AMIIRA IYO ABUUKAR WAXBA ISKU REEBAN GAME KII UGU QOSOLKA BADNAA😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 360

  • @________AZANZIYO_________
    @________AZANZIYO_________ 3 місяці тому +73

    Dunidan maso marin ruux ka sharaff badan nabi muhammed (scw)❤😊😊

    • @MohamedabdinirigMhmednirig
      @MohamedabdinirigMhmednirig 2 місяці тому

      Scw

    • @AxmadCumar-vl9pv
      @AxmadCumar-vl9pv 2 місяці тому

      ❤😊😊kkkkk amiira qurax gul asxabta dhaman gulesta ralinoqdana wan inkala soodahay

    • @AxmadCumar-vl9pv
      @AxmadCumar-vl9pv 2 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AxmadCumar-vl9pv
      @AxmadCumar-vl9pv 2 місяці тому

      Wa Dhayman luul

  • @BahjoLiiban-hd3ve
    @BahjoLiiban-hd3ve 3 місяці тому +101

    Team Amiira isn't easy wallahi ❤🥰✨️

  • @Iqroahmed-qq9us
    @Iqroahmed-qq9us 3 місяці тому +130

    Sundus dhaxal ahaan iiga tagtey kulaha challenge i liket😂😂😂😂😂

  • @ruqiyabiixi7380
    @ruqiyabiixi7380 3 місяці тому +123

    Amira is not easy wlhi abuukor waa lakar baashey cawada wlhi😂😂 Amira is the best ❤❤❤

    • @SfdrSrar
      @SfdrSrar 3 місяці тому +3

      Lawo
      iskufican
      Ayaiskubalmise
      Gacantodaxan

  • @abdikafiabdullahi3765
    @abdikafiabdullahi3765 3 місяці тому +201

    Team Amira is mujiiya😂😂😂😂

  • @Iqro-ibrahin219
    @Iqro-ibrahin219 3 місяці тому +29

    Ceyda io apukar io amiir soo qabo plse😢❤ Team qab qab ❤😂

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 3 місяці тому +90

    Ugu dambeen cawa Amira io Abukar aya lakeenay Tom and Jerry 😂😂😂

  • @Amiiroqurux4
    @Amiiroqurux4 3 місяці тому +111

    Team amiira qurux one like❤

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 3 місяці тому +27

    Abotada magaced maku dhaha waba lakasaye kulaha ar amiraa😂😂waxba iskuma reban cawada laba kala daran waye amiiro iyo abukar😂😂😂😂

