Maxaa ku qarsoon lacagta cusub ee PL daabacayso & 3 Aragti oo aan mid kor loo sheegin oo laysku hayo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 гру 2024

КОМЕНТАРІ •

  • @Remember1977
    @Remember1977 6 годин тому +3

    Puntland Allah ha xafido. Aamiin

  • @KingShibiinYare
    @KingShibiinYare 6 годин тому +1

    M.a Viva madxweyne Dani Xafidullaah Dlaka guushiisa waa madxweyne dani ❤

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 6 годин тому +8

    Dani horumar wadaa Garoonka bosaaso, Dekada , Stadium Bosaaso , Wadooyin Casri ah :
    Hada lacag lasoo baxayso !
    Guul Puntland iyo Somalia

  • @Mirhan777
    @Mirhan777 5 годин тому

    Puntland o horumarsan baaa deni noogu jirtaa🎉🎉🎉 mahadsanid madaxwayne deni ❤❤❤❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 годин тому +4

    ssc khaatumo sida federaalku cadaalad daro ugula dhaqmay ba cadeyn u ah in xasan dhiigo midnimo soomaliyed rabin ee puntland haguuleysto dib hasoo eegin hore usoco

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 6 годин тому +8

    Lacag iyo Baasaboor U gaara Ha Samaysato Puntland' inaga badan Putlnad🇸🇱❤

    • @LiibaanOblak
      @LiibaanOblak 6 годин тому

      💯

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 6 годин тому +1

      Aniga oo reer Gedo ah ayaa 100% aaminsan in aay Puntland sameeysato lacag u gooni ah (Punt-Shillings) isla markaasna aay ku dhawaaqdo "confederation union). Hawiye iyo Iidoor waxaa u qarsoon Federal Muqdisho iyo Hargeeysa ah. Jubaland guul from Baardheere

  • @XidigadhuuntaCirjiidh
    @XidigadhuuntaCirjiidh 6 годин тому +3

    Guuul reer puntland

  • @cabdulaahikaadheri9461
    @cabdulaahikaadheri9461 6 годин тому +3

    Putlan oo lacag leh hurmuud somaliya uleh oo kusodhawaada putliand oo magaalamadaxda somaliya qaadatay kusoodhawaada

  • @XidigadhuuntaCirjiidh
    @XidigadhuuntaCirjiidh 6 годин тому +3

    Puntland

  • @hersijeego7451
    @hersijeego7451 6 годин тому +4

    Maantay ugu caqli fiicanyihiin puntland, lama dabasoconkaro mid ciilan iyo mid mooriyan ah, oo aan deegaan ahaan waxba qabsan karin, raba inay dadka kale kudul noolaadaan.

  • @abdinur4242
    @abdinur4242 6 годин тому +4

    Golaha gorfaynta gaylan 3G

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 годин тому +2

    puntland dhulbahanta dowlad gaadhsiiyay oo dhisayo dhifaacay wana tiirka uguweyn laakin warsangeli ba hader madaxda puntland ubadan laakin halnin oo dhulbahanta kasaameyn badan

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 5 годин тому

      Jooji isku dirka sadex walaalaa haw kaladabqaadin guul iyo dhamaan daarood ka dhul udug

  • @Umo580
    @Umo580 6 годин тому +1

    SOOMALIYA HANOOLATO 🇸🇴 MIDKHRQABA ALOW KEEN

  • @ismailmohamed4071
    @ismailmohamed4071 6 годин тому +2

    Byby Somali

  • @AbdiDahir-s4v
    @AbdiDahir-s4v 6 годин тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 6 годин тому

    🥺🥺🥺 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @yuunastuunis7449
    @yuunastuunis7449 6 годин тому +1

    Haygaqoslin foorahaan qaankulee yahaye madhaba inlacag budlan aad keenayso aragaanee guuul

  • @CaydidCabdi-p1n
    @CaydidCabdi-p1n 6 годин тому

    Puntland the law

  • @Adoon-Alle490
    @Adoon-Alle490 6 годин тому +1

    Xasan Sheekh wax uu cuno bes ayaa u daran, horumarka laga sugana waa horumar aan soo socon. Sidaas darteed, Puntland waxay ku qasbantahay inay samaystato lacag ugaar ah sida Somaliland oo kale. Waxaan aaminsanahay inay lasoo daahdey mashruucaas.

