Sida loo isticmaalo lactic Acid Serumkaan hadee skincare kaaga ku jirin kusoo darso hada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 67

  • @Wardhere77
    @Wardhere77 Рік тому

    Masha allaah waa runteed gabadhu sida ay idin kugu sharaxday anaa isticmaala aad baa bay u fiicantahay❤❤

  • @ugbaadaragsan4852
    @ugbaadaragsan4852 9 місяців тому

    Waa runta abayo Allah ku barakeyo

  • @nimcoabdiwali6193
    @nimcoabdiwali6193 Рік тому +1

    Maansha allh wllo anaa istimaalo ordinary vitamin c and lactid acid alpha arbutin wax badana way ii tareen❤❤

    • @amuunxasan7954
      @amuunxasan7954 Рік тому

      Aby isheg anga rabo daray skin ahy oli man so gadana madow ahy isma cadeyiye??

  • @khadrakeyse5426
    @khadrakeyse5426 Рік тому

    Xbbt in aan kula soo xidhiidhaan rabaa xageen kala soo xidhidhii

  • @maryanyousuf8160
    @maryanyousuf8160 Рік тому

    Mahadsanid abayo lkn sawirada naga ilowday tan kale anona dhaqin miyan ka dul marsada misa wan dhaqayaa jazakallahu kheyra 😍

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 Рік тому

    Masha allah nasriin iyo geesiyadeeda wan idin salaamay❤🌹❤mahadsanid wll.😍

  • @shamafamily123
    @shamafamily123 Рік тому

    Mashalaah alah abayo qali hurey u soco hada igu hereyso seroon qali mahadsanid wan sogadanayaa❤❤❤

  • @hamdagahnoug1684
    @hamdagahnoug1684 Рік тому

    Wll lactic acid snail cream ma la isticmali kara shukran

  • @fatimafarahmohamud
    @fatimafarahmohamud Рік тому

    Thank you xbbt
    Lkn serumta indhaha hostoda ah caffeine ma ahn miya
    Inan bilaabo bn reby no so sharax wlly

  • @Hamdaofficial1
    @Hamdaofficial1 Рік тому

    Original Maxaa lagu gartaa abaayo anigaa haar I wareerisay

  • @markisaltowba5130
    @markisaltowba5130 Рік тому

    Asc wll waxan raba salidaha xagan kahelayaa wll

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul Рік тому

    Thank you!

  • @maidamuktar3719
    @maidamuktar3719 Рік тому

    Shukran qaliyeey kuwa kalena nala wadaag sensitive ayan ahay

  • @sacdiyomire7242
    @sacdiyomire7242 Рік тому

    Sis moisturizer ka magaciisa mano sheegi kartaa oil face ne ma marsan karaaa

  • @fadumoabdallah2235
    @fadumoabdallah2235 Рік тому

    Cream vitamin c ka samaysan ban haysta maloo isticmali kra

  • @Ifa-Aden34
    @Ifa-Aden34 Рік тому

    شكرا حبيبتي كومااات ❤️ ani ahan Oil face walipa sensitive Wan ahay bdana waxan maqla ordinary product uma wcna noce skinkayga Balse mhadsanid ❤️ lkn Talow vitamin C serumta mlala istimcaLi kara ❤️

    • @nasriinofficial
      @nasriinofficial  Рік тому

      Maya abaayo laguma marsan kro

    • @faadumocabdiqaadir9140
      @faadumocabdiqaadir9140 Рік тому

      ​@@nasriinofficialwalashay waad mahadsathy Apotheke miyaa kasoogadatay mise dukaamada cosmetic ah

