BUUR MADOW WUXUU KA BAQAYAA INAY SACAD YOONIS DILAAN INA XAASHINA YAA XAALKA BIXISAY WUXUU SAMEEYEY.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 57

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 2 години тому +3

    Guul kulmiye insha allaah 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Годину тому +2

    Muxuu kii maydkiisa madaxa layskaga taagay xaal uga bixin waayay. Muxuu xoolihii ummaduu dhacay xaal uga bixin waayay jokar booli qaran

  • @mahdielmi1798
    @mahdielmi1798 2 години тому +3

    Hambalyo Hambalyo Arooskaa kii lagu nastee lagu nagaado ILLAAHAY idankii Guulaysta
    Mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤
    Waa Weriye Mahdi Xawaadle Bristol Radio 📻 UK 🇬🇧

  • @abdullahimohamed8746
    @abdullahimohamed8746 2 години тому +4

    Wallahi magaca wuu lahelay Cali Cisman Carab…. Waa ilma sheikh Umul…

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 2 години тому +3

    Buurmadow huwanta ayuu ka mid ahaa markiisii hore, immikana halkiisi uunbuu ka miisay waana ninkii ugu wejiyo badnaa ee la arko ee habarjeclo.

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 Годину тому +1

    Aallaahayaw wadani don't sharkooda dalka iyo dadkaba kaduw

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 26 хвилин тому

    Guul kulmiye guul Somaliland ❤❤❤❤

  • @Ceelsheekh
    @Ceelsheekh Годину тому

    Calow weriyahaaga yari waa Aqoonyahan af-ingiriisada waa ku hadlaa waa nin wax bartay 👏 ❤

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Годину тому

    Well said abwaan Cali

  • @Internet_n_Things
    @Internet_n_Things 2 години тому +2

    Looool@ilmo sheikh Umal 😂😂😂😂

  • @bakarelmi6112
    @bakarelmi6112 2 години тому +2

    Wadani wa mafio 💯

  • @kafiakamil
    @kafiakamil 2 години тому +1

    waa runtii cali duulduul muuse dhariyaa asal hargeisa laakiin madhibaan waa reer puntiland xagaa ayey nooga yimaadeen majeerteenkey is guursadaan madhibaanka

  • @NaasirCarab
    @NaasirCarab 52 хвилини тому

    Hambalyo. Hambalyo. Mansh alha. Mansh alha 🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @aminacbc2967
    @aminacbc2967 Годину тому +1

    Anigo.kenya.jooga.aya.FBI.udibaya

  • @kooshaji2519
    @kooshaji2519 Годину тому

    Amiin yaa allaha

  • @glander7720
    @glander7720 25 хвилин тому

    Malamud xaashi Waa tuug,Waa ninkii sunbath weyne cunay, tuugyahow ilaahay ayanu ka hoops gaily a

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 2 години тому

    ADDOONKII AWAL MR CALI BAADI

  • @Gobsame
    @Gobsame 2 години тому

    Waar calow xagaynu ku maqnayn intii ictisaam habar jeclo sidan ugu tarmay say ee huwan isu bedelay say guul Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 2 години тому

    Buur Madow Huwanta buu ka tirsanaa Awalba imikana ictisaamki wada shaqeeyaan waana nin midabyo badan habar jeclona wey taqaana iyo reer Somaliland xalaasha ihi

  • @riyanhassan6333
    @riyanhassan6333 2 години тому

    Aamiin aamiin aamiin yarabi

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 2 години тому

    Wadani hadii Laga guulaysto ma,aqbalayo natiijada
    Marka waxa ladoonayaa in Laga qaado suul iyo saxeex gudidii inaguuled ileen iyagaa buurta kasoo rogee

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 години тому

    Odaygaan buurmadoow ayuu ku waashay

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 2 години тому

    Masha Allah hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo alfa mabruug dhisma o dhaqma idam alle

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 2 години тому

    CALI DUUL DUUL HALA HUBIYO HABARJECLO MAAHA WAA IBNU FURAASH REERKIISA HADH IYO HABEEN MUU CAAYEEN HALASOO HUBIYO

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 Годину тому

    ina xaashi Jookarka musuqmaasuqa iyo maadmadobaynta weeyan

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 години тому

    Ilma sheikh Umaal. Loooool ictisaam

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 2 години тому

    CALI DUUL DUUL HABARJECLO MAAHA EE HALASOO OOGADO WAA SIDA GARAADKII OO KALE WAA INA FURAASH...HADH IYO HABEEN REERKIISA CAAYAYA

