Jawi qurux badan iyo ari geeni saaka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @abdisalanhersi8516
    @abdisalanhersi8516 3 роки тому +262

    Wllhy muqaladaada mid qudhi imo dhaafo wll🙏

  • @princesshoodo105
    @princesshoodo105 3 роки тому +36

    Adhi raac nabiga Scw ayaa ahaa qofkasto adhi raac ah Waa qof wanaagsan oo qiimo badan sida Nabigeena scw

    • @nastehamohamed6940
      @nastehamohamed6940 3 роки тому +1

      Scw scw scw

    • @soultimanabdillahi4076
      @soultimanabdillahi4076 3 роки тому +1

      Scw

    • @cabdicarabmeadi4511
      @cabdicarabmeadi4511 3 роки тому

      Scw scw scw❤

    • @nuuryare9982
      @nuuryare9982 3 роки тому

      hedhe hadalka sifiican iyo simacaan ba lo dhahaa adhiraac baad kubilwday
      fadhlan hadalka iyo qaabka hagaaji ado raliyaa

    • @princesshoodo105
      @princesshoodo105 3 роки тому

      @@nuuryare9982 Wllo maxan dhahaa isoo sax hadad sikale ugaranayso anigu adhi raac wax xun wll kama wado ee kalmad kale oo loo adeegsado magaranayo

  • @somaneido7181
    @somaneido7181 3 роки тому +47

    ماشاء الله تبارك الرحمن قال تعالى {وَلَكُمْ فِيهَا جَمَالٌ حِينَ تُرِيحُونَ وَحِينَ تَسْرَحُونَ}

  • @shaaficijaamac5013
    @shaaficijaamac5013 3 роки тому +39

    Hargeisa ayyaan kaa soo daawwadaa. Runttii way roontahay oo ay wanagsantahay in assalkeenna iyo dhaqankeenna wax ka reebno. Halkaa ka sii wad runttii shaqqo wngsnbad haysaa.

  • @calicabdimaxamuud5466
    @calicabdimaxamuud5466 3 роки тому +66

    Masha Allah dhulka soomaaliyeed waa dhulka barwaaqo ah qurux io qiimo badan Galguduud somalia
    Dhuusamareeb, Ceeldheer, Ceelbuur, Cadaado, Cabudwaaq dhulkii barwaaqada.

  • @victoriaali4561
    @victoriaali4561 3 роки тому +41

    Maasha allah hbbTi dhulka barwaaqo allow somalia mar uun igeey😭
    Barwaqadas Arag masha allah allah haidin siyadiyo🥰

  • @cabdimahad2615
    @cabdimahad2615 3 роки тому +6

    Dhul qurxoon oo doog leh mansha Allah ilaahay quluubteena ha mideeyo sharafay adiguna waad ku mahadsan tahay 💯

  • @Abdiwelia8
    @Abdiwelia8 3 роки тому +20

    Noosoo badi abaayo muuqaalada, dhanka wiilsha baadiyaha joogo iyo hoowsha ee qabtaan abaayo. Mahadsanid ❤️❤️

  • @abdilatifali6923
    @abdilatifali6923 3 роки тому +7

    Mashallah walaal waa muuqaal kale oo qurux badan, intayada badan ee u xiistey noloshii miyiga hawsha wan kula wadnaa, waan kaaga mahadcelinaynaa muuqaalada wanaagsan

  • @abumujahid548
    @abumujahid548 3 роки тому +11

    Masha Allah! Allah ha ku xafido wlshey,
    Ana igu dhacday maqal badan o hal mar wada dhalatay o wax ila qaado wey, 😍from Wajeer.. woqoyi baray kenya.

