Masha Allah haweenkeena Allaha barakeeyee waa hawlkar waliba marka ay miyiga joogaan caadi ma aha gabdhaha dibadaha jooga qaarkood hawl mayaqaanaan inta badan canjeerada ayaaba ayagoo jiifa loo keenaa waa mar ay school aadayan iyo mar ay tv daawanayaan
Masha Allah what an amazing girls💖. Although my daughters 8 and 6 years old born in a city in the western but Alhamdulillah they vacuum and mop the house, wash the dishes, clean themselves ( shower, brushing their hair and styling their hair) and their bedrooms 😂😅 they are not yet like these girls but still I am proud of them😊🥰.
Gabar waxay gurigooda ka tahay ayeey gurigooda la tagtaa eraygaas hooyaday idhihi jirtay mar walba miss you Anigu baadiye ilaa 7 sano kusoo gaaray markaan magaalo imaanayayna reer kufilan baan ahaa baadiyaha Dadka Ku koray absolutely waa ka Karti badanyihin dadka magalada ku koray Qof wax lagu aamini karo baad noqonaysaa Yarantadaba
Mansha allah tabarakalah wa hawl kar alle ha barakeeyo adna hadalkaga ka aragna inad tahay inan mansha allah fariida o karti badan alle haydin barakeeyo❤️❤️
Maasha Allaah Dadka Magaalada ku Nool Hal Arin Ogaada Cunugaaga si kasta ha u Fiic naado ma Gaarayo Cunuga Baadiyaha ku Dhashay oo ku Koray, Haduu Magaalo yimaadana ka sii Fiican Baadiyaha Waxaa ku Jirah Tababar aan Caadi ahayn oo Dhaqankeena Suuban ku Dhisan In Caruurta Baadiyaha la Geeyo Waa Arin Suna ah, waayo Anbiyadii oo Dhan waxay soo Raaceen Xooloh, Nebigeena Suuban Ilaahay Raali ha ka NOQDEE , Baadiye ayaa la Geeyay Inta Magaalada laga waday. Dadka Reer Galbeedka ee Soomaalidu usoo Guurtay Waxaa ku Jirah Ummad Aimish la yiraahdo oo Xoolaha Dhaqda, oo Aan Gawaari lahayn, Telefoonada isticmaalin,Guryohooda aan Nal Gashan, waad la yaabaysaah, dad kaasi waxay ku Nool yihiin Maraykanka, Yurub kama war hayo. Caruurtooda Sida Gabadhaas ayaa Shaqada loo Baray Waxaa inoogu liitah inteena Magaalo ku dhalatay oo Misna Caruur ku Dhalay Waa Dadka Ummadda ugu Jilicsan
Masha Allah aad bay u karti badan yihiin ilmha baadiyaha ku kora wiil iyo gabar ba. Wan ku booriyaa ilmaaha magaalada inay ku daydaan mar wlba. Dhaqan kaaba hada dadkii bahalay noqdeen hablaha yar yar habeen kii halala seexdo balad iyo baadiyaba amni ma jiro hablihii waa loosoo dhigtaye. Rabbi ha amaansado oo ha xafido hablaha yaryar iyo anago dhanba
Masha Allah waxaan aminsanahay in ay tahay arin fiican in gabar iyo wiilba ay hawsha bartaan waqti hore uma arko in ay qaldantahay in aan lagu shaqaysan, anigu reer baadiyan aha waxaan aminsanahay hawlaksrnimada aan ku suganahay waa dhaqankii hooyo qaali I soo tababatay alahayoow janadii guri kaga dhig
Gabdhaha waa in labaraa shaqada guriga si eey u caawiyaan hooyadood masha alah ala hau barakeeyo dadka joogo banaanka gabdhahooda macaawiyaan ha dhahaano masha alah
Wilal iyo gabdhoba waa in kawada baro sababtoo ah gabdhaha kaliya looma abuurin howsha , waxaan wa cadalad daro bal ilmaha YARYAR niman waa wayn bay cunto ukarinayaan
Gabdhaha wiilal walalahood ah baa lajooga oo kaligood maaha lkn shaqada guriga ayey gabdho kaligood kuyihiin
Waad iga farxisay waxaan kusoo qori lahaa yaan la kufsan ee hasoo bandhigin
Mainsh Alh
@@khadraabdullahi8714 daacad baaan u qoslay wallaahida mxaa laga kufsan gabdhaha yaryar walaal😂
Aniga 8 jir layagag tagi jiray caruurta iyo guriga magalad ahayd 😝hooyo iso tab bartay Masha allaha anigay ianfahaday oo hooyo ahaaa alxm
@@Heesocusub752 kkkkkkkķķ miyiga imika arinkaasaa kajira
ilmaha inteey yaryahiin in shaqo iyo wax barasho waa in labaraa
Masha Allah Tabaaraka llaah.. waa wax aad uwanaagsan howl karnimo iyo MAS'UULIYAD in laqaado uma sahlana Qofkasta siiba caruurta maanta jiro... Allah noo xifdiyo gabdheheena...
