waa war farxad leh in la sorido waxay qarinayan in xutiga so riden lkn insha allah way hoogi donan allah subxanahu waxan ka codsana inu guusha yaman iyo Palestine no soo dadajiyo
Gaaladaan kibir badanaa. Wayba ka dhabeeyeen xuuti inay weeraraan. "Walaalkii loo xiiryoow soo qoyso adiguna" bay soomaalidu dhahdaa waxaan rajaynayaa in la weararo dawladaha islaamka oodhan. Wali la isma gaadhin
allaahu akbar illaahow jabiy mareykan yahuud yurub aamiin illahow guuleey islaamka siba falastiin xuuti aamiin carabeey burbura xaaraan ridowday
Allah ayaga ha isku dhameeyo hana isku salido dhexdooda cadowga umada mudlimiinta aamiin marwalba xaqa ayaa guuleeysanaayo
Masha Allah dhaxdiina is dagaala❤❤❤❤❤
A/Hafiid thanks wariye aan kuqanac sanahay ayad tahay be long live
Allah akbar guul xamaas yuhuuda way jabtay guul xutiyiinta free palastin ❤❤❤❤❤❤❤❤
Alxamdulillaah alxmdullillaah alxmdulillaah .guul xuutiga allaaha u siyaadiyo iya soo ridaye
waa war farxad leh in la sorido waxay qarinayan in xutiga so riden lkn insha allah way hoogi donan allah subxanahu waxan ka codsana inu guusha yaman iyo Palestine no soo dadajiyo
Amiin INSHAALLAHA wall
Masha alaah
❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda ❤ Allow ducadeyna aqbali ❤
Aaaamiin
Allahayoow isku dir dhamaantoodna u keen dabaylahaaga wax halaaga Yan RABbi
Ilaahay ha isku kiin jabiyo idam Alle
Allahumma Aamiin yaa rabbal caalamiin
Amiin
Allahu akbar maasha Allah
Rabiyow usiyadii awodada
Rabi hajabiyo marekan iyo xulufadiisa
Mashaaa allaha
Ilaahaow.isku.baabi.ibliisiinta
Wwwwww manshaalah guull
Alle swt how gargaaro umudiisa how gaaro islaam meelkasta dhibku haysta
Allahu akbar
Subax wanaagsan A.hafid
Allahu Akbar.
Alx rabi haisku kiina jabiyo
Walle hadii mareykanka dagaal sokeeye ka dhaco aduunka oo dhan waa lagu nasanaa
januuda Rabbi,ee cirka dhulka jooga ayaa hiilka wada.
Bayjamin natahu wamudhashiy
Mash alhaa
Wariye af soomaaliga baro
Sowkaa ku hadlaya weriyuhu Somali
Ma adigaan fahmay lahjadii Waqoiyiga ayaa buu ku hadlayaaye
Diyarada . Yaasarnay . Mathaahda waa in lag illayoo shiirqool .Diiyar Abdihakin .
Isbaaro ma ah wa loo diidey in ey maraan
Asc wrwb
Alxadulilah
🥺🥺 🥺 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Abshir
allahu akbar waxaa loo duqaynayaa shalay markay duqeeyeen israel, reer qaza hada xuuti bes baa u hiiliya ilahow quwee muslimminta rabiyow. gaalada ilahow awooda ka qaad oo jabi.
Cuqubadii falastiin iyo xuuti yaa kudhacday
Diyaarada xuuti ayaa soo rid
Adigu ma iyagaad uhadashaa
Gaaladaan kibir badanaa. Wayba ka dhabeeyeen xuuti inay weeraraan. "Walaalkii loo xiiryoow soo qoyso adiguna" bay soomaalidu dhahdaa waxaan rajaynayaa in la weararo dawladaha islaamka oodhan. Wali la isma gaadhin
Asx
Diyaarad gantaal lagu dhuftay sidee pilot kii wadaha ka ahaa u bad baaday warar khayaali ah baa rumaysataa inan gummed yohow
Intadan aflagadayn maad channel kisa udaysid adaba hadalkagu waxa adku shegtay u egyahaye
Xudeeydiya ma aha xudeeyda dheh 😂
Gool weyn waye wlhi
Maraykanka ma inuu aduunka leeyahay baad aaminsan tahay inan gummeed baa tahay uraaya
Sax waxan u fahmey inad qof maskaxiyan u xanunsan tahay