MALYUUN MAANKA ANAA AH BOQORADAADA NEW OFFICIAL VIDEO 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2022
  • MALYUUN MAANKA
    ANAA AH BOQORADAADA
    EREYADA & LAXANKA CUMAR DABJACEYL
    MUSIC HAATUF YARE
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 400

  • @SomFamous10
    @SomFamous10 Рік тому +341

    Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    like sara💔🤲☝

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 Рік тому +229

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 Рік тому +42

    Waxaad tahay qof wanaag badan
    . Adi gan qoraalka akhri naya

  • @jokar1m
    @jokar1m Рік тому +170

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh
    subscriber isoo dheh RESPECT

  • @mkpoi889
    @mkpoi889 Рік тому +25

    Sharma boy loo qaade hestan inta fahan tay💔🔥

  • @munaibrahin7628
    @munaibrahin7628 Рік тому +43

    Barashada jacaylkenu
    Wa berta naxarista
    Ben maha hadafkenu
    Boqol baa runta u buuxsha
    Qalbigygu waa buuga
    Xasusteeena sii biirsha
    Kama baxayo noloshada
    Adaan ahay boqoradada
    Wacadkeenu buri maayo
    Balanteenu jabi mayso
    Farxadeenu bi'i mayso
    Ana kaa baxsani maayo
    Hadan adiga kuu baahan
    Naf bugsiisa waa taada
    Waxad ii bushaarayso
    Inuu baaqdo haba shegin
    Bidhaantaadu waa ii xal
    Hadaan buuq dareemayo
    Sidaad ii baxnanayso
    Inan kuu bila waa xaq
    Heestan waxaaan u hibeeyay qofkaan noloshayda u doray Zakaria abdiwahab Cige Ahmed Zakaria Suldaan.
    suldaankaygoow iga gudoon.

  • @nimcocabdi7516
    @nimcocabdi7516 Рік тому +7

    Bidhantadu waa iixal 😢
    Hadaan buuq daremayo 🤯
    Axsan cod malyuney ❤️🙏🏻

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +9

    Hadal Afkaga ka so so waxaa ugu macaan saliga nabiga Muhammed SCW SCW ❤️

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 Рік тому +17

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw ❤❤

  • @faayabdi7683
    @faayabdi7683 Рік тому +15

    Malyuun maanka keep going❤❤
    Kama baxaayo noloshaada adaa ahay boqoradaada🥰🥰🥰🥰
    Allow noo sahal mid saas u ahay😘

  • @zamzamomar5727
    @zamzamomar5727 Рік тому +37

    Aan ku salino nabigena scw

  • @hassanozofficial1589
    @hassanozofficial1589 Рік тому +102

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohammed ❤✨

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth1435 Рік тому +38

    The best person the most kind the most knowledgeable the most kind the most moral and the most fragrant person that God has created is prophet Muhammad scw 🤍

    • @zakariyecabdi7347
      @zakariyecabdi7347 Рік тому +1

      SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM

    • @zakariyecabdi7347
      @zakariyecabdi7347 Рік тому +1

      Wll SALIGA NEBIGA HADDAAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 7 місяців тому +1

      ​@@zakariyecabdi7347❤❤❤❤❤❤❤😂

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 7 місяців тому +1

      ​@@zakariyecabdi7347❤😂😂😂😂

  • @puntlander2277
    @puntlander2277 Рік тому +3

    Xariir axmed
    suldaan seeraar
    Gulled Simba
    Kiin Jaamac
    Iskalaaji
    Malyuun Maanka
    Sharma Boy
    D5 Tollow daaroodku iley iyagaaba fanka ugu cod macaan bil xaqiiqa yaa gaarra

  • @cabdikhaalaq3382
    @cabdikhaalaq3382 Рік тому +9

    the best person ever knowledge and most shine all created prophet Muhammad scw ♥️♥️

  • @ugaazahmedshire91
    @ugaazahmedshire91 Рік тому +8

    Song 🎶🎤🇸🇴
    Codka 100%
    Erayada 100%
    Labiska100&
    Laxanka 100%
    Wala isugu tagay mesha wlshy qurux badan Adna wad ku Tiiq tiiqsatay keep up sister 💎🥰

  • @zhiineozofficial8638
    @zhiineozofficial8638 Рік тому +7

    Queen of somali women singers Malyuun Maanka 🔥
    Omar dabjacyl wax kle🔥
    Hawraar studio best somali studio production 🔥✅🐐

