HADII GAARI UU KUU ISTAAGO 300 BOQOL DOLLAR QAADO KAN ISTAAGAYNA SII $100 YAA LOO IS TAAGAY?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 сер 2023

КОМЕНТАРІ • 662

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 10 місяців тому +177

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝️😢

  • @KingCaydafans
    @KingCaydafans 10 місяців тому +117

    The best person ever, the most trusted person ever the most knowledgeable and even shining person is our beloved prophet Muhammad Scw 😢🧠🤲🕋

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 10 місяців тому +81

    God game😂😂😂😂😂😂😂Inta neceb paysii like Saara next kooko😂Iyo amiiro

    • @ifrahapdillahiciise8550
      @ifrahapdillahiciise8550 10 місяців тому +2

      Ala mxn ka necbhy 😅

    • @CaseyrTube
      @CaseyrTube 10 місяців тому +1

      Maxaa kaa galay ka bood calaaya taxaal nin bay xayaysiis u tahay oo shaaxiisa ka diiranaya😂

  • @apdulrasheideid1794
    @apdulrasheideid1794 10 місяців тому +68

    *The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet* ﷺ ﷺ ❤ ❤ 🕋🕋

  • @abdishakuraden7358
    @abdishakuraden7358 10 місяців тому +22

    Wax walbo waxaa ka macaan qur'aan ka ma isku racni ❤❤❤

  • @Abdurahmaan_masoud
    @Abdurahmaan_masoud 10 місяців тому +27

    Noloshu waxay i bartay :-
    Nimcada ugu weyn Ee alle bixiyo inay Tahay Hanuunka 🌟❤

    • @anzalmaxamuud
      @anzalmaxamuud 10 місяців тому +2

      Haa allaah ha na wada hanuuniyo ❤️❤️❤️

  • @MOHA__MB1
    @MOHA__MB1 10 місяців тому +18

    Ku salin Nabigena The best person ever The most
    knowledge able and The most shine all created
    prophet Muhammad SCW SCW👍🕋❤️

  • @ahmednouh7670
    @ahmednouh7670 10 місяців тому +126

    500$ oo dollar ayad khamar dhigaysa dalkagii hooyana boqolal wallaha ah oo somaliyed Aya wax ay cunan lah 500$ 20 qoys oo somaliyed ayad kaga farxin karta oo qoys walba aad siiso 25& oo kuna so ducayn Laha inuu allé Ku cafiyo lugahaga Ku istagto markale😢

    • @seynabyusuf5537
      @seynabyusuf5537 10 місяців тому +2

      Somaliya bahan maad siisid hooyoyin iyo caruur bahan ayaa jiro dalkii hooyo maad ku sadaqaysatit waa adiga lacagta ku qamaraye

    • @AishaMohamed-lx5yp
      @AishaMohamed-lx5yp 10 місяців тому +2

      wlhi. wixii Aan dhihilahaa. Ayaad dhahday

    • @AbdiwaliAyuubAbdi
      @AbdiwaliAyuubAbdi 10 місяців тому

      Legend benta mahan 😢😢😢 wan ku wata

    • @hafsaali8615
      @hafsaali8615 10 місяців тому +5

      Dalki hooyo makali gii baa kunol midakle mada og wuxu bax sade waa mide dad asiga mala dhalan miya soomali dulmi kama wey nato asbo waa miskin masha qesto views kisa sidan ah

    • @hafsaali8615
      @hafsaali8615 10 місяців тому

      ​@@seynabyusuf5537adigu mxa qabana mad Sii sid

  • @KoKoBulleFuns185k
    @KoKoBulleFuns185k 10 місяців тому +7

    Ku Sali Nabigena the Best person ever the Most knowledge able and the most shine all created prophet MUHAMED (صلى الله عليه وسلم⁦❤️⁩😥

  • @issesabria6715
    @issesabria6715 10 місяців тому +10

    Haddi aad ogaan lahayd sida dhakhsaha badan ee dadku kuu ilaawi doonaan markaad dhimato kadib, waligaa uma nolaan doontid inaad raalli galiso cid aan Alle eheen ❤️

