FARTUN HAPPY OO SAAID IGA XANAQDI AFKA NAH FURATAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 36

  • @hoodomohamed2925
    @hoodomohamed2925 Рік тому +6

    Illaahayow calaf qurxoon sii inantaas yar maskiinta ah naag wax la la joogo maaha

  • @sadiyasadiya5503
    @sadiyasadiya5503 Рік тому +12

    Waxan hooyada ehen kuma dulqadaneeso😢😢😢

  • @hodanbaashe5690
    @hodanbaashe5690 Рік тому +9

    Ilaahayoow naag gurigeeda ha ii baahin naa inanta yar adna waad ku sameysay waxbana kumey odhan ee ha cunin

  • @mustaqiim1893
    @mustaqiim1893 Рік тому +6

    Fartun dabecad😂lay walaga dabecad iyo dulqad badanyahy waxas maa wax laga xanaqo ah.hadii wax kadaran laga samen laha kawrn gabdha unaxariso ayadaba weykuu cawisayee

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Рік тому

    Masha allha keep going ❤❤❤

  • @naimamohammed3432
    @naimamohammed3432 Рік тому +4

    Bisinka oo marka prank lahay maxa wye qeylada afkeyba furate uuf san le miya fartun😏💔

  • @ShukriAbdi-t7y
    @ShukriAbdi-t7y Рік тому +7

    Ceeb waaye fartuun naaya hadhihin gabadha adikaba wad gusameeysa barki naagaha kale maleeysiya markey kuku sameeyan ixi ayada ledahay maskiin Aya iska dhiga ha cunin gabadha adeey kula joogta

    • @mustaqiim1893
      @mustaqiim1893 Рік тому +2

      Ala run badnida sabirin indhaha ha ushidane

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj Рік тому

    Chanelkii fartuun mha miyaa kana

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj Рік тому +1

    Wah fartuun scml prank wye hdii lagu dhahy wxy cyda

  • @hadiyoaxmed5654
    @hadiyoaxmed5654 Рік тому +4

    Bentas yaa lo shega maxay laxijabantahay haday waxba ogayn

  • @siwaaraaali804
    @siwaaraaali804 Рік тому +3

    Fartun dabecad laay uf

  • @Farhiya190
    @Farhiya190 Рік тому +2

    Fartuun qof fiican maahan dabeecad eber

  • @leylacabdulahi390
    @leylacabdulahi390 Рік тому +3

    Fartuuneey abayo waxa ahyd qof dadka muslimka ah u duceeya u soo duceey walalaheen falastiin

  • @abdifatah670
    @abdifatah670 Рік тому +1

    🤣🤣🤣

  • @najmamohamed1166
    @najmamohamed1166 Рік тому +1

    Naagta dabecad xuma bisinka wax weyn maba lagu sameyn bee

  • @NimcoMaxamuud-k6v
    @NimcoMaxamuud-k6v Рік тому +2

    Asc😊

  • @najaxmuxidiin651
    @najaxmuxidiin651 Рік тому +3

    yaahuu naa Qeelo badnidaa fartuuneyy😮 🙄🔕

  • @HaawoeYaasin
    @HaawoeYaasin Рік тому +1

    fartuun qof fican weye maha sidaa umaleynasaan❤waxan pranki wye wana lawada ogyhy dadka qaar hal kalmad oo afkaga kadhahdey ayey dhaqankaag umaleyaan😊

  • @leylaadanhassan6597
    @leylaadanhassan6597 Рік тому +3

    Na Maxa ucayasa gabad Bisink

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk Рік тому

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @Fartuun1461
    @Fartuun1461 Рік тому +1

    Waxa kasameysey noo soo gali blz😊

  • @zallaama
    @zallaama Рік тому +5

    Gabadhey inantan yar waad dhibsaneysaa plz dulmiga iska ilaali. Waxan u shegaya inantana lama yeelo nolosha liidata ee hoseysa xoogbad ledahay qof weyn baad thy qofna haka yeelin inuu siduu dono kula dhaqmo naagtan aad tidhi inan ku caawiyo ayaan kula joogana haka yeelin iney sidey doonto kula dhaqanto shaqo tag xta xfdaha uso shaqee lkin yaan lagu dulmin adigoo awood u leh inaad isku filnaato fartuuney adiguna waxad thy abeeso dhul u eeki ayay kugu dishaa inantan yar ee miskiinta ah een waliba ilmaha yar aan ahayn maxad naa u cananeysaa qofku haduu ka xishoonayo ma qof liita ayaad modeysaa qofka weyn sidii qof weyn ayaa loola dhaqmaa

    • @Dsaxan
      @Dsaxan Рік тому

      Wn kugu raacsanhy fikradaada dadku isku mid mhn gabadha yar qof miskin ah ixtiraam badan bay umuqataa Qofku sidu yahay baa loo dhaqma haduu ixtiraamayo adna waa inaad ixtiraamta

    • @zallaama
      @zallaama Рік тому +1

      @@Dsaxan sax illahay guri bili aadam nama bado kuwo joogana illhy albaba khyr qaba how furu

    • @Dsaxan
      @Dsaxan Рік тому +1

      @@zallaama aamiin

  • @NaciimoMuxidiin-e2p
    @NaciimoMuxidiin-e2p Рік тому

    Kkkkkkkkkkkkk🎉🎉🎉🎉

  • @HaawoeYaasin
    @HaawoeYaasin Рік тому

    ❤❤❤❤

  • @fatimamahad3579
    @fatimamahad3579 Рік тому +4

    Adiba wx xuna kusamysy dulqad yarida bisinka prank aslan waba xaran benta wa xaram risiq laga helayona wa xaram wxas iska dhafa

  • @FiesoSoyan
    @FiesoSoyan Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @kiinnuur3724
    @kiinnuur3724 Рік тому

    😢

  • @ZaynabLiki
    @ZaynabLiki Рік тому +2

    Waji malaha fartun gabadhu maxay kugu samaysey naa eed isla qadhmuuneyneysaa ixtiraam daro kute aday gurigaaga joogtaaye maad ixtiraamtey aduu gabadha kula joogta

  • @sacdiyocabdulaahi1174
    @sacdiyocabdulaahi1174 Рік тому

    Fartun kalkaa adkeso

  • @Amiira96
    @Amiira96 Рік тому

    Fartuun kaftan lee waye sorry yaqeyow

  • @samiyaahmett3950
    @samiyaahmett3950 Рік тому

    Sabiriin😂😂😂

  • @amiiraahmed4513
    @amiiraahmed4513 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