ماشاء الله الله يحفظك من عيني وعيون الناس ويبارك ويحفظها والديها إنشاء الله ربنا يحفظهما ويدومها بصحة وعافية
Maanshallah tabarakallaah allaahumma baarik waarun habo dhmaan waxaa aad kahadashay waarun waa hadaba waalidka sida loo soo tababaray maanshallah
@@rahmaelmi5885 Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey..
Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey...,
Maashaa alaah tabaaraka
@@faadumoaadan7521 Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey...,
saliga napiga faa, iidadiisa waxaa kamida hadad hal mar kusaliso ilaahay 10 jeer puugu salinaya hadii uu culays kuhysto badso saliga napiga insha Allh wuu fududaanaya aan badsano dhaman teen saliga napiga❤❤
Wll Ubaxeey horta masha alah waxaan ku odhan laa talabaad hasoo dhigin waayo
1 - waxaa laga yaabaa inaanu waalidkood ka raali ahayn
2- inay habtahaa yaryar la cayuumo mustaqbalkoodana ay aafayso
Waxaan ahay hooyo waxaan aqaan wakhtiga aynu noolnay waa iga talo waalid aad ayaan kuu jeclay qali
Masha Allah haweenkeena Allaha barakeeyee waa hawlkar waliba marka ay miyiga joogaan caadi ma aha gabdhaha dibadaha jooga qaarkood hawl mayaqaanaan inta badan canjeerada ayaaba ayagoo jiifa loo keenaa waa mar ay school aadayan iyo mar ay tv daawanayaan
Masha Allah what an amazing girls💖. Although my daughters 8 and 6 years old born in a city in the western but Alhamdulillah they vacuum and mop the house, wash the dishes, clean themselves ( shower, brushing their hair and styling their hair) and their bedrooms 😂😅 they are not yet like these girls but still I am proud of them😊🥰.
Mansha alah Ilahay haku.xafido way dadalen haday inta sameyen
M.a waa Gabdho sharaf leh🙌
Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey,
Mashallah allaha hadhowro
Msha Allah wllshy go forward dadka miiga degan waa howlkar ah Guulaysta All soomaali family
Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey,
Maasha allah jecliyaa dhaqankaygii
Soomaaliyeed alxamdulilaah noolaada walaalahay
Mansha Allah wagan yara baan soo xasuusty mansha Allah marken sano jir 5 ano jirrah baan reer miyiga leedhibey mansha Allah my sisters
Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey,
Maasha Allah Ilahaay ha iska dayo waa hawlkar🥰🥰🥰Mustaaqbal wanagsan iyo Noolol wanagsan ayan u rajeyna Muqbalkooda iyo Noloshoda danbe❤️❤️❤️
Gabar waxay gurigooda ka tahay ayeey gurigooda la tagtaa eraygaas hooyaday idhihi jirtay mar walba miss you Anigu baadiye ilaa 7 sano kusoo gaaray markaan magaalo imaanayayna reer kufilan baan ahaa baadiyaha Dadka Ku koray absolutely waa ka Karti badanyihin dadka magalada ku koray Qof wax lagu aamini karo baad noqonaysaa Yarantadaba
Maashaa alaah tabaaraka laaah ilaahey ha xafido dhamaantoot
Masha Allah dhaqan
kaabo. Gebdhahaas ALLAH HA BARAKEYO.
Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey
Mashaa Allah tabaraka Allah ilaheey ha uxifdiyo aamiin yaa Rabi 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️abaayo waankusalaamay 🤝gabdhaha yaryarna ugusalaan 🤝🤝
Masha allh Rabi haku xafido wll qli horumar iyo higsi wacan insha allh
Allaha xifdiyo lakinse aniga arinkan waan ka soo horjeedaa waayo ilmahan ayagoo intan le eg masuuliyada ka weyn lasaaray waa cadaab aduun waayo goormey ciyaalnimadeeda qaadaneysaa war waxan hanoo xayeysiin please gabadha ilaahay uga baqa Subhanallah
Maasha allaah waa gabdho dhaqanka reerka la baray ilaahey ha xifdiyo
Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey
Masha allaaaah gabar waa tii baadiye kusoo barbaartay kuwa magaalada badankooda waa qasaaro xiligan
Mansha Allah So Sweet ilah ha xifdiyo gabdhaha yar yar adna wll ilaali hdii aad daris tihiin
Mansha allah tabarakalah wa hawl kar alle ha barakeeyo adna hadalkaga ka aragna inad tahay inan mansha allah fariida o karti badan alle haydin barakeeyo❤️❤️
Maasha Allaah
Dadka Magaalada ku Nool Hal Arin Ogaada
Cunugaaga si kasta ha u Fiic naado ma Gaarayo Cunuga Baadiyaha ku Dhashay oo ku Koray, Haduu Magaalo yimaadana ka sii Fiican
Baadiyaha Waxaa ku Jirah Tababar aan Caadi ahayn oo Dhaqankeena Suuban ku Dhisan
In Caruurta Baadiyaha la Geeyo Waa Arin Suna ah, waayo Anbiyadii oo Dhan waxay soo Raaceen Xooloh, Nebigeena Suuban Ilaahay Raali ha ka NOQDEE , Baadiye ayaa la Geeyay Inta Magaalada laga waday.
Dadka Reer Galbeedka ee Soomaalidu usoo Guurtay Waxaa ku Jirah Ummad Aimish la yiraahdo oo Xoolaha Dhaqda, oo Aan Gawaari lahayn, Telefoonada isticmaalin,Guryohooda aan Nal Gashan, waad la yaabaysaah, dad kaasi waxay ku Nool yihiin Maraykanka, Yurub kama war hayo.
Caruurtooda Sida Gabadhaas ayaa Shaqada loo Baray
Waxaa inoogu liitah inteena Magaalo ku dhalatay oo Misna Caruur ku Dhalay
Waa Dadka Ummadda ugu Jilicsan
M.sh walal mcn
Ilahay hooyadaa ha u naxaristo
Masha Allah waaye Allah deysto gabdhaheydi ❤️❤️❤️
Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey,
masha allah allah ha xifdiyo wa gii an yaraa ee miyiga joogi jiray baan soo xasuustay allah ha idin xifdiyo gabadhaha yar ee qiimaha badan
Masha Allah aad bay u karti badan yihiin ilmha baadiyaha ku kora wiil iyo gabar ba. Wan ku booriyaa ilmaaha magaalada inay ku daydaan mar wlba. Dhaqan kaaba hada dadkii bahalay noqdeen hablaha yar yar habeen kii halala seexdo balad iyo baadiyaba amni ma jiro hablihii waa loosoo dhigtaye. Rabbi ha amaansado oo ha xafido hablaha yaryar iyo anago dhanba
Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey,
manshaa Alaah Abaayo qaali shugran Alaah haxafido walaahi magalooyinka qaarkood waxaa jooga 20 hit Canada hooyadood ukariso way buuxaan manshaa Alaah manshaa Alaah caadimaaha
Massha allah masha allah💯💯💯💯❤💚💕💕💕💕
M.a
MASHA ALAH alah ha barakeeyo warunta gebdhaha baadiyaha karti badan
Mnsh alllh waa sax gabdhaha miyiga way shaqeeyaan 10 jirkaygii waan shaqayn jire waliba si masuuliyad leh
Maasha allah gabdhahaan waxbarasho kale uma baahna jaamacad nay kujiraan
Mashallah Allahmdullilah
Jzaklah kheyr mcnto baraka Allah
Mashalaah tabaarakallah ilaahay ha xifdiyo dadkeena miyiga waa dad xilkas ah
Masha allh shaqdan wan somaraya Axl wlhy rer dhana ayan hana jire ana gabdha u aha ❤️🥰
Masha allah muqaalkaan dhagdhahaan hooyadood raali maka tahy
Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey
Masha Allah waxaan aminsanahay in ay tahay arin fiican in gabar iyo wiilba ay hawsha bartaan waqti hore uma arko in ay qaldantahay in aan lagu shaqaysan, anigu reer baadiyan aha waxaan aminsanahay hawlaksrnimada aan ku suganahay waa dhaqankii hooyo qaali I soo tababatay alahayoow janadii guri kaga dhig
Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey,
Masha alah gabdhaheena soomaaliyeed ilaahay ha idin xafdiyo
Maashalaah waasax sidaasaan ahan gabadhaydana saasankubartay
Maasha Allah Tabarakallaah so beautiful 😍
Masha ALLAH, waaa gabdho aaad u wanagsanoo reerka haya, ALLAH SWT ha ka yeelo kuwa sii wanaagsannaada oo waalidkood ka duceysta.