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 роки тому +6

    From hargeiza Somaliland ❤❤ hormar wacan walalo

  • @AxmedAwmaxamed
    @AxmedAwmaxamed 3 роки тому +4

    ماشاء لله تبارك الله ( وَلَكٌمْ فِيهَاجَمَالٌ حِينَ تُريحُونَ وَحِينَ تَسْرَحُونَ)

  • @kadijomaallin2433
    @kadijomaallin2433 3 роки тому +6

    Masha allaah
    alla nasiib badanaa qofnkii dhulkiisa joogo miyi iyo magaalo intaba booqan kara masha allaah abaayo horay u soco

  • @yahyesalah7535
    @yahyesalah7535 3 роки тому +27

    Mansha Allah sister I remember when was young

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 3 роки тому +11

    3:00 hooyooyinkeen alle ha wada barakeeyo dambigoodana ha dhaafo intii geeriyootayna alle ha u naxariisto🤲.

  • @fadumoladan
    @fadumoladan 3 роки тому +2

    Waa jeclahy runtii dhaqanka reer miyiga meel aan kusoo korey oo aan xiiseeyo weeye mnsha Allah

  • @canabcali9771
    @canabcali9771 3 роки тому +16

    Mashallah wll maqasha iyo waxaraha miyaan laga reebin adhiga , adhiga Anbiyadiiba raacday wa wax barakaysan Allahu mabarik 🤲

  • @mustafadiriye2593
    @mustafadiriye2593 3 роки тому +7

    Mansha Allah wll reerka Allaha barakeeyo hadhoow qadada anaa kuu keenaya Duhurkii markay tahay iyo biyo qofkii ari raacay baa garan qada casarkii la isku keeni jiray iyo biyo manta anaa ku qoran dhaqankaabay

    • @dhaqankaaba7350
      @dhaqankaaba7350  3 роки тому +1

      Mahadsanid wll 🥰🥰

    • @mustafadiriye2593
      @mustafadiriye2593 3 роки тому

      Mansha Allah wll reerka iyo adigaba Allaha idin barakeeyo runtii gabar ku dayasho mudan baa tahay dhaqankeni iyo diinti haysata

  • @axmedmustafa6062
    @axmedmustafa6062 3 роки тому +24

    Waxan aad oga helay asturnaantada iyo dadnimada kaamuqato
    Masha allah allaha kuxifdiyo

  • @hamzebinujah8660
    @hamzebinujah8660 3 роки тому

    walashay waa ku jacelahay wlhi ku daysho ayaad mudan tahay sidaa quruxda badan aad noogu soo gudbinaysid dhaqankeena dhulkeena quruxda badan asturnanta aad leedahay hibada rabi ku siiyay alle sharaf iyo karaamo haku siiyo

  • @sagalahmed7775
    @sagalahmed7775 3 роки тому +10

    Walhi abyo mcnto video yaashada xiiso gara ayay ileeyihin waxana jeclhy in aankugu daydo isoduce si aan malin un waxa ad qabaneysid anna u sameeyo waa hamigayga walhi 🤲🤲yarabi ilaahow irumee😢😢😢🤲🤲🙏🙏

    • @dhaqankaaba7350
      @dhaqankaaba7350  3 роки тому

      Bilaw xbbti waad kuguulaysan insha Allaah🥰🥰

  • @liltwayofficial8242
    @liltwayofficial8242 3 роки тому

    I have seen all your videos and all I can say is you are a real one wollahi mansha Allah I haven't been there in my life but inshallah one day i want to learn that life too one love from UK/Netherlands

  • @AbduBerry
    @AbduBerry 3 роки тому +5

    Mashallah sheep flock, and guarding our natural resources of livestock, liked how you herding!

  • @axyaawadani8751
    @axyaawadani8751 3 роки тому

    Masha allaah walaal mcn aad baan ugu xiranahay Chanel kaada waxaan daawadaa markaan nasiinada ku jiro waxaa tahay qofka kaliyah ee dadka faaiido u soo gudbiya qayr alle haku siiyo dhowrsanaantaada ku taagnaaw wll macaan

  • @aishaadey2625
    @aishaadey2625 3 роки тому +14

    Waxaatahy qofka kaliyah oo aan xiisoyo video yadeeda hory usoco qli

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 3 роки тому +2

    Madha Allah habo beautiful video . Allah waxan waydisanayaa in wuu barwaqadaa noogu wada somali waxay qani kuyihiin xoola manaqaan camal kalee noo barakee. Yaa Allah