  • @user-xt9vu2jk2y
    @user-xt9vu2jk2y 10 місяців тому +34

    Allah is one ❤

  • @caashaibraahim814
    @caashaibraahim814 10 місяців тому +9

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and shine all created prophet Muhammad scw ❤🖤❤🖤🖤🖤❤🖤❤🖤❤🖤❤🖤❤🖤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 10 місяців тому +7

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰💕

  • @maajidmaxamed2679
    @maajidmaxamed2679 10 місяців тому +12

    Kusaliya xabiibkeena suubana maxamed scw ❤️

  • @BigMan-01
    @BigMan-01 10 місяців тому +26

    ALLAH IS ONE ❤

    • @LuuLiyO644
      @LuuLiyO644 10 місяців тому

      AdiGa iyo Cayda Amiira iyo koko Soo kaxe mid mid iskula jira

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 10 місяців тому +18

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝❤🕋❤🩷💕😊❤😊❤😊

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels 10 місяців тому +5

    Asad hagio 🙌
    The best person ever the most trusted person ever the most knowledgeable and even. Shining is our beloved prophet Mohamed 😊😊 Nabiga ku sali scw scw sallahu calayhi 🎉

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 10 місяців тому +17

    Imisa Qof ayaa Muqaalkan Ka heshay 👍
    ASAD HAGIO🔥

  • @Tutulisho
    @Tutulisho 10 місяців тому +33

    Allah is one👆❤📿

  • @maxamedcali9149
    @maxamedcali9149 10 місяців тому +7

    Allow inta xanuunsan caafimaad sii intii dhibheystana allow dhibka ka qaad intii dhimateyna allow u naxariiiso

  • @zakicade910
    @zakicade910 10 місяців тому +17

    Lacagta yaa lugu ciyaarin lacagta lugu ciyaaro maficno dad masakiin ayaa u baahan😢😢😢

    • @muhanad9al70
      @muhanad9al70 10 місяців тому

      Yaa ku ciyaarey hada isheeg😂😂😂

  • @umalkhairahmed8786
    @umalkhairahmed8786 10 місяців тому +19

    Lacagtan aad bilashka ku bixinaysid iska daa wllkay anaga waxba nooga dan maahe challenge iyo wax dadka faaido u leh ama entertainment ah noo soo geli . Lacagtan ajaanibka la siinayo waxba nagamay galine . Thanks

    • @fatema9876
      @fatema9876 10 місяців тому +1

      Naag baahan uma xumid shaqeeso

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 10 місяців тому +9

    Two legends always legends keeps goings asad hajio and king ceyda another's levels best street's roads 😍😍💯💯👍❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 місяців тому +17

    Asad hagio aan daawaday waan caajisay weligeed madhicin ❤ Keep going Legend

  • @user-nt3bf4ii7z
    @user-nt3bf4ii7z 10 місяців тому +8

    Kusaliya nabigeena Muhammad ❤❤❤❤

  • @MUSCABINHO
    @MUSCABINHO 10 місяців тому +19

    YA RABBI ADONKAGA AHAY WAN QALDAMEEY I CAFI 🥺🥺🥺😭😭

    • @salamali54
      @salamali54 10 місяців тому

      Maxa sameysay sxb

    • @umanajmo6684
      @umanajmo6684 10 місяців тому

      ​@@salamali54kkkkkkkkk

  • @xikmadokooban9358
    @xikmadokooban9358 10 місяців тому +5

    500K+ ayaa dawato wllkem asad video walbo lkn like mabadno ee like tu waa dhiirigalin qof walbow inta daweneso muqalada like u saar U tubeka , be team 27 always

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan 10 місяців тому +8

    Ku saliya nabigena scw❤

  • @teammalaysia27
    @teammalaysia27 10 місяців тому +10

    2million coming soon somali 1 youtuber asad hagio❤

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h 10 місяців тому +7

    MANSHALLAH my team oo goobnimaadu kudhamaatay ALLAH haidin barakeyo INSHALLAH ❤❤❤

  • @Maanhage.
    @Maanhage. 10 місяців тому +21

    ALLAH IS ONE 🎉

  • @AbdisalamabdiazizSalanko-wt1rk
    @AbdisalamabdiazizSalanko-wt1rk 10 місяців тому +1

