SHAKI 44

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 172

  • @umumucaadfatmamaxamedcali1572
    @umumucaadfatmamaxamedcali1572 2 роки тому +34

    Aniga u horeyo maanta 🥰 yaannla ilobin saliga nabiga صلي الله عليه وسلم

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 роки тому +19

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak2117 2 роки тому +2

    Waaaw maanta anaa ugu horeeya war like ta hala iisaaro waa maalinta kaliya oo aan meel ugusoo horreeyeye

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 роки тому +4

    Masha allha tabarikllha ugu danbenti meyza iyo hooyadad wey is arken masha allha guul wacan xabti laki Thank You my family ❤❤❤❤

  • @nimoabdifatah289
    @nimoabdifatah289 2 роки тому +5

    Ano og iney film tahay ban ooyay 🥲 best serie ❤️🥰

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 роки тому +1

    Ilaahay amarkiis laki iyo shax shax leey waanka helaa Amina eedaday baa dhashay ilaahay hawnaxariisdee

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 роки тому

    Waaaaaaaw waxes laga dhah sheeko cajiib ah shiib iska dhah 🥰♥ laki hore u soco ku leyahay mhdsan

  • @masbalali7820
    @masbalali7820 2 роки тому +4

    Manshallah maiza waaye dheeraatay luck xajji waa laga dheeraday

  • @keyfcabdi9287
    @keyfcabdi9287 2 роки тому +5

    Laki funy really wad iga qoslisiisay abyo aamino dhoolna eshclaaa

  • @haalaabdihalim3852
    @haalaabdihalim3852 2 роки тому +1

    Musalsalkan maalin dhaweed ayan yutubka ku arkay kadin part 1 ayan ka bilaabay ilaa maantoo part 44 aan fiirsaday wallhi waa musalsal aad u wanaagsan xaraarad leh masha allah
    Mahadsanidiin
    Dhambaal flims

  • @ramlaruun8982
    @ramlaruun8982 2 роки тому +4

    Masha allh halkan rabay rooob maigu da.ay laki horey usoco 💖🙏

  • @khaadiijoqosolwaanaag7728
    @khaadiijoqosolwaanaag7728 2 роки тому +1

    Asc masha ALLAAH guul wcn

  • @nimcoxuseenabdi3547
    @nimcoxuseenabdi3547 2 роки тому +3

    Wan oyay ruun ti oo jiricoda 😭😭😭😭🙏💞💞💕❤❤

  • @fartuuncabdirashiid7338
    @fartuuncabdirashiid7338 2 роки тому +1

    Mama markey dhahday wan qiroday 🥺
    Amiina dhool so funny 😂😂

  • @caishanuur9618
    @caishanuur9618 2 роки тому

    Adiga horey Nabsi ugu galay laki naag nool sas aya ka raba naago dhan san hadey yeli laheed belo ayay ahan laheen mahad gagso

  • @SuleeqaquruxChannel
    @SuleeqaquruxChannel 2 роки тому +7

    😂😂😂😂😂😂Aamina dhool Kulahaa wllalkey waa gacan ku dhiigle 5 daqiiqo dhiman.

  • @deganmahamed8715
    @deganmahamed8715 2 роки тому +1

    Masha allah nabsiga madaho waliga nabsi nuur bini adam ah haka galin oo waliba awlad ku hayso waxa horay logu mahmahay god sired aqodin ku dhici dontida ma ogid marka hada mahad wuxu gaystay buu helay good 👍 😄 😀

  • @safiyosayid-alimohamed7525
    @safiyosayid-alimohamed7525 2 роки тому +2

    Anigaa ayaa ugu horeya like isaar walal please

  • @suadkheyre65
    @suadkheyre65 2 роки тому +2

    Another level laki wan ku wataa qaali

  • @sahrahalgan8422
    @sahrahalgan8422 2 роки тому +6

    Nabsigu ma gababo marwo finally you did it 🤣

  • @fawsiyamohamed1632
    @fawsiyamohamed1632 2 роки тому +3

    Maasha alaah inu dhamaaday aan mooday

  • @maxamudawesmaxamedoffiall5960
    @maxamudawesmaxamedoffiall5960 2 роки тому +4

    wellcome qowdhan soo.shid riwayada

  • @jahanahmed8486
    @jahanahmed8486 2 роки тому +1

    Maanta Anaa ugu soo horeeya

  • @naimaali9345
    @naimaali9345 2 роки тому

    Lucky jiladaada waa another level waa iga oohisay

  • @farhianur3083
    @farhianur3083 2 роки тому

    Waaw very nice film lakiin guux ayaa ku furan sifiican wax Loma maqlaayo

  • @bilana289
    @bilana289 2 роки тому +4

    Horta Somalidu maxay ugu dhaartan iyagoo riwaayad dhigaya “walaahi” ayay goor walba hayaan waar isla yaaba oo dhaarta magaca ILLAAHAY ciyaarta ka daaya

