Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Adeer alah ha naxariistee waa Fanaankii Qaaliga ahaa Axmed gacayte iyo Sahra axmed Sahra yer Laxankii axmed gacayte iyo Erayadii cismaan Xirsi cabuur oo ku macdheeraa joon
Wooow wan jecelahy heesahay wada qaadaan Axmed gaceyte iyo Sahra Halgan Aabihii Laxanka Axmed gaceyte Alle u naxariiso 🤲🤲
Aaaamin aaaami Mahadsanid zxp
Cabdi
Yaa salaam markaad earphones ku dhagaysato wlahi waad duuli gaadhaysaa alle haw naxariisto axmed gacayte .
Axmad cilmi
Ereyadii cismaan cumar xirsi canbuur waxaanu in badan isku ahayn reer hargeisa asal isaxaaq.
Alle hakusharfoInaadeer waa hiilkisiiye
Cabdinaasir macalin caydiid Allle ha u naxariisto musigas cajiibka ah
Alah ha naxariistee wuxuu ahaa Abihii Laxanka soomaaliyeed mar aan weydiiyey Fanaaniinta aad u sameysay Laxanka yaa kamid ahaa wuxuu iigu jawaabey kuligood ? Hadii aad weydiisaan waan idiin sheegayaa Heesaha u Sameeyey Fanaaniita soomaali oo dhan Laxanka Alah ha u naxariisto waxaan jeclaa inaanay dhageysan waxana aan arkaa madayn karaan markii aan dadwenaha qaarkood weydiiyey Waxaan jecelahay inaad u dicaysaan dhamaantiin Salaamu calaymum
Allah haw naxaristo saga iyo fanaaniinta kaleba iyo imada musliminta ahba , wan jeclahay hesihiisa iyo wiliba sahra yar
Allah haw naxariisto gaacayte
Adigoy shaqadado ay sida tahay yaad ledahay waxban sheegi akhlaq iyo aqliba waad kadodobtay kashekeyaha
Illaahay ha u naxariisto Aamiin
Heestan wn jeclaa lkn yado sidan u dhamaystiran may ahayd , aad ayad u mhdsnthy
Wali ka mahayo shariifow naagta nocasa ya ugu wasma fiican
Waah Waah Waxaas Heeso Laga Yirahdaa
Nayuu loofka ahaa waan ku qaadi jiray axyaa xikam
Sahra halgan iyo axmed gacayte isma lahayn way isasoo gaaren gacayte wuxu dhintay 1988 waxa lagu dilay hargaisa AUN
war dee tan hargeisa joogta maaha waa sahra halgan tii hore tan joogtaa waa kopia.
Maahee waa isla ayadii@@a-b9206
Qadar rabi uunbaa kudhacee Libaan jigjiga iyo Qaali ladan wali way is jecel yihiin. Allaan qadarine haday ilmo isudhali lahaayeen mafilaayo inay waligood kala tagi lahaayeen. War raage cabdiyoow Qaali ladan kufara adayg oo koolkooli waligaa. Hadii kale qaali ladan iyo libaan jigjigaa isku noqon.
Wow heesaha heeskooda wankudawanayoo❤
Waayo waayo❤
1:35 waw❤❤❤❤ 2:25 2:26 2:27 2:27 2:27
Erayadii abwaan cismaan xirsi cabuurAbwaan joon
Earayadii aabo cismaan cumar canbuur (abwaan joon)
Erayada cismaan cumar canbuur waa joon
Anoo ka shegayaan jiray raadyaha aad na ujeclaa ayaan 2020 ka helay UA-cam ka anoo adis jooga oo heeso axmari ah baadhaya! xaasuus ayay igu lahayd meel banka sallaxley ah anoo habeen gudayah qiso dheer iga gaadhay!