    Inti maqashay asad inu dhahay 1million like saara

  • @ibrahimaliiidow4900
    @ibrahimaliiidow4900 10 місяців тому +14

    Allah is one❤

  • @user-dh1hd6cb1z
    @user-dh1hd6cb1z 10 місяців тому +15

    Allah is one❤❤

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 10 місяців тому +3

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima ❤ ♥

  • @Madridista686
    @Madridista686 10 місяців тому +11

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @Halimaamba40
    @Halimaamba40 10 місяців тому +7

    I enjoy watching every game you play I can't even wait for me to watch your daily videos ooh brother keep it up I really enjoy ❤and thanks for the entertainment 😊

  • @sumayahaniahmed9078
    @sumayahaniahmed9078 10 місяців тому +4

    2million coming soon Somali 1 youtuber asad hagio good wll

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 10 місяців тому +2

    Koley qoralkeyga wa arke asad lacagta haku dhelin masakina ubahan oo manta waxe cunan hesanin adigane sas uga dhelee m.a ilahe haku barakeyo inta hesanine allaha ha siiyey adiga ne allh haku barakeyo 🤲🏾🥺🤲🏾

  • @daruurahamedia5526
    @daruurahamedia5526 10 місяців тому +22

    Sxbow lacagtan aad ku dheyleyso dad Aya ubahan ee allah ka cabso , dadba mantay bahan,, shantaas boqol wllhi mantay nin dhalinyaro ah shaqo abuur waa aye usameysa 😭😭😭

    • @Husni_l
      @Husni_l 10 місяців тому +2

      Haa wlhi beentaa maaha runtii Alle Wuu siiyey balse si ciyaar ciyaar eh buu ku bixinooyaa 😭😭😭😭

    • @yuusufabdulahi2311
      @yuusufabdulahi2311 10 місяців тому +1

      @@Husni_lnio lcgtiisa inu wx ka baxsdy lga yabaa mxa ka ogthy privateneh utahy hdo so dhigno views dhaha somliya😂

    • @daruurahamedia5526
      @daruurahamedia5526 10 місяців тому +1

      Sxbow dad badan oo soomaliyeed oo dhalinyaro ah Aya ubahan lacagtan uu ku ciyarayo,, Mar gabar ajanibi ah Aya shobin loo sameynaya marne lacag Aya geym lagu bixinaya ,, taasi badalkeyda soo kama fiicno in uu sadaqeysto oo dad bahan lacag ugu deyqo,, 🥲😭😭

    • @umanajmo6684
      @umanajmo6684 10 місяців тому

      😭😭😭😭😭😭😭

    • @AbdiwaliAyuubAbdi
      @AbdiwaliAyuubAbdi 10 місяців тому

      Wlhi benta mahan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @warsameibrahim3371
    @warsameibrahim3371 10 місяців тому

    Keep going wll Asad my UA-camr🎉

  • @Deeqoabubakar3995
    @Deeqoabubakar3995 10 місяців тому +6

    Keep going asad hagio and ceyda🎉❤❤❤

  • @abdullahihassanmohamed8091
    @abdullahihassanmohamed8091 10 місяців тому +1

    Masha allah walalkey horey Usoco ❤❤❤ Gabar kubo roobee

  • @istarabukar864
    @istarabukar864 10 місяців тому +2

    Of course Allah is one ❤❤❤

  • @apdykhalaqdhego1773
    @apdykhalaqdhego1773 10 місяців тому +13

    Alah is one ❤

  • @SamiaaHmed-b3e-b5u
    @SamiaaHmed-b3e-b5u 10 місяців тому +4

    Allah is one☝️

  • @mattanjr2191
    @mattanjr2191 10 місяців тому +9

    Allh is one❤❤

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 10 місяців тому +9

    300$ jaamacada 1sano ayeee iga bixiseyy asadow anigoo kalaa kamudan lacagtaas 🥺
    Maadaama eee soonoqotay aniga igucaawi zxbw 🥺🙏

  • @abuqudama4061
    @abuqudama4061 10 місяців тому

    Dhamaan akhyartaa fariintaan aragtay waan salamaya illahay hanixidfiyo kudadaala salada sadaqada quran akhriskaa xiririntaa qarabada iyo mida ugu muhiim saan oo aah alle kacabsiga iyo waliba samafalkaa walidkaa

