23k viewers heshay, liked usaara gabadha gurigeeda qurxoon beey idin tustay iyo familkeeda allaha u barakeeyo masha allah dadkini way barteen. U deecaya too
Abaayo mujaahid Bar in uu kuciyaaro alaabtiisa meelwaliba ha u fasaxin maya hataabanin Bar 9sano ayaa laiqabaa ubaxyada guriga matabtaan caruurtayda❤❤keep going
ilmaha marker intaan la facyihiin inee wax kasto ku ciyaaraan waaye ilee aduunko ku cusub yahy marka malaga celiyo inee ku ciyaaro alaabta wee u wanaagsanthy
Abayooy cakes ka ingredientiska noo soo duub one by one adigoon routin kusoo dareeyn cuntooyinka turkida nabar qado, quraac, iyo caasho. Thanks xabiibti
Kuwa dhahayo cunuga wax walbo ha u fasaxin. Ani ahaan way ila saxan thy hani. Anbo gabadhey marki intaas jirty digsiyada iyo weelasha bay ku ciyaari jirty marka jikada ku jiro. Caruurta caqligod ba ku korayo ciyaarta, wax walbo mamnuc waaye hada dhahdid inta guriga sharaxdid wa laga fcnyhy. Xata toyga waxa ka fcn weelasha inu ku ciyaaro ileen dhawaaq bay leeyihin.
Yes,indeed sweetheart mujahid ❤❤❤❤❤❤❤. Baby boy ❤❤❤❤❤❤ your auntie from London 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲may bless you and your family Ameen 🤲🤲🤲🙏🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇧🇬🇧🇬🇧🥰🥰🥰🤣🤣🤣
Wi sheegty oo dugsiga xata way ku aada lkn caruurta schoolka hadi ku xiranin xijaab dhibkaas bay leedahy, gabdhaha faceed bay arkee wixi dhehe ani kaligey maxa u xijaaban. Somalia wa fudeed ileen gabdhaha dhan ba xirto. Hani iyadaaba mar sheegty oo dhahdy tartiib ba u baraa ilaahy ha u fududeeyo inshallah.
@@shshss1192 alxamdullah ilmo marekan lago dhalay kuli wee no xijaban yihiin 3 noga yar xijab la aan bananka ma aado waa walidka iyo ilmahiisa so ka dhigto
MashaAllah MashaAllah
Masha Allah mujahid iyo wilkeyga wa isku fac saan ayona idhiba ilahey hano xafido awlaada ❤
Masha Allah Ameen yarabi 🤲🏼shukran ❤❤❤
23k viewers heshay, liked usaara gabadha gurigeeda qurxoon beey idin tustay iyo familkeeda allaha u barakeeyo masha allah dadkini way barteen. U deecaya too
Mash Allah ❤❤❤
Masha Allah ❤
Nice family Masha Allah 🎉🎉🎉 Allah humma barrak
Aamiin ducadaaada ilahay hanoo aqbalo abaayo adinkana alaha idin barakeyo dhira galindaada quruxda badan bitimiinaadka subaxadii soogale❤❤❤❤❤
Ya Allah SWT,Ameen
Mashaallah ❤
Walaalaheena muslimiintaana ilaahay ha ugar gaaro allaahuma aamiin aamiin aamiin yaa rabbil caalamiin
ALLAhu Akbar,allaahum Ameen yaa Allah🤲🤲🤲🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇧🇬🇧freedom Palestine 🇵🇸 free Palestine 🇵🇸 free Palestine 🇵🇸 from London 🇬🇧 🇬🇧 uk
Abaayo mujaahid Bar in uu kuciyaaro alaabtiisa meelwaliba ha u fasaxin maya hataabanin Bar 9sano ayaa laiqabaa ubaxyada guriga matabtaan caruurtayda❤❤keep going
ilmaha marker intaan la facyihiin inee wax kasto ku ciyaaraan waaye ilee aduunko ku cusub yahy marka malaga celiyo inee ku ciyaaro alaabta wee u wanaagsanthy
MASHA allah allahumma amin walsheyna family alle haku barakeyo❤❤❤
Man sha Allah wllshay noloshada allaha haku qurxiyo 🤲wan ku jeclahay darilahay 😍😍
Mash Allah
Abayooy cakes ka ingredientiska noo soo duub one by one adigoon routin kusoo dareeyn cuntooyinka turkida nabar qado, quraac, iyo caasho. Thanks xabiibti
❤ Aamin aamin yaa rabi
Mashallaah
Masha allah tabarakallah cafimat ku cuna allah ha idin barakeeyo hani quraxey♥️♥️♥️🤗
Mashalaah 💚💚💚💚💚
Masha allah 💕♥
Ameen
Masha.Allah ❤❤❤
Manshaallah 😍 amiin yaa rabi 🤲🏽
Masha Allaah tabarakallaah walal jumbuha magacisa kale ama English xitaigu sheeg mahadsanid
Yes,abaayo mac ,what’s is that jumbuha?????? Please
Yes,abaayo mac ,what’s is that jumbuha?????? Please
1:08 Masha allah family quxu badn ❤❤❤
Mashaalalh
❤❤❤❤❤❤masha allah
Alla abyo howsha bdn iyo qaliinkaaga wlhi waankaa naxaa ee allehakuu saqiro maadaama aan reer camaliyo isku nhy
Waa Idin tageeaa my family ❤
Hani xbbti waxaan rabaa inaad iga faaideeso siday makiinadan aad isticmaasho ee dharka dhaqda ay u shaqeeso
Amiin amiin wll
Masha alah ❤❤❤
Masha alaa
Masha allha walshay macaan
Wllo waxa kugu jacelahey dadka iska bulèede ku dawada ma ilowdid thans yuo
Amiin yarabi mashaa allah
Kuwa dhahayo cunuga wax walbo ha u fasaxin. Ani ahaan way ila saxan thy hani. Anbo gabadhey marki intaas jirty digsiyada iyo weelasha bay ku ciyaari jirty marka jikada ku jiro. Caruurta caqligod ba ku korayo ciyaarta, wax walbo mamnuc waaye hada dhahdid inta guriga sharaxdid wa laga fcnyhy. Xata toyga waxa ka fcn weelasha inu ku ciyaaro ileen dhawaaq bay leeyihin.
