QARAAXO IYO XUKUMADII UGU ADKAA BIRTA GYM KA 15 JEER QAAD TEAM WIIL IYO TEAM GABDHO ..?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 лис 2023

КОМЕНТАРІ • 484

  • @Amiira96
    @Amiira96 8 місяців тому +143

    Yes caawa Amira way nala soo dhaqsate ani youtube dhan reer malesia lee fiirsadaa yaa ila mida hhh asad dhibkiisa yaa ila jecel 😂😂

    • @user-ps9my8xb3p
      @user-ps9my8xb3p 8 місяців тому +4

      Ani habenki laba saac marki gaaro ila shansaac ayuga dawada 😂😂😂

    • @YahyeHazen-qp2ji
      @YahyeHazen-qp2ji 8 місяців тому +2

      Aniba😂

    • @Fartun20225
      @Fartun20225 8 місяців тому +2

      UA-cam Kalee mafirsadoo😂😂

    • @Bellahadid27
      @Bellahadid27 8 місяців тому +4

      Dad ilmida miya jirobo wlhi musalsal cml usugtaaa 😂

    • @user-ehqueen
      @user-ehqueen 8 місяців тому +1

      Ani😂😂

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 8 місяців тому +187

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️

  • @nastehamoha1945
    @nastehamoha1945 8 місяців тому +88

    Asad io amiira wlhi waa Tom and Jeri😂😂😂 Cwa ano xanaqsan so galey you tube hadan waa iga qosliseen team 27 keep going ❤

  • @CumeerBigFan1092
    @CumeerBigFan1092 8 місяців тому +8

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ❤(صلى الله عليه وسلم)

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 8 місяців тому +45

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋❤❤❤

  • @hanadikhadar567
    @hanadikhadar567 8 місяців тому +13

    Asad wa wada naxariis wllhi way qalantey bu yidhi amiira❤😢😊

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 місяців тому +52

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 🥰❤️❤ Alle ha kuu Naxriisto Aabaha shaadiyo sharaf 😢 Qabriga illhay ha ku waasico Aalhuma aamiin

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 8 місяців тому +49

    Amira Quruxey Anoo videoyada channelkaga ku jira mid kamida fiirsanaya oo qosolka Aduunka haayo ayuuba muuqaalkani iso dhacay ka waran 😅 kii waxan fiirsanayay doraad adi iyo Ceyda aa isla soo duubteen qosolkii oo dad ah baad tihiin labadiinu 😂😂

  • @XamdaDeeq-yt7ms
    @XamdaDeeq-yt7ms 8 місяців тому +54

    Mazhallah waxaan ka helay siday izku daremayaa wllahan asad iyo amira iyada hore waxay u tidhi (adoo dhacaya miyaan ku fiirsanaa) izla caawana asad leh way qalantahay wlhi dhalinyarada kale halkaanay wax ka fahmi ka fahmayaa asad ifku wa ayaamee alleh farxad waarta haydin siiyo wllaha 🤲🤲🤲form Somaliland ❤🗨💚

  • @japriilmohamed2373
    @japriilmohamed2373 8 місяців тому +136

    AMIIRO CEYDA PRANK NOOGU SOO CAAR INTA IGU RACSAN ❤

  • @nimcomuxumed5530
    @nimcomuxumed5530 8 місяців тому +8

    6:40 Asad wuxu dhahay wey qalan tahay unaxariista wanaga Wad u dhalatay Masha allah

  • @faizahhassan3862
    @faizahhassan3862 8 місяців тому +20

    Amira xbbt qof qurux badan oo sharaf leh ayaa tahay waliga vaata iska ilaali erayga qabqab dhana iga cun hbbt sharaftaada wax hoos udhigaya iska ilaali waliga ❤❤❤

    • @Bellaa309
      @Bellaa309 8 місяців тому +3

      Qabqab wa erey ceyda iyo ayada u qarsoodi ah ,maybe they are dating who knows🤷🏻‍♀️let them be if she’s happy with him

