Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Jilaayaasha LONDON Maxay U Qarsadeen ARRINTAAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 272

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Рік тому +43

    Qisada mama ilhaan iyo mid kale oo qaawan iyo mid heesta maxaa wakhtiga loogu lumin dhageysta Dr Ahmed Yamani ama sh Dirir fadliga suuratu Baqara iyo faaidada xuska alle kadib iisoo sheeg waxad aragto

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Рік тому +77

    Alaha kaasoo hanuuniyo
    Walaahi iga qaado taladan tusbax soo gado sslliga nabi (scw) iska wad astaqfirulaah iyo Subxaana laah badi waad dhargi adigoon dad ajnabi isu keenin

  • @rahmamohamed4096
    @rahmamohamed4096 Рік тому +32

    Ilhaan waa qof qoowleh ahna qof kalsoon leh qof sidaas ah waqtigaan lamahelo guuleeyso ilhaam aamiin

  • @aminohasssan3244
    @aminohasssan3244 Рік тому +21

    Masha Allah wlhi wa geesiyad gabadh walbo oo la rakaateeyo waxa fican goaankan cml in ee qaatan waliga ha isku duleenin qof isku dayay. In uu ku rikaateeyo good job

  • @wanaagsamemedia2532
    @wanaagsamemedia2532 Рік тому +21

    waa tageera ilhan xarago❤❤❤❤❤❤❤❤waliba said I love

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Рік тому +25

    Ilhaaney ilaahay wuxuu sheegay xasiloonida inay ku jirto ku dhaqanka diinta islaamka
    Ma aha fanaan ma aha jilaa

  • @shadowftw1131
    @shadowftw1131 Рік тому +8

    hadad ka hadasho wad qimeysay waba hais niyad jabin Wana ku jicelyihin. Somali❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 Рік тому +1

    Ilhaan jila facan batahay film , kad samay soo 100% ❤❤❤❤❤keep going sister 👍👍👍👍👍🏆🌹🌹🌹🇩🇯🇺🇸 . Don’t be cry .

  • @fatimahussein8819
    @fatimahussein8819 Рік тому +1

    Never give up sis, I loved watching all your part, and you're very talented with your actions. Keep going you are amazing 👏

  • @Abdi-bg9vt
    @Abdi-bg9vt Рік тому +3

    Subxanallaah waxas madhab baa wlhi wan ooyay haday xaqiiq tahay dadkas waa dad mucjiso ah ilahayna wuu arkaa ilhaane ilaahay baa kulakira inshallah wad guulaysan hire usoco

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 Рік тому +3

    Ilhaan NEVER GIVE up 🎉❤

  • @Asiahaji1
    @Asiahaji1 3 місяці тому

    Gabadha kadaa waxaas ha xasuusine ilhaan xarago wlhi waa gabar qurux badan oo weliba gabdhihii ugu shidnaa bay ku jirtay

  • @entisarhashi5102
    @entisarhashi5102 Рік тому +6

    Asc garabkaaga iyo rayigaaga
    Wanagsan wixii aad jeceshahay oo kheyr ah Allaah ha ku siiyo ❤❤❤

  • @sabahegeh425
    @sabahegeh425 Рік тому +3

    Horu soco waad gaadhi kartaa riyadaada.

  • @kafiaabgal2958
    @kafiaabgal2958 Рік тому +3

    Ilhan hibo gara ayad ledahay waxba kama qadayan haray usoco marwalba hankaga marnaba hoos haa udhigin wllshy qali tageranimada waad uqalantaa shacabkaga marwalba garab kaga wayeeh 🎉🎉🎉

  • @oronjogaroon3765
    @oronjogaroon3765 Рік тому +4

    Never give up Sister keep going ❤️❤️🙏🏾

  • @shahrizaadmoh4639
    @shahrizaadmoh4639 Рік тому +34

    she deserve more than anything ilahn is so talented person never look back sis you are the queen🥰

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому

    ADUUNKA DADKA JOOGO SOOMAALIDAA UGU XUN WAXA FIICAN ISKUMA KAASHADAAN WAXA XUN BAY ISKU KAASHADAAN🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @nafisanafta9555
    @nafisanafta9555 Рік тому +4

