Taxanihi Dhiirigelin 2025, Skincare iyo Wejigaga uu ronow,,QASQAS waa QASARE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 114

  • @ilhammohamou698
    @ilhammohamou698 Місяць тому +2

    I agree with you❤❤❤

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 Місяць тому +1

    Mashallah Jazakallah khair walaalo. ❤❤

  • @RaqiyaMahamed-b8s
    @RaqiyaMahamed-b8s Місяць тому +2

    Masha alllah sanad badan o kheir leh allaha inagu kulmiyo marwo waxpadan baad nofaa,ideysay alllaha kubarakeeyo❤❤❤❤❤🎉

  • @mariamyusuf6438
    @mariamyusuf6438 Місяць тому +2

    Qurud ma aha waxa aad ismarisid muhimada uguwayn waa cuntada aad cuntid Iyo daryeelka naftaada.

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому +2

      @@mariamyusuf6438 taas waa run waa muhum cuntada, but skin kaga hadanad hagajin oo wax fican marin way ku samayn, skin wejiga waa ka duwan yahay kuwa kale. ❤️❤️

  • @Goat0250
    @Goat0250 Місяць тому +2

    Mashallah waa mahadsantahay inaa nala wadaagtey shukran ❤❤

  • @zahrahussein6543
    @zahrahussein6543 Місяць тому +1

    Masha allah qaali wax badan kaa faa’iidney sawirda creamyadana nooso gali qaali shukran xabibt❤️❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому

      @@zahrahussein6543 macanto video ugu danbeyay ku soo daray iyaga dhan pictures Insha Allah soo eeg hada arkı saydamı isoo sheeg ka rabto. Thanks ❤️❤️

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 Місяць тому +2

    Masha ala tabraka raxman shukran jasakalaa

  • @raxmakhadar2137
    @raxmakhadar2137 Місяць тому +3

    Wll magacyada nala wadaag alle haku barakeeyee anigaa qalayl iyo haaraba i haystaane

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому +1

      @@raxmakhadar2137 macanto video danbe ku soo daray pictures dhan screenshot ka qado Insha Allah.❤️❤️

  • @ilhanmohammed9569
    @ilhanmohammed9569 Місяць тому +5

    Mashallah my beautiful sister may Allah bless you and your family. You’re absolutely right skincare is very important for your skin and if your skin care is not good and your skin is not smooth the make up even it’s not gonna make you look good and the two serums that you show the Estela one and the clarins double serums I love both of them i’ve been using over 10 years and I love both the clinic one I don’t know about that. It’s like a lightweight. It’s better to use a daytime I think but I love skin care and Somali white and cream. I never never never use it because that will destroy your face and believe me to have a good skin care you have to eat a good food and drink a lot of water hydration. Thank you so much, sister that’s beautiful after using vitamin C you must do the sun cream, the daytime and what I like the most is retinol nighttime and in the morning vitamin C some cream perfect combination right now. Will make you a little bit clearer skin lighting you up you don’t even need to use a Somali cream, white cream thank you sister really I am love skin care. I’m putting a little bit makeup because the makeup will look beautiful when your skin is beautiful thank you sister. I love your videos thank you mashallah. Quruxeey 💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷🥰

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому +2

      You absolutely right habibti skincare is essential and eating well and hydration is must,, macanto I only used once for retinol years agai, so I have been thinking to add my skincare. I found one called skin medica and hoping to start next month Insha Allah. Which one do u used if u don’t mind sharing? And yes u right, we have to use sunscreen when u using these products. Thanks habibti ❤️❤️❤️

    • @ilhanmohammed9569
      @ilhanmohammed9569 Місяць тому +2

      @ Sure Quruxeey I don’t mind to share a start with OLAY the purple one and now I use Neutrogena and so far I’m liking I use three times a week first when I start right now I used to use one time a week but now my skin doesn’t get irritated or anything so I use three times a week four times a week and and my skin is good. It’s not getting irritate. I hear a lot of people they say it irritate them so I will advise you to try first once a week and see how your skin reacts if it gives you redness or dryness then you have to see which other retinol that suits your skin you know already a skin care is to keep trying until you find the one you love I hope that’s helpful💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷🥰

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому +1

      @@ilhanmohammed9569 Thanks macanto yes, usually the first week or more irritation is common because the skin don’t know it, then it get used to. I had the same reaction with my glycolic when I started. Insha Allah I will start slow. Thanks qaali❤️❤️

  • @hodancali-y9z
    @hodancali-y9z Місяць тому +1

    Masha allah mahdsanid xabiibti

  • @habonmusse7893
    @habonmusse7893 Місяць тому +1

    Aaamin yarabi

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Місяць тому +1

    Masha allaahh ❤❤❤❤❤ abayo isoo boqo❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому

      Waa ku soo noqday habibti Masha Allah I like channel kaga subscribe Waa ku soo saray,, I like cuntada quruxda badan Allah ha ku barakeeyo gacantada. Sweden miyaa jogtaa? Wada mada aan jeclahay inan imado sweeen ka mid tahay Insha Allah. Thanks habibti❤️❤️❤️

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 Місяць тому +2

    Aniga saas qaleel iyo xasaasi uqabaa waa inaa gacan isku qabtaaa. Mahadsanid mcnto ❤❤❤.