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 6 годин тому

    tabasha iyo cabashu markay noqdaan joogto, way macno beelaan. Dood laguma sheegi karo waxan socdan ee waa fawaaxish macno beel ah.

  • @bashka47
    @bashka47 6 годин тому

    Halakala tago waa xalka ugu fiican ee lagu noqonkaro dalal jaar ah qabil walba dawlad hasamaysato

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale 6 годин тому

    DANI AAN SOOBA QABANEE MARDHOW GEYLAC MAJERTEN AAD THY

  • @ismailmohamed4071
    @ismailmohamed4071 6 годин тому +1

    Just Somali land ect

  • @cabdinaasirsalebaan6600
    @cabdinaasirsalebaan6600 6 годин тому

    Xasan shiikh waa ninja taagan daarood xaa ladhahaa career baa ka badane

  • @ismailmohamed4071
    @ismailmohamed4071 6 годин тому +1

    Each family should have their currency , passport byby Somali

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 6 годин тому

    Butlan guul

  • @GggfFtffy
    @GggfFtffy 6 годин тому

    Dalka somalia mardhow qaarada africa way kasuuli badiina wala qatay oo xaqiiq ah shalay faransiska iyo itopia heshiska ay galen qofkii an ogayn ha iska dhinto

  • @ayuubjack-gz8rl
    @ayuubjack-gz8rl 6 годин тому +1

    Wa mxay 1dal oo 10madaxweyne leh 😂io 10 lacagood

  • @Alicabdalla7332
    @Alicabdalla7332 6 годин тому +1

    Hhh butland waa caqabad mar walba maxa udiday inay positive noqoto

  • @SagalmustafeCraxmaan
    @SagalmustafeCraxmaan 6 годин тому

    Talanti wariye nimo ayuulleegahay

  • @Hakim-o4k
    @Hakim-o4k 6 годин тому

    Meesha ha laga eego imaaraadka waxay rabaan in ay kala goyaan soomaaliya

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 годин тому

    wallay cid kaga haboon oo uga xaqnimo badan majirto ssc khaatumo inay iskutashato oo gooni uistaagto wayo federaalki ba qeyb ka ah dulmiga lagu hayo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 годин тому +1

    ssc iyo puntland garbaha is qabsada oo hore usocda dee ssc khaatumooy bal car sheega federaalka wuxu idintaray bahdilaad mooye ee firdhiye wainu xasan kaxorobo ileen qof xara wax hogaamiye

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 6 годин тому

      Inaadeer waxaan kula rabaa in aad cirka taabato aniga oo SSC ahna ii quudh in aan cirka taabto sidii aan ku taabanlahaane ii daa aniga iyo siyaasadayda iyo khibradayda aniguba kuma hago e guul SSC khatumo iyo puntland

  • @nuurabdille56
    @nuurabdille56 6 годин тому

    Saxwaaye maal fiican kumasocoto

  • @qodaxdhuuni5332
    @qodaxdhuuni5332 6 годин тому

    Somalia ilaah baa u maqan.
    "The only thing we have to fear is fear itself” - Franklin D. Roosevelt.
    “The future belongs to those who believe in the beauty of their dreams” - Eleanor Roosevelt.

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 6 годин тому

    Dhalin yaradu waa in ay ka tashadaan siyaasiyiintaan is haysiga iyo khilaafka ka dhaqan yeelatay

  • @yahyemohamed4007
    @yahyemohamed4007 6 годин тому

    Xassan sheekh waxa ufufudeeyay wax walba adinkaaa kamuula faankuula ayaa tihiin dadka waad waasheen sanadkastaa lasoo dhisaa dawlad. Buuqiina madhamadaado awoodiina kutashta

  • @libankhalif5610
    @libankhalif5610 6 годин тому

    Shabaabkuna lacag ha sameystaan marka!
    Hadii qof waliba waxuu rabo sameynayo, shabaab maxaa lagu heystaa hadaba?