  • @cawaleliban6853
    @cawaleliban6853 3 роки тому +23

    Masha allah sida aan isugu lahjada nahay ayaan ka arkay in aan isku gobol nahay From Ceelbuur Guuleyso walshey somali oo dhan baa isku dhaqan ah

  • @khadarmohamed3322
    @khadarmohamed3322 3 роки тому

    mansha Allah qaar badan oo youtu.be wax soo galiya baa jira soo wax aan dadka faaido u lahayn sooo gasha.chanelka ugu horeeeya aan soo waa gala waa kan maansha Allah wlo

  • @dahabomohamed1228
    @dahabomohamed1228 3 роки тому +3

    Masha Alaah wlhi qurux miraan 🥰🥰🥰 gabadhan wlhi wan iska jclhy alaah yaxfidkum xbibti fidunya wa aqiira

  • @sabaalomedia4639
    @sabaalomedia4639 3 роки тому

    dhaqan kaaba waxaad tahay qof qiimo badan maansha allaah hore u soco walal

  • @habibafarah4919
    @habibafarah4919 3 роки тому +5

    Ma'shallah walaal allaha ku xifdiyo wlh aad ayaan u jeclahay video yaa shaada waana daawadaa marwalba xusuus teeni baadiyaha ayaad dib noogu soo celisay mahadsanid walaal, waxaan kuu rajeynaa hor horumar wacan.

  • @emyusuf3748
    @emyusuf3748 3 роки тому

    Mashalllh tabaarikalaah wall qali. Walhi video kaliya ima dhaaafo oo aad soo dhigtaa waan kugu hambalyeynyaaa sidaad u wado video kagag mashalllh hore u soco wall qalo

  • @safiyalowra6510
    @safiyalowra6510 3 роки тому +3

    Masha.Alaah Keep going Walaashey Jawigu Waa Barwaaqo Alxamdulilaah

  • @ahmedabdilahi8941
    @ahmedabdilahi8941 3 роки тому +1

    Ma sh allah wad mahadsanthy wll
    Waxaan talo ahaan kuugu soo jeedin laha qodobadan
    1.waxaad ku soo dartaa waraysiyo aad waraysanayso odayaasha waawayn oo ka hadlaya dhaqankii hore ee soomalida sida
    A.hab nololeeskii hore
    B.nabadaynta
    C.marti galinta iyo habka ay isu maamuusi jireen
    D.wixii ay ku taami jireen gaar ahaan xiliyadii xoriyada laqaatay
    E.xayawaanka iyo wixii ay ooga soo joogeen iyo waxkle oo badan oo aad ku sii darty
    2.dumarkna wixii ku saabsan dumarkii hore iyagana kawarayso
    3.waxaa kale oo aad soo gudbisa sida ay wax u qabsadaan gaar ahan beeraha iyo wixii lamid ah
    4.waxaa kale oo aad kusoo kordhisaa qayb caruurta yaryar aad oogu tala gashay hadaad heli kartl caruur kula jisha
    In sh allah inkle oo badanna waan kula soo wadaagi idam alle.
    Alla mahadle

  • @fdajnckds7790
    @fdajnckds7790 3 роки тому +12

    Waa meel magaalo ka fiican ninkii wax ku haysta oo reer iyo xoolo guri filaana ka dhista

  • @ummunabilakram9130
    @ummunabilakram9130 3 роки тому

    Masha allah wlhi wll chanelkaagu faido badan ayuu leeyyahay waayo af soomaligi ayaadba so noolaynaydaa dadka hada jooga afsoomali iyo luuqado kale ayey isku daraan lkn adigu afsoomalo sax ah ayaad ku hadalaysaa . 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @quennalka7570
    @quennalka7570 3 роки тому +19

