GABAY MAJEERTEEN BYE ABWAAN CABDI WAAXID GAMADIID

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 653

  • @abdiazizomar4443
    @abdiazizomar4443 4 роки тому +462

    Anigu majeerteen ma ihi lkn reerkaasi waa gob gobi dhashay waxaan ahay reer burco waa reeraha aan soomaali ugu jecelahay

  • @ceynaanshexaajiabuukar9535
    @ceynaanshexaajiabuukar9535 2 роки тому +82

    Majerten ma ihi laakiin waan jeclahay from shiikhaal culumada dalka viva majeerten

    • @happyqueen5158
      @happyqueen5158 2 роки тому +3

      🖤Love u to powe🤍

    • @sshigsshigow
      @sshigsshigow Рік тому

      ❤❤❤WALLAAHI SHEEKHAAL WAA SEEDIYAASHEY MJERTEENA WAAN AHAY

  • @Ahmedcaska571
    @Ahmedcaska571 4 роки тому +218

    Wlhy Anigu wxan modijiray Majeerteen dad xunbaan kaa Aaminsanan jiray Balse inay gobgobi shashay yihiin wxan Bartay Markii iigu horaysay een garoowe iyo qardho Aan tagay 2016 Anoo tahriib ahbaa laygu qabty qardho 5cisho wxan joogay xero ciidan Oo askartii ayaan wada sxbnay namanay xidhine way na hayeen uun Xataa maalinbuu taliyaha saldhigu intu nooyimi askartii ku yidhi walhi Hadii nimankas reer hargeisa idinka so cawdan sharciga wxan ahyn inan idin marinayn Anagana wxu nagu yidhi ninka si xun idinla hadla iso shega 3cishona wxn jogy garowe ma ilabi karo gobonimadoda inderky C.waxid calo gamadidna Runbu ka shegy

    • @suweytacali6468
      @suweytacali6468 4 роки тому +5

      ♥Thnks wlalo You welcome Dadkagii aya nahy

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw 3 роки тому +5

      Gob weeye mj

    • @Engrkhairdon3169
      @Engrkhairdon3169 3 роки тому +1

      Guul & Gobonimo

    • @mumtazqalanjo2300
      @mumtazqalanjo2300 2 роки тому +3

      Waa idin jeclahay abtiyaaladay in la xidho daaye in laydin firiyo ma jecli gabar habar yonisa muse jsmacail baa idhashay from mj madaxaa iisaran tihin abtiyaalo tolkey xata waa idinka jeclahay oo wiili waa abtigii ogaada gabdhihiinu caruurtay dhalaan inay idin jecelyihiin khaasatan Mj

    • @ibraahimciise4482
      @ibraahimciise4482 2 роки тому

      Mashallh mashallh ❤️

  • @Mass998
    @Mass998 4 роки тому +156

    Markaaan Gabaygan Maqlay ayaaan ka Guursaday anoo soo Daliishanaaya Markuu Abwaan ku Leeyahay.
    Waa inuu hiyiga kaa galaa Guri Majeerteene.
    Gobonimadiina Waan Helay uu Abwaan ku Sheegay, Allah ha ii daayo Xabadayda yare ♥.
    From Burco.

    • @SOOMAAL77
      @SOOMAAL77  4 роки тому +5

      Rooraaye Finiin aamiin maasha allah

    • @gamasb8222
      @gamasb8222 4 роки тому +5

      waad iga qoslisay runtii xabadaadayda yar

    • @Mass998
      @Mass998 4 роки тому +1

      @@gamasb8222 loolz...haa si waalan ugu naxsanahay saw maaha.