  • @user-bb8dv7lz8g
    @user-bb8dv7lz8g 2 роки тому +2

    asc reer shaki

  • @ifrahomar3050
    @ifrahomar3050 2 роки тому

    M.a Gabar iyo hoyadeed wey kulmeen

  • @salaama3911
    @salaama3911 2 роки тому +1

    Mshallah tabarka so beautiful your misaa we are asme scundriy school mshallah 💕💕

  • @sunyariitabela3350
    @sunyariitabela3350 2 роки тому

    Mahad horay miyuu gariga ugu so an jiray si qof yaqaa buu u wadaa

  • @qabwalamqurtubqurtub6305
    @qabwalamqurtubqurtub6305 2 роки тому

    استغفر الله العظيم

  • @samiirobashiir5723
    @samiirobashiir5723 2 роки тому

    Gulaysta dhambaal team first one mnta

  • @qadraluul7091
    @qadraluul7091 2 роки тому

    Qofkii ugu horeye cawa noqday qeebta 44raad

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 2 роки тому +5

    maba wantobeysid 😂wali wan arsana bad ku heyso o mxa laga bi.iyay 😂😂mahad marya cadoow 😂

  • @alimuminhasan6168
    @alimuminhasan6168 2 роки тому

    Wooooow nice filmis🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙💙🇸🇴

  • @halimamusaali6851
    @halimamusaali6851 2 роки тому +1

    Inta ruwaayad aan ku daawaday aamina dhool waa markii ugu horeysay aan arko ayadoo fowdo wadin inkasto ruwayada bilowgeda wax qastay gadaal ma aqaan lkn waxe same sonto

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 2 роки тому +1

    abaayo maasha Allaah Laki xabibtii 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤

  • @shamisali9959
    @shamisali9959 2 роки тому +1

    Ayyyyyyy filinkayga ahaaaa

  • @safiyoahmed6800
    @safiyoahmed6800 2 роки тому +2

    Balaayo lama saadsado ee wll alaah ka baq

  • @anfaaldugsiye419
    @anfaaldugsiye419 2 роки тому +1

    Anaa uhoreeyah caawa inta ku faraxtay Like ha iisaarto

  • @sariyazoo7924
    @sariyazoo7924 2 роки тому +2

    Hooyo mcn Mashallah 😪😪😪

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 2 роки тому +1

    Aamini dhoolaa reer aakhiroodkii Michael Jackson miyaa ku lahaa😂
    Waa farxad Maiza iyo hooyadeed is haleen

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 2 роки тому +1

    Amina dhool kulahaa dhacan ku dhiigle 5 daqiiqo dhiman baa tahy kulahaaa🥵🤣🤣🤣✊🏻

  • @NadarDahir
    @NadarDahir 2 роки тому +1

    Masha Allah Marwo guuuleeyso❤

  • @anfaccilmi6612
    @anfaccilmi6612 2 роки тому +1

    Actinka maama lucky caadi maahan love you

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad1539 2 роки тому +1

    Asc m.a keep going dhamaantiina

  • @suubansamatar8679
    @suubansamatar8679 2 роки тому

    Kuma farxo dadka dhibkiise balse maahmaah baa oroneyso what is going around cames around waa waxa caawa heysata yusuf nabsigu ma raago dadbadan baan lajecelaan lahaa sidaan oo dad silciyey weldone laki x waceys iyo tiimkeeda waa sheego cibro qaadasho leh

  • @umuikhlaas9189
    @umuikhlaas9189 2 роки тому +1

    Aniga ayaa ugu soo hormaray manta

  • @queenamishaa7808
    @queenamishaa7808 2 роки тому

    Wow thanks intaa no so hormariseen

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 2 роки тому

    waaw Meiza hooyaded heeshay caawa

  • @farxiyosimanfarxiyosiman882
    @farxiyosimanfarxiyosiman882 2 роки тому +1

    Qofkii koowaad ayaan ahee yaa igu haysta teem dhambaal waan idin salaamay

  • @xaalow6006
    @xaalow6006 2 роки тому

    Waaw

  • @Samira-qm9mv
    @Samira-qm9mv 2 роки тому

    Wow hooyo mcnto 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🌺🌺🌺💯💯💯💯💯😭😭😭😭😭💞

  • @fadumoabdalle3994
    @fadumoabdalle3994 2 роки тому

    First ww m.a lkn waa soo daahinta nga dhfa plz

  • @hoodoaxmed4489
    @hoodoaxmed4489 2 роки тому +1

    mashallah waxab kadhacay😄

  • @caashoibraahim5204
    @caashoibraahim5204 Рік тому

    👌👌👌👌

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 2 роки тому

    Masha allah

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar6770 2 роки тому +1

    Gacan kudhiigleh 5daqiiqo dhiman😂😂

  • @suomeyabdi3025
    @suomeyabdi3025 2 роки тому +1

    😭😭😭

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 2 роки тому

    Nice film laki abaayo keep going

  • @daganahmed7617
    @daganahmed7617 2 роки тому +1

    Shaqo wcn teim shaki

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 роки тому

    Woow manta wan ka helay guusha laki

  • @ahlanahmed6718
    @ahlanahmed6718 2 роки тому +1

    Wadnagu rajisen wll

  • @xiismohamed5743
    @xiismohamed5743 2 роки тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sakariyewadaadyaresakariye664
    @sakariyewadaadyaresakariye664 2 роки тому

    Wow

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 2 роки тому +1

    Masha Allah mother and daughter I love you.