  • @ahmedabdirisakdahir2055
    @ahmedabdirisakdahir2055 Рік тому +28

    Malyuun maanka wow another level the best song 🎵👏👌🙌😍

  • @naimanadar4035
    @naimanadar4035 Рік тому +11

    Boqorada codka malyun maanka🥰 ❤🖤

  • @qoraneaxmedxalane4795
    @qoraneaxmedxalane4795 11 місяців тому +1

    M.a malyuun maanka abaayo mcn hure usuco cadawkaaka hajabo abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismaip1
    @ismaip1 Рік тому +210

    Songs point to your problem 💔But the Qur'an solves your problem ❤️🙏

  • @mahamedalikaftanshax9535
    @mahamedalikaftanshax9535 Рік тому +6

    Subaxanalaah....abayo dhar ku qalisan bu ilaahay ku doray mar kasad xiranaysa ku wii ugu duleesnaa....mida kale Dumar baa tahay in gac mahagu qawanadan qalad weeye aaaaah ilaahayow so ha nuuni...أمين يارب

  • @apdilahiinashire3830
    @apdilahiinashire3830 Рік тому +11

    Hooyo maku nosha hay🙄🙄🙄❤

  • @anigaadiga5898
    @anigaadiga5898 Рік тому +7

    Si kasta oo heestu umaacnthy waxaa kasii macn bdn Kalaam ka alle 😥♥️yaa igu raacsan🥰

  • @sahraali6929
    @sahraali6929 Рік тому +2

    Wacadkeenu Buri maayo
    Balanteenu Jabi mayso
    Farxadenu Bi'i mayso
    Anna Kaa baxsani maayo❤️
    Hees wa dhaftay🔐❤️💯

  • @Allah599
    @Allah599 Рік тому +5

    Malyuun maanka on the beat jah heesta macaana malab maso marisay😋😘

  • @user-ib9st2po8r
    @user-ib9st2po8r Рік тому +8

    Boqoradu Ayaantan Way Kacsan tahay ♥️💯

  • @hamdaabdi8748
    @hamdaabdi8748 Рік тому +7

    Naag isaaq dhaley uunpaa wxaa sameyn kartaa keep goin hap0🥰🥰

  • @xufiyoxaf4272
    @xufiyoxaf4272 Рік тому +4

    Aad ayaan ugu Farxi Lahayn inaad isku soo Laabataan Sharma boy

  • @engburreali9019
    @engburreali9019 Рік тому +3

    Jah my big mamo malyuun maanka Hore u soco

  • @biibshe__boy2840
    @biibshe__boy2840 Рік тому +5

    the best cod malyuun maanka bogorada fanka maa kudha haa hee😄 ✔
    pest video best laxan walhi kuraxeyso fankan 💯💯my sistar ✔🎤

  • @engdeeq799
    @engdeeq799 Рік тому +3

    Boqorada waa lasugi laayahay hawraar keep g

  • @apdipazid______3665
    @apdipazid______3665 Рік тому +3

    Omar DaB Jacayl XaalaD Kale 😱😱👍😄

  • @Riwaayad
    @Riwaayad Рік тому +2

    HEESTA LYRICS🙏🎵
    BOOGA 1AAD 🎵🗒
    Barashada jacalkeenu waa beerta Naxariista beena maaha Hadafkeenu boqolbaan runta Ubuuxsha qalbigaygu waa buuga Xasusteena sii buuxsha kama Baxayo noloshaada adaan ahay Boqoradaada
    KOORISKA ❤
    wacada keenu buri Maayo balanteenu jabaymayso Faraxadeenu bimayso ana Kaabaxsan mayo hadaan
    BOOGA 2AAD 🎵🗒
    Adiga Kuu baahdo naf boqsiisa waa Taada waxa ii bishaarayso inuu Baaqdo haba sheegin bildhaab Taadu waa ii xal hadan buu Dareemaayo siday iibaxnaanayso Inaan kuu bilaa waa xaq
    KOORISKA ❤
    wacada keenu buri Maayo balanteenu jabaymayso Faraxadeenu bimayso ana Kaabaxsan mayo hadaan
    @artizom

  • @kingmohasuubane308
    @kingmohasuubane308 Рік тому +9

    The best song fanaanada malyuun maanka
    Ereyada 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Jiliinka 100%
    Ciyaarta 100%
    Codka 100% macaan waaye
    Goobta 100% qurux waaye
    Heestaan dhoqso hal malyan hala gaarsiiyo

