Xasidnimo aya kuqasabtay in Cagaha qabsado abay ahmed😂benti ushegayey umada Somali hbn iyo malin masajida Kala ha cadowgenaethopia waya badane muse ma boxin karo ana mabixin karo waxay kudanbeysay isago usujudaya abey Ahmed subxanllah ❤❤😊
Fiqi waa dibjir aan aqoon lahayn waa iska mooryaan dalka ama bada and xukunto waa kee waar isla yaab oo orod oo sbaaradaadii dhigo suuqa bandaranaike waxa and is leedahay qari dadku way kanga aqoon badan yihiin
Soomaaliya waxay la dhimatay Siyaad Barre, am diid ama doon. Somaliland way tagtay mana soo celin kartid addoo aqoontaadu sidan u liidato, sidee hogaamiye Soomaali oo dhan aad ugu tahay. Somaliland waxa la gudboon in haday aqoonsi hesho, haddii Puntland rabto inay yeydan ka tagto iyagana Somaliland aqoonsi ugu jiiddo.
Sharciga caalamiga ah badaha ee aad ku dacwoonaysaan ee aad badaha j.somaliland aad heshiiskeeda ku doonaysaan inay kaga noqoto heshiiskii hore waxa ka horaysa sharciyadii aqoonsiga dhuleed badeed iyo cireedba ee idiin xalaalaynayay kamid ahaanshaha dawlada j.somaliland ee aad xuduud keeda bariga ee degmada laascaanood ay maamul goboleedkaaga puntland ee dawlada somalia ku jirtaa aad dagaalka uga dhexwadaan waa caqli xumada dhulka aydaan lahayn ee aad shacabkaa puntland madaxa ugu rideen ee ay ugu dagaalamayso ee ay dawlada j.somaliland na ay awooda kaga dhawrayso ayaad iskaga mid tihiin lkn waa lasoo af jarayaa wakhti dhow!!?
12:31 Ninkani riyo ayuu ku jiraa xaguu xukuma bal hargeisa ka soo dag wax nacasa soomalilaand way tagtay mana soo noqonayso ictraafkii ayaa soo bidhbidhaya intaad xukuntid faraha maad ku haysaa turkina waa dilaal soomalia uma tudhayo danha uu idin ka leeyahay ayaa weyn masar alsisi mee waa maxay dawladan jirjiroolaha masar qac ayaa ka yeedha
abi axmed wuu ku khasbay xasan in uu ogolaado mou ga sllnd wayo wadankii wuu qabsaday masara wuu u quus gayay 6 gobol ayuu qabsaday khalaas xasan cidluu istagay smllnd wuu iloobay wuuna ka tanasulay farahuu ka qaday sida muqata ok
Masha Allah guul iyo gobanimo somaliland
VIVA SOMALILAND
JAMHURIYADDA BARAKAYSAN EE SOMALILAND GUUL IYO GOBANIMO ALLOW DHAWR
Cadowga somaliland inta ayxasidnimo iyo xaqirad aykuhayan insha allah sland weyguleysaneysa❤❤❤
Guul
Niicle
😆
@@MADAL-FURAN Qac🤣🤣🤣
Ina Cumar Geelle oo Xasan Gurguurte dhabarka ka toogtay
Maraykanku jsl isaga u hor aqonsanaya guul iyo gobanimo
Maasha Allaah
Somaliland guuuuuuuul insha Allah 💚🤍♥️
Viva sland ❤
😂😂😂😂😂miskiin faqssh dalkiina waxkadhiga qadhmuunyaw intaad waxaan idiinshaqaynayn kuhadaaqaysaan faqssh dugaag)) guuuul SLND Alloow jebi cadawga SLND aamiin yaarabii ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣️❣️❣️
Hayaay Hayaay wagar dhaga jow
Xasidnimo aya kuqasabtay in Cagaha qabsado abay ahmed😂benti ushegayey umada Somali hbn iyo malin masajida Kala ha cadowgenaethopia waya badane muse ma boxin karo ana mabixin karo waxay kudanbeysay isago usujudaya abey Ahmed subxanllah ❤❤😊
Ethiopia well done vivo
viva soomaaliland
Masar yaahuuw
Buuuufi xaarmajo dameeerah xaarmajo caaaaaaaaac huwantaa xaarmaajo faqasha xaarmajo huwantaa
Madaxda Somalia wa riwayad
Xasan qoslaye wamunafaq ❤
S.land Republic Allah ha dhawro aameen
Good bless republic of somaliland long live
Madal furan qaabtabintaadu is Amazing 💯 👏
Viva somaliland ❤❤❤❤
Yaahuuw
quto-qotoy kuquso 😂
Waryahee
Soomaliland and soomalia italiya two countries different countries different
❤❤❤❤
Haaaaahaaaa haaaaahaaaa hayaay way dhacaday wagar dhaga
Xassan egypt wuu isku Aamina waayey inay kursiga kuhayaan ethopiyuu ugalay maloo sheegay egypt 😂😂😂😂muxuu leeyahay carabku waa nin daciifaan ka fahmaye musiibo weeye cirka laga soo riday 😂😂😂maraykana haday yimaadeen Somaliland china ayuu ukeenayaa ujoojin maayo umalaynayaa
Egpty (Maser) Recognising Somali land.
