Bandhiggii Abu Dhabi ee Kooxda Waaberi, 1986 - Qeybta 3aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024
  • Bandhiggii Abu Dhabi ee Kooxda Qaranka Waaberi, 1986. Waberi Troupe's Abu Dhabi Concert in 1986.

КОМЕНТАРІ • 35

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 Рік тому

    Allaha U Naxariisto mama xaliima kh.

  • @mysalah06
    @mysalah06 15 років тому +8

    I love you Xaliima Khaliif Magool my Allah forgive all your sins and grant you Janatual Fardus.

  • @shantasomaaliyeedwiilkooda3500
    @shantasomaaliyeedwiilkooda3500 4 роки тому

    Allah ya raxma magool heestan waa mida an ugu jeclahay eey xasan ila qadaan

  • @hassanmohamud304
    @hassanmohamud304 8 років тому +4

    May allah grant her the highest rank in jannah

  • @abizam
    @abizam 14 років тому +1

    the best of somalia allaha ha ku naxaristo magool caleek

  • @aaminasheikhnurmohamud2038
    @aaminasheikhnurmohamud2038 5 років тому +2

    Alaha kuu naxariisto anigu cafisbey igatshey koley wagii aan qaxney bey heso qabiil nagu dulqaadi jirtey iyadoo mooryanta la socoto anaga naxdin iska cafiya

    • @diiriyeahmed6699
      @diiriyeahmed6699 5 років тому

      Magool qof fican bey lkn waa qof Dumar ah hadana Fanka Title ku lahayd sidaa darteed ayaa ururki USC ku soo jiiteen on ay u haysto heeso bararujin ah USC Caydiid wey la soctay baan maqli jiray
      Laakin Xasan aadan samatar , Salad Darbi iyo Sulfa maysan ka qeyb qaadan dagaalki Ehliga dagalki sakooya

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 2 роки тому

      Keligeey may ahayn xaggiina xataa waa laga soo buraanburay

  • @mms7038
    @mms7038 7 років тому +2

    cawana laguma oga wakhtigi ku ciiliyo cisigiyo wanaguna allow ku naxariiso

  • @nurawale5694
    @nurawale5694 6 років тому +1

    Allow unaxariiso

  • @baajka10
    @baajka10 15 років тому +12

    nagool ficilkasta oo ay sameysaa waa ku soo jiidanayaa sida qosolkeeda,ilkaheeda cad cad, il jabiskeeda, indhaheeda,gacama taageeda,iyo isruxruxeedaba,waa iska cadahay in ilaah heybad u siiye fanka,

    • @maxameddeeq256
      @maxameddeeq256 8 років тому

      baajka10

    • @Ahmed-yr8jv
      @Ahmed-yr8jv 7 років тому +1

      xaq u dirir halyeey ah baay aheyd oo mujaahidad ah wax qaldan may sameynin

    • @abdiyare5247
      @abdiyare5247 6 років тому

      baajka10
      Sxb intaa dhihi lahaa
      Waad ilaga hor martey.
      Halkaas waxaa kaaga cad
      Fanku inuu haybad yahay. Magool Allaha u baxariisto

  • @fankahassan4335
    @fankahassan4335 5 років тому

    Ala yaraxma habyar am still love you

  • @alikuusowmaxamed7444
    @alikuusowmaxamed7444 4 роки тому

    Alikusow maxamad

  • @XasanGacaliye
    @XasanGacaliye  15 років тому +2

    You are welcome! Unfortunately the background music is louder, spoiling the nice songs.

  • @mxy08
    @mxy08 14 років тому +1

    ilahay ha u naxariisto that's all i say

  • @mms7038
    @mms7038 7 років тому +8

    somalida walhi inta ay nool yihiin qabiil kama dhamanayo ku yar iyo ku wayn wax an xata qusaynba qabiil ayay so galiyaan malaha hadi anay qabiilka hadal way xanunsanayaan baan is idhi wll u duceeya un fananada bes waxakale iska dhafa

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Aun mamo qaran magol

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 8 років тому +1

    QAAHIRA AYAAN KA ARKAA ADNA DUBAI AYAA KUSO QORTEY SEE WAX KAA YIHIIN SXB

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 5 років тому +1

    caashaqa ha baayicin

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 5 років тому +2

    Umalaynmaayo in qof dumara oolamid ah in dib loo arkayo

  • @maxamuudshaacir5775
    @maxamuudshaacir5775 6 років тому +1

    Axyaa magool codmacaana oo ilka cadcadaa indhaheeduna qurxoona AHUN

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 4 роки тому

    أنه لديك سريرك وحصيرة حيث يمكنك النوم

  • @toghdeer01
    @toghdeer01 15 років тому

    baajika walal aad baad u mhadsantahay amaantaad magool ka sheegtay waxaad moodaa inaad maankayga akhriyeyso intaad waxay ku darsatay jilis fiican.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 4 роки тому

    Magool AuN

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 15 років тому +1

    A classic one but music is not that great. Thanks XasanBurhaan

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 3 роки тому

      Inay mar kale heesta dhegeystaan baan u rooneyd. Organka meesha yaalla maba gaaro fiiso armoonaha heesta asalka ah la socda, darbuugada baa ka kulul batariga hadda heesta loo adeegsaday. Heestii asalka: ua-cam.com/video/QuziuyQY928/v-deo.html

  • @hashihas1845
    @hashihas1845 9 років тому

    love her,but didn't liked qabiilada iney dhex gasho. titlekeda xajisayey ahayd waayo Somali waa Muslim all.

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 8 років тому

      taariikh xun kama aysan tagin sxb si khaldan ayaa war laguu gaarsiiyay

    • @Ahmed-yr8jv
      @Ahmed-yr8jv 7 років тому

      qabiil majirin bro hadeeexbaa xaq u dirir baay aheyd wayna saxsaneed hadeyba sameysay sida aad wax u dhigtay

    • @shantasomaaliyeedwiilkooda3500
      @shantasomaaliyeedwiilkooda3500 4 роки тому

      Waligeed qaranka ayey u heesi jirtay waligeed wax qaranka anti ku ah mey ku heesin
      Markii danbana madaxweynihii umada dhan aabe u ahaa baa bahal isku badal iyo kaligii taliyenimo