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 3 місяці тому +57

    Adika amiiro lee laku hayaa abukaroow😂😂😂

  • @SamishMohammed
    @SamishMohammed 3 місяці тому +71

    Team Amira one like❤

    • @NadaCabdi-i7w
      @NadaCabdi-i7w 3 місяці тому

      Amiira qatar 😂😂😂😂❤

  • @MaryanIbraahim-tb6vp
    @MaryanIbraahim-tb6vp 3 місяці тому +27

    Team amiira isn't easy❤❤❤❤

  • @HodanBadri-mm9xp
    @HodanBadri-mm9xp 3 місяці тому +50

    Inta ila aragTay abuuukar markU imid ina chanalka Cimraan dadku wada sU’Gaan😂

    • @Rayansicid
      @Rayansicid 3 місяці тому +6

      Meyla argtey waba ku xisabtma awlne xtal man aqon😭😂😂😂😂

    • @LakiSaid-f4t
      @LakiSaid-f4t 3 місяці тому +3

      Aniga xata wallhay

    • @yousra52
      @yousra52 3 місяці тому +2

      Ana ka mid ah dadkas abukar quruxdisa iska dawanona😂😂

    • @NimcoNadar-yv7hn
      @NimcoNadar-yv7hn 3 місяці тому +1

      Dadka dhan mahan ee adi lee waaye hana nabin wlaleey😂

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 3 місяці тому

      Anoo daawn jirin baa hda uso orda abukar dardiis lee😂😂

  • @faadumoapzhir849
    @faadumoapzhir849 3 місяці тому +48

    Soobadi ciyaarata labadooda shida amiiro abuubakar qosalkii igadhamaaday😂❤😅

  • @SafaQaasim
    @SafaQaasim 3 місяці тому +22

    Qofkii ugu horeye like saaray ahay ❤😂

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 3 місяці тому +15

    Team Abuukar one like ❤

  • @Yg-dy7xy
    @Yg-dy7xy 3 місяці тому +12

    Abuubkar ismuujiya wiilkas qurxdabdn😂😂😂❤❤

  • @Nimcomohamed-pc4kc
    @Nimcomohamed-pc4kc 3 місяці тому +14

    Abukar iyo koko please

  • @AsmaCadoosh-r1y
    @AsmaCadoosh-r1y 3 місяці тому +12

    Amiiradena kaalay arag wye neo lkn cawa isii aabaxday😢😢

  • @NajmaMaxamed-bg3fd
    @NajmaMaxamed-bg3fd 3 місяці тому +13

    Amira inta wilka ka weyn tahay ma garacday allaha ku cafiyo😂😂

  • @aaminoibraahim1679
    @aaminoibraahim1679 3 місяці тому +6

    Caawa cayaarta caadi maahan walaahi cimraanoow guuleyso walaal qaali ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatximaxmed123
    @fatximaxmed123 3 місяці тому +8