    • @suweytacali6468
      @suweytacali6468 4 роки тому +4

      ♥Dumashi Nolol Khayr qabta Ayanu idiin Rajayn Gurigii Lagu naste lagu Nagado Rabi Haka Higo♥

    • @Mass998
      @Mass998 4 роки тому +4

      @@suweytacali6468 Taas dhiggeeda Ayan Kuu Rajaynayaa Dumaashi, Mahadsanid. ♥

  • @teetee210
    @teetee210 3 роки тому +96

    Viva majeerteen dumashiyaal from habar awal girl

    • @AbdinurMSalad
      @AbdinurMSalad 2 роки тому +2

      Thanks dumaashi

    • @Kamayste2324
      @Kamayste2324 2 роки тому +3

      Ilmo landheera dashay wallahi oo billahi labo dowlad iyo labo saxan bey ka cuniyan🎉🎉🎉😂😂😂😂😂

    • @mumtaazsaid3103
      @mumtaazsaid3103 Рік тому

      ❤❤🥰

    • @shakuul
      @shakuul 4 місяці тому

      Isma geyno

  • @sabriinsiciid4410
    @sabriinsiciid4410 3 роки тому +87

    Gabaygaaas ayaaaa daarood oo dhan i jeclaysiiyay masha allah

  • @wiilwaal4491
    @wiilwaal4491 4 роки тому +121

    Majeerteen waxan ku bartay tahriibtii iyo qurbaha walhi rag dhiigle oo gob gob dhashay

    • @abdishakumohamed3314
      @abdishakumohamed3314 3 роки тому +2

      Dhalinyaro.aad.isla tahdiibteen miyay kujireen

    • @anfaclaki8551
      @anfaclaki8551 3 роки тому +1

      Tnx wll

    • @inaahmed2349
      @inaahmed2349 3 роки тому +7

      @@abdishakumohamed3314 Anigu Waxan La Socday 46 rer Bosasod ah Kaligay Aya Ka Ahaa Rer Jigjiga wlhi wa Go Gobi Dhashay

    • @naygajr3122
      @naygajr3122 3 роки тому +4

      @@inaahmed2349 de somalinmda marki laga so tago dhigodi ba tahy powe mj iyo ogaden somaha dhiga iyo dhuxa 💔

    • @cabdiraxmanmaxamed3978
      @cabdiraxmanmaxamed3978 3 роки тому +2

      Asc

  • @mohamedshelare153
    @mohamedshelare153 3 роки тому +141

    Nin isaaq ah oo majeerteen dhaleen ❤️

  • @abdirahmanfaarah9939
    @abdirahmanfaarah9939 4 роки тому +111

    Waa inuu hiyiga kaa galaa
    Guri majeerteen
    Masha allh alle ha idin xafido meel.kastaad joogtaan
    Waan idin jeclhy ❤❤❤
    From burco

  • @waanomedia289
    @waanomedia289 5 років тому +105

    Rer abtigay waa dadka somali o dhan ugu sharaf badan, nasabnimo, caqli, siyaasad iyo taariikhba gobonimo waa guri majeerten.

  • @aaminabshir8517
    @aaminabshir8517 5 років тому +183

    11 sano ku dhex noola walahi ma arag CId ka goabaysan runta sheegay gob weeye majeerten

    • @ciiltiremohamud8563
      @ciiltiremohamud8563 4 роки тому +3

      Guulayso wll gopanimada waa u dhalashe

    • @abdirahmanali5545
      @abdirahmanali5545 4 роки тому +10

      Walalkey oo hada ku nool America ayaa wuxuu daganaa 8 sano wanaag badan ayuu ka la kulmey dhaqanka reer bariga.wuxu yiri waa dad aad u wanaagsan oon cunsurinimo aan aqoon. Dad soo dhaween badan masha allah. Dad ka aaminsan ayaan ahey somalinimadu in ay wax walba ka weyntahey iyo islaanimada. In walal macaanyahey ninkii madi ah baa og. Qofkii qurbe ku nool ayaa og macaanka somaalinida iyo islaanimada.

    • @shakirismail2929
      @shakirismail2929 4 роки тому +2

      Aamina abshir gobgobdhashay adaa ah oo dhankena wanagsan arkay dad waxaajira sikastoo aad uwanagsantahay aan arkin ee xumaantada bas arka.