    • @amuunxasan7954
      @amuunxasan7954 Рік тому

      @@nasriinofficialsnbkaga isheg wna ku bahnhy aby nasra🙏🏻

  • @farxiyamcali8555
    @farxiyamcali8555 Рік тому

    Masha allah abyo mahadsanid harah maxaa uficn iyo qalaln❤❤❤

  • @MaryamaCawil
    @MaryamaCawil Рік тому

    Abyo qof nuujiyo ma isticmaali karaa

  • @AshaAbdillahi-r9i
    @AshaAbdillahi-r9i Рік тому

    Magaceed wll serumta

  • @nasteexo23surey81
    @nasteexo23surey81 Рік тому

    Intee kahelikaraa hadii aan soomaliya xamr joogo

  • @vadumh_apdi9226
    @vadumh_apdi9226 Рік тому

    Wllo kaligeed maa marsan karaa

  • @rayaanmohammed8129
    @rayaanmohammed8129 6 місяців тому

    qof uur leh ma marsan kara sbaayo

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 Рік тому

    Masha allaah ❤

  • @idoahmed5961
    @idoahmed5961 Рік тому

    Mansha allah

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 Рік тому

    Serum ka ga ar magaceda iso qorta ma helaya

  • @sahrasalah3392
    @sahrasalah3392 Рік тому

    Asc abaayo seeramta namaatusiin maad noo soo dhawaysid sawir aan kaqaadanee iyo wixii haar ufiican oo dhan nala wadaag mahad sanid

  • @saidoadanmohamed3499
    @saidoadanmohamed3499 Рік тому

    Asc walal anigo Eucerin istic maalaayo iyadana ma istic maali karaa aniga hada uur ayaan leyahay waan dhali rabaa lkn wajiga haaro saaid ayaa iga galay

  • @fadumoabdallah2235
    @fadumoabdallah2235 Рік тому

    Wan so qatay , haaro ma lihi, lkn wax is badala kama arkin.

  • @ishwaaqdagan4169
    @ishwaaqdagan4169 Рік тому

    Kaligeed mamarsan kartaa

  • @aaminajimaleali
    @aaminajimaleali Рік тому

    Quruxey xage kaso gaday Germany ayan kula joga wan u bahanahy Abayo ❤

  • @amalabdisamed8523
    @amalabdisamed8523 Рік тому

    Tan kale waxa loogu talo galay meelaha mad madow jidhka in loo isticmaasho

  • @nimcoxasan4832
    @nimcoxasan4832 Рік тому

    Abayo dulduleel yar yar ayan leyahay iyo saliid ma isticmaali karaa bahashan

  • @hanihassan5954
    @hanihassan5954 Рік тому

    Apyo kaligiis ma marsan karaa serumka

  • @seadajama2772
    @seadajama2772 Рік тому

  • @riyaaqxaji7458
    @riyaaqxaji7458 Рік тому +1

    Hpt kaliged mala marsankaro miya
    Hdi an kaliged la ogolayn lacala bepathen mala isticmli Kara?

    • @nasriinofficial
      @nasriinofficial  Рік тому

      Wa la isticmaali kartaa lkn wax qabad keeda waxuu fiicanyahay markii kaligeed la isticmaalaayo cream ka dul marso ee kaligeed isticmaal

  • @hoyoadag9945
    @hoyoadag9945 Рік тому

    Abayo wadankee ku noshahay

  • @naciimaabdirahmaan2145
    @naciimaabdirahmaan2145 Рік тому

    Qof aan waligii is cadeynini ma isticmaali kara

  • @faizamohamed1
    @faizamohamed1 Рік тому

    Nasriin Ana marqaati ka eh wajigayga haaro ku yaalen wax kasto an ku sameyo we iga baabi'i wayen lakin dhaqtarad maqaarka iso siisay lactic acid iyo bomato kale iyo cream ka qoraxda

    • @baarliinaxmed6109
      @baarliinaxmed6109 Рік тому

      Abyo mageecdea iisheeg seremka

    • @faizamohamed1
      @faizamohamed1 Рік тому

      @@baarliinaxmed6109 lactic acid la dhahaa hada muqdisho jogtid waxa ka hele xamar weyne ha iloobin in aad cream qorax so gadatid

    • @farhiyodahir9435
      @farhiyodahir9435 Рік тому

      Walal bomatadaa ma isheegi kartaa haar bA idhibtay

    • @hibamohmed866
      @hibamohmed866 Рік тому

      Abayo haarta mayka baxdey

    • @baarliinaxmed6109
      @baarliinaxmed6109 Рік тому

      Abyo xamar ma joogo lkse Amazon kafiirana

  • @HamdiHassan-ym9tj
    @HamdiHassan-ym9tj Рік тому

    Abyo somalia malaga helaa

  • @shamsoabdi7363
    @shamsoabdi7363 Рік тому

    Ma ii gadee nasriin😢

  • @surayamoha3945
    @surayamoha3945 Рік тому

    haraha ma uficanthy

  • @nimcoaadan973
    @nimcoaadan973 Рік тому

    wll maku sexankaraa