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 місяців тому +65

    Team ASAD xaajio hdd thy like iku qabo ❤❤❤❤ inta aan waligood canada tagin ismujiya ismujiya 😢🤣🤣🤣❣
    اللهم انصر فلسطين على الظالمين ❤🇸🇴🇵🇸❤

  • @khadritamoha1562
    @khadritamoha1562 8 місяців тому +21

    Markii hore wxan dhihi jiray asad amiira wuu necebyhy lkn mahan ee way is kaftan fahmeen

    • @zahruujadeey4083
      @zahruujadeey4083 8 місяців тому +4

      Saswa❤❤

    • @wardaabiib1446
      @wardaabiib1446 8 місяців тому +1

      Hah wlhi anba yada iska qososhee isagu wuu ka naxayay🥺

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 8 місяців тому +44

    Kusaliya rasuulkeena scw❤❤❤❤❤

  • @user-ex5un4xx5z
    @user-ex5un4xx5z 8 місяців тому +21

    Amiiro qurux❤quruxtii gabdhaha masha alh Ada mesha ugu shidan cawa labisqurux❤

    • @Amirafan1
      @Amirafan1 8 місяців тому

      Sax walhi ❤❤

  • @safadradenasayr4019
    @safadradenasayr4019 8 місяців тому +40

    Wlhi waa niyaystay inaa love iisrto because Ana ugu horeeya mnta sidan usugayey finally waa soo daysy❤😊

  • @faraxsan8583
    @faraxsan8583 8 місяців тому +15

    Asad Amiro wuiskadiba maahane wujecelee siduu udahee Amiro weyqalante😢❤Amiro qosol igudishew😅😅😅

  • @qaalimaxamed6382
    @qaalimaxamed6382 8 місяців тому +9

    Vedio asad Ku jirin xiiso maba lahan marwalba hormar wacan asad hagio❤

  • @user-jp4rr8un6o
    @user-jp4rr8un6o 8 місяців тому +18

    Waaw what a voice Muna star you have golden voice😊

  • @habooncabdiahmed3859
    @habooncabdiahmed3859 8 місяців тому +13

    صلى على النبي صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤

  • @sagalosman1083
    @sagalosman1083 8 місяців тому +38

    Maasha Alaah Asad Waa naxariistii Oo Qof ah Waayo wuxu yiri ameero Way qalantahay waxuu kawadaa calashaan baby naga markay dhalaysay Waa lagu Soo qalay

    • @ayaanlaki1438
      @ayaanlaki1438 6 місяців тому

      Ad io ad🥺🥺🥺ana qalan allow no yasir 🤲🤲

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 8 місяців тому +15

    Muna star she's have has good voice 😮😮14:58😢

  • @munaahmed5256
    @munaahmed5256 8 місяців тому +8

    mshallah asad allaya barak way qalantahay uu dhahay fariid❤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 8 місяців тому +66

    The person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ABshakurchannel
    @ABshakurchannel 8 місяців тому +10

    Amiira hal talo yar kuu soo jedanaa abyo ma,ogi inaa qoralkan arki donto marka aad sameyneysan gamekaan wiil iyo gabar wiil iyo gabar haloo ciyaaro micnaha si,is dhaaf ah mar gabar ciyaarto wiil haciyaaro waana mahadsan tahy abyo❤

  • @Sumaya1771
    @Sumaya1771 8 місяців тому +26

    Mashallah muna gold voice ♥️🤗

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 8 місяців тому +51

    Wow cawa waxba ka dhacay qosolka iga dhamaday keep going Amira ❤❤

  • @Hawo-bh9gs
    @Hawo-bh9gs 8 місяців тому +12

    What a voice mansha allah golden voice

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 8 місяців тому +24

    Asad iyo amira we isfahmen cadi mhan kaftonkoda😂😂❤

  • @Bellahadid27
    @Bellahadid27 8 місяців тому +20

    Amiiro naag labiska wax kataqano😂❤

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx 8 місяців тому +19

    Qosolka amiira uma fiirsan jirin lkn asad ba na baray😂😂😂

  • @ayshahussein8399
    @ayshahussein8399 8 місяців тому +6

    Reer Malaysia serie gayga noqdeen wlhi habeen daawan ma seexdo😂😂 hormar wcn sxbyal wax youtube sida lo isticmalo fahmayba idinka jira 👏👏👏