    • @dagancali6577
      @dagancali6577 4 роки тому +1

      mashallah will qLi

  • @khaalidhasan9703
    @khaalidhasan9703 4 роки тому +96

    Reer abtigey dad ka gobsan aduunkaba kuma nolo mj 😍😍😍🥰

  • @sharmarkeali9291
    @sharmarkeali9291 5 років тому +249

    wallahi qaar baa moodaya inuu ninkaasi majeerteen faaninayo lkn ma faanine rum buu ka hadlay majeerteen waa gob gobi dhashay anigoo aan ahayn baa u qiray midhkaa

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 3 роки тому +43

    Horta Majeerteenka carruurta ay dhaleen oo dhan iyagaa soo koriyay, waa qayb ka mida gobonimada uu abwaanku ku amaanay.

  • @togfilms6474
    @togfilms6474 5 років тому +183

    Isaaquna waa raga sida idiin amanayaa love idiinku nhy

    • @telltale1129
      @telltale1129 4 роки тому +14

      Inagaa idin ka daran duriyadii reer shiekh isxaaq ❤

    • @shukrihazzan2366
      @shukrihazzan2366 8 місяців тому +2

      isaaq reerka xigmadda illaahey ha idin daayo

  • @ahmedawaleh4985
    @ahmedawaleh4985 4 роки тому +64

    Anigu ma ihii marjeeten waxan ahy dir jabuuti wlllhi waa dad nasab ah waxaad taagey sambia waxan ku noôla muudo 5sano ah hal maaliin. Kuma dheex gojoon marjeeten. Shaqao nooc walba way isiiyeen sii shaaraf ah aayay iso dhaweeyen intan joogay sambia awoowe waxaan ahay imaa oraanian somali dadka igu fcn waa yaaga

    • @suweytacali6468
      @suweytacali6468 4 роки тому +3

      You Welcome Markale♥Wlalo Dadkagii ayaa Nahay🙏♥

    • @guulwade7078
      @guulwade7078 3 роки тому +5

      Odaygii majerteen ahaa Islaan ciise ah baa dhashay

    • @omarawil3544
      @omarawil3544 3 роки тому +3

      @@guulwade7078 udbo lacag illahey haunaxariste

  • @ismailabdi4206
    @ismailabdi4206 4 роки тому +112

    Laisma xasdee, walee reerkas wa gob. Big love from Baladwayne.

  • @PTNTV.
    @PTNTV. 4 роки тому +80

    Anigu Majeerteen ma ihi Lknse waa abtiyaashey iyagaa isoo koriyey heerkaan maanta joogo isoo gaarsiiyey aduunkaan u jeclahay weligey ciil ma dareemin ragg iyo dumar madaxay isaarteen walaahi waxaan qirayaa inay gob yihiin oo aanay soomaali cid ka Nasabsan jirin , wiilkay dhalaan halyey bay ka dhigaan ,ninkii ka guursadana ragga wuu ka sare maraa abtiyaashay walaahi waxaan ugu abaal mudo ayaan aduunkan jirin hooyaday Ramlo ayaa ka dhalatay boqolaal Ragg ah walaahi waa ka xiniinyo badan taay

    • @abdallejama7086
      @abdallejama7086 4 роки тому +2

      Mashallah abti nooloow

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 4 роки тому +2

      Waad u abaalguday abtiyaal adiguna Abti adduunkana duco barwaaqo caafimaad aakhirana jannah Aamiin

    • @nadifoabdi8621
      @nadifoabdi8621 4 роки тому +2

      Mashaa alah habo alha ku dhowro

    • @nastehosahal3581
      @nastehosahal3581 3 роки тому +2

      Gabo baatahey habo waxladhalo waa tahey allaha ku sharif❤️

  • @muniitamohamedofficall7343
    @muniitamohamedofficall7343 5 років тому +78

    mnsha allh reer abtikyga qaaliga ah majeerteen waa dawlad allow idin xifdi viiv abtiyaashye