mansha allah hooyo karti leh❤😊
Masha Allah ❤️😘 shaqohayaa mujaahid😂😂
Yes,indeed sweetheart mujahid ❤❤❤❤❤❤❤. Baby boy ❤❤❤❤❤❤ your auntie from London 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲may bless you and your family Ameen 🤲🤲🤲🙏🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇧🇬🇧🇬🇧🥰🥰🥰🤣🤣🤣
Allahuma Bariik
M.sh.Allah wll Alle haydin xifdiyo dar ilaahay kuu jecelahay❤❤
Mashaalah rotiinka kaga waanjicilahay
Allah hakubarakeeyo familkaaga. Mujaahid igusalaan❤
Abayyo I love ur husband kaaga 😂 I don't why waa idha likaraa xitaa ❤ I love ur all family rabbi hani daayo allah barik ❤
Masha Allah abayo xafidullaah Adi familkaga❤
Maansha allaah❤❤❤❤
gabar aqali badan aa tahay waxa anaga waxa noo taraayo noo soo gudib maadaama aad joogti turkiga waxan rabnaa waxayaalo cuntooyinka turkiga noosoo gudibi
Haniyaay wiil dumaashi gaa OO yari majira aankula soojareqalli
WELCOME. BACK. ABAAYO
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤
Xisho
Abayo baby yaris ii jogo plz sida logu sameyo guriga yoghurt iisheek❤
Asc mashallah
M.a
Masha allah family qurux badan❤❤❤🎉🎉🎉
Ilh hku dhaafo awlaada mcn bdn ❤
Ma. Abyo ❤hore usoco
Anigaba.caruur.leyHay.abayo.ilahay.hano.deysto.canda.jogna
Ameen ya Allah ❤
❤️❤️👍👍😘😘😘🥰🥰🥰
Maşallah sis❤❤
Haye he maalinkaga nasiinada aaway he hool kudishe xppt😂
Mother don’t have off
Micnaha sida loo isticmaalo makiinada aad haysato ee dharka dhaqda
Maashaa allaah
Salam wll gabadha yare intay yaar tahay baar asturka iyo xijabka wa iga wanoo haniyey
Sax waye
Wi sheegty oo dugsiga xata way ku aada lkn caruurta schoolka hadi ku xiranin xijaab dhibkaas bay leedahy, gabdhaha faceed bay arkee wixi dhehe ani kaligey maxa u xijaaban. Somalia wa fudeed ileen gabdhaha dhan ba xirto. Hani iyadaaba mar sheegty oo dhahdy tartiib ba u baraa ilaahy ha u fududeeyo inshallah.
@@shshss1192 alxamdullah ilmo marekan lago dhalay kuli wee no xijaban yihiin 3 noga yar xijab la aan bananka ma aado waa walidka iyo ilmahiisa so ka dhigto
Dugsiga goormee aada abyo muno
❤❤
wn dhawnahay
Abaayo dharka ciyaalka waxba ha kaawadeyen adaa ku dhimaniya
Naa haniye cuniga amo dhacaa 🥺
,hani she is it ❤she speak careful with her son
Abyo canaha Sma ujedaa see waaye hadan babyga ubilaway
Ilmaha wax walbo loma ogolaado hooyo tahay lakini waa loo diidaa iyago yar we in ee barta maya marki la dhaho
Abaayo 2daan kirli oo turkida isdul saaran maxee ka wadaan horta😂😂
Frst ❤😊
M. A Ana Ada U horeya Is dhahyy
Adne ma iga horeysay Huno😮
😊🤗
I love ur routine abayo thank you so much for this beautiful vedio ❤❤
Asc Abyo sawiro ma kasoqaday mujaahid 😊😊
Why are you want he picture?
Musqusha dharka lo dhigta
Abaayoy sumashiyashaa lugta maba kaa bixiyaan bee se cml
wcs
❤🇩🇯🇩🇯
🇸🇴❤🇩🇯🥰🥰
ua-cam.com/video/gkRFLiOd5Tk/v-deo.htmlsi=yAcECO6IpctOzH0K
RUWAAYAD SILAC SODOH 😭😭😭
Masha Allah
Mashalaah
Maasha allaha
Masha Allah❤❤❤❤
Jung