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому

      @@fardosahade5470 qalayl waa dhiib waa wxa aniga ii haystay hadan biiyo wejiga mariyo waxad modaysa ianan sanadı wax marsan qalayl cream intaa dabo waday. Thx❤️❤️

  • @naduushxalane8464
    @naduushxalane8464 Місяць тому +3

    Abaayo sawiradoda noso gali xbbti qeer allaha ku siiyee

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin Місяць тому +1

    MashaAllah Allahuma Baarik.

  • @Lakitaliso-r9k
    @Lakitaliso-r9k Місяць тому +1

    Asc wll soo qor magacooda si loo garto shukran

  • @NiihaalM
    @NiihaalM Місяць тому +1

    Cream ada screen shot wan ka qadi kariwayaay oo gacanta dhadhaqajinaysa adoo rali ah soo sare shashada saan screen shot uga qato thanks qali

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому

      @@NiihaalM macanto video ugu danbeyay iyaga dhan ku soo daray Insha Allah hada sual qabtid ka rabtid isoo sheeg wan ku soo qorin. Thanks❤️❤️

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 Місяць тому +1

    Insha allah gabdho dardaaran waad qabtaan.

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 Місяць тому +1

    Mashallah xabibti ❤waaruta

  • @CanabMacalin-mt6ol
    @CanabMacalin-mt6ol Місяць тому +1

    Masha allah❤❤❤

  • @Asmaabdurahman-c4x
    @Asmaabdurahman-c4x Місяць тому +3

    Asc wr wbr Maasha Allah taladaada waan qaadanayaa waa ku liidanaa xaga nafteena wali ani kuma jiro sanadkan waa soo jeestay thanks sister can I have your what’s up please?

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому

      @@Asmaabdurahman-c4x ws wr wb, Insha Allah macanto Allah ha ku fududeyo dumar hada nahay wax kasta naftena ka horaysina waqti yar xata waa ina anfacaya. Allah ha inoo fududeyo. Macanto number WhatsApp waa 804-290-3447. Thanks ❤️❤️

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Місяць тому +1

    Abayo walahi shaqo fiican ayaa wada huray usoco isoo boqo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому

      Thanks habibti wayahay macanto waa soo noqon subscribe soo satın chanelkaga, thanks macanto❤️❤️❤️

  • @MunaMahamud-de5uy
    @MunaMahamud-de5uy Місяць тому +1

    Mashallah

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 Місяць тому +1

    Sax 🙏🏾

  • @happyali5541
    @happyali5541 8 днів тому +1

    Mad nala wadagi karta Sawirada
    Cream pls

  • @AmranAhmed-b9y
    @AmranAhmed-b9y Місяць тому +1

    Wcs abayo nadiyo Mash aallha abayo sanado badano cafimada illahey hanasiyo dhiragalinta illahey ajira hakasoyo macanto

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому

      Ameen habibti, Allah sanar khair ha inoga dhiigo, I hope inaa adi iyo ilmihii ladan tihiin macanto. Thanks❤️❤️

  • @Ruwyda-i6x
    @Ruwyda-i6x Місяць тому +1

    Asc abyo qali thank. Waxan kaa rabay creamka islaantu ku bartay iyo vitaminkaga magaciisa iso qor reply please ad ayan ugu bahanay wajigeygu wa daraay sa'id ah qeyr ale ha ku siiyo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому

      @@Ruwyda-i6x macanto cream isla ya waa Clinique dramatically moisturized lotion, ta kale Tatcha Vitamin C brighten serum. Pictures video ugu danbeyay ku soo daray. Waxad ka helin labadaba Sephora Insha Allah. Thx❤️❤️

    • @Ruwyda-i6x
      @Ruwyda-i6x Місяць тому

      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 thanks qali

  • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
    @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому +1

    Asw,
    Waa idin salamay dhamanteen, hope inaa jumcah ficaan idin ahayd waa la soo dahay shaky rabay inan soo post gareeyo. Sorry Arın ban busy ku noqday. Allah ha ina xifdiyo dhamanteen. Thanks ❤️❤️

