DEG DEG MW Cirro oo Laalay Heshiiskii Badda, Eritrea oo Ciidankii Badda Heegan gilisay, Abiye oo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 15

  • @MaryanMaxamed-y5r
    @MaryanMaxamed-y5r 16 годин тому +3

    Mansha,allaah,ciro,guul

  • @maxamuudxasan261
    @maxamuudxasan261 13 годин тому +2

    Oo muxuu laalaa waraaqihii heshiiskaba muusaa qaataye. Wax waraaqo ah oo dawladda cusub ama parliament- ka midna lama siin. Markaa iska hadal bay ahayd ee wax jiraa ma jirin. Waayo waa sanad iyo bil.

  • @Sarta100
    @Sarta100 20 годин тому +4

    Waxaa la yaab ah doqonimada abiye dalkiisa ayaa gubanaya dsgaalana aafeeyeen uu asagu sidaa u gslay markaasuu bad uu xoogo raadinas war ninkasn caqligu xaguu ka galay waabe cawame waxaa laga kari la yahay faraha kala bax dhulalka soomasluya ertzreeya iyo jabuuti uu ku riyooday i uu boobi karo dhulkoodz iyobzdahoodz iyo qwyraadkoidz abiye waa kii ugu doqonsanaa xabashida ee hogaan qabta waa iska i dho tiraa hooga iyo halaaga uu baday xabashida sida ,orromo amhara iyo Tigree iyo soomaalida.waa nin isbtiaal dhimir u bashan.

  • @ahmedhaybe9764
    @ahmedhaybe9764 15 годин тому +1

    Bagaa lalaalay heshiis muu ahayne xaaraan buu ahaa

  • @zahraabdimatan311
    @zahraabdimatan311 20 годин тому +3

    Ba'ga ayaa loo joojiyey heshiiskii bada

  • @ClraxmaanAxmed-zy8ej
    @ClraxmaanAxmed-zy8ej 20 годин тому

    Hush hush
    Hoyadaa itoobiya

  • @sismail120
    @sismail120 19 годин тому +1

    Orodoo deg deg dhekhtar u doono kaa daweeya cudurka aad la liiladato ee aad ka qaaday Somaliland ,iscun

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 19 годин тому

    bada cas Somaalilnd baa ag joogta Eritrea ciidankeda wala cunaya

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 13 годин тому

    Khaniis Hassan shehk

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 13 годин тому

    Qudaarta waa laga iibsadaa qaadkana waa laga iibsadaa maxay somalilaand kasoo gala haa halaga kireeyo sida imaraadka lakiin 50 sano wayba isasiinaysaa haloo diido ilahay haynoo rumeeyo in lakiraysto maxuma laakiin waxkale ma ogalin

  • @HRU2100
    @HRU2100 18 годин тому

    SOMALILAND SINA UGAMA MAARANTO ITOOBIYA.
    ITOOBIYA IYADAA QUUDISA SOMALILAND LAGA BILAABO KHUDAARTA CAANAHA, MUKHAADARAADKA UU UGU HOREEYO QAADKU, KHAMRIGU IYO XASHIISHDU....

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 19 годин тому

    Soomaalida Reer waqooyi waa dad siyaasada ku gaamurey ma aha dad dhuuni raac ah
    Muusa Biixi markuu la galayey hisiiska Abyee Ahmed
    lama a heeyn inuu dalkiisi iyo badiisi iib sado
    wuxuu ku xumeeynayey dawlada Soomaaliya
    iyo isagoo doonayey in caalam u soo jeediyo Soomaaliland
    Muuse inuusan daacad ka aheeyn oo ay a heeyd iska Baashaal
    Hishiiskaasi waxa ku qoran cidaan a heeyn Muse Biixi iyo Abye Ahmed cid kaloo aragtey ma jirto
    Golaha Baarlamaanka ma hor geeyn golaha Guurtada ma hor geeyn
    Hada tan Xasan Shiikh iyo Abye Ahmed ku heshiiyeeyn cid aragtey ma jirto Baarlamaanka lama hor geeyn
    Xataa Xasan Shiikh intuu masaajidka ama Baarlamaanka kama hadlin
    Abyeey Ahmed baaba dadkiisi la hadlay uu yiri riyadeeni oo Bada ah baan helney
    Xasan Shiikh sheekadiisi waa
    Don't say anything.
    Hore ayaa waxaa loo yiri qofaan talin jirin haduu taliyo kii talin jirey baa iska tagayaa
    Xasan Shiikh wuxuu qabtey shoqo aan shaqadiisi a heeyn
    Odayaashii horey ee seefaha iyo waramaha ku difaacayeeyn Badooda iyo beriba
    Oo loo soo dhawaan waayey
    Ayuu maanta aan ku jirno waqti casri ah
    Ayaa Xasan Shiikh bixiyey
    Dhaarta ku qabay aamin

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 20 годин тому

    Fulan maba fahmoyi iibka gudaha kamasocdo dibada dibadana lacago dowlada kale damanada lacagta kahoreyso maba ahan lacagta gudaha wadanka uuleyahay shilin ila kumi sano lacag waraq aba qadadic dhedisa majirto yakala iibsanoyo hawo durugtay wiil dorey daray katurta kuwihore hakuqusto sey ukala qeybsamen hortoda lokala qeybsamay kee soharay ama laguxususta dalkisa