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Рік тому +18

    4 songs in one month only can do malyuun maanka

  • @apdiyrahmaan
    @apdiyrahmaan Рік тому +2

    1m malyuunmaanka Sisther 💯❤🙏🙋🏻‍♂️

  • @kingjeylani4936
    @kingjeylani4936 Рік тому +6

    Jacaylka wa cajiib marki laqiimeyo
    Ha la ilaalsho qalbiga dumarka😭🥺😰

  • @sihaamaxmed6490
    @sihaamaxmed6490 Рік тому +1

    Barashada jcylkeenu waabeerta naxariista 💞beenmaaha hadafkeenu 👩‍❤️‍👩
    Qalbigaygu waabuuga xasuusteena siibiirsha 👩‍❤️‍💋‍👩
    Kamabaxayo noloshaada😢 anaad tahay boqoradayda ❤️NAFTAn adiga kuubaahan💞 nafbogsiisawaataada ❤️waxaad iibishaarayso❤️ inuubaaqdo habasheegin ❤️bidhaantaaduwaa iixal💞 hadaan buuq dareemaayo💞 wacadkeenu burimaayo 💞balanteenu jabimayso 💞farxadeenu bi imayso💞💞 ana kaabaxsanimaayo

  • @nastehamohamed2375
    @nastehamohamed2375 Рік тому +5

    Malyuun maanka on fire 🔥😍

  • @yascomoum
    @yascomoum Рік тому +15

    wow queen of singers maanka

  • @drsikraanruunmohamuud7970
    @drsikraanruunmohamuud7970 Рік тому +3

    Best song boqoradeena Manka ❤️♥️❣️🥰

  • @alishukrihassan
    @alishukrihassan Рік тому +2

    Shaydaan io Sharma boy baa degdega

  • @mohamedkayse6054
    @mohamedkayse6054 Рік тому +3

    Another level malyuun maanta❣️🤲

  • @zahrabulale375
    @zahrabulale375 Рік тому +1

    Mansha allah mansha allah habo alle ha ku xafido laakiin waxaan rajeenayaa inaad xidhato

  • @nagwaln605
    @nagwaln605 Рік тому +1

    Waligay ma ilabayo heesta waxa iga so gadhay 😂❤️‍🩹

  • @nasteexoabdi2131
    @nasteexoabdi2131 Рік тому +8

    Another Level Maanka♥️

  • @maajigallaf
    @maajigallaf Рік тому +2

    0:38 inta heesta umacaan taabo tirada hore aan qaray

  • @cabdiqanixuseenaar7531
    @cabdiqanixuseenaar7531 Рік тому +2

    adiga iyo heestuba waad macaantihiin ❤️

  • @deeqdalxoreye9881
    @deeqdalxoreye9881 Рік тому +3

    From team Sharma🔥🇸🇴❤️

  • @heegoproduction7467
    @heegoproduction7467 Рік тому

    Malyuun heestan waa looga horeeyay waxaana si cajiiba u qaaday fanaanada anisa aragsan oo La Dulmiyay magac la.aan awgeed loona jabiyay malyuun maanka

  • @user-us9sd8cn8n
    @user-us9sd8cn8n 9 місяців тому

    Qalbigaygu waa buuga xasuustena sii biirsha kama baxayo noloshada hadan ahay boqoradada❤ abdisamad❤

  • @shariifmedia9404
    @shariifmedia9404 Рік тому +2

    Waa hees saameenteeda leh

  • @fatimamohamed366
    @fatimamohamed366 Рік тому +1

    Jah wlhi heestaan si gaara uga hely 😂

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому +2

    Waaaaaah Malyuun Igadheh 🔥🔥🔥

  • @suldaanwardiofficail1002
    @suldaanwardiofficail1002 Рік тому +2

    Anaa Ah Boqorkeeda

  • @takoyareofficial0
    @takoyareofficial0 Рік тому +1

    Malyuunteyda waad kacsanty ayaamahan balankeenu jabi maayo axaan hees my sis💯

  • @asmeyamaxamud7346
    @asmeyamaxamud7346 Рік тому +2

    Malyuun qurux badn ilaa saka sugayne naga soo fasax heesta🥺💔

  • @fooshassanali7553
    @fooshassanali7553 Рік тому +2

    M.a malyuun manka keeep Going queen💋👑🎉

  • @abdullahiukura2039
    @abdullahiukura2039 Рік тому +3

    The outstanding female artist that I always love to listen to her voice,she lets the cat out of the bag whenever she opens her gorgeous mouth❤

  • @ifrahhajioofficial2080
    @ifrahhajioofficial2080 Рік тому +2

    Wow hees iyo badh m.a cod dahab mnka

  • @saidabdullahi5682
    @saidabdullahi5682 Рік тому +2

    Axsan Sowt Maanka 🔥🙏

  • @farxaaniofficial9214
    @farxaaniofficial9214 Рік тому +2

    Malyuun🎙️🔥
    haatuf🎹🔥
    hawraar🎬🔥

  • @ibrahimbuthul1596
    @ibrahimbuthul1596 Рік тому +1

    Manka Bbe keep going be strong enough .to ...... defend.... yourself.........

