MAXAAD KA OGTAHAY HUBKA SIR-AA'IIL SIDA XUN UGA BURBURISAY SUURIYA ? XOG XASAASI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 39

  • @axmed8798
    @axmed8798 16 годин тому +6

    ILAAHAY HABAABIIYO YUHUUD & NASAARA

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 17 годин тому +2

    Allha babiyo sahnuuniyada israiil iyo marykanka yaarabi

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 15 годин тому +2

    Illaahow raxmaanoow raxiimoow isreal halaaji sidegdeg ah aamiin aamiin

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 8 годин тому +1

    Ilaahayiyuhudahabaabiya

  • @HousseinGuuleh
    @HousseinGuuleh 17 годин тому

    Wan ku salamay mawlid xaji

  • @Maslax.maxamad
    @Maslax.maxamad 17 годин тому

    Asc.mawliid.xaaji.iyo.maxamad.cade.iyo.dhamaan.dawada.daasha.HBN.habeen.wanaagsan

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 12 годин тому +1

    Asc wll israaiil iyo mareykanka sharci qabanayo ma jira miyaa?

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 10 годин тому

    Yuhuuda in la iska dhicya si kale reer suuriya kuma badbaadikataaan

  • @darwiishyaresomalidhaba5477
    @darwiishyaresomalidhaba5477 17 годин тому +1

    Nio cawa M Cadde Soo ka noqotay Marna haka yaabin in hub casri ah oo khatar ku ah Yuhuudda ay Maraykan iyo Yurub ka iibiyaan Syria marnaba arintaasi madhici karto Yuhuudda iyo Maraykan Waxay ka midaysan yihiin in Syria meel hubka ka caagan laga dhigo kedibna heshiiskii Masar oo kale inay Yuhuudda lagasho lagu qasbo.

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 17 годин тому

    Asc mowliid iyo Mohamed. Habeen wanaagsan

  • @Zainab-e5y4d
    @Zainab-e5y4d 17 годин тому

    Ma aha yuhuud keliya waa yurub oo dhan iyo maraykan

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 16 годин тому

    Allaha u gargaaro muslamiinta .

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 17 годин тому

    Allha guuleeyo xamaas iyo suniyiinta suriya yaarabi allw guulee

  • @SalebanRabiiciya
    @SalebanRabiiciya 12 годин тому

    Gigii carabta yaakasootuscelliyay barigadhexe awal masar

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 17 годин тому

    Ilaa hada wax kaqabanaayo malahan xataa dhulkoodii ayeey maalinkasta qeeyb ka goosanee xataa mahadlaayaan subxaanslaah

  • @AbdiazizJimale-vk2bw
    @AbdiazizJimale-vk2bw 16 годин тому

    Asc Moulid waad kumahad santahay aqbaaraha aad sida toos Ka ah aad nala soccodsineeysan+HBN)

  • @AishaBarre-b9n
    @AishaBarre-b9n 14 годин тому

    Ilaahow cadawga gumeystaha halaaji si dag dag ah oo eey filaneynin ilaahow awoodaada Rabiyo ku halaaji 😮😮😮😮😮

  • @FarxanaxmadfarxanaxmadFarx-t4l
    @FarxanaxmadfarxanaxmadFarx-t4l 15 годин тому

    Wankusalamy mulid xaji

  • @MohamedDahir-hj2oq
    @MohamedDahir-hj2oq 16 годин тому

    Yahud inisoxoogleh looga xhortaga aya muhim aah

  • @FarxaanCabdille-k9p
    @FarxaanCabdille-k9p 17 годин тому

    Good

  • @HassanMaxamedyare
    @HassanMaxamedyare 12 годин тому

    ASC. FAKARKAYGA. WAA. WAR. WEDKIIS. GALAY. SU. ALAHAGU. WAYO. JAMHAD. DOWLAD. MA. DHISTO. SURIYANA. WAA. KHAYB. SANTAY. EE. TURGUGU. AMAN. MA. HELI. DONAA.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 17 годин тому

    Doqomada qabsadey waddan may xeryaha ciidanka ee layaqaan Hubka kaqaadaan oo Diyaaraha wax ku ridaan.