Heestaan waan waaya alx hada ayaan hela
Sahra waa dadkii hore yaan lagu qaldin sahrada hargaysa joogta halgan
Waa sahra halgan, markaa la odhan jiray Sahra yar
Waar waa tan jogta diid ama yeel
Heestan waxaa ereyada smeeyey abwaan maxmed cumar canbuur oo hargeisa jooga laxanka axmed gacayte
#LYRICS:#PAGE:1SAHRA HALGAN:Inanyahoow daraadaaAnfacada ma dayo ooDibnahaa ma saareeSida egen uu daad marayAma ubaxa dayreedIndhaa ku doortooQalbigaad dul joogtaaGedo aad u badan iyoDacar aad ku kicisooKuma dayn karaayeeDab markaan ka baydhiyoIminkoon da'daa ahayWaan ku daawanaayooDadka kaa jeclaysteeHay dayrin wiil yohoow.#GACAYTE AHNWaxaan ahay nin daalooDayin maanka haystooDambigii horuu falayDib u qoomameeyooKa dabaalanaayooDumar iyo dhibtoodanaKa ducaysanaayeeWaxba haysku kay didinHay duraaman inanyahayWaataan dabooleenCaashaqii darmadiisii LaabeeDunta aan u gooyee Haygu daalin anigeeDay dayo Asaagaaaa#SAHRA HALGAN:Sida dooxa hawdooWaqal aad u darariyoMayey uu dig dhabay iyoDaad kusoo rogmadayooUu ka saaray daafahaDardhatoo caleentunaDharab uu ku dedan yahayChorus:Geddo aad u badan iyoDacar aad ku kicisooKuma dayn karaayeeDab markaan ka baydhiyoIminkoon da'daa ahayWaan ku daawanaayooDadka kaa jeclaysteeHay dayrin wiil yohow.#GACAYTE AHNWaxaan ahay nin doogtiyoDakharada JacaylkeeDoorshee Eee sidaa yidhiHoraa Loogu diidooDanba aan ka gelinooDumar kala samreenooKuuguma debcaayeeWaxba haysku kay didin Hay duraaman inan yahayWaataan dabooleen Caashaqii dabaaleenDermadiisii LaabeeDunta aan u gooyeeHaygu daalin anigeeDay dayo Asaagaaa#SAHRA HALGANDadka kaa jeclaystee Hay dayrin wiiyohow.#GACAYTE AHNDunta aan u gooyeeHaygu daalin anigeeDaydayo Asaagaaaa.Raxmaanku haw naxariisto.Laxamayste Fanaan Ahmed GacayteMusician Abdinaasir Mo'allim Aidiid.
Waxaad Aad u taqaan goorgiyo una sobandhigta sawirada. Fanaanita
Sxb sixid wax yar, Geddoo aad ubadaniyo maahan, balse waa ( Deddoo aad ubadaniyo dacar aad kukicisoo) almacnaw Geddoo qalad balse waa (Deddoo ) sax mahadsanid
Waxaan ahay nin daaloo da i maanta hayso weeye
Waa sidaa wllo wuu khalday inanku lkn wuu dadaalay. Erayadu ma howl yara ✅
@@hodhare961 aad iyo aad wuu dadaalay
1:35 waw
0:35
Waah waah hees fadhida 🔥🦁
War inlen habartan qoyan ah suuqa mar horey soo gashay
Karaamo iyo ixtiraam bey kula joogtay tii oo yar ilaa imika 🥰💕
Waxan nin daalooDa'i maanta haysoo Qoraalka iska sax
Aan ku saxo waxaa weeye Danta u gooyee
Kabanka waxa tumaya c/naasir macalin caydiid
Haa waa runtaa zxp 🙏🙏 Mahadsanid
Axyaaa Qaraaami
Daydayo asaagaa yaa sahra ku halgan
Maasha Alaah
Waxa ahay nindaloo dayi maanta haysooo
Cabdirisaaq axmed isaaq
Boqorkii laxanka soomaaliyeed ina gacayte
Erayda:cismaan , laxanka gaceyte
Mahadsanid zxp Ma Cismaan aadan askari baaa
Cismaan cumar caan buur (joon)
@@yahyajama8319 waad ku mahdsantahy zxp 🙏🙏sideed nooga caawisay Cidii sameysay Heesta Cismaan Canbuur wn garanayaa Axmed gaceyte dhowr Heesood buu u dhiibay waxa ka mida Heesta Dirirada
sahra yar ayaa layidhahda ama sahra cali xasan ee maaha tan imika hargaysa adeer
Waa sahra halgan
Sxp waa sahra halgan ta hargysa joogta sahra yar na waa la dhahaa
Koodbuur,Waa Sahra Halgan barigaana la odhan jiray Sahra Yar..magaceeda waa la qarinayay waayo waxay ahayd gabadh yaroo Wali schoolka ku jirta. Saaxiib magac wayna waad sidataaye taariikhdu yaannay kaa qaldamin.Sahra Cali Hassan waa fanaanad vod macaan laakiin sorry this isn't her.