    • @halimasheikh8308
      @halimasheikh8308 Місяць тому +1

      Asc sister skin care sifican u aragno natus abaayo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому

      @@halimasheikh8308 ws wr wb,
      Macanto video ugu danbeyay ku soo daray pictures oo dhan hada mid gara arkı waydo isoo sheeg Insha Allah. Thx❤️❤️

    • @halimasheikh8308
      @halimasheikh8308 Місяць тому

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 haye abaayo mcn shukran

  • @aaminanadira6577
    @aaminanadira6577 Місяць тому +1

    M.a abyo intee laga hela

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc Місяць тому +2

    Aamiin

  • @NZAYNM
    @NZAYNM Місяць тому +1

    3 skin care oo laga marmin noso sheeg, Mahadsanid

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому

      @@NZAYNM macanto waxa qabta ama uu bahan tahay mühim ah iyo mesha rabto Ina xoga sarto.

    • @NZAYNM
      @NZAYNM 15 днів тому

      @ Wajiga kaso hadal xbbti

  • @hubsiinochannel1779
    @hubsiinochannel1779 Місяць тому +1

    Asc qaali mashalah abayo gabdha yaryar 12jirka oo dry ga ah kawaran maa xaa lomarinkaar hadaa taraan

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому

      Macanto cream oil leh uu Mari wejigana mar walba sabuun yay ku dhiqiin or ku maydhin. Dadka dry ahi wejiga marka mar walba maydhno wuu na qalala intay yartahay ku bilow inay marsato wax oil leh hada awoodo serum uu gad hadi kalena cream oil ficaan leh Insha Allah. Thanks habibti❤️❤️

    • @hubsiinochannel1779
      @hubsiinochannel1779 Місяць тому

      Haye qaali

  • @AbdullahMuhammed-x4b
    @AbdullahMuhammed-x4b Місяць тому +2

    Wllo plz sawirkiisa noso saar aniga waxaan idhibay haaro ma jecli is cadaynta waxaan jecelahay midabkay hooyaday igu dhashay Adna jzklkhayr🙏🙏

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому

      Insha Allah wan so sawirin, Walal Insha Allah vitamin C aad ugu ficaan haraha. Midabkaga wax ka ficaan ma leh Insha Allah la dedal waa ka yaran Insha Allah cadan way ka sii darsin skin jilcin. Thanks walal❤️❤️

    • @AbdullahMuhammed-x4b
      @AbdullahMuhammed-x4b Місяць тому

      Alle hakaa raali noqdo aakhri io aduunkaba walaashay qaaliyeey 🥰😘😘🙏💖

  • @Nasroabdalla-rx5hk
    @Nasroabdalla-rx5hk Місяць тому +1

    ❤❤❤❤

  • @sahrosaleh2268
    @sahrosaleh2268 Місяць тому +1

    Sephora skin care wejiga anigaa soo gatay aad buu ii anfacay maba u baahnid make up

  • @SamsamXusen-b9y
    @SamsamXusen-b9y Місяць тому +3

    Wlo aad baan ku jeclahay daacad baad tahay

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому

      Thanks habibti Sharafey, inan dacad isu ahano waa muhim macanto walalo nahay, love u habibti❤️❤️

  • @nagad-t8o
    @nagad-t8o Місяць тому +1

    Abayo cream da war Somaliland ma arag wllo aniga cream yo mamarsado wllo halke lagahelo kuwa fiican 30 qar ah aya waxba tarayn wllo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому

      Macanto waa run kuwo ban waxba tarayan, xagee laga keena iyo waxa ku jiira iska eeg kuwo badan oo wadanka lagu sameeyo oo fake ah baa jiira. Sidoo kale wa inay percentage ficaan ku jiraan waxa aynu rabno inay wax ina taraan. Mesha aad rabtid inay wax iska bedelan xoga saar haday tahay qalayl, harı, madmadow Insha Allah macanto. ❤️❤️

  • @nastheamohamed9528
    @nastheamohamed9528 Місяць тому +1

    Magacii Creamka

  • @Hibomohamed-nm4sg
    @Hibomohamed-nm4sg Місяць тому +1

    Wax liisho igadhigo wajiga isheeg wllo lakiin waxla iskucadeeyo marabo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому

      @@Hibomohamed-nm4sghadan wejigaga waxba qabil, cleanser, vitamin C iyo. Retinol Insha Allah mid hada bilabaysan waa ku soo shegin sida noqdo markan mudo isticmalo. Thanks ❤️❤️

  • @caishanuur9712
    @caishanuur9712 Місяць тому +1

    HBO 18 sano anigoo jiro indhaha hoostoda i madoobaadeen

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому

      @@caishanuur9712 waxa laga yaba Inuu genetic yahay waa run dad baa iyagoo yar yay leh, hurda la,an ta waa Kenya iyi stress. Markaynan nasan indhahena laga garta. Creams iska marso la nasimama Insha Allah. Thanks ❤️❤️