  • @laylamoustaphe7069
    @laylamoustaphe7069 2 роки тому

    Mahdsanid wllo

  • @maryanaxmed4359
    @maryanaxmed4359 2 роки тому

    Anaa ugu horeeeyo🥰❤🤟maanta

  • @kawsarsalebaan5699
    @kawsarsalebaan5699 2 роки тому

    😥😥😥😪😭😭😢

  • @saidaabdihashi5142
    @saidaabdihashi5142 2 роки тому

    Xanuun waaye wllhi

  • @ayanahmed8433
    @ayanahmed8433 2 роки тому

    First pin📌📍 good job dhamaal family🙌

  • @MohamedHassan-mr4zs
    @MohamedHassan-mr4zs 2 роки тому

    Ugu danpeyn waa ay Helen maiza io hoyaded 💯👌

  • @shankarooninamaxamed7339
    @shankarooninamaxamed7339 2 роки тому

    Mazi iyo marwa way is heleen beautiful 🙏

  • @mohamedkhalif3144
    @mohamedkhalif3144 2 роки тому

    Waw

  • @ilhaamilhaammaxamed2386
    @ilhaamilhaammaxamed2386 2 роки тому +1

  • @aishahassan2327
    @aishahassan2327 2 роки тому

    Run run camal waataan ooyay

  • @marthayilma2349
    @marthayilma2349 2 роки тому

    Good job

  • @Nawaley8
    @Nawaley8 11 місяців тому

    Is me 😂😂😂😂😂😂

  • @suusansiman7453
    @suusansiman7453 2 роки тому +2

    Mac ku tahay mahad marwo nin arsan uur hoyadiis ku jiraa

  • @kafiaabdinurahmed6843
    @kafiaabdinurahmed6843 2 роки тому

    Jah filim wa sida raby

  • @nadiifoxasanali4746
    @nadiifoxasanali4746 2 роки тому

    Wwwww

  • @bushratimcade1087
    @bushratimcade1087 2 роки тому

    Caadi ma ahan filmka waa mel macn ku dhamnoya

  • @samsammaxamuudsamsammaxamu2085
    @samsammaxamuudsamsammaxamu2085 2 роки тому

    Layagama horeyo 🤝🤝

  • @idildaganofficial9137
    @idildaganofficial9137 2 роки тому

    masha Allah maiza way waynatay

  • @fardowsafooleey1183
    @fardowsafooleey1183 2 роки тому

    Nabsi ma harero mar un sobaxa markey ahado mahad san waku rabay

  • @anisoabdulaahimaxamuud392
    @anisoabdulaahimaxamuud392 2 роки тому

    Ruwayaduu waa dhamada

  • @mumtas4994
    @mumtas4994 2 роки тому

    Todey I'm first ❤😩

  • @ilhaamilhaammaxamed2386
    @ilhaamilhaammaxamed2386 2 роки тому +1

    Laki.guul.abayo

  • @sicidoali1527
    @sicidoali1527 2 роки тому

    Allaa laki baa dhiib badnaa

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 2 роки тому

    Good for you

  • @amiiraminivalogs
    @amiiraminivalogs 2 роки тому

    👌 👌 👌 👏 😍 👍 🥰 ☺️ 👌 wow ⚡️

  • @dahran9460
    @dahran9460 2 роки тому

    Waw sodhacyey

  • @zamiirashire1767
    @zamiirashire1767 2 роки тому

    Alla nin walba oo naag khiyaama saan ku ficanaa jah

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 2 роки тому

    Dilku ma was fiican baa markaad dileysay gabadha

  • @mssdiriveti8224
    @mssdiriveti8224 2 роки тому

    Mahad sanid wll wad no dadashay

  • @abdulrahmanibrahim5244
    @abdulrahmanibrahim5244 2 роки тому +1

    Hoomlesss walawada soomaray adkayso

  • @najmocali7845
    @najmocali7845 2 роки тому

    Faste comant

  • @asmaalicigal3308
    @asmaalicigal3308 2 роки тому

    Caawa labar wan cidi igama horayn

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 роки тому +1

    🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤👍

  • @rahmaabuukarahmed4046
    @rahmaabuukarahmed4046 2 роки тому

    Sheekada hadey dhiin dhiin waaye