Beenaale.
Sahra halgan malaha ee yaan dadka been loo sheegin sahra yar weeye alle hownaxariisto janatul fardowsana haku casumo aaaamiiiin
Gooshana ha helo madkay. Kohabon tahay
Fanka ka daa cayaarta Nio Magaca gabadha usax
❤
Fanka isaxaaq iskugu tegay. Kaftan.
Ahamed
Deddo aad u badan iyo .dacar aad ku kicisoo..
Hees iga dhe
Adan geudi
Wwww
Egen maxaa abwaanku ula jeeda
Waa iiliilada ama Laagta biyuhu maraan marka Roobku da'o
Egan Waxaaa lagawadaa meesha cosobka ah ee mardhaw aan ladaaqin
Mahadsanid zxp 100%Wll waxan ka mid ahay dadka aadka u jecel chennelkaaga wllhy. Hadii aad awoodo inaad heestan axmed gacayte ky luqaynaayo ayaa igu adkaatayeiyadoo qoraala noosoo gali.waa tan heestu.ua-cam.com/video/erGeUkmEs2I/v-deo.html
Welcome zxp Adaa Mudan haye insha waan isku dayayaa inaan soo qoro iga Sug
Galabwanaagsan
M.h
deebaafr
ö l
Adeer alah ha naxariistee waa Fanaankii Qaaliga ahaa Axmed gacayte iyo Sahra axmed Sahra yer Laxankii axmed gacayte iyo Erayadii cismaan Xirsi cabuur oo ku macdheeraa joon
Wooow wan jecelahy heesahay wada qaadaan Axmed gaceyte iyo Sahra Halgan Aabihii Laxanka Axmed gaceyte Alle u naxariiso 🤲🤲
Aaaamin aaaami Mahadsanid zxp
Cabdi
Yaa salaam markaad earphones ku dhagaysato wlahi waad duuli gaadhaysaa alle haw naxariisto axmed gacayte .
Axmad cilmi
Ereyadii cismaan cumar xirsi canbuur waxaanu in badan isku ahayn reer hargeisa asal isaxaaq.
Alle hakusharfo
Inaadeer waa hiilkisiiye
Cabdinaasir macalin caydiid Allle ha u naxariisto musigas cajiibka ah
Alah ha naxariistee wuxuu ahaa Abihii Laxanka soomaaliyeed mar aan weydiiyey Fanaaniinta aad u sameysay Laxanka yaa kamid ahaa wuxuu iigu jawaabey kuligood ? Hadii aad weydiisaan waan idiin sheegayaa Heesaha u Sameeyey Fanaaniita soomaali oo dhan Laxanka Alah ha u naxariisto waxaan jeclaa inaanay dhageysan waxana aan arkaa madayn karaan markii aan dadwenaha qaarkood weydiiyey Waxaan jecelahay inaad u dicaysaan dhamaantiin Salaamu calaymum
Allah haw naxaristo saga iyo fanaaniinta kaleba iyo imada musliminta ahba , wan jeclahay hesihiisa iyo wiliba sahra yar
Allah haw naxariisto gaacayte
Adigoy shaqadado ay sida tahay yaad ledahay waxban sheegi akhlaq iyo aqliba waad kadodobtay kashekeyaha
Illaahay ha u naxariisto Aamiin
Heestan wn jeclaa lkn yado sidan u dhamaystiran may ahayd , aad ayad u mhdsnthy
Wali ka mahayo shariifow naagta nocasa ya ugu wasma fiican
Waah Waah Waxaas Heeso Laga Yirahdaa
Nayuu loofka ahaa waan ku qaadi jiray axyaa xikam
Sahra halgan iyo axmed gacayte isma lahayn way isasoo gaaren gacayte wuxu dhintay 1988 waxa lagu dilay hargaisa AUN
war dee tan hargeisa joogta maaha waa sahra halgan tii hore tan joogtaa waa kopia.