  • @phaizamohamett
    @phaizamohamett Рік тому +4

    Best song🥺❤️✨

  • @mustafeahmed7122
    @mustafeahmed7122 Рік тому +5

    this song is the best song on maanka❤❤

  • @fardowsomohamed4217
    @fardowsomohamed4217 Рік тому +1

    Fartaa doonan qoraa saan ma udanbese calacal io isku dhedhejis yaahuu naagtu goaan maleh😉😉😉✌️

  • @siciidyoleey9088
    @siciidyoleey9088 Рік тому +4

    Queen Malyuun maanka

  • @cabdiraxmanbooyo
    @cabdiraxmanbooyo Рік тому

    wow mnsha allah malyuun maanka iyo hawraar music 🎶 mxd samaynaysaan 😍✌🏿

  • @H9931honey
    @H9931honey Рік тому

    Amazing fananadena malyuun manka wakuwataa baayo❤️🔥🔥💯

  • @amranhashim6049
    @amranhashim6049 Рік тому +1

    Codkaa idilay
    M.a malyuun❣

  • @nimcoahmed6078
    @nimcoahmed6078 Рік тому +6

    Best song🥺❤

  • @cabdirisaqmursal2790
    @cabdirisaqmursal2790 Рік тому

    maanka wey na waaloysaa

  • @najahdarmaan3061
    @najahdarmaan3061 Рік тому +2

    Sidaad ibaxnaanyso inaan Kuu bilaa waa xaq😘💍 mi Everything ♥ 💖 🔐

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 Рік тому +2

    BoqoradIisa kaliya maahid xubbiye
    wxa thy Boqorada Somaliya🥀💎👑
    One of the Queen M Maankah🔥♥️

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 Рік тому +11

    So beautiful and talented 💙💙💙💙

  • @sakicumar23
    @sakicumar23 Рік тому +4

    Maanka 🔥

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Рік тому

    Ma sha alla malyun maanka qurlay guulaysoo habo mcn ❤❤❤❤❤👍💋🌹

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad Рік тому

    Well done sis Malyuun maanka🎧🤘

  • @Nassir980
    @Nassir980 Рік тому

    Ax ax xaaskayga malyuun maanka

  • @Xudun
    @Xudun Рік тому

    Barashada jcylkeenu waa beerta naxariista mia blood 2022/10/5 maalin khamis ah

  • @Haykal.fitness
    @Haykal.fitness Рік тому

    Adaa ah poqordeyda fantastic song ❤️

  • @Ionsavage234
    @Ionsavage234 Рік тому +1

    GULLED SIMBA 🔥😚😁

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому +1

    Hore Mar wacan Abaayo Malyuunka Maanyo❤😂❤❤

  • @dauudali5734
    @dauudali5734 Рік тому +4

    My girlfriend loves this Song, Samira ❤

  • @samiiracadaani7937
    @samiiracadaani7937 Рік тому

    Jah
    Qalbigaygu waa buuga
    Xasuusteena sii biirsha
    Kama baxayo noloshaada
    Adaan ahay boqoradaada

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 Рік тому

    Gabadh lay ogal yahay malyuun.maanka guulayso inabti qali

  • @yasminabdi342
    @yasminabdi342 Рік тому

    Mashallaha waa xaqiiqa inshaallah you win good mum àsluub badan

  • @nuurdawlad4820
    @nuurdawlad4820 Рік тому

    Eesh calaa Hees 💖😍🤗

  • @shufeermadia
    @shufeermadia Рік тому

    Malyuun manka waa fankii hore walee waa fananad jirta

  • @asmamustafe9309
    @asmamustafe9309 Рік тому +3

    Jacayl dhanba wanacay wllhi😪

  • @mursalsiiqe1430
    @mursalsiiqe1430 Рік тому

    Great hit song 🎵 Maanka 🎤

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 Рік тому +2

    Queen malyun manka❤

  • @nasriinxasan5604
    @nasriinxasan5604 Рік тому

    Been maha hadafkenu ppy ❤

  • @zakihassan4013
    @zakihassan4013 Рік тому +7

    best song❤❤

  • @luladen440
    @luladen440 Рік тому

    So beautiful malyun manka ❤

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 Рік тому

    The one only Queen M Maanka❤💛🥰🎤

  • @ikramsalah
    @ikramsalah Рік тому +1

    Mashallah sis keep going ❤❤

  • @asmamoha6962
    @asmamoha6962 Рік тому +1

    Wacadalle heestani way qarxaysaa😂🙋‍♀️

  • @dunxariira9922
    @dunxariira9922 Рік тому

    Naaag noool waan ku wata mcnto from ceerigaabo 😮🎉❤❤❤