  • @FarxaanCabdille-k9p
    @FarxaanCabdille-k9p 17 годин тому

    Maxay ugu mashquuulsan yihiin qabuuraha wadankoodii oo laduqeynayo ma waxay u shaqeynayeen israaiil qorshe qzrsoon ayaa jora

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 10 годин тому

    Yuhuuda iyo maraykanka waa in aan u midawno gacmaha isku qabsano Suni iyo shiicoba alle iyo cid kasta oo cadawga ku ah la kaashan karno sida shiinaha Koreada woqooyi ruushka inkasta uu yahay ma dilaa ma nooleeye la iska dhiciyo labadaa cadaw yuhuud iyo maraykanka

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 17 годин тому

    Wcs

  • @numan1tarr14
    @numan1tarr14 17 годин тому

    Turkuga ayaa ka dilaal ah hawlahan

  • @Maslax.maxamad
    @Maslax.maxamad 17 годин тому

    Shacabka.suuriya.iyo.jabhada.suriya.waxay.Adkeenayaan.nabada.iyo.wada.jirka.israiil.waxba.soma.kordhinayso.waxa.kaqalisan.nabada.iyo.xasalinta.wadankoda.

  • @AmiinXussen-i6v
    @AmiinXussen-i6v 16 годин тому +1

    Jubaland ma😊yka awood wayn yihiin mucaaradka suriya

  • @CabdirahmanxasaXasanmankey000
    @CabdirahmanxasaXasanmankey000 17 годин тому

    Oo hadey intaas oo agab ah leedahay maxey hal maalin xitaa ugu ridi weyday ina maxamed cadevwaxaan hubaa uun inay duqeyn diyaaradeed waligeed kama jawaabin balse kiimikadii matida lagu ridayay waan maqlayay hadii hada la duqeeyay alyaasiin ayaa la bari doonaa sida xamaas

  • @TerrenceGoodrich-wc2om
    @TerrenceGoodrich-wc2om 15 годин тому

    Waxan muslimiinta mey iska celiyaan AAWAY iiraan dhaarteedi

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 10 годин тому

    Dawlada suuriya ee cusubi waa in aanay aqoonsi iyo wanaag ka sugin reer galbeedka lkn xidhiid la sameeyaan dunida muslimka ruushka shiinaha africa Asia latin america iwm lkn yaanay waqti ku lumin maraykan waa cancer dilaa ah

  • @abdurahmanjama1645
    @abdurahmanjama1645 15 годин тому

    Aaway ciidamadii Suuriya ee hubkaas gacanta ku hayey? Maxay u dagaalimi waayeen?

  • @omeradan5805
    @omeradan5805 16 годин тому

    Salaan ka dib had iyo jeer waxba kama sheegtaan dhulkan la qaybsaday ee syria badh maraykan shidaa ka dhuranayo badhna israa'iil qabsatay, badhana hada turkigu rabo badhna tuugan Gulani la leeyahay la siiyay ee marka horeba heshiiska lagu ahaa

  • @MohamedHassan-bu3zm
    @MohamedHassan-bu3zm 17 годин тому

    108

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 17 годин тому +1

    Maxaad u falanqaynwayday doorashada soomaliland iyo madaxwaynaha la dhaariyay Niyaw wararkaagu soomali dhex haw ahaadaan waliba reer somaliland hayska idho tirin mawliidaw hadii madaxwayne reerkiina la dhaariyo waad na horwadi lahayd dhawrjeer

    • @AhmedIbrahim-me7vy
      @AhmedIbrahim-me7vy 15 годин тому

      @@mahadguray4241 Waa qeeb Somalia ka mid ah looma baahno in la soo qaato

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 17 годин тому

    Caaway sheekadii xaafadaha miyaad kubilowdeen