    Amiira is not easy saas laga rabaa sundus usoo artay 😂😂

  • @amiraBintoahmed
    @amiraBintoahmed 3 місяці тому +53

    Teem Abukar onle like ❤

  • @Kiki_afcad-c9d
    @Kiki_afcad-c9d 3 місяці тому +21

    War ninkii caawa waa La gaaday 😂

  • @apdixakiinxasan
    @apdixakiinxasan 3 місяці тому +15

    Next fatma iyo amiira

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 3 місяці тому +7

    Team Amira isn't eassy ❤❤keep going brother 300k coming soon inshaAllah ❤❤

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 3 місяці тому +20

    Ayyy Team abukar iO boqoradeena Amiira qurux kabax ❤❤❤

  • @jamadXalane
    @jamadXalane 3 місяці тому +7

    Qof walpo oo is waalo aamiiro kaween amiro is not easy❤😂

  • @zaytuunyusufhassan
    @zaytuunyusufhassan 3 місяці тому +16

    Sundus amiira way kala dhaxlen dhibka

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 3 місяці тому +23

    Janalkada tiktoka maxa usiise qofta wee kubodi donta😂 abukaroow

    • @BrwaqoMuhmed
      @BrwaqoMuhmed 3 місяці тому

      Wad iga qoslisay mxaa badahaa ku galiyay😂😂😂😂😮

    • @fartuunbirimo1238
      @fartuunbirimo1238 3 місяці тому

      Digniin lee ikatahay 😂😂

    • @XanaanXilkas-mu7yl
      @XanaanXilkas-mu7yl 3 місяці тому

      Hada somali nahay hool aan hosheena eheen labo jecel nahay😂😂😂​@@BrwaqoMuhmed

    • @sabnasiman
      @sabnasiman 3 місяці тому

      Wahysaa lkn cidis ine tahy laga yaaba

  • @daganugbaad1486
    @daganugbaad1486 3 місяці тому +23

    Next amiira iyo abokar inta igu raacsan✌️😂

  • @najmoahmed5098
    @najmoahmed5098 3 місяці тому +5

    Cimran naga badal ciyartan wax cusub ken

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 3 місяці тому +22

    Ma ila aragaten abuukar inuu kharara badan yahay 😂

  • @MissNafyar
    @MissNafyar 3 місяці тому +11

    Sundus team ❤😢

  • @Team27s
    @Team27s 3 місяці тому +11

    Next koko abubakar

  • @faizosuleymaan8686
    @faizosuleymaan8686 3 місяці тому +4

    Waalaga aaray wlhi caawa abuukar maskiin noqday jah amiiradeyna isn't easy ♥

  • @MustaqiimMusta
    @MustaqiimMusta 3 місяці тому +18

    Amira sundusey uga arti❤😂

  • @BahjoCabdinaasir
    @BahjoCabdinaasir 3 місяці тому +7

    Sundus dhaxal ahaan udhaaftay😂😂

  • @kawsarshuuke2659
    @kawsarshuuke2659 3 місяці тому +5

    Maxaa lagu wee diihaa adi hadeera cusub tehee ar amiiraa😂

  • @MaryanWarsame-gg4wg
    @MaryanWarsame-gg4wg 3 місяці тому +8

    Abuukar looma dhuunto inta mxaa uhaysataa ifa hamsii bal😂😂😂😂😂

  • @NimcoNadar-yv7hn
    @NimcoNadar-yv7hn 3 місяці тому +3

    Amiiro dhib badana kute abotada mageced man ku dhahaa waba la kasaye qosol iguma harin😂😂😂😂😂

  • @fatema29000
    @fatema29000 3 місяці тому +4

    Alaabtii sundus bay cawa amiiro gashaty😂😂

  • @KhadarBashiir-yk3xb
    @KhadarBashiir-yk3xb 3 місяці тому +7

    😂😂😂😂 cawa sundus waa loo soo aaray

  • @MalapMalapoh
    @MalapMalapoh 3 місяці тому +3

    Alla ma nooli AMiira funny Wye wlhi 😂😂😂😂 next iyakale mcn Wye wlhi ❤😂😂

  • @IfraaxraashidIfraax
    @IfraaxraashidIfraax 3 місяці тому +7

    Adiga amiira lee aan kuhaynaa Abuukar kulanka danbe waa inooguul abuukar

  • @AnisoCabdi-q4p
    @AnisoCabdi-q4p 3 місяці тому +1

    Maxamad waqayamte. abuuka hada amiiro wekugaracda😂😂😂😂😂😂😂

  • @ifrahomar3050
    @ifrahomar3050 3 місяці тому +1

    Abukar iyo Amiiro isku so celi please cimran😂😂

  • @amranali4204
    @amranali4204 3 місяці тому +3

    Next koko iyo abubakar please

  • @suhurcaawil8777
    @suhurcaawil8777 3 місяці тому +2

    Mr faanaye iyo amiro qurux isku balami 😂😂

  • @Ugbaadindhojacayl
    @Ugbaadindhojacayl 3 місяці тому +5

    Next ceyda iyo aboker

  • @Cumeer_big_faan
    @Cumeer_big_faan 3 місяці тому +30

    TEAM AMIIRO QURUX ONE LIKE ❤😊

  • @Royamiqdad
    @Royamiqdad 3 місяці тому +5

    Qofka ugu horeyo firsaday ❤❤❤❤❤❤

  • @ladanealinour4583
    @ladanealinour4583 3 місяці тому +3

    Walalo is jeceyl Mash Allah 🥰

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef 3 місяці тому +4

    team amira like❤

  • @AnzalmaxamedZiyaad
    @AnzalmaxamedZiyaad 3 місяці тому +2

    Alla abukar amira lee loo haya caawa sifiican baa layeelay😂😂

  • @SiyadMuxumed
    @SiyadMuxumed 3 місяці тому +5

    Manoli amiiro say wax yeshy cimran labadan mar kasta no ken😂

  • @CEYDA925
    @CEYDA925 3 місяці тому +3

    TEAM AMIRA OnE ❤like

  • @wlllingard9048
    @wlllingard9048 3 місяці тому +1

    Cayda amiira io abuukar kasoo dhig wll❤

  • @zahracraxman3321
    @zahracraxman3321 3 місяці тому +1

    😂😂😂 mash Allah mash Allah mash Allah walalo isjacel ku wan hakahadan Allah isidayo