Maahee waa isla ayadii@@a-b9206
Qadar rabi uunbaa kudhacee Libaan jigjiga iyo Qaali ladan wali way is jecel yihiin. Allaan qadarine haday ilmo isudhali lahaayeen mafilaayo inay waligood kala tagi lahaayeen. War raage cabdiyoow Qaali ladan kufara adayg oo koolkooli waligaa. Hadii kale qaali ladan iyo libaan jigjigaa isku noqon.
Wow heesaha heeskooda wankudawanayoo❤
Waayo waayo❤
1:35 waw❤❤❤❤ 2:25 2:26 2:27 2:27 2:27
Erayadii abwaan cismaan xirsi cabuur
Abwaan joon
Earayadii aabo cismaan cumar canbuur (abwaan joon)
Erayada cismaan cumar canbuur waa joon
Anoo ka shegayaan jiray raadyaha aad na ujeclaa ayaan 2020 ka helay UA-cam ka anoo adis jooga oo heeso axmari ah baadhaya! xaasuus ayay igu lahayd meel banka sallaxley ah anoo habeen gudayah qiso dheer iga gaadhay!
Heestaan waan waaya alx hada ayaan hela
Sahra waa dadkii hore yaan lagu qaldin sahrada hargaysa joogta halgan
Waa sahra halgan, markaa la odhan jiray Sahra yar
Waar waa tan jogta diid ama yeel
Heestan waxaa ereyada smeeyey abwaan maxmed cumar canbuur oo hargeisa jooga laxanka axmed gacayte
#LYRICS:
#PAGE:1
SAHRA HALGAN:
Inanyahoow daraadaa
Anfacada ma dayo oo
Dibnahaa ma saaree
Sida egen uu daad maray
Ama ubaxa dayreed
Indhaa ku doortoo
Qalbigaad dul joogtaa
Gedo aad u badan iyo
Dacar aad ku kicisoo
Kuma dayn karaayee
Dab markaan ka baydhiyo
Iminkoon da'daa ahay
Waan ku daawanaayoo
Dadka kaa jeclaystee
Hay dayrin wiil yohoow.
#GACAYTE AHN
Waxaan ahay nin daaloo
Dayin maanka haystoo
Dambigii horuu falay
Dib u qoomameeyoo
Ka dabaalanaayoo
Dumar iyo dhibtoodana
Ka ducaysanaayee
Waxba haysku kay didin
Hay duraaman inanyahay
Waataan dabooleen
Caashaqii darmadiisii Laabee
Dunta aan u gooyee
Haygu daalin anigee
Day dayo Asaagaaaa
#SAHRA HALGAN:
Sida dooxa hawdoo
Waqal aad u darariyo
Mayey uu dig dhabay iyo
Daad kusoo rogmadayoo
Uu ka saaray daafaha
Dardhatoo caleentuna
Dharab uu ku dedan yahay
Chorus:
Geddo aad u badan iyo
Dacar aad ku kicisoo
Kuma dayn karaayee
Dab markaan ka baydhiyo
Iminkoon da'daa ahay
Waan ku daawanaayoo
Dadka kaa jeclaystee
Hay dayrin wiil yohow.
#GACAYTE AHN
Waxaan ahay nin doogtiyo
Dakharada Jacaylkee
Doorshee Eee sidaa yidhi
Horaa Loogu diidoo
Danba aan ka gelinoo
Dumar kala samreenoo
Kuuguma debcaayee
Waxba haysku kay didin
Hay duraaman inan yahay
Waataan dabooleen
Caashaqii dabaaleen
Dermadiisii Laabee
Dunta aan u gooyee
Haygu daalin anigee
Day dayo Asaagaaa
#SAHRA HALGAN
Dadka kaa jeclaystee
Hay dayrin wiiyohow.