Walashay macan khayr allaha ku siiyo barbamij fiican oo dhaqanka iyo dhulka ka hadlaya noo soo tabisa hore u soco😁
Dhaq kaaba eedo aad ayaan kuu jeclahay illaahay haku amaansado gabdhahana maashaa allaah baanu leenahay
Allah ha barakeeyo inamada yar yar ee soo koraya runtii waa hawl kar
Masha Allah wa fariid cunugta yar Masha Allah
Mashallah Mashallah ILLAHEY HA BARAKEYO
Masha allaah, ilaahow barakeey
Maashaallah weyshaqeeyaan gabdhaha anaga schoolka aada aaba nagaga kari la ayhay
Baraka Allah Tabaaraka Allah. Xafidakumu Allah jamiican.
Mashallaah tabarakalah illaahay habarakeyo wey dadaalen gabdhaha habaryaryaal illaahay haidin xafdiyo
Masha allah gabadhu canjeero kuqurux badanaa alla.haku daayo runti xiligan badiye jogay hawl fudedkan kama jirin soor iyo cambulo lacuni jiray bdana bariis basto iyo bur aya hada la isticmala is badal nololed
Walasheeyay maaha inladulmiyay wlkn hadhaw ninka guursadaa gabadh buuhelay qayrkeedna kucaayimaayaan kalsoonina wayhaysataa mashalaa hoyada dhashay hablahan yayar wa geesiyad sukaran elshay
Mansha Allaah, ilaahay ha barakeeyo gabdhahaa yayar, da' daasay marwooyin ku yihiin
Manshallah qofka intuu yaryahey wey wanagsanyihiin inwaxlabaro markuu weynado isgabey anfaceysa anigu 8 jir baan aha markaan xamar hooyadey cawinijirey good point loomabaahna xaarmagalo keen qofka naftiisa anfaca ayaa qofkalena anfaca shukran walalo
My allah protect our sisters mothers I know how they are struggling yaa Rabi caawi
Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey,
They are not struggling they're proud children.
Noloshan qof soo marey
Uun baa xasuusan. Weliba
Meel aan cidi joogin. Libaax
Iyo bahal mooye. Waad salaamantiin
Mansha alaha waxaa fiican in lageeyo ciyaalka baadiyo sifiican bey u,anfacaayaan
M.a gabdhaheena soomaliyeed ilaahy hanoodaayo Aamiin
Wll qaali ilhay baa iiguog waan kujeclahay illhy dardii allha kuasturo wll qaali
Asc dhaqankaabay mash alaah weeye laakin abaayo dadjiran baa jiree nimann cadawa jiree gabdhaha intey malaan yey soo aadine
Masha Allh Allh ha ni xifdiyu Waly xasus wayi
Waa hableheenii hore ee lagu dhaadan jiray masha allaah
masha weeye anago inta yar ban shaqayn jiray
Wallo Masha Allah hayiisga daayo soo barbaara
Allah ha barakeyo,wad garatay wa doqmo cida tidha ma qasab ba inay ku shaqayso nafteda lo taba baraya ku dhe beri siday u dhaqan reer keega
Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey
Mnsha Alllaah illaahow noo xafid hablaheena yaryar
Masha Allah ilahay ishabiniadamka hakalexiyo ilmahabadiyaha wasas iyagoyaryarba masuliyada labara carabtii horeba ilmaha badiyahay udirijiren suu karti iyo adadeyg uyeesho luuqada faseexana usobarto lkn somalida magalada taas ma aminsana
Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey
Maanshalaah waa wax aad ufiicam faridoh hawlkar ayay noqonayaan
Mansha allah. Ilahy haydin xafido
Masha Allaah mashaa Allaah,,, waamuhiim hablah inshaqada labaro waayo waa hooyda bari iyaday Anfacaysaa
Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey...,
Mash allah gabadh kasta say kurigood ku thy bay gurigeed ku noqotaa
M. A Alle ha iidin xifdiyo
Waa masha Allah wiilashuna waa inay waxa qabtan
Masha Allah waligay ma arag caano la luulayo waa i kow xurbinta iyo lulidu ma isku midbaa wll
Mansha Allah...Ilaahay hablaha noo daa'yo
Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey
Maashaa allaah tabaarakulaah ilaaheey ha u nimceeyo aniga 4sano jir ayaan guriga waxkaqaban jiray
Mid 13 jir ah oo kudhalatay USA oo aan abti u ahay iyo gabdhahaan farqi weyn baa udhaxeya mashallah.