    Ilhan xarago abyo hore u soco waxad thy gabadh dadka jcyshahy ❤❤❤❤❤❤

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Рік тому +2

    haday dinta baranlay waxa kamay shekays allaw so hade الحمد لله على نعمة العلم

  • @saafi0geesey632
    @saafi0geesey632 Рік тому +3

    Ilhaan waan jeclahay jiliinkeda waana runted qof midiyo badan is galiyay hal haduu kugaliyo macno malaha
    Mideeda kale dadka ugu shidnaa kooxdan waa leska baxshay sida
    Fadumina
    Faarax murtiile
    Laki xaaji
    Shaxshaxley
    Iyo dadkale oo badan filimadooda xaqiiq sidaan ku ahaa kuma ihi wlh waxaan jeclahay ilaa hadana aan kusoo celcelshada kaaf iyo kaladheeri ey ilhaan curyaanka naqaneyso

  • @habonemohamed3090
    @habonemohamed3090 10 місяців тому

    Mashaallah xbti Ilhan wn ku tageera cadowga ha jabo

  • @fardawsaahmeth8376
    @fardawsaahmeth8376 Рік тому +3

    Ilhaan fanaanad aan jeclhay alle ha ku sharfo baayo❤

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Рік тому +9

    Dadka xaasidiinta ahi ma guuleystaan bal u fiirsada idinku.

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому

    WAA KA XUNAHAY ILHAAN WAXAY U BAAHAN TAHAY DAD LA JILO RUWAAYADA MARKAA DAD QALBI NADIIF AH ALLAHA KUU SAHLO AMUURAHAAGA ALLAHA KUU NADIIFIYO💙💙💙💙💙💙💙💙

  • @kikiahmed6765
    @kikiahmed6765 Рік тому +10

    We here for you sis and we love you so much ❤❤❤❤❤

  • @wardahapp888
    @wardahapp888 Рік тому +2

    SubhanaAllah 😢

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Рік тому +6

    Walaaley towbad keen hada waad weynaatay inkastoo geerida cimri ku xidhnayn

  • @dhibyar_hussein2017
    @dhibyar_hussein2017 Рік тому +2

    Gabadhani wa qof qlpi wanagsan waana dadka marka hore dulqaadka badan dhibka intaas le'eg magaareen dulqaadkeeda ayaa usabab ah gocoshada 😢

  • @ayeeyococo756
    @ayeeyococo756 Рік тому

    Jilaanimada wan jeclahy ilhaana waan Garab is taagin lahaa lkn wan ka xumahay Somalia ayaan jooga Ilhaan abaayo guulayso wan jeclahy qaab kaad wax u jisho

  • @omumaida2109
    @omumaida2109 Рік тому +4

    Yurub adigo joogo sabab lagu abuyusikaro

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud2158 Рік тому +3

    Dee iskaba daa waxani awelba khayr muulahayne

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 Рік тому

    Ilhaan dumaashidey filmkiiba waan nacay markaad ka baxday guuleyso goor walba

  • @Bilicsan2
    @Bilicsan2 Рік тому

    Ilhan waxay ahayd runtii laf dhabarta filimka ayada la ‘aan teed na naxwo malahayn ma eeysan istaahilin arinkan. Lkn ilhaney waxad ogaatay qof laga maarmi waayay inad ahayd sababaha laguu dhibaateeyay strong women keep going Anaga markasta wan ku jecelahay ❤

  • @lakimoha8050
    @lakimoha8050 Рік тому +2

    Wlhi ilhaaney wllo anaaba ku iman lahaa oo kula jili lahaa ninkaasna u jabi maysid wllo

  • @nafisaahmed8560
    @nafisaahmed8560 Рік тому +1

    Wlhi waan ka xumahay ilaaaheey waan ku jeclahay ❤sabar jamiilan abaayo quruxeey ilaaheey haku xafido