  • @rahoom-123
    @rahoom-123 8 місяців тому +22

    Alla manooli qosolkiyo dad ah thiN keep going amira😂 ❤

  • @XafsaQaali
    @XafsaQaali 8 місяців тому +4

    M.a amiiro meesha adaa ugu shidnaa❤❤❤❤❤

  • @Nastii145
    @Nastii145 8 місяців тому +3

    Manshallah asad amira wounaxriste 6:39marna wuudiba wey isfahmen

  • @safiadahir576
    @safiadahir576 6 місяців тому

    Mansha Allah koko good advice Allah ha ku xifdiyo qli

  • @Saharthesahora
    @Saharthesahora 8 місяців тому +2

    Waanada koko Dhab uqaata walaalayaal dhalanyaro nimo yay idiin qaadin aaqiro haloo shaweesto , Thank you guys.

  • @casisajamalcasisajamal1625
    @casisajamalcasisajamal1625 8 місяців тому +3

    Wow amazing muna star amiira noo balami hanoo heeestee❤

  • @user-us2ud9es6b
    @user-us2ud9es6b 8 місяців тому +25

    iamk Amiira❤❤❤ Allow calaf iskugu dar😢😢

  • @hodanqaali4919
    @hodanqaali4919 8 місяців тому +1

    Masha allah asad naxaris baadana naagta heshaa nin heshay wlhi❤

  • @shukriinainadadaal3462
    @shukriinainadadaal3462 8 місяців тому +12

    Amiradeydiiiih waku jeclhy abyo hore usoco❤❤❤

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 8 місяців тому +3

    Wlh wax akhris kusoo daalay qosol iga dhameseen waxkale tihiin wlh siiba Asad Amiira IMK

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 8 місяців тому +15

    Wow amazing keep going amira 🎉🎉😂😂😂❤❤❤

  • @narmel_shine
    @narmel_shine 8 місяців тому +3

    Wow muna you have to be a fanan you voice is killing us mashallah

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 8 місяців тому +21

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah ugu Baro Sahan Toosan ❤

  • @FaadumoMaxamed-id9ws
    @FaadumoMaxamed-id9ws 8 місяців тому +5

    Anaa ugu horeyo waan ku salaamey abaayo amiiro❤😊

  • @anilabdulaahi4803
    @anilabdulaahi4803 8 місяців тому +29

    Qab qab love isaar😂😂😂✌️✊✊

  • @Khaled-Qanciye
    @Khaled-Qanciye 8 місяців тому +5

    Koko qosalkeedu inaba caadi mahan keep going sister

  • @HamdiHussein-gs9fv
    @HamdiHussein-gs9fv 8 місяців тому +10

    Caawa qofka ugu horeya noqday❤❤

  • @user-jr5np1in1n
    @user-jr5np1in1n 8 місяців тому +5

    Koko caawa xey barnaamij noogu soo dhigi weydy tan kale congratulations 🎊 koko for 300k in 3months keep going sis❤❤🎉❤❤

  • @sabaaxhassan7290
    @sabaaxhassan7290 6 місяців тому

    Allah maasha asad waa wiil wanaagsan sida uu uga naxay amiira uu u dhahay waad qalan tahay