  • @Asalcabdalsaciid
    @Asalcabdalsaciid Годину тому

    Caliyoow caawa waxaan soomaqlay CALI MAREEXAAN ayaa Wadani u dusaya ma runbaa let us know waxii ka jira

  • @hamdi16ali87
    @hamdi16ali87 2 години тому

    MASHA A'LLAH TABARAKALJI ALI YOU ARE MY BEST 👌 🎉

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 2 години тому

    ❤❤❤❤❤

  • @ChimcaSulub
    @ChimcaSulub Годину тому

    Odaygani waa maxishoode balaayo doon ah waayo waa 80 jir aan illahay aqoon

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Годину тому

    Injaaanjemeni vs engagement afsoomaaligaagaa kuu qurux iyo haybad badan intaad English-si fiican u baranayso

  • @ahmedgacan7119
    @ahmedgacan7119 2 години тому

    Farid cali dul dul mujahid tarikhda aya ku xusidonta

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 години тому

    Dee Markaa Barina ma imanayaan
    Waa isu Tuur 😂😂😂

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 2 години тому

    JUDGEMENT MISEE ENGAGEMENT😅😅😅 AFSOOMAALI AHAAN UGU DHAWAAQ INGAYJMENTI

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 2 години тому

    Waxay taasi tilaamaysa in aanay dadku wali qaangadhin , dadku waa in bartan sida loo kale doorta ka shaqeynay hormarka.

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 2 години тому

    Xisbigii waddani waa ku daayay wllhi

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp Годину тому

    Calow in xigmadii kaa dhamatay iyo in nacasnimo kuu qarsonayd baan garan wayey waayo boqor buur madow cidna kama boqo hadana kama haybadaysto
    Wuxuu la heshiiyey tolkii iyo deriskii halka aad donayso adiga iyo duqaydan gaboobay ee duq kaahin iyo duq salebaan inaad weli muusa biixi iska daba socotaan dameri dhaan raacday

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 3 години тому

    Anaguna waxaanu leenahay aamiin

  • @DR.EidHAwrliqe
    @DR.EidHAwrliqe 2 години тому

    KKKKKKKKKK WAAR NINKAA CALI RUNTA KAMA GABADO XIDIDKU MA INANTII UU NINKA CASI DOONAYAY INUU NAGA GAWRACO INANTEENU MA WAAYIN GAYAANKEED

  • @hoodoayaanle5447
    @hoodoayaanle5447 Годину тому

    Ilma umul😂😂😂😂😂

  • @SayidkaMaxamed
    @SayidkaMaxamed 2 години тому

    Jookar.kii.hawada.sheerka
    Hawada.abu.xariif.qiiro.beena

  • @CrisaaqXasan-c7o
    @CrisaaqXasan-c7o 2 години тому

    Rasaas baa lagu riday iyo dhagax wasiir kaahin habar yoonis jawaabta wey heleysaa

    • @kafiakamil
      @kafiakamil 2 години тому +1

      ciro u miisaaba hadduu reer yadiina yimaadaan

  • @ahmedjama7670
    @ahmedjama7670 2 години тому

    Cali duulduul beenta halga barto reer waddanow 😂😂😂

  • @JamaalMuuse-v6x
    @JamaalMuuse-v6x 2 години тому

    Cali warsageli daadka ayuu raaciyay geesi

  • @SaciidSacad-k3c
    @SaciidSacad-k3c 2 години тому

    Abwaan hada adigu ma ciil Afweyn ayaad warka kasoo tabineysaa

  • @aminacbc2967
    @aminacbc2967 Годину тому

    Wadani.is.terroste

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 години тому

    Goosha isaaq ayaa gaadhiga lagu dhex wasayey oo munaarada luyta ku dhufatay markay macaasatey

    • @CrisaaqXasan-c7o
      @CrisaaqXasan-c7o 40 хвилин тому +1

      Mise waa qadan tii ciyaalku wasi.jireen

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 33 хвилини тому

      Sidi dhiloyinki gunxajis lodhabayey ayu kashekeyey, kuwasi wa qadan iyo amal miijo yar. Gunxajis dumarkooga miski sarakisha lagu tartansin jiray Ina dhiloy taas miyad ilowday

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp Годину тому

    Calow in xigmadii kaa dhamatay iyo in nacasnimo kuu qarsonayd baan garan wayey waayo boqor buur madow cidna kama boqo hadana kama haybadaysto
    Wuxuu la heshiiyey tolkii iyo deriskii halka aad donayso adiga iyo duqaydan gaboobay ee duq kaahin iyo duq salebaan inaad weli muusa biixi iska daba socotaan dameri dhaan raacday

  • @queenealsheakh
    @queenealsheakh 2 години тому

    ❤❤❤❤❤