    Nooloow inteey nolol jirto mcnto😍👌💕

    • @hoda5217
      @hoda5217 3 роки тому

      Masha allah hore u soco qali

  • @daahiroffical1311
    @daahiroffical1311 3 роки тому +2

    Masha Allah keep going sister, ilxun kumaegto walashey mcn, waxa tahay qaf xiba leh, hori usoco walashey mcn

  • @edabsanahmed1822
    @edabsanahmed1822 3 роки тому +5

    Wl mcn yaaka dubaya wadigan adu socdee mise ada dubaya ee qofkan socda adi maha masha Allah wl

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 3 роки тому

    Dhulkena nimca fadhida. Waxa ka midtahay dadaka youtubka wax faido leh ku so gudbiyaa👍👍👍

  • @ismahanmahamed9099
    @ismahanmahamed9099 3 роки тому +3

    Maasha Allaah walashey macan hori u soco guul ayaan kuu rajeynayaa

  • @samromohamed4382
    @samromohamed4382 3 роки тому +2

    Masha Allah abyo wn kula soconaa muuqaalada noo soo badi inkastoo dhib bdn aaad kla kulantid 🥰🥰🥰🥰

  • @umucabdikhadar5069
    @umucabdikhadar5069 3 роки тому +4

    Masha allah wadankeeni qurux 🇸🇴😍🇸🇴😍🇸🇴😍

  • @maankashire2867
    @maankashire2867 3 роки тому +2

    masha allah xasuusasd i gelisay wllo waayan ariga ku raaci jiray gal gaduud gaar ahaan meel layiraahdo Qanjooleey oo hoos tagta ceel garas oo lasiman dhuuso mareeb🥰🥰🥰

  • @ubaxcismaan8728
    @ubaxcismaan8728 3 роки тому +8

    Masha allh abyo qali wlhi waan u xiisay baadiyo waan xasuustaa malin ay 4 waxaraa iigu dhasheen meel cidlaa oo qof kale joogin 😂 arigiina kaligay ku ahay sidii ilmahii ayaan soo xanbaaray

    • @najwamohamed703
      @najwamohamed703 3 роки тому +1

      Ana wlhi baribaa waxa igu dhalay afar riyaad niyadan ku hayay imika 😂😂😂😂😂 Aaaad ban ujecelay miyiga

  • @amiraqurux2872
    @amiraqurux2872 3 роки тому

    masha allah wl dhaqankaabay ilaahay haku barakeyo tiktoki ka waran

  • @hamdimatan9687
    @hamdimatan9687 3 роки тому +3

    Ilahay ha ku xifdiyo walal macan 💚😍

  • @hodomohamed9203
    @hodomohamed9203 3 роки тому

    Manshllah gabadh isku darsaday xishood. Diin asturnaan kartiba waa wixii lagu yaqaanay gabadh soomaaliyeed walal alle haku xafido waligay miyi hal mar oo aan aad uyaraa mooyee ma tegin hadana waan jeclahay waana jeclahay in laiiga sheekeeyo dhamaan waxyaabaha lagu isticmaalo
    Waxaan kaloo jeclahay inaan hararka iyo aloolka sameeyo iyo waliba kabada

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 3 роки тому +11

    Waa nolol xoriyad iyo caafimaad haysata muwadinimadona ay masuul ka tahay dhulkaaga jeclaw

  • @neemoscreativespace8909
    @neemoscreativespace8909 3 роки тому

    Abaayoy walaashey baad iilaqaab egtahay masha Allah abaayo channelkaag waankucusbahay waanakahelay
    Horey usoco wll qaali💖

  • @maymuunxaji8085
    @maymuunxaji8085 3 роки тому +6

    Haa wlhi labo gadaal ayaan ku xambaray labonah hore hal gacantaan ku soqatay marka sxby xasuus ayaadba igalisay wn u xiisay 😍😍😍🥰🥰

  • @yaasiinmire4574
    @yaasiinmire4574 3 роки тому

    Masha Allah
    Qof caqli badan IGA dheh
    Halka uga hay
    Halkad ad xikmada iyo dhaqanka so gudbinaysid
    Halka dumarkalena
    Intay UA-cam samaystan
    Gadashoda uun soo dhigayan