#GACAYTE AHN
Dunta aan u gooyee
Haygu daalin anigee
Daydayo Asaagaaaa.
Raxmaanku haw naxariisto.
Laxamayste Fanaan Ahmed Gacayte
Musician Abdinaasir Mo'allim Aidiid.
Waxaad Aad u taqaan goorgiyo una sobandhigta sawirada. Fanaanita
Sxb sixid wax yar, Geddoo aad ubadaniyo maahan, balse waa ( Deddoo aad ubadaniyo dacar aad kukicisoo) almacnaw Geddoo qalad balse waa (Deddoo ) sax mahadsanid
Waxaan ahay nin daaloo da i maanta hayso weeye
Waa sidaa wllo wuu khalday inanku lkn wuu dadaalay. Erayadu ma howl yara ✅
@@hodhare961 aad iyo aad wuu dadaalay
1:35 waw
0:35
Waah waah hees fadhida 🔥🦁
War inlen habartan qoyan ah suuqa mar horey soo gashay
Karaamo iyo ixtiraam bey kula joogtay tii oo yar ilaa imika 🥰💕
Waxan nin daaloo
Da'i maanta haysoo
Qoraalka iska sax
Aan ku saxo waxaa weeye Danta u gooyee
Kabanka waxa tumaya c/naasir macalin caydiid
Haa waa runtaa zxp 🙏🙏 Mahadsanid
Axyaaa Qaraaami
Daydayo asaagaa yaa sahra ku halgan
Maasha Alaah
Waxa ahay nindaloo dayi maanta haysooo
Cabdirisaaq axmed isaaq
Boqorkii laxanka soomaaliyeed ina gacayte
Erayda:cismaan , laxanka gaceyte
Mahadsanid zxp Ma Cismaan aadan askari baaa
Cismaan cumar caan buur (joon)
@@yahyajama8319 waad ku mahdsantahy zxp 🙏🙏sideed nooga caawisay Cidii sameysay Heesta Cismaan Canbuur wn garanayaa Axmed gaceyte dhowr Heesood buu u dhiibay waxa ka mida Heesta Dirirada
sahra yar ayaa layidhahda ama sahra cali xasan ee maaha tan imika hargaysa adeer
Waa sahra halgan
Sxp waa sahra halgan ta hargysa joogta sahra yar na waa la dhahaa
Koodbuur,
Waa Sahra Halgan barigaana la odhan jiray Sahra Yar..magaceeda waa la qarinayay waayo waxay ahayd gabadh yaroo Wali schoolka ku jirta.
Saaxiib magac wayna waad sidataaye taariikhdu yaannay kaa qaldamin.
Sahra Cali Hassan waa fanaanad vod macaan laakiin sorry this isn't her.
Beenaale.
Sahra halgan malaha ee yaan dadka been loo sheegin sahra yar weeye alle hownaxariisto janatul fardowsana haku casumo aaaamiiiin
Gooshana ha helo madkay. Kohabon tahay
Fanka ka daa cayaarta
Nio
Magaca gabadha usax
❤
Fanka isaxaaq iskugu tegay. Kaftan.
Ahamed
Deddo aad u badan iyo .dacar aad ku kicisoo..
Hees iga dhe
Adan geudi
Wwww
Egen maxaa abwaanku ula jeeda
Waa iiliilada ama Laagta biyuhu maraan marka Roobku da'o
Egan Waxaaa lagawadaa meesha cosobka ah ee mardhaw aan ladaaqin
Mahadsanid zxp 100%
Wll waxan ka mid ahay dadka aadka u jecel chennelkaaga wllhy.
Hadii aad awoodo inaad heestan axmed gacayte ky luqaynaayo ayaa igu adkaataye
iyadoo qoraala noosoo gali.
waa tan heestu.
ua-cam.com/video/erGeUkmEs2I/v-deo.html
Welcome zxp Adaa Mudan haye insha waan isku dayayaa inaan soo qoro iga Sug
Galabwanaagsan
M.h
deebaafr
ö l
1:35 waw❤❤❤❤ 2:25 2:26 2:27 2:27 2:27