    • @qhaalidcasiis2162
      @qhaalidcasiis2162 5 років тому

      Waabad ka dhalatay rer abtigaa iyo rer abahaa waa laba qabiiloo aad ka dhalatay mashaa allaah abti

    • @fartunabdullah6702
      @fartunabdullah6702 3 роки тому

      Thanks habo

  • @lolbob1906
    @lolbob1906 4 роки тому +33

    Wallaahi waa runtii liibiyaa ku arkey rag majeerteen colaad walbo jirta meeshey joogaan dharkan ku dhaqan jirey cabsi la aan meshey joogin dareenkey taagnaan jirey aragtidooda raganimada kamuuqata kaliya aamaan ku dareemey allaha illaaliyo . Waxaa yaalo badan raganimo ah ay ka fuliyeen tahriibta gudaheeda .

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 років тому +340

    Majeerteen kii leyGa beerayOw
    Like iisaraH abwaan abdifatax nasab weyeh wlhi Mahadsanid abwaaan

  • @ashrafanoor4985
    @ashrafanoor4985 5 років тому +332

    Hada majeerteen tahy like izaar

    • @hooyoali8142
      @hooyoali8142 5 років тому +3

      Viva mj Masha Allah baaraka Allah

    • @yomaaanyre1435
      @yomaaanyre1435 5 років тому +1

      Zxp aniga majerteen ma ahi mana kusaraye xoog miyaaaa

    • @jamha3683
      @jamha3683 5 років тому +8

      Aniga Sacad baan ahay lkn Ayeeyo hooyo dhashay baa Majeerteen cumar maxamud ah,,,,,Big respect to my rer Ayeeyo!,,,,,Viva rer Ayeeydeey!!!!!,,,,,

    • @hibohassan3817
      @hibohassan3817 Рік тому

      @@jamha3683 ayeyo nolow ku ldnahy ❤

  • @rahmohuseinahmed2877
    @rahmohuseinahmed2877 3 роки тому +63

    Rer abtigey aduunkaan ujeclhy way isoo koriyeen waligey layma dareen siin inaan meel kle kasoo jeedo gob waa layska sheegtaayee rer abtigey mj rer ka gobsan umalen maayo iney jiraan,, wax caaya waa unibcahay dunida ilhy ha idin xifdiyo boqortoyadii ilhy iga beerow 😥❤❤🇸🇱

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli 4 роки тому +77

    MJ waa dad xushmeeya isimada somali oo dhan iyo Boqortooyada Somali!!

  • @jamalgorgor7650
    @jamalgorgor7650 4 роки тому +84

    Majeerteen wa dawlad dhameystiran walalo afkaga caano lagu qabey
    Isaaqna wa lamid

    • @hamseabdiali3262
      @hamseabdiali3262 4 роки тому +1

      Lama mid ahee isaaq u ka sareya majerteen kan ad na barbar cararsinayso

    • @jamalgorgor7650
      @jamalgorgor7650 4 роки тому

      Hamse Abdi Ali nin gobanimada qiray adna raganimadisa shaki ja gelin bowe 😅

    • @mohazzabdiqaadir9724
      @mohazzabdiqaadir9724 4 роки тому +4

      @@hamseabdiali3262 hhh Tiro hday nqoto majertenba ka badan tarikhna warkeeda daba siyasadna kuma gaartid qabiil la taarikha Somalia maba joogo ee ceeb nio

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 3 роки тому +1

      @@mohazzabdiqaadir9724 wllo tariikhda mj leeyahay bal soo sheeg
      Faan beena mooje wax kale ma haysaan🤣🤔

    • @aishaahmed7021
      @aishaahmed7021 3 роки тому +2

      @@ayaanmohamed1862 dadki idin baray in siyaad barre lala dagaalami Karo la iskana saari karo idinkoo u heesa in ay cidiba ka adkayna aaminsan sow iyagii SSDF smeysty oo la dgaalamy awoodiisina wiiqiyey kadib bd SNM nga soo daba furateene