  • @SUHAYB_2004
    @SUHAYB_2004 3 роки тому +5

    From Ogaansho ❤ Masha allah walal
    jijiga kawadanaya

  • @xamdamaxamed9984
    @xamdamaxamed9984 3 роки тому +1

    Wll waa runtaa miyigu waa meel jawi wacan waxaan sooxasuutay waagaan yaraa masha allaah

  • @deqadirie5919
    @deqadirie5919 3 роки тому +3

    I missed this kind of life 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdikarimabdiwali3428
    @abdikarimabdiwali3428 3 роки тому

    Maaha Allaha marwalba wan kutageraa insha allaah keep going my sister ilahay ha ku xiftiyo

  • @mubarakhassan3744
    @mubarakhassan3744 3 роки тому +4

    Wlshy dhaqan kaaba respect full nolow wllo qli

  • @dayaxali7154
    @dayaxali7154 3 роки тому

    Dhaqankaaba walashay Ubax chenal kaga hadda ayaan ku soo biiray aad ayaana ugu riyaaqay Horo usoco abaayo

  • @samawadeoffcall2279
    @samawadeoffcall2279 3 роки тому +17

    Walhi anigaa maalin 11 igu dhaleen xasuus 2013 ayay aheed 🤣🤣

  • @hugoalvez5163
    @hugoalvez5163 3 роки тому

    Masha allah walaashey hawl muhiim ah baa wataa allaha kaa abaal Mariyo dhaqankeenu waa muhiim waxaan filayaa meeshaas waa mudug

  • @kowsarbeauty209
    @kowsarbeauty209 3 роки тому +3

    Masha allh ❤️❤️❤️💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hassanmohamed208
    @hassanmohamed208 3 роки тому +1

    Mansh allah muuqaladani way i farxad galiyaan wakhti hore ayaad igu celisaa oo aan adhiga raaci jiray mansh allah
    Ale ha ku xafido waa xusuus qaaliya
    Waa nin reer Somaliland oo ku leh hanbalyo hanbalyo walaalshay

  • @aadandalmar9011
    @aadandalmar9011 3 роки тому +6

    M.a dhaqan kaaba wlhi waxbadan ayaaan kaabaranay kufan dhaqankaba m.a galgaduud wan uxiisay wlhi

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 3 роки тому +1

    Masha Allah walasheey qaliyeey wllhi waa jawi qurux badn aad baana u xiiseeyaaaa wllhi video gaga

    • @hassanmashalahmahamoudjasa220
      @hassanmashalahmahamoudjasa220 3 роки тому

      masha.allahu dhirtan aad sheegeyso magacyadooda man maqlin geedkan cagaaran maxalayidhahda takale islaan adhi lajoogta mamatalaysid ee gabadh magaalo ka timi ayaad tahay

  • @nashadmacalin3634
    @nashadmacalin3634 3 роки тому +3

    Wlhi abyo waxaa isoxasusisid barigee an badiyaha jogijiray🔥😢🙏masha allah

  • @ahzaapmohamed1857
    @ahzaapmohamed1857 3 роки тому

    Masha allah gabadha kaliya ee kaduwan dhaman yutubrska oodhan sidoo kale an hal negtivr ah looqorin

  • @mowliddirac9998
    @mowliddirac9998 3 роки тому +3

    Horta aad baan kuu salaamayaa wll qaali
    Masha allah runt waa nimco aad u qaaliya aadna u qurux badan barqa dhereg masha allah
    Baraajis(baradhaajis)😂😂
    Dudunta kadabshiir makujiraa😂
    Lkn geelo ma dhib badna ogow yaa ina adeer😀 yeynaan is dagaalin
    Jimca wngsan
    Wlly ciyaal la boobootiyo umbaa pa arki jiray sheekadu orgi miyaa😂😂