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 3 місяці тому +3

    Mr faanaaya caawa amiira qurux aa u aartay maskiinka

  • @AdoontiiAlle27
    @AdoontiiAlle27 3 місяці тому +3

    cimraan Chanelkiisa ma dawan jirin lkn Abuukar Amiira sundus maxamed dartooda u dawada😂😂

  • @AyanSoumeya
    @AyanSoumeya 3 місяці тому +2

    Team amiiro Qurux one like ❤❤❤❤

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 3 місяці тому +4

    Cimran abuukar iyo amiira markale ken gemkale usamey

  • @SacdioOmar-qc1mu
    @SacdioOmar-qc1mu 3 місяці тому +1

    Next adnaa io Abukar 😂😂

  • @Taliso-u7x
    @Taliso-u7x 3 місяці тому +2

    Ninkan koko markey imato u balami dee wllo ❤

  • @MaryanCunsheye
    @MaryanCunsheye 3 місяці тому +2

    Today I was the first one🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aminosahro1068
    @aminosahro1068 3 місяці тому +1

    Kkkk maxa lagu waydina adi habada cusub tahay ku laha amira kkk mac bay kugu tahay abukar wllhi wiilki masakinka aha bad modday amiira masha allha wllyl allha in xifdiyo lkn abukar intu jogo halasobadiyo gimka saf usogala abukar kkkkk cimranow kuso xigso mrkn lkn masaki masaki hanoqon yaha ninkan waa sirrow m.a ah allha dhadhawro 🎉🎉❤❤❤wn idiin wadta dhamantinna 🎉

  • @HaawoIsmaan
    @HaawoIsmaan 3 місяці тому +1

    Fiidiyoowyada abuukar noo soobadai😂😂😂

  • @IbraBoy-rs1lr
    @IbraBoy-rs1lr 3 місяці тому +2

    Cimran keep going pro ❤❤❤❤

  • @kiyoka_bl
    @kiyoka_bl 3 місяці тому

    Team amiira 😭😭😂❤️ saa u rabay lee labadan in lisku balamiyo isku dabeecad wye labadan ine wax jukeeyan lee iska raban

  • @deeqodagan9748
    @deeqodagan9748 3 місяці тому +3

    Ceyda u keen 😂😂

  • @Fatush-v6
    @Fatush-v6 3 місяці тому +1

    Amira iyo abakar part 2 so samey

  • @HudaMohamed-ux6jh
    @HudaMohamed-ux6jh 3 місяці тому +10

    Amiira isn't easy 😂😂

  • @NiciimaapdirashiitNiciimaapdir
    @NiciimaapdirashiitNiciimaapdir 3 місяці тому +1

    Ceyda iyo abuukar ka soo dhig

  • @GodeyGacalo-zk3qs
    @GodeyGacalo-zk3qs 3 місяці тому +1

    Dhaxalkii sundus😂😂😂😂😂

  • @AnfalAbdi-jk3ut
    @AnfalAbdi-jk3ut 3 місяці тому +2

    Cawa.abuukar Mel aya lasaray 😂😊

  • @deeqosaalahdegan6337
    @deeqosaalahdegan6337 3 місяці тому

    ❤❤❤❤ 🎉🎉🎉 waa idin jeclhy amiro iyo abukar wllo qurux badan nolaada abid

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 місяці тому +2

    mataanihii maa isku dirtay 😂 2 Funny maxan rabi jiray iyagoo is dhibaya inaan arko ❤