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 10 місяців тому +5

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @pluma__tube
    @pluma__tube 10 місяців тому +6

    Team arihmena ❤let's go

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 10 місяців тому +2

    Meesha ma ahan meel munaasab ah waa meel goolad ah ❤❤❤❤

  • @katraabdullahi9241
    @katraabdullahi9241 10 місяців тому +5

    Hore usoco walal qali waxaa tahaay shaqsiyasha an jecelnahay shaqsi kamit ah marka we love you so much man❤❤❤❤

  • @AxlaanMaxamed
    @AxlaanMaxamed 10 місяців тому +6

    Koko iyo amiira kawada dhig kooda loo istaago ha qaato lacgta asadoow😊
    Salmalucky8 ❤

  • @aaminoladan8839
    @aaminoladan8839 10 місяців тому +5

    Hal mid kugu darsan lahaa lacagtaan aad bilaash ku bixinayso dad masaakiina ah buuxdo ku sadaqayso qof dhargan wax ha ugu darin🥺😭😭

  • @user-nx6pt8pc4r
    @user-nx6pt8pc4r 10 місяців тому +5

    Allah akabar❤❤

  • @ibrahimyussuf4162
    @ibrahimyussuf4162 10 місяців тому

    The best challenge ever mashallah Asad part 2 brada iitixgaliiii

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 10 місяців тому +1

    Keep going my pro 👍 👌

  • @ayaan850
    @ayaan850 10 місяців тому +7

    gabadh ukeen 😂😂 amiira iyo koko soo qabo aan eegno inay u istagan 😅

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander 10 місяців тому

    Go forward brother team 27 ❤🎉

  • @qoobeey909
    @qoobeey909 10 місяців тому +1

    Congratulations 🎊

  • @waxcusubofficiall1590
    @waxcusubofficiall1590 10 місяців тому +3

    Wll hadii aad ani isiin leheyd hooyadey oo jiran ispital ku geen lahaaa😢😢

  • @Hareedo
    @Hareedo 10 місяців тому +22

    What a game keep going team 27Masha Allah 💪🏽👏

  • @sihaamqurux6663
    @sihaamqurux6663 10 місяців тому

    My team keep going 💪

  • @deeqodaahir5265
    @deeqodaahir5265 10 місяців тому

    Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed

  • @XamdiCabdi-vs5tm
    @XamdiCabdi-vs5tm 10 місяців тому +1

    Qof ka ugu horeeyo UA-cam kisa an jeclahay wa asd guul walo

  • @Asiaabdi1234
    @Asiaabdi1234 10 місяців тому +1

    We can't wait part two iyo gabdho ood noo keento😂❤

  • @rahmamohamed8602
    @rahmamohamed8602 10 місяців тому +10

    Asadow hal qof oo ku istagy ayad 300 siisy anago intas oo dhan kuso garab tagnen hal malin 1dollar kama hayne see naga yeeshy😂 kftn wllo farxd iyo cafimad iigu nolow wllo

  • @maxamedeyman8519
    @maxamedeyman8519 10 місяців тому +1

    Nabigena maxamed scw scw kusali wll ❤❤❤

  • @Cr71251
    @Cr71251 10 місяців тому

    Keep going brother 🎉❤

  • @qaaliquruxbadan15
    @qaaliquruxbadan15 10 місяців тому +2

    What a game team 27 keep going 🎉

  • @CabduLaahi-mo7fz
    @CabduLaahi-mo7fz 10 місяців тому

    Maasha Allah

  • @Samialucky5
    @Samialucky5 10 місяців тому

    Keep going bro asad

  • @Omarabdi124
    @Omarabdi124 10 місяців тому +3

    Allaha is one❤

  • @Aliii808
    @Aliii808 10 місяців тому

    M.a wll qali keep going ❤❤

  • @radwanaxamadocman2015
    @radwanaxamadocman2015 10 місяців тому +2

    Asc asad wani salamy dhamn team 27oon Anu kamid ahy❤

  • @Mahamed.sokor1
    @Mahamed.sokor1 10 місяців тому +1

    Team 27 is not easy keep going asad

  • @user-od8zb8td1v
    @user-od8zb8td1v 10 місяців тому +1

    Guuuul iyo gobonimo wllo

  • @halaasiboy
    @halaasiboy 10 місяців тому +3

    Shp Asad lacagtan badan aad gubaysid Kuna ciyaaraysid ma ogthy in ay dad u baahanyihiin qaar u caafimad laayihiin kuwa kalo Africa ciishayna aragtibad sheegaysaaye ay dhawaaq uu ku maqlaan sida anigoo kale markaa shp & wll maad aniga igaga farxisid wxd ii garato abaal wyna waan kuugu hayn lahaa bowdyo nin maalinba mid baa qaawane🥰🙏🏼 I love it Malaysia in life 😢😢😢