Umalayn ABII MASAR AYUU U JEEDAA GAME KIISA SIYAASADEED EE UGU WAYN WAA MASAR
Maha agreement waa war bixin wa wax eee ka shaqeen donaan sidey heshish ku noqon doonaan
Aqoonsi dan laga leeyahay.aqoonsi Maha
Guul Somali land
FIQI DADKA CAWAAN AH AYUU WAX U SHEEGAYAA
Heshiis maaha, e waa baaq ama soo jeedin
Fiqi asagu ma ismaqlaa?
Somaliland intu xaasidayay ayuu dalkisa babiyay😂😅
😅😅😅😅😅😅 ooo xasan gurguurte iyo fiqi manaafaq ma ilaaween masar iyo ereteriya 😅😅😅😅
Fiqi waa dibjir aan aqoon lahayn waa iska mooryaan dalka ama bada and xukunto waa kee waar isla yaab oo orod oo sbaaradaadii dhigo suuqa bandaranaike waxa and is leedahay qari dadku way kanga aqoon badan yihiin
Soomaaliya waxay la dhimatay Siyaad Barre, am diid ama doon.
Somaliland way tagtay mana soo celin kartid addoo aqoontaadu sidan u liidato, sidee hogaamiye Soomaali oo dhan aad ugu tahay.
Somaliland waxa la gudboon in haday aqoonsi hesho, haddii Puntland rabto inay yeydan ka tagto iyagana Somaliland aqoonsi ugu jiiddo.
Weligeed ma ciidama shisheeyaa idin ilaalinaya war xishoodoo dantiina karaacda oo dhulkiina adinku ilaashada xoolayahow Somaliland kaga dayda dawladnimada adoonyahay. Dhulkiiniibaa baylah ah oo shisheeye idinku ilaaliyaa ceeb uma dhintaan.
Fiqi waa nin Waalan 😂😂
Soomaaliya weeye kulli cidina dan umawado Soomaaliyoo dhan qofwalbana dan tiisey u egtahay inoo ka dhex arkay soomaaliya badawyahay rer waqooyi.
Kani waa bukaan socod Fiqi dudaaye waana mid siyaasada ka aradan waxaase ka sii liita ka Wasiir Arima dibadeed ka ku magacawday😂
Fiqi waa nin ka aradan Siyaasada beentuna u dhib yartahay inuu yidhaahdo uu ku waramo, hayska noolaado waxba soo kordhimaayo'e....
Ethiopia labadoodaba ha ka wada qaado
War muxu leeyahay carabkan
oo nacaskan munaafaq ah ciidanka itoobiya haday bada tagaan iyo haday beriga joogaan maxaa u dhexeeya hada koonfur soomaali markay doonaan bay ciidanka itoobiya soogalaan cidba ma waydiiyaan haday ka baxayaan iyo haday joogayaan ciidanka itoobiya 😮😮😮😮
Sharciga caalamiga ah badaha ee aad ku dacwoonaysaan ee aad badaha j.somaliland aad heshiiskeeda ku doonaysaan inay kaga noqoto heshiiskii hore waxa ka horaysa sharciyadii aqoonsiga dhuleed badeed iyo cireedba ee idiin xalaalaynayay kamid ahaanshaha dawlada j.somaliland ee aad xuduud keeda bariga ee degmada laascaanood ay maamul goboleedkaaga puntland ee dawlada somalia ku jirtaa aad dagaalka uga dhexwadaan waa caqli xumada dhulka aydaan lahayn ee aad shacabkaa puntland madaxa ugu rideen ee ay ugu dagaalamayso ee ay dawlada j.somaliland na ay awooda kaga dhawrayso ayaad iskaga mid tihiin lkn waa lasoo af jarayaa wakhti dhow!!?
Saldhiga waxaa Imaanaya waa ISRAIL oo wadata shaarka america... marka yahuud ka doorbideen waxkasto iyoaga lafahooda hadhow shiidi donto
Fiqi waad saaqideen. Masar-na ma bililiqaysateen. Kkk Saaqid waxid
in fact somalia not control somaliland actually somaliland is a special state and we can't listen the imagination stories of somalia
12:31 Ninkani riyo ayuu ku jiraa xaguu xukuma bal hargeisa ka soo dag wax nacasa soomalilaand way tagtay mana soo noqonayso ictraafkii ayaa soo bidhbidhaya intaad xukuntid faraha maad ku haysaa turkina waa dilaal soomalia uma tudhayo danha uu idin ka leeyahay ayaa weyn masar alsisi mee waa maxay dawladan jirjiroolaha masar qac ayaa ka yeedha
Waxa xasan sheekh lagu guursaday turkiga waayo gafkii itobiya ayuu qaatay masarna wuu ku gafay badana hakasiiyo gurigiisa sababta oo ah barlamanka iyo golaha wasiirada midna uma reebin talada kalidii ayaa bixinaya itobiya iyadu guul bay haysataaye abay kalidii ayaa go.aanka ieh guushisa darteed
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maraykan iyo engiriiska imaanaya Somaliland usheega ninkan xassan sheikh hadaysan xoolaha dhankiisa soo Marin Russia iyo China inuu keensanayo oo ukrain ay noqonayso Somaliland😂
Because axmed madobe
Cajaib mardhoow falastiin baa laga dhigaaya dhuulkaasi Oromo baa loo dii diyaarinyaa 50 sano kadiib
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa wuxuu qaattey madaxweyne xasan sheekh maxamuud wuxuu qaattey 100.0 million oo doollars.