  • @Hafzar333
    @Hafzar333 4 роки тому +65

    2020 yaa ila dabanaya
    Kama dhalan lkn gob in ay tahay wala soo dhaq may❤️❤️❤️✌️

  • @mo1up264
    @mo1up264 3 роки тому +24

    Xaasidnimo ma fiicno walee reer abtigey waa gob Alloow dhowr ❤️❤️

  • @Cukaashe.
    @Cukaashe. 5 років тому +74

    *_Alla Gobsanaa garxajis gaar-ahaan Cida gale Waa loodaba fadhiistaa Suugaanta_*

    • @lolbob1906
      @lolbob1906 4 роки тому +4

      waad mahadsantahey inta nafaanisey .

    • @SOMALILANDXPRESS
      @SOMALILANDXPRESS 4 роки тому +4

      Thank you walalo
      Anaa ah ciidagale

  • @jamaaljacaylow3188
    @jamaaljacaylow3188 5 років тому +112

    Waa Gob Maj Anaa Qrya From Hargaysa

    • @Kamayste2324
      @Kamayste2324 2 роки тому +1

      Horta jaceylka reer waqoyi no qabaan weyne mashaaallah😂😂

    • @Banuhashim237
      @Banuhashim237 Рік тому

      @@Kamayste2324
      WAA XEERKA SAADADA, WAA XEER KA REER SHEEKH ISXAAQ.
      REER SHEEKH ISXAAQ DHEH REER WAQOOYI OO DHAMI IDINMA JECLA.

    • @Kamayste2324
      @Kamayste2324 Рік тому

      @@Banuhashim237 maxaad ka wada reer waqooyi ma cise iyo samaroon bad ka shekeyneysa

  • @naiimaamuslima2217
    @naiimaamuslima2217 3 роки тому +24

    GObtii Majeerteena waan ka.dhashay Gobaan ka dhicina waa idhaleen Isaaq rerabtigey cidaan lasimo majidho❤❤❤❤💯

  • @yasminbarre6135
    @yasminbarre6135 5 років тому +60

    Qofkii rabi kabaqaa baa gob ah janadana gaalah 💗

  • @maxamedfaysal4566
    @maxamedfaysal4566 3 роки тому +29

    Masha ALLEH.
    Aad baan u salaamayaa dhamaan inta halkan ku jirta ee majeerteen

  • @nonamemaryjane5831
    @nonamemaryjane5831 5 років тому +139

    Majeerteen iyo Isaaq waa walaalo💜 ayagaa Soomaali is kugu dhow. Afkaaga malab lagu qabay abwaan Gamadiid gob gob dhashay

    • @abdifatahfeysal3516
      @abdifatahfeysal3516 4 роки тому +4

      daarood iyo isaaq dheh
      majeerteen iyo isqqa looma sina

    • @dontwastetime8639
      @dontwastetime8639 4 роки тому +6

      @@abdifatahfeysal3516 they are same number bro. Darood too much for Isaaq to equate

    • @abdallejama7086
      @abdallejama7086 4 роки тому +1

      Daarood hadaad ka dhigtid adna dir baad noqnyza

    • @abdifatahfeysal3516
      @abdifatahfeysal3516 4 роки тому +7

      @@abdallejama7086 dir wax layidhaa majiraan sxo

    • @maxamedfaarax2954
      @maxamedfaarax2954 4 роки тому

      @@abdifatahfeysal3516 daarood hadaad gaysay aniguna dir baan ahay
      Isaaq iyo majeerteen baa siman

  • @maryams7387
    @maryams7387 5 років тому +45

    Goobo niimaad hooygeed waa guuri majeerteene waa Ruun tii fakad cano lugu qawe🌎

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 5 років тому +123

    He spoke from his heart ❤️
    Masha,allah

    • @shonazef7351
      @shonazef7351 4 роки тому +5

      Itv Somali hadad walal dhaqankii Daroodka iyo Isaaqa dib u eegto waad arkin gabyagu wuxu sheegayo