  • @CIRRO727
    @CIRRO727 10 місяців тому +2

    War Wiilka ka Fuqa Lacagta micna daro uma samaynayo Muqaal lagu dubayaaye
    Ka wareejiya wiilka
    Legend Of legend Asad Hagio Keep going Walky

  • @amaalali3153
    @amaalali3153 10 місяців тому

    Keep going wllky asad ❤

  • @khadaribraahim-qw8cr
    @khadaribraahim-qw8cr 10 місяців тому +1

    Nin aan taageero ❤

  • @AhmedNor2
    @AhmedNor2 10 місяців тому

    Aqiro sual utaal jiiskaan hantida allah siiyay ku ciyaraya ee sida ciyaar ciyaarta kubixinaa dadna gaajo udhimanayaan

  • @ahlaamnoor3565
    @ahlaamnoor3565 10 місяців тому

    Asad wa ku salamy wllo lacagtan dad bdn oo wadanka joggo Aya u bahan

  • @Nehir1225
    @Nehir1225 10 місяців тому +1

    Anaa ugu horeeya manta asadow 😂❤️

  • @zahramahamed7436
    @zahramahamed7436 10 місяців тому

    ❤ qofkii ugu horeyey😢🎉 hambalyo come soon 2millon🎉❤

  • @KhaasimMoha-pw5tg
    @KhaasimMoha-pw5tg 10 місяців тому +7

    Ayy kan game woo dhafar malin walbo iyo game cusup wa wax you yubera kle dheerthy wllkee asad hagio keep going😊😮❤

    • @umanajmo6684
      @umanajmo6684 10 місяців тому

      Amiiin amiiin amiiin yarabiii

  • @odaydhargay
    @odaydhargay 10 місяців тому

    🎤 Sent a voice message.

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan 10 місяців тому +1

    Garab igu si inan noqdo UA-camr sxb ❤

  • @Somalidrama1
    @Somalidrama1 10 місяців тому +2

    Waa baran kartaa luqada English-ka kamid noqo ardeyda nagu xiran UA-cam-keyga ❤😊

  • @Luchopoi8
    @Luchopoi8 10 місяців тому +9

    One video ayaa waxaad ku bixisay 500 dollar 💵 ogowne waxaa jiro umad soomaaliyeed oo intaas aan heesan {Nabigeena waxa uu dhahay scw qiyaamaha ma dhaceeso ilaa qofka la waydiiyo xagaad ka keentay maalkaa xageese ku bixisay} WLL INTAAS WAA IGA WAANO🤲

    • @Zandarella143
      @Zandarella143 10 місяців тому +1

      Ku meeryzo puulka muumina

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 10 місяців тому

    Azad hagio number one somali youtuber

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 10 місяців тому

    27❤keep going my family ❤

  • @nimoadn1378
    @nimoadn1378 10 місяців тому

    Waa qof ki ugu horeeyi❤❤❤

  • @Abuudi9591
    @Abuudi9591 10 місяців тому

    Team 27 keep going Asad Hajiiyo waku salamey

  • @samiir.....zike11
    @samiir.....zike11 10 місяців тому +1

    The first comment Asad ❤

  • @Doodaye
    @Doodaye 10 місяців тому +1

    Kusali nabiga scw

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 10 місяців тому +2

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin ❤🇸🇴

    • @Ridwaneta
      @Ridwaneta 10 місяців тому

      Waa kuu saaray wll

  • @musicboy9847
    @musicboy9847 10 місяців тому +2

    Arimeena is not easy❤❤❤

  • @kowtharmohamed1072
    @kowtharmohamed1072 10 місяців тому

    Keep going boowe