2.0. Waxana bixiyey dawladda turkiga ee ordogaan.
3.0. Dawladda ethiopia xaq uma laha inay berriga iyo badda somaliland amaba somalia oo iyadu leedahay oo iskeeda oo tacriifad aan laga qaadin ay hesho. 4.0. Haddaba marnaba ma dhacayso inay soo fara gelliso berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
5.0. Waxaba dhici kareysa inay ciidamada badda ethiopia ay weerar ku qaadaan xuutiyiinta.
6.0. Dawladda ethiopia waxa u sameeyey ciidamada badda dawladda fransiiska oo hubka iyo maraakiibta sameeyey.
7.0. Waxana taageereysa dawladda UK iyo dawladda fransiiska.
8.0. Haddaba waxan dhahayaa marnaba ma dhacayso inay dawladda guunka ah ee ethiopia soo degto berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
9.0. Haddaba shacabka somaliland iyo baarlamanka somaliland marnaba ma oggolaanayo dawladda ethiopia ee ku waallatey berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
10.0. Wuxuu sheegay atto abbii ahmed ali inuu xoog amaba xeellad ku qaadanayo berriga iyo badda lughaya iyo saylac ee somaliland.
11.0. Haddii deked laga rabo waxa dhisaneysa dawladda somaliland dhaqaalaheedana ku dhisaneysa. 12.0. Ciddii adeegsaneysaa waxay bixineysaa tacriifadda dekedda ee ku waajibtey.
13.0. Kheyraadka faraha badan ee dawladda ethiopia cidna billaash waxba kuma siiso.
14.0. waxayna ka qaadataa tacriifad aad u sarreysa.
15.0. Haddaba marnaba deked aan laga qadeynin tacriifadda halkay ka helleyso dawladda ethiopia ha u doonato.
16.0. Waxana ugu dhaw dawladda eriteria oo horaba u wada lahaayeen dekedda asmara iyo assap.
17.0. Kuwaasi baa ugu dhaw dekedaha ay bilaash amaba tacriifad la'an wax kaga dirsato waxna kagala soo degi karreyso. 18.0. Haddaba berriga iyo badda bilaash ka ah meesha ay ka helleyso dawladda ethiopia ha raadsato oo haka doonato.
19.0. Dekedda waxa dhisaneysa dawladda somaliland waxana laga qaadayaa tacriifadda dekedaha laga qaado oo welliba 4 jibbaar looga dhigayo.
20.0. Haddii ay dani ugu jirto waxay adeegsan karreysaa dekedda berbera iyo dekedda djibouti iyo dekedda cusub ee laga dhisayo lughaya waxaana iska leh oo mulkineysa dawladda somaliland.
21.0. Atto abbii ahmed Ali ciddina uma hayso berriga iyo badda uu ku waashay ee billaashka uu ku doonayo.
MD Abdulrahman, Abiy waxuu rabaa inuu baddeena (Saylac) XEELAD ku qaato. Ha tuuga taako baddeena ah.
Ii door caqli malaha waxkasta way iskaga hadli
Waryaahee ma ogaadeen bad tahay
Trump waxan ma aqonsado, trump siyasadiaa kuma jirto saldhiyo cusub kuwii horuu xidhayaa
Who cares Somaliland wey jireysa wey jogeysa
abi axmed wuu ku khasbay xasan in uu ogolaado mou ga sllnd wayo wadankii wuu qabsaday masara wuu u quus gayay 6 gobol ayuu qabsaday khalaas xasan cidluu istagay smllnd wuu iloobay wuuna ka tanasulay farahuu ka qaday sida muqata ok
Daarood isaaq iyo hawiye , isu yimaadaan oo waddanka si wadajira u difaacaan oo dawlad loo dhan yahay samaysta0 waxaa diidaydaarood iyo isaaq, haddii marka sidaa dhacdo, hawiye diyaar ayuuu yahay fartaad qortaan, waana isku filan yahay
Failed state 😂
SOMALI. MA TABCAANKAN LEH. ASKAR AJANABIYII CODSU HA SOO QORTAAN SI AY NOO ILAALIYAAN. KKKKKK
Hayaay Hayaay wagar dhaga jow