  • @BatuuloJeylani
    @BatuuloJeylani 3 місяці тому +1

    Amiira maxaa lgaa weediinaa adi waa cusub tahee 😂😂😂 runteeda waaye

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 3 місяці тому +1

    Ala amiira mid maaha abukar waa tun tay labadooda so celi funyyy weeye😂😂😂

  • @NAIMA.DHIMBILNaima
    @NAIMA.DHIMBILNaima 3 місяці тому

    Abukar o ee galisay aamiiro 😂😂❤

  • @AliQAMIISOW
    @AliQAMIISOW 3 місяці тому

    The best video ❤❤

  • @SaaraAaqil
    @SaaraAaqil 3 місяці тому +2

    Wah AMiira ninka haiga dilin dumashi 🙄😂

    • @NimcoNadar-yv7hn
      @NimcoNadar-yv7hn 3 місяці тому +1

      Hhhhhhh nin nàg qaba maa ku xisabtamee akhwaan😳

    • @SaaraAaqil
      @SaaraAaqil 3 місяці тому

      @@NimcoNadar-yv7hn secml akhwan nagta Ani le Moho

    • @NimcoNadar-yv7hn
      @NimcoNadar-yv7hn 3 місяці тому

      @@SaaraAaqil hhhhhhh inaa lilaaah benta dhaaf xaskisa waa ku arkosa sacan qoralkagee🤣🤣🤣🤣

    • @SaaraAaqil
      @SaaraAaqil 3 місяці тому

      @@NimcoNadar-yv7hn qlpi ha I fashilin noh 🥹😂 lkn wanka hely doofarka inte ka helaa

  • @balqisacali4158
    @balqisacali4158 3 місяці тому +3

    Scw scw scw❤

  • @Salmasiman-s1i
    @Salmasiman-s1i 3 місяці тому +2

    Kan sundus isoocali malintii uu gadeee

  • @Sundus_3377
    @Sundus_3377 3 місяці тому +1

    Abukar iyo ceyda dhiman😂

  • @RahmaHasan-g2d
    @RahmaHasan-g2d 3 місяці тому +1

    Caawa waxpaaaa helay abuker wllhi

  • @SumayoYuusuf-r8v
    @SumayoYuusuf-r8v 3 місяці тому

    Next koko io abuukar plz 😢❤

  • @khadiijamahamudmahamed
    @khadiijamahamudmahamed 3 місяці тому +2

    Asad xaji ukeeya noo😂

  • @jamiilajanno-q2i
    @jamiilajanno-q2i 3 місяці тому +1

    Amiir waa diib leeya wlih waan jcylh maarbkle isku baalibime😂😂😂

  • @adendekow7877
    @adendekow7877 3 місяці тому

    Gif de rabaa ani abu bakar waxan jukaa niy rube 🌍islii wacud sii dee 🥰🥰🤗☺😍

  • @MunaAhmed-e8t
    @MunaAhmed-e8t 3 місяці тому +2

    Amiira is not easy

  • @NatashaNajuu-m9y
    @NatashaNajuu-m9y 3 місяці тому +6

    Adna iyo saxaaf soo qabo cimraan😂😂😂

  • @SAMIRASAID-bn3yp
    @SAMIRASAID-bn3yp 3 місяці тому

    Amiiro wiilka Kistaa ka weyn thay aa ugu xoog sheeganee miyaa😂😂😂

  • @MUMTAAZDHEEMANDHEEMAN
    @MUMTAAZDHEEMANDHEEMAN 3 місяці тому

    Team Amira ismuujiya😊

  • @LadnaAliAhmed
    @LadnaAliAhmed 3 місяці тому +1

    Cawa Abuukor meela la Sarah wlhi😂😂

  • @Abdirashidmahad065Abdirashid
    @Abdirashidmahad065Abdirashid 3 місяці тому

    Team amiro is mujiiyo😊😊😊

  • @AminaMED-k1g
    @AminaMED-k1g 3 місяці тому +2

    Koko iyo Abuukor

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 3 місяці тому +1

    Amiira cawa lahaya wlle 😂😂

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed3317 3 місяці тому +1

    Amiira io abuukar soo badi 😂