofficial4664
    @wardiofficial4664 4 роки тому +1

    𝑺𝒂𝒂𝒎𝒊𝒚𝒂 𝒈𝒖𝒖𝒓𝒅𝒐𝒐𝒏𝒕𝒂 𝒂𝒚𝒂𝒂 𝒙𝒂𝒏𝒖𝒖𝒏𝒂𝒚𝒔𝒂𝒎𝒎𝒎𝒎𝒎𝒎𝒎

  • @nimcoahmed5167
    @nimcoahmed5167 4 роки тому

    Qof wax jeceli dhiigma leh kii yaraaa weli samiyu Ku dheganyahy

  • @dagen5864
    @dagen5864 4 роки тому

    maherada ubaxyadu halkay ku tal wllo