  • @garbiyemediaproduction8337
    @garbiyemediaproduction8337 3 роки тому +2

    Mnsha allah alle ha inoo siyaadiyo nimcada dhulkeena baadiyaha ah wlhy waxaa ka dhacaysa laydha adduunka ugu macaan

  • @meymunbashir9020
    @meymunbashir9020 3 роки тому +7

    Camerada yaa kuhayo abayo hadad kaliga tahay 😳

  • @mohamedatteye2260
    @mohamedatteye2260 3 роки тому

    Maasha allaah wlshy dhaqankaaba allaah haku barakeeyo waxaad tahay qof qaaliya

  • @isxaaqcabdi4488
    @isxaaqcabdi4488 3 роки тому +4

    Aniga way isoo maryay 7 riyaad ii dhaleel lkn labo ama sadex qof Ku raacijirnay ariga #xasuus🙏🙏🙏🙏💓👍
    👏👏👏👏👏💓💓👍👍👍👍

    • @ahmedadamhro8997
      @ahmedadamhro8997 3 роки тому +1

      Sxb reer miyi ayad hayd

    • @isxaaqcabdi4488
      @isxaaqcabdi4488 3 роки тому

      @@ahmedadamhro8997 haaa anaga reer miya waa Ku faanaa 👍👍👍👍

    • @ahmedadamhro8997
      @ahmedadamhro8997 3 роки тому

      @@isxaaqcabdi4488 hada maaha sxb wakhti hore ayaa lgu fni jiray

  • @cabdiraxmaan_24
    @cabdiraxmaan_24 3 роки тому +1

    Masha Allah my sister waa markii iigu horeysay een Daawado Muuqaalka Channel-kaga, Mana kuu wado kaliya waxaan ka ahayn dhiirigalin iyo Hambalyaayn my Sis❤️

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 роки тому +24

    Adoo Aamusan hadaa comment Akhrineyzid jawabtu haa hadey thy ha is waalin subscriber igu sharaf uun😂😂😂👈👇👇🤣

  • @xasancumarcabdi5996
    @xasancumarcabdi5996 3 роки тому

    Maasha alaah wlll waa markii kowaad ee aan arko chennelka dhaqaan kaabe ogaansho channel ayaan ka keeney waad mahad santay

  • @ibnuaxmed6720
    @ibnuaxmed6720 3 роки тому +3

    walal qali waan ku salamaya laba wax aya I kala cadaaday walahi muwalka soo duubta rajo ayu I geliyey aniga miyi 20 21 sano kahor aya igu dambaysay ama wadanki marka laba wax waxaye in dadka somalia isku dhaqan dhow yihiin hada ceerigabo iyo galguduud ama dhusamareb waa isku mid sida loo dhaqdo xoola tan kale dad weli dhaqanki sii wada inan magalada wax badan joogtay hadana dhaqankedi ku faanaysa aniga waxan aahyd dadka jecel miyiga iyo dhaqanka qafka manta haysan xoolo miyi iyo dhaqan walahi nolol ma haysto waayo magaalo waa la arkay waxay tahhay qof kastow caruurtada u samay xoolo miyi

  • @cbasidismail715
    @cbasidismail715 3 роки тому

    Runtii waa dhul aad u quruxbadan
    Thank you wllshy
    So badadi muuqaladan quruxbadan 👩‍✈️👨‍✈️👩‍🎤😎

  • @abdirahmanomarabdulle9422
    @abdirahmanomarabdulle9422 3 роки тому +4

    Masha allaah dhul barwaaqeeysan iyo ari iyo ido

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 3 роки тому

    Mashaallh abayo macan aniga muqaladada aad ban ujacelahy sababto ah waxad iso xasuusisa nolosheydi hore xolo dhaqato ba nahy Dhulka Qurux walhi 🥰🥰🥰❣️❣️

  • @hamdinoor2593
    @hamdinoor2593 3 роки тому +4

    Mansha allah♥️♥️♥️

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 3 роки тому +1

    Allaah ha ku siiyo awlaad aad ku faraxdo abaayo hooyo waa qaali allaah ha u naxariisto intii dhimatau inta noolna ha uga daba naxariisto aamiin