    • @abdallabashiirkhawlo
      @abdallabashiirkhawlo Рік тому

      ​@@shonazef73511aaaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤aa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @MaxamedAxmed-wh6bl
      @MaxamedAxmed-wh6bl Рік тому

      ASC
      1:12

  • @abdullahiceegag5086
    @abdullahiceegag5086 3 роки тому +15

    Horta anigoo nin majeerteen ah gabayga Markaan dhagaystay inama Caadi Ma’aha Waa nin culus oo rag ya qaan ah Mashaalah abwaan sare

  • @ahmedsimbaofficial5064
    @ahmedsimbaofficial5064 4 роки тому +56

    Majerteenku waa lagu gubtaa gaylan dirireede..✊✊

  • @bushrazakichanakya387
    @bushrazakichanakya387 3 роки тому +16

    Anaa ah majeerteen xadaa ikacday wallaahy😍😍😍😍😍😍

  • @gaalodiidabasgaalojabiye3699
    @gaalodiidabasgaalojabiye3699 4 роки тому +57

    Majeerteeèn ❤

  • @abdi-nm2vy
    @abdi-nm2vy 3 роки тому +42

    Majeerteenku waa reeraha soomalida ugu gobsan, gobanimo waxay taala guri majeerteen, hhh xagga siyaasada uun buu reerku yara faji badan yahay laakiin cidina gobanimo idinkuma gaadho waa idin salamaya from burco

    • @queentaasha9254
      @queentaasha9254 3 роки тому

      Wanu kaa qadany😂

    • @mumtazqalanjo2300
      @mumtazqalanjo2300 2 роки тому +1

      Waa idin jeclahay abtiyaaladay in la xidho daaye in laydin firiyo ma jecli gabar habar yonisa muse jsmacail baa idhashay from mj madaxaa iisaran tihin abtiyaalo tolkey xata waa idinka jeclahay oo wiili waa abtigii ogaada gabdhihiinu caruurtay dhalaan inay idin jecelyihiin khaasatan Mj

  • @abdirahmanfaarah9939
    @abdirahmanfaarah9939 4 роки тому +27

    Masha allh
    Majeerteen waa reer qaaliya
    ❤❤

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 років тому +48

    Thank you 🙏 Abwaankeena somaliyeed illaahay ha ku xafido Love 💕 from puntland 👏👏👍😍😍

  • @Somaliilaqsol
    @Somaliilaqsol Рік тому +23

    I love Majeerten waa dad goba my future husband wiil mj ah from hargaysa

  • @sammie1163
    @sammie1163 Рік тому +15

    Anoo isaaq ah waa jeclahey maasha allaah caruurteydaa ah waa gob gobi dhashey cidaasi walaahi I love reer xidigkey

  • @MuslimLifeCoach-q3d
    @MuslimLifeCoach-q3d Рік тому +6

    Qof Gob Ah ayaa Qira Wanaaga
    Cidkale. Abwaanku Waa Mahadnaqay. Waana Mahadsanyahay.
    Somaalidu Gun Malahan dhamaantood. Maxaa yeelay Waa Wada muslimiin. Gun Gaalbaa Ah.
    ان اكرمكم عند الله اتقاكم.

  • @luuldeggan2636
    @luuldeggan2636 11 місяців тому +10

    Mj reer abtigey hooyaddaay mcn MS cismaan maxamuud baahdirooble from xawaadle

    • @Yacquub21
      @Yacquub21 6 місяців тому +1

      Abti noolow❤

  • @huulaharliina2120
    @huulaharliina2120 4 роки тому +25

    reer abtigay ilahay haidin sharfo❤❤❤❤

  • @aishobishar3012
    @aishobishar3012 4 роки тому +16

    Wku faraxsanhy inuu ilaahy iga dhigay ilaahyna wa ugu mahd celinayaa inuu boqortyada iga dhigay🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

    • @abdilahiyouseph2642
      @abdilahiyouseph2642 4 роки тому

      Anigoo ah wiil s.m isaaq
      Geed hoostii iyo geel
      Gabadhyahey
      Ma kusoo gogol dhigtaa??
      Gubaa lalaxididaaye

  • @dahabilyrics
    @dahabilyrics Рік тому +6

    VIVA MAJEERTEEN🇸🇱❤🇸🇱❤🇸🇱

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 5 років тому +19

    Maashaa Alaah Afkaaga caana laguqabay laysma hagradee majeerteenku waa gobgob dhacay laysma xasdee.