  • @rajwa00000
    @rajwa00000 Рік тому +1

    Wadan sharci leh bay jogtaa xabad ka qaadi mayo insha allah hadi an inta wax la siiyo iyado loo galmoonayo la keenin alxmd

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому

    ILHAANEEY ABAAYO MA U MALAYNAYSAA IN QABIIL AHAAN LAGUU XUMAYNAYO SOOMAALIDU WAA CAADADEEDA QABIIL QABIIL KA FIICAN MA JIRO QOF QOF KA FIICANA MA JIRO ANIGA SIDAASAAN AMINSANAHAY DADKA XANUUNSAN KUMA JIRAAN💙💙💙💙💙

  • @aweesxasanaxmed4181
    @aweesxasanaxmed4181 Рік тому +2

    Ilhan hore u soco waan ku tageraa

  • @safaaa94
    @safaaa94 Рік тому +10

    Alaa ku jecel waxaas iska dhaf ajir kama heleysit khur aankaga akhriso iska dhaaf

  • @captainpilot2673
    @captainpilot2673 Рік тому +7

    Soomaaliyeey hadii la is qoonsado ee lakala dhamaaday maxaa diidaya inla aamuso maxaa keenaya in qof walba baraha bulshada inta imaado wuxuu shalay qarsaday banaanka keeno illeeen ceebtaada iyo ceebta walaalka inaad qarisaa fiicane

    • @nicimayusuf
      @nicimayusuf Рік тому +1

      Fikir fican weyi wlhi lkn yaa ku dhqmayo wll

    • @captainpilot2673
      @captainpilot2673 Рік тому +1

      @@nicimayusuf 🤷‍♂️ kolleey views iyo famous ayaa ka galay

  • @user-bn1tb1mr6q
    @user-bn1tb1mr6q Рік тому

    Mansha allah ilhaan waa qof qalbi wanagsan wax kasta oo hurumara oo qurux badan wad garaysa insha allah

  • @maryanabdi5382
    @maryanabdi5382 Рік тому +5

    Abukar mahdi yputube kisa waxuu 1m ugari waye xasid nimo walahi ano yara 2016 dawan jire astan tv waqal studio sidokle abdiaskari tube all iyo somalia kalaba youtube kod 1m wasa gareen asna wakasa

  • @fathiwadani7107
    @fathiwadani7107 Рік тому +2

    Never give up Mama 😢

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому

    ILHAANEEY XAASIDKA MA LIIBAANO ISKA ILOW XAASIDOW XOOGA BEEL🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Рік тому +1

    Ilhaan waa jilaaga ugu jclaa xiliga flimadas ❤

  • @iftinjama
    @iftinjama Рік тому +9

    Subaxnallah it’s heart breaking😢 sorry sister

  • @zuhurabintmusa5133
    @zuhurabintmusa5133 Рік тому +4

    Ilhan wan jeclahay ❤

  • @ladanilmi8237
    @ladanilmi8237 Рік тому

    Ilhan good luck May ALLAH help you. You get very emotional be strong sister do not fall in front of enemies. Keep going and inchallah we will wait for you guys about your next movie.

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 Рік тому

    Ilhan waa lagu gaari waayey waana lagaa maseyrey qurux iyo labis❤❤❤❤❤

  • @FaisaRoyal-xn3fk
    @FaisaRoyal-xn3fk Рік тому

    Habo allah ha ka ilaaliyo carabkoda ishooda iskaga akhri qur anka habo wlhi wan ku jclhy allh ha ku xfdo

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 Рік тому

    Bismilaah ilhaan dhiiranaa ma halkasa isku qaawisay meel kamarad taalo baad dharki dhigatay ilaahay baa ku asturay alxmdulilaaah dheh