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 8 місяців тому +7

    Walhi in amiira dabiicad iyo dad lasocod leedahay ❤❤🎉❤🎉

  • @user-hx9se2ke1p
    @user-hx9se2ke1p 8 місяців тому +48

    Amira is funny 😢😂😂😂❤❤

    • @mssgaabo-yi9jw
      @mssgaabo-yi9jw 8 місяців тому +1

      Naag facaaya inaa udaba nacamleyso😂😂 waa wax laga fiican yahay

    • @Kajol833
      @Kajol833 8 місяців тому +7

      @@mssgaabo-yi9jwina aqriso qoralka bahdil kugu fian

    • @Bellahadid27
      @Bellahadid27 8 місяців тому

      ​@@Kajol833waku sugty 😂😂❤

    • @abdullahimahamedshuriye9648
      @abdullahimahamedshuriye9648 8 місяців тому

      ​@@Kajol833bababa😅😅😅😂

    • @umunabeele1062
      @umunabeele1062 8 місяців тому +2

      ​@@Kajol833waa ku suktay 😂😂

  • @user-dg7lu3tt6y
    @user-dg7lu3tt6y 8 місяців тому +4

    Meel asad iyo ceyda iyo amiiro ku jirin maba nuuraayo wllhi gemka dhn wey kalkicinaayaan m.a

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 8 місяців тому +37

    Asad iyo amira Tom and jer 😂😂😂😂

  • @wllnaanaa
    @wllnaanaa 8 місяців тому +14

    Allah is one ❤❤❤❤

  • @user-uv8mf6up5p
    @user-uv8mf6up5p 8 місяців тому +13

    Team qab qab caawa way shidan yihiin❤❤

  • @Djibouti64
    @Djibouti64 8 місяців тому +6

    Muna star coodka machallah

  • @ahlamhirsi607
    @ahlamhirsi607 8 місяців тому +18

    War muna star cod macana dhowr jeer kuceshtay runtii😂❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 8 місяців тому +33

    IAmk iyo Amira Asad hagio saaid bay isku fahamsan yihiin 😂 video ay kuwada jiraan hadaad aragto qosol isku diyaari kkkkkkk

  • @Fariidoabdirahman598
    @Fariidoabdirahman598 8 місяців тому +7

    😂😂😂 qosolki iga dhamaaday wlhi asad is so funny

  • @user-ye6jj8cm8k
    @user-ye6jj8cm8k 8 місяців тому +5

    Amiro you know i love you so much wanku tagera

  • @najiimosman2963
    @najiimosman2963 8 місяців тому +13

    Asad hagio vs Ameira qurux so funny wlhi 😂😂

    • @haniabdulahi-qo7wj
      @haniabdulahi-qo7wj 8 місяців тому

      The first time you have a chance at 😢😂❤❤❤❤❤❤😅😊

  • @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
    @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd 8 місяців тому +2

    Masha Allah Muna Star Best vioce ❤❤❤

  • @Miss-haya
    @Miss-haya 8 місяців тому +10

    Amiiro mesha ka maqantahay qosol malahan 😂❤

  • @najaxjamal1406
    @najaxjamal1406 8 місяців тому +3

    Keep going amiira qurux 👸❤

  • @barwaaqosheekh-fs4os
    @barwaaqosheekh-fs4os 8 місяців тому +6

    amiira waa kutageeraa abaayo waxaarabaa barnamij inaa soo sameeso barnaa mijkaas waxaa waye qof kooxda kamid ah ayaa malindhan wuxuu Noloshada u amraa asoo iskadhigayo Abaha cml haduu wiilyahay haday gabartahayna hooyada ay matalee blz soosameey

  • @HANAMAXAMED
    @HANAMAXAMED 8 місяців тому +9

    Muna prank kigii Tuug iyo Boolis kusoo sameeya 😂❤ inta iguraacsan ☝️

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 8 місяців тому +2

    Alla asad amira weqapantahay naxarista o qof ah

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 8 місяців тому +9

    Walahi Asad cawa qosolka iga dhameye😂😂😂

  • @user-wf2id8be5b
    @user-wf2id8be5b 8 місяців тому +5

    Alahuma sali calaa muxamed❤❤

  • @SelmaDek-nf7ql
    @SelmaDek-nf7ql 8 місяців тому +12

    Asad iyo Amiira mashallah tom and Jerry camal noqdeen keep going ❤❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 8 місяців тому +15