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial7014 Рік тому +7

    Majeerteen ku waa laandheere laandheere dhalay adbn idin salamy mj dhamantiin waxaanan idin Leenahay guulaysta

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Рік тому +4

    Soomaalida markaan kala gurey ee gees walba u’eegay gobanimada hoygeedu waa guri Majeerteen.
    Abwaan hadalkaasi waa dhab.❤️ MJ.

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 3 роки тому +28

    Anigu waxaan Hubaa Guri Majeerteen inaadan kudhex Gaajoonayn
    Colaad iyo balaayana arkayn ilaa adigu durbaan colaadeed tuman 😂😂

  • @VivaWNP143
    @VivaWNP143 6 років тому +54

    Majeerteenku wa inay cidagale hoos u eegaan waligood cabdiwaxid alle ha daayo
    Wa genius

    • @SOMALILANDXPRESS
      @SOMALILANDXPRESS 4 роки тому +2

      Majèerten waa inu kor eegaa
      Hadii uu rabo inu arko
      Ciidagale ciyaar ma aha walee saldanad gun dheer

    • @unknownperson4596
      @unknownperson4596 4 роки тому +2

      Hhhhh afku intu kugu yaalo eed hadli karaysid iska hadal ciidagle waa sandalada isaaq kor meel aan ahayn lagama eego

    • @halimamohamed6529
      @halimamohamed6529 4 роки тому

      unknown person
      Sax ilaa sayidkii baa qiray qiimaha cidagale

    • @halimamohamed6529
      @halimamohamed6529 4 роки тому

      Cidagale hoo iyo hiilba waa leyahay waa indheer garad aan hadalka la gaban waxa u daliil ah gabaygan gamadiid inuu MJ u qiro wanaguu kala kulmay

  • @abdullahihussein3034
    @abdullahihussein3034 Рік тому +8

    Asc masha allan abwaan aad ayaad u mahadsan tahay sida runta ugu sheegtay abtiyadeey aan aad ka ugu jecelagay nafteeda ayaa u hurt lahaa abaalkooda ilaahay mooyee qof aduunkaan ku nool in uunan gudi karin waxaa ilaahay ugu mahad noqoyaa in ay abti ii yihiin majeerteen abtiyaal waxaad tihiin wadnaheygii ilaahay ha idin xafido

  • @shiddedhabar-jillicalice4646
    @shiddedhabar-jillicalice4646 5 років тому +44

    cajiib abwan cabdiwaaxid cali gamadid iyo boqortooyada majeerteen iidoor raga aan ugujecelahay waa garxajis gaar ahaan ciidagale

  • @qhaalidcasiis2162
    @qhaalidcasiis2162 5 років тому +21

    Hadaanu nahay beesha majeerten abwaan waad ku mahad santahay amaanta amaan Soomaali ayaan unahay aan ka dhalaney Soomaali waa mit

  • @Abdikariim-Eng-Boss-mire
    @Abdikariim-Eng-Boss-mire Рік тому +5

    Maashallah abwaan cabdiwaxid Gamadiid ❤🎉 25/October/2023 haben khamiis so galayso ya dawanaya xiligan 😂❤

  • @bangbangallday1390
    @bangbangallday1390 4 роки тому +21

    Majeerteen wa kuwa Soomaali tusay in Siyaad Barre oo laga cabsado si xad dhaaf ah ina xaq daradiisa in la iska celin karo.