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 Місяць тому +1

    Wajigayga skin care wn mariyaa lacagtii wuu igadhameyey hadana haaro maba igadhamanayaan shit hada iscadayn mabilowdaa bay igahaysaa wlhi mxn sameya

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому

      @@xamdiboss3071 Maxa marsata lakiin qaali, all skincare dawo uma ahaa haraha, wax ka goyn aha hal mar ma jiraan lakiin wax logu tali galay Mari oo uu samir Insha Allah. Is cadayn way aan dhacay ahayn kuma sinayao. Thanks

    • @xamdiboss3071
      @xamdiboss3071 Місяць тому

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2sano ban wadaa waxkasto ladhaho haaru biiya wn soiibsadaa wll wnkudaalay wll

  • @ugaasougaaso9078
    @ugaasougaaso9078 Місяць тому +1

    Vedio Gaan wax u IGA so horbaxay anoo walac kaso baxay o naftayda xoog u dayacay haarufta iyo darxumada IGA muuqata aad yaabaysi creamadaydi horana tuuray iminka waa in aan naftayda yar u hilhishaa o an meel kaso saaraa

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому

      Mash Allah macanto Hambalyo baby, Allah nabad ha kugu kala keeno, walac iyo uur waa nimco hawsheda wadata. Insha Allah inta ırka ledahay wax dabici ah marso oo aan chemical lahayn macanyo. Thanks ❤️❤️

  • @umuasra6930
    @umuasra6930 Місяць тому +1

    Cream kaas anaga 56€ ayuu jooga .saliduna tan yar 25€. Tan wayna 140€

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому

      Waale idinka naga qalisan miyaa? Waa wadankee Europe lacagta waa ısıla kay wada eg tahay. ❤️❤️

    • @umuasra6930
      @umuasra6930 Місяць тому

      Waa Jarmalka xbbti ​@@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219

    • @umuasra6930
      @umuasra6930 Місяць тому

      Jarmalka

  • @hiboabdirahman7271
    @hiboabdirahman7271 Місяць тому +1

    GabarfiCanbaadtahay

  • @Quruxbadan7com
    @Quruxbadan7com Місяць тому +2

    Creamka gadudan e Olay wa xaran iska dhaf dofar aya laga sameyay

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому +1

      Macanto wan egay waxba kuma arag khansir ah bal isoo sheeg waxa aragtay inkastoo anan weligay isticmalin lakiin aad baa loo amana. Thanks ❤️

    • @Quruxbadan7com
      @Quruxbadan7com Місяць тому +1

      Macanto Googleka dhahay wa xaran Olay products bal adiguna research fican sosame

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому

      @@Quruxbadan7com ok Insha Allah wayahay macanto

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Місяць тому +1

    Aswb abaayo cream ka fican any kind you think is just right down for us the name of cream right down for us qaaliyeey there is alot different cream out there recurrent what you think is good you are more expensive for us remember that thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work. ❤❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому +1

      Insha Allah macanto, runti price mühim ma ahaa Inuu ina anfaco baa muhim ah kuwo badan name ka gadaan waxna ma taraan. Also depends on your skin type Thanks habibti ❤️❤️

  • @xamsafarax4038
    @xamsafarax4038 Місяць тому +1

    Kirimada nala wadag magac yadoda wll

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому

      @@xamsafarax4038 macanto video ugu danbeyay ku soo daray pictures koodi, hada arkı waydi isoo sheeg ka rabto. Thanks❤️❤️

  • @najma649
    @najma649 Місяць тому +1

    walaal kan qoroxda magicii

  • @ramloSule
    @ramloSule Місяць тому +1

    Mahadasanid

  • @AishaMohamed-g8c5r
    @AishaMohamed-g8c5r Місяць тому +1

    Adoo raaliya sun cream ma na tusi karta sawirkiisa

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 Місяць тому +1

    Hhhhhhhhh

  • @Asmaabdurahman-c4x
    @Asmaabdurahman-c4x Місяць тому +1

    Asc wr wbr Maasha Allah taladaada waan qaadanayaa waa ku liidanaa xaga nafteena wali ani kuma jiro sanadkan waa soo jeestay thanks sister can I have your what’s up please?

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  Місяць тому

      Ws wr wb,
      Haa macanto inan naftena ohono oo uu Romano waa muhim, weliba dumarkena wax kasta ka hor marina naftena. Allah ha ku fududeyo macanto. Haa macanto WhatsApp Insha Allah. Thanks ❤️❤️