Kaalay koob shaax isoo shub kaheli meysid.mxd isku soo garab dhigaysaa gabdhahaan iyo 20 jirada qurbaha jooga hhhhhh.
M.a ilah ha ubarakeyo rerkoda wa inamo faridin ah m.a
Masha allaah gabdhahan allaah habarakeeyo waxaan aad ugu farxasanahay ingabdhihii soomaaliyeed meelkasta oyjoogaan inay asturanyihiin baryihii hore dumarku ma xijaaban jirin shalmada dhexda ayay ku xidhan jireen laakiin hada majirto masha allaah
Masha allah, waad mahad santahay barnaamijyo qaali ah baad nagaga naxsataa oo qiiro wanaagsan nagu beerayo, runtii dhaqan dahabi ah beeynu leenahay waxaana isleeyahay oon ku fikirayaa qaab lagu hormarin karo waqtiga hada lajoogo oo isugu jiro xoolaha oo loosameeyn karo beer calafka xoolaha waqtiga abaarta isla markaasna qaab wax barasho caruurta dhibaatada ugu badan ee miyiga waa kuwaas waana sahlan tahay hadii si fiican loo maareeyo.
Horu mar wacan wlaal ❤️waan kugu xidhanaha inkasta oo anan miiga wali wakhtiga kuso qaadan waxaan rajeynaya inaan summerkan wakhti ficn kuso qato
Dhaqan kaabo wan kusalamay huno noogu imaaw burtinle biliis🥰🥰🥰
9jidh io 10 Waa Gabdho waa wayn
Anaga ramadantii 6jidh baa canJelada noo dubta iyadana qasta wana Gabar magaaLo Gabdhaha magaalada iyagaba ugu hooL badan 8Jidh anigaa arkay wxwalba Qabata.
Yaa lix jir canjero u dirtay qof fiican matihid waa dulmisey ilmaha yar
Masha Allah tabarakallah alle ha idiin xafido 😍😘
Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey....,
Gabdhaha waa in labaraa shaqada guriga si eey u caawiyaan hooyadood masha alah ala hau barakeeyo dadka joogo banaanka gabdhahooda macaawiyaan ha dhahaano masha alah
Wilal iyo gabdhoba waa in kawada baro sababtoo ah gabdhaha kaliya looma abuurin howsha , waxaan wa cadalad daro bal ilmaha YARYAR niman waa wayn bay cunto ukarinayaan
Masha Allah runti WA gabdho Ku dayasho mudan
Alla walal Yan la fara xumayn africa sharci Ka jirtee please ilaaliya hablahaa yar yar
Masha alah waa gabdho qiimo badan alaha noo daayo
manshaAllah 😍
Maashaa allah ilah ha xifdiyo
Maasha allah allah ha xifdiyo
maaha allaah tabarakalah allaah xafido markii lugudhayo ilmada kufadiid waa sidano kale waxan aniga ku arkay qurbaha 25 jir hooyo jikada ugalayso an cunto aqon wax baraaho lee yaab
Masha allah Rabbi hanoodaayo waa hablahayagii
MashaAllah jazakallah kheyr walashey
Masha Allah Allah hakubarakeyo
ماشاءالله تبارك الله بارك الله فيك
Mash allah illahey ha barakeyo
Mashaa allh allh ha xifdiyo abayo waxad thy qof qali ah oo an ku faano mashaa Allh xaqiqdi aad bn ku jeclahy
Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey
Mansha Allah hablo
Wacan weeye