Waxa talo iga ah markaad heesta rabtaan inaad qoraal u bedeshaan inaad ka fiirsataan waxa uu fanaanku leeyahay iyo waxaad qoraysaan waayo waxa dhici karta in hadhow jiilalka dambe waxaa aad qoraysaan ee laaxinka miidhan ka buuxo ay hadhow sidaa aad u qorteen ay uqaadaan waayo iyagu magaranayaan ama mafahmayaan kelmadan uu fanaanku qaadayo
Erayadii Cabdi qays cimri dheer iyo cibaado san Allah ha ugu deeqo axmed gacaytana naxariistii janno iyo dambi dhaaf baan ilaahay swt u waydiinayaa
Waa erayadii cabdi qays ruwaayadii....gaaal iyò Islam geeeeloòw yaaa KU LEH
Halaysaye
Waxaa kugu haboonayd
Inaad talada hubisaa
Waaw!! AHUN Axmad Gacayte
Qoraalka qaladad badan ba ku jire iska sax
SIXID:
Waxa ay sax ku tahay: Qaad Hilinkaa..... micnaheeduna waa...... Qaad wadaada ama jidkaaga raac
Axmed gacayte yuusuf bòqorkii laxanka
Ma aha sheekh axmad gacayte coodko kisi ma aha lakin heesta isaga ko loqaynjiray
Alla yarxam axmed gacayte
Intay halacsi geed kale
Hoobaan ku taala
Indhahaagu haystaan
Bal u fiiso sida farshaxanimada leh ee ay utaalo
Halladaado=baylihin,wadeecayn,beerdareayn,dayicid.
Halladaadin kaa tahay.....waa sidaa
Amshiii Calaa dariiq
الله يرحم ياعمي رحمت واسعه امين
30/8/2024 frdy
Haleysaye waxaa habooneyd
Inaad talada hubisaa
✊💔🖋
Waxa talo iga ah markaad heesta rabtaan inaad qoraal u bedeshaan inaad ka fiirsataan waxa uu fanaanku leeyahay iyo waxaad qoraysaan waayo waxa dhici karta in hadhow jiilalka dambe waxaa aad qoraysaan ee laaxinka miidhan ka buuxo ay hadhow sidaa aad u qorteen ay uqaadaan waayo iyagu magaranayaan ama mafahmayaan kelmadan uu fanaanku qaadayo
Intey hadalladaydii side shadow habeynimo Lula heybad yarayin allah uu naxarsto boqorkii codka
Sida dhado habeenimo weeyaan
qaad hilinka wasyre oo ah wadadaas qaad
4:52
Magaca heesta qaad hilinkaa