Asc waar calaw xalay gartay oo madaxweyneheenii hore sagootintoisaan ku kala maqnayne caawana ma mir qaankaa wakhtiga kaa qaatay ilay habeen badh waatan aad soo bixbix leedahay e
Heshiiaka calow bada wadadii muuse ku waday waa laga duway ciro ayaana hoos geeyey xasan sheekh bal faahfaahintiisa waxaad ka shegeysataa wadaadka reer jabuutiga ah ee maraykan degan c.raxnaan bashiir kkkk
Abtiyo I like that mashadi baad dhigtay
Asc Guul iyo gobanimo Somaliland Sababay muuse sababay congregation ❤
Ala ka daa rer abtiyaashey iyaga guush usoo hooyaay guush wa ku Wii naga coday anago ahy Habar Awal love you abtiyo you are very smart man❤
Confirm
Xaqiiji
Ciro Nin kii sirdoonka haystay baa soo Qaraxiyey 😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ madaxaynihii aduuuunka USA 🇺🇸
USA 🇺🇸 HANBALYO NASIIBKA CIRO KUGUULAYSTAY
Muxu Ku Guulaytay Madax Waynaha Somaliland Cabdi Rahman Ciro Balno Sheeg ?
Taariikh si saxa wax uga sheega ciraafkii oo uu ka soo shaqeeyey oo salaxan ayuu muuse ka degay cirana sii wadayaa hadii alle yidhaa
Guulaysta
Muuse Biixi Abdi baa u sabab ah xitaa hadii 2028 waa Guul uu Muuse ku faani karo iyo Xisbigiisa Kulmiye 😊
Guul JSL somaliland waa Confirmed
Oday cali
Madaxda,isaqu halxadiis mayaqanan,diinta barta
Wariye waxan adeer ku waydiiyey Halka aad ka mShay ama aad ka akhrisay warkakan aad sheegtay in Ankara lagu heshiiyey. Iska hubso waxa aadsheegeyso
confimed habar jeclo 😂😂😂😂😂😂😂😂
Idinku madawanysan hadii dalk libinyo kashqynayn difac
Waad war ladihiinba
Asc waar calaw xalay gartay oo madaxweyneheenii hore sagootintoisaan ku kala maqnayne caawana ma mir qaankaa wakhtiga kaa qaatay ilay habeen badh waatan aad soo bixbix leedahay e
sidaa sharafta leh ee muuse u wareejiyey ciro umuu wareejiyeen wuunakashifi lahaa
Odaygani maxamud xaashina wuu cayaa muuse oo tegayna wuu amaanayaa miyaanu nasab ahayn oo reerkuu sheganayo ahayn yaaaaaaab
Nasabnimaduba waa in aad runsheegto cidaadana aanad amaanin ee cidkale kuu amaanto.
Heshiiaka calow bada wadadii muuse ku waday waa laga duway ciro ayaana hoos geeyey xasan sheekh bal faahfaahintiisa waxaad ka shegeysataa wadaadka reer jabuutiga ah ee maraykan degan c.raxnaan bashiir kkkk
Odaygan iyo ka ubaxle layidhahdaa ma habar awal bay uhadlaan majiraan cid qabiilkoda cayda oo qabiil kale difaacdaa miyaanay nasab ahayn
Calaw haodhan lacag lamadiido ee.lacagtu haday dalkaga iyo dadkagaba homarkiisaba aykasohorjeedo iniigu maqaadanmaayo haday aaduunyada odhaan ay goynayso ciidkalena kumadhirigeeliyeen
Go forword ali ismail ali carab😂
Waarheedhe calaw miyay daan is waydiin hadii mzray kan kaba citiraafka ilahay inoogadha waajiyo miyaynaan kaba maar mayn qaqligiinu maitoobiyuunbuu kuidhabeelay bil iiga soojawaaba hadad wax akh ridaan barnaamish kiina iigu soo dara dadka idunku xidhan baa ahaye
Kkkkk
Kkkkkk calow kkkkkkk
Hahahahahaha waar yaahe kani show waa calancasti ka xanaaqsanayd Cabdulraxaan Tuur in uu ku guulaystay inuu wadanka qabsaday.
Wuxu yidhi wixii Siiranyo ku tabcay tuur baa qaatay lakiin wuxuna ogayn in Cabdulraxaan Tuur siyasad iyo raganimo ku keenay.
Cirana wadanka ictiraaf ayuu gaadhsinaya
calidudul.ninrageed