  • @maryammoalem6280
    @maryammoalem6280 Рік тому +2

    Waku tageraa Ilhaaney abyo ❤❤

  • @diriedirie
    @diriedirie Рік тому +3

    14:48 waaw muxuu ula jeedaa walaalkay😮

  • @aminawaberi9475
    @aminawaberi9475 Рік тому +1

    Oui Macha alla 🎉🎉

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 Рік тому +3

    Ilhaan waxay aheed nuurka kooxda😊😊😊,

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 Рік тому +1

    Fansnimada maa heybada subxanallash

  • @FaisaRoyal-xn3fk
    @FaisaRoyal-xn3fk Рік тому

    Habo dadkaa kle illahy kaga dhigo hooyo iyo aabo insh allh ha is dhuiban hys

  • @ladiyeibrahim2028
    @ladiyeibrahim2028 Рік тому +1

    Masha alaah ilhan woooooow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤

  • @hernancrespo347
    @hernancrespo347 Рік тому +2

    keep going my brother

  • @jama253
    @jama253 Рік тому

    Walaashay midna kuma rikaateeyn karto👏👏 horay u soco🙏🏿

  • @nimcoismaciil3341
    @nimcoismaciil3341 Рік тому

    Ilhaan never give up

  • @abdiahmed1797
    @abdiahmed1797 Рік тому +5

    Reer London sixir iyo xaasidnimo ayaga ayaaba dhalay huuno Ilhaan xarago we love u Abaayo ❤❤❤danyeerada warkooda iskadaa???????????

  • @anisaabdi1063
    @anisaabdi1063 Рік тому +1

    Abayo macan don't worry you are talented

  • @suhaipyusufabdi5228
    @suhaipyusufabdi5228 Рік тому +4

    Keep going 💪❤

  • @rajorumeyn6633
    @rajorumeyn6633 Рік тому +1

    Hosow pro ayaa Ka soo raacay

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому

    DADBAA ISAGOO SOOMAALI AH SOOMAALIDA NECEB WAAN LA YAABI JIRAY LAAKIIN HADA WAXAAN FAHMAY WAXA KA KEENAY INUU DADKIISA NACO❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @ji8698
      @ji8698 Рік тому

      Saax hadi dhibku kugu bato waad nici

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Рік тому +2

    Uff kooxdaas waa nacay markey ilhaan ka tagtey walaahi xitaa ma fiirsado ilhaan ka dib

  • @sahraosman4298
    @sahraosman4298 Рік тому

    YES PLS HORAY USOCO ILHAAN DADBADAN BAAKUJECEL HNO WAXAS WA LASOODHAAFAY HA UJABIN .

  • @nuurhancabdale4234
    @nuurhancabdale4234 Рік тому +1

    Ilham best actor

  • @nejiyes3616
    @nejiyes3616 Рік тому +4

    Ilhaaney gocashada badan ma wanagsana waxana kaga ficanbin ad ilaahey ku harto

  • @ashaoamr1434
    @ashaoamr1434 Рік тому

    Hore u soco ilhan

  • @happyofficiall
    @happyofficiall Рік тому

    Ilham wan jeclahay wa gabar qalbi fiican❤❤❤❤ ax abayo horay usoco

  • @BushraabdiBushraabdi-vl2hp
    @BushraabdiBushraabdi-vl2hp Рік тому +1

    My sweet siz

  • @kawtharaadam5880
    @kawtharaadam5880 Рік тому

    Subxanallah Illahay dulmiga rali kama ahan😢

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Рік тому

    Allah somalidu xasid sanaa go forward sister kuf oo ha jabin

  • @abdukadirmohamed3740
    @abdukadirmohamed3740 Рік тому

    Ilhaan we love you abaayo💐❤️😍🇿🇦

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому

    WAAN KA XUNAHAY ILHAANAY SOOMAALIDA WAA DAD XUN QAARKOODA HADUU QOFKA INUU LA SHAQEEYO DIIDA WAXAY JECEL YIHIIN IN MEESHUU U DHAQAAQO AY KA XIRAAN OO UU IYAGA KU SOO NOQDO OO AY GUMAYSTAAN❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @ji8698
      @ji8698 Рік тому

      Waa waxa aan mel u gaari waynay

  • @FaisaRoyal-xn3fk
    @FaisaRoyal-xn3fk Рік тому

    Waan ku jeclhy habo ilhan xargoy allhyow ino xafd o shafkooda ka qabo

  • @quraysta6115
    @quraysta6115 Рік тому

    Love you Sister, pls soo daaa sheekada ilhan xarago

  • @abdikhadirabdi5717
    @abdikhadirabdi5717 Рік тому +2

    Marka hore inta la is qaawiyo oo xishoodka iyo Diinta la ilaalin waayo.
    Aya kadibna oohin lala soo faresanayaa.