    Walhi asad iyo amira dhibkoda wakuhesta❤❤😂

  • @Muqtarmaxamed143
    @Muqtarmaxamed143 8 місяців тому +6

    Inta asad Hajio ilataageerto ha isoo raacdo

  • @raxmo687
    @raxmo687 8 місяців тому +2

    My queen 👸muno abaayo mcn sodhawaw ❤

  • @axlaamcumar5905
    @axlaamcumar5905 8 місяців тому +12

    Qosol iguma Harin amiira is not easy😂😂😂😂

  • @aishahassanmohamed6436
    @aishahassanmohamed6436 8 місяців тому +34

    Muna star what a voice❤

  • @hannamahamoud9378
    @hannamahamoud9378 8 місяців тому +7

    Asad waa nin ragged ❤wey qalanteey😢

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 8 місяців тому +5

    Mashaalaah abaayo mcn 😂❤❤❤❤

  • @Zihaameyyyy
    @Zihaameyyyy 8 місяців тому +5

    12:10 koko qosolka mxaa wye qaab daro😂

  • @WizzVimaakin
    @WizzVimaakin 8 місяців тому +14

    Ilaahey dartiis love isaara❤

  • @Daganahmed-gk7hn
    @Daganahmed-gk7hn 8 місяців тому

    Masha allaah here voice ❤

  • @nuurali893
    @nuurali893 8 місяців тому +5

    XUKUMO ADAG SO QOR NOH AMIIRA WAXAAN XUKUMO MA AHAN

  • @MacaLinkajacayLka
    @MacaLinkajacayLka 8 місяців тому +7

    Muna star codkeeda caadi maaha 😮

  • @yahyeajab8841
    @yahyeajab8841 8 місяців тому +10

    Amira&asada tom&jerry😂❤

  • @muxyebishar4333
    @muxyebishar4333 8 місяців тому +2

    M a wllamira

  • @user-tr9me2im6v
    @user-tr9me2im6v 8 місяців тому +20

    Muna star codkeeda mansha allah 🥹 ❤️

  • @user-nb4lz2yi3s
    @user-nb4lz2yi3s 8 місяців тому

    Amiira qurux wllhi wankujeclhy abaayo❤❤❤❤😊

  • @amiinupdy1753
    @amiinupdy1753 8 місяців тому

    Wll mcn shahaadada is raaci hno laa ilaaha ilalaahu muhamadu rasululaah dheh hno

  • @kabtansiisi4946
    @kabtansiisi4946 8 місяців тому +7

    6:39 Asad umadeena ma ahan way qalantahay kulahaa 😂😂😂😂

  • @user-ih9ek1vu6v
    @user-ih9ek1vu6v 8 місяців тому +4

    Caawa anaa ugu horeeyo 😂❤🎉

  • @Riyaana34
    @Riyaana34 8 місяців тому +5

    M.a dad isfahan san ❤❤❤ team 27 amiiro abayo iamk markasta hadoo ilaawin kusoodar muuqaaladaada

  • @bashiirmohamed4101
    @bashiirmohamed4101 3 місяці тому +1

    Alle hana siiyo ceyda

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 8 місяців тому +1

    Keep up ⬆️

  • @Rahmaadabdul707-xe3ey
    @Rahmaadabdul707-xe3ey 8 місяців тому +2

    Walhi anigo amiro iyo ceyda dawane qofo kale ma firsado mana sixan kari ilhye amirki

  • @ZoayaAlpi-fm9ts
    @ZoayaAlpi-fm9ts 8 місяців тому +8

    Alla idin wada hecliyaa markanoo kale qosolkan oo kale xiisuu leyhy😂😂😂

  • @nasroadan-vm9ym
    @nasroadan-vm9ym 8 місяців тому +2

    Amira qurux ceyda koko asad lmk muna wan idin salamey❤❤❤❤

  • @Shadiyanazir
    @Shadiyanazir 8 місяців тому +3

    ❤keep going

  • @user-px5kt1wq5n
    @user-px5kt1wq5n 8 місяців тому +2

    Amiira qurrux m.a quruxda gabdhaha❤❤❤🎉🎉🎉