  • @saabiriinahmed1773
    @saabiriinahmed1773 3 роки тому +4

    MashA allah ♥️

  • @ahmednageeye2209
    @ahmednageeye2209 3 роки тому

    Hore usoco walal waan ku taageera wllshy from jigjiga

  • @akramcabdi5686
    @akramcabdi5686 3 роки тому +6

    lkn reer magaal ari raacaya ayaaba laydiin modaye
    reer mii umaba eekidine hhhhh

  • @apdikariinjapjcyl7575
    @apdikariinjapjcyl7575 3 роки тому

    Alle haku xafido wllo mcn wlhy qof qaliya ayaad nagu tahee

  • @erfg2538
    @erfg2538 3 роки тому +5

    Asc inta adhisooraacday sidayda👍

  • @laylamuhsin608
    @laylamuhsin608 3 роки тому

    Wallaahi maa shaa Allah abaayo macan dadal badanaa bixisaa runtii waxan kugu abal gudo ma aqaan alle haku xafido. 🤲❤

  • @aishaadey2625
    @aishaadey2625 3 роки тому +5

    Anigu aadbaan ujeclahy baadiyaha wagan jogay wadan kii marwal ba waan adi jiray lkn hada waxan badiyaha uniyestaa beeraha adaa

  • @fiihimbashir6986
    @fiihimbashir6986 3 роки тому

    Mnsh allah abyo dhaqanka waa loo baganyahy horay usoco ina ader

  • @farxiyomaxamed5981
    @farxiyomaxamed5981 3 роки тому +6

    Walal adba umahadsantahay waxad noo soogudbisid wanjeclahay ariga yaryarka soda waxaraha iyo naylaha waxay iga qabata ina kuu imado 😄😃😃😄😙🥰🥰🎁🌹yaranteydi aya isoxasuusisay

  • @badramuse3383
    @badramuse3383 3 роки тому +1

    Manshalh manshalh alle haku xiftiyo wll

  • @queenmulkiinho4321
    @queenmulkiinho4321 3 роки тому +4

    Guuleso abyo 🥰😘💋 tagero ku ahay

  • @abdirisakmohamed2668
    @abdirisakmohamed2668 3 роки тому

    Masha allah macalin ayaad u noqtay qolyahay say walahi iyo reer magaalka fogadey walashay horey u soco!!

  • @ijaabocabdi1431
    @ijaabocabdi1431 3 роки тому +5

    Abaayo anaa kula mid ah nolosha miyiga aaad ayaan ujeclahy sanadkii hada ayaan joogay baadiyaha guriceeel

  • @daaruquraanonline387
    @daaruquraanonline387 3 роки тому +3

    chat.whatsapp.com/LAtzTkhxsPc0u9lM6m81lN
    ku soo dhawaada barashada quraanka,tajwiidka, iyo culuumta kale taad uga baahantahay soo dhawoow9

  • @ak1250
    @ak1250 3 роки тому

    Mashallah cadhi matihid.
    From Facebook of Asm raage

  • @galxamur6812
    @galxamur6812 3 роки тому +4

    Mashallah♥️

  • @khalidabdi9408
    @khalidabdi9408 3 роки тому

    Gear Ayaan waa mawduucyada aan xiiseeyo ubax waan kula raacay maanta adhiga runtii kudos badan Ayaan raacay wllshy horay usoco hno

  • @hafsamohamed9590
    @hafsamohamed9590 3 роки тому +3

    hadlkaag ayaan laga daaleyn wlhi mansha'allh allh ku sharfo huno🥰

  • @ANNA-vh3pi
    @ANNA-vh3pi 3 роки тому

    Masha alah wlal alah haku barakeyo
    Hor mar wacan
    Xasusu baan galay badiyo waqti dheer ayaa igu danbeysey

  • @habibabare3130
    @habibabare3130 3 роки тому +3

    Mashallah