  • @khadigiamohamud9938
    @khadigiamohamud9938 Рік тому

    Dhiib maleh adiiga guul galeeysa kuwa la wataay dad maheeyn

  • @aishabarakalaafikummahadss1670

    Subxan allah alla samirka hakuu badiyo

  • @ashaoamr1434
    @ashaoamr1434 Рік тому

    Wow ilhan wan sugeynaa qeybta labaad
    quruxeey

  • @user-ug8to3lf6l
    @user-ug8to3lf6l Рік тому

    Ilhaan is my best actor, and she is good one

  • @zuhuurmohamett7258
    @zuhuurmohamett7258 Рік тому +1

    Sory wlshy mcn hore u soco 😢❤

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому

    MARMARNA WAXAAN DHAHAA SOOMAALI BAA UGU FIICAN ADUUNKA SIDAY ISKU CAAWIYAAN LABO IS DAGAALAYSO AY WAX U WADA CUNAA QALBIGOODA NADIIF U YAHAY AY U ILAAWAYAAN WAXII LAGU SAMEEYO❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @shukrishukri801
    @shukrishukri801 Рік тому

    ILHAAN XARAGO WA THE BEST🌹

  • @khadigiamohamud9938
    @khadigiamohamud9938 Рік тому

    Abaayo aniiga kula shaqenaayo abaayo masha Allah wa l

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 Рік тому

    Xasbunallah somalida waxan u naca inan dex galo waa xasida nimada iyo isku ma shqolka

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 Рік тому +1

    Ilhaan jilaa dhamystiran weye cidna umabaahna

  • @adarmohamed3709
    @adarmohamed3709 Рік тому

    Ilhaanay wallalo anigu waxan kugula 23:56 talin lahaa in aad Allah uga baqato qurxda uu kusiiyay ood qariso jidhkaaga meelka kale ayaad kaheli Riziq xalaal oon warwar iyo walaac ku dhisnayn wallahi cadaabaa ka damabaysa hadaad sidaas ku dhimato iska toobad keeen

  • @Koyama548
    @Koyama548 Рік тому +1

    Waa ka xumahay sister sorry we love you iska ilow kuwas 🥰🥰🥰🙏

  • @dahaboibrahim4563
    @dahaboibrahim4563 Рік тому

    Abaayo hore u soco ha u joogin ❤ somali ilaah baa naga dhaliye lkn ma ficno sida lagula dhaqmay

  • @user-cj9yt6sd3r
    @user-cj9yt6sd3r Рік тому +2

    Ilhaan huray usoco wax kaatagay dib hauracin way idaqminaysa ilantada😢

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 Рік тому +2

    Wadan dowlad leh ayaa joogtaa ee maxaa u oynee abaayo askarta u dhiib

    • @deeqadeeqa8721
      @deeqadeeqa8721 Рік тому +1

      Wlo quruxey marxaladu intaa way ka xanuun badan tahay markaad ku dhex jirto
      Niyad jabkuna waa cudurka ugu xun ee qofka bini aadamka ku dhaca markaa wlhi waa xanuun wl dawlad io dawlad la aanba

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 Рік тому

    Marka horeba waxaan ilaahay raali ka Ahayn imika ilaahay utoobad keen film iyo riwayad danbena kha unoqon

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 Рік тому +2

    yaahuu illaahay ayaa diidan dulmiga aadwadan

  • @oumouraireyousouf6802
    @oumouraireyousouf6802 Рік тому

    Waraysi dhamaystiran next ka soo dhig please

  • @hudiitha4465
    @hudiitha4465 Рік тому +2

    Oo Adigu ma meesha cameradu taalo ayaa dharka ku xidhanaysay😂😂