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 6 годин тому

    Waxaa xaqiiq ah in maalin ay noqotaba soomaali yeelan doonto dawlad xoog leh oo wada xukunta dalka oo dhan kuwa ku naaxay dhiiga soomaaliyeedna wax yar baa ka haray weyna dhamaan doonaan illaahey idankiisa dawlad xoog leh oo kaliya oo dalkoo dhan dhista ayey soomaali u baahantahay

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 5 годин тому

    Weligeed soomaali fadaraal ayay ku dhaqmeysey xeerka soomaalida ayaa dhigaayey sidan. Geeljire geela waa wada jiraa, waana kala jiraa. Waa xeer faderaal oo soomaali oo dhan ka dhaxeeyey, xiligii ay baadiyaha ku noolaayeen, markey reer magaal noqdeena waakaa isqabsigu meel xun gaadhey ilaa somaliland ku murmeyso laascaano anaa ka talin oo iska leh.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 годин тому

    firdhiyow kaxoro xasan iyo ismaacil war qof xora ba wax hogaamiya midakale dowlada federaalku sixun bay uladhaqantay ssc wana dayuusnimo in reer ssc aqbalaan

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd 5 годин тому

    21 sano oo bawaaqo ah ayey Soomaliya ay soo martay, waxaa ordayo oo dhan waa dadkii uu kacaankii wax soo baray, haddii uu
    Kacaankii xuma, Kacaankii meesha waa uu ka baxaye, maxay wax u Qabsan waayen 34 sano ayaa la
    Marayaaye, ma Kacaankii ayaa idinla joogo, waryaa Qayaaliga halaga baxo, u duceeya Kacaankii,
    Dhulka uu xaraashayo xasan sheekh waa dhulkii dhisay jaalle madaxweyne siyaad barre allaha u naxariistee, waryaa taga Gobolka
    Gedo,gaar ahaan degmada Garbahareey oo uu ku yaalo Qabrigii jaalle madaxweyne siyaad barre BB.IB

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 годин тому

    ssc khaatumo waxan leenahay war idoor iyo puntland way goosten ee idinku in dhexdoda kaniic leysan wa doqonimo ee idinku gooni ugooysta wayo federalku wuu idinka hiiliyay ee qaran noqda

  • @MaxamudAmiin-q9f
    @MaxamudAmiin-q9f 6 годин тому

    Buntand❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 6 годин тому +2

    Kaasina wuxuu ahaa wariyaheena daroodka ah oo noo falanqeynayey aragtida eey qabaan majeedheenka😂

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 5 годин тому

    Walaal soomali midaysan mahayo dadqashin ah ayaa 34 sano waxna loogu daray waa in horay loo socdaa

  • @LovelyBus-mx5zg
    @LovelyBus-mx5zg 6 годин тому

    Weriye qabiileyste ah warkaaga waa la fahmey

  • @nasirhassan4210
    @nasirhassan4210 6 годин тому

    Yaa Somali ah? Maxaa somali lagu noqda? Somalinimada ma laga baxaa?

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 годин тому

    ssc khaatumo nin jilicsan ma haysta wayo waxa laraba nin isaguba wixi aduunka wax kula qaybsada ee xikmada maaha xamar oo ku eriday inad wakhti kulumisid

  • @daauudismaaciil
    @daauudismaaciil 6 годин тому

    Been badanaa xitaa ma xishhodo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 годин тому

    ssc khaatumo iskutashada oo idinkuma wixina ictiraaf kuraadiya wayo wakhalad in dadkale ictiraaf idinku raadsadane wayo hadaydin idinku ictiraaf raadsan idinka laydinku raadsan wayo wa dabeecada taal meeshad degantihin yacni qofki ismiskiimaya uun ba badeeco laysku qabsado noqon

  • @yahyemohamed4007
    @yahyemohamed4007 6 годин тому

    Pintland waxay raadinaysa adeer mahelayaaan Haku daaalin Waa loo caalwaayay puntlan. Maka halkeey. Jeceshahay ha aado dadku runtay diidayaan

  • @AbdirizakmohamedAbdilaahi
    @AbdirizakmohamedAbdilaahi 6 годин тому

    Xariif miciin biday taageerada siciid dane

  • @cabdiqanineegar835
    @cabdiqanineegar835 6 годин тому

    Midkaanoo wariye saxa goormaa la arkaa habaarqabe

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 годин тому

    wallay cid kaga haboon oo uga xaqnimo badan majirto ssc khaatumo inay iskutashato oo gooni uistaagto wayo federaalki ba qeyb ka ah dulmiga lagu hayo