  • @yasinfarah1831
    @yasinfarah1831 Рік тому +19

    😂 from Ismaamulka Galmdug Gabaygan wan ku Farxay

  • @fuadmahamud9660
    @fuadmahamud9660 5 років тому +38

    Wow reerka amaan ayuu kala dul dhacay fasaxa danbe markaan inshaalah tago dalkii barakaysna waa inaan garowe iyo gobtaa lashegay soboqda

  • @saamiyocabdi6216
    @saamiyocabdi6216 4 роки тому +14

    M.a my tolkay mj laygabeeray gob waatihiin Alaa igabeeray mj gobka ahaa😍😍😍😍❤

  • @Engibrahimshire
    @Engibrahimshire 5 років тому +47

    Masha allah Majeerteen Waa gobgobi dhashay

    • @shonazef7351
      @shonazef7351 4 роки тому

      aydh laascaanoodi Isaaqba wa sida. Dad isku dhaqan ah ayanahay. Sidasu u arakay wanaga Majeerteen

  • @marwoabdi8018
    @marwoabdi8018 2 роки тому +6

    Kama dalo dageysiga gabaygan wlhi masha allah tabaraakallah abwan gamadid afkaga cano lagu qabay👑majertenka walagu gubta gelan dirirede gutu ninkoda udhigma gobta leys hele🔥👑❤️gobaninada hoygedu wa guri majerten❤️abwan abwan dalay❤️libinta dadka lama qariyo❤️💪

  • @abdirahmansuleiman3675
    @abdirahmansuleiman3675 3 роки тому +8

    Majeerteenka waa lagu gubtaa geylan dirireede walahi waa run saa reer maxamuud oo soomali ugu xabad kulul baa ahe ragii dhafoorqiiq loo baxshay intii jamhad nimadoodii laga yaabay waagii kulmista

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 3 роки тому +18

    ❤❤❤
    Alxm gabygaan markaan dhageesto wn farxaa
    Ilahow na barakee
    ❤❤❤❤❤

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Рік тому +10

    Guul iyo gobanimo geesiyadii daaraawiishta ssc majeerteen boqortooyada buntlan allaah ku xafiido amiin ya bari geesiyadii 👑💕👑⚪️⚪️⚪️daaraawiishta ssc 💙♥️💪👍🇨🇦🇸🇴💓🤍🤲🇶🇦🤔💕👑🙏💛🆘🦁💯😍💗👌🥰🥰💋💜🧡💙🤍💙♥️♥️🇨🇦💙💙🔵⚪️💓

  • @muuminad3143
    @muuminad3143 4 роки тому +11

    Allah been umaad sheegin dad badan oo gobonimo leh ayaa ka dhashay abtiyaaladey MJ. Guul iyo gobonimo

  • @Husni143
    @Husni143 2 роки тому +6

    masha alaaah somali xun majirto balse lakala wanaagsan majeerteen kuma aanan soo korin wax badane kama aqaaano balse somalida kale waaka socialty fiican yihiin inta aan ka arkay waa dad lala dhaqmi karo dabecad ahaan diin ahaan iyo dhaqan ahaaane wanaagsan boqorad hadaa rabto majeerteen gabar ka guurso f.g hada ayaan wadadeeeda hayaaaa laadheere majeerteen bowe wuxu waa majeerteen inta aan lakaftamo ayagaan ugu jecelahy waayo kaa xanaaqi mayaaaan madaxina kor

  • @mohamedyuusf8779
    @mohamedyuusf8779 5 років тому +22

    Illaahey xikmada haku siyaadiyo
    Illaahey waxan ka baryey xikmadaadoo kale

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 роки тому +5

    Xikmadi iyo Suugaantii
    Reer Sh.isaxaaq

  • @zaamitimojilic326
    @zaamitimojilic326 6 років тому +45

    Masha allah Abwaane Afkaaga caano lagu qabay

  • @fahadmire2346
    @fahadmire2346 4 роки тому +8

    Abwaan allah haku sharfo. Somalidu waa wada gop waxaase ugu gopsan Majerteen iyo Isaaq.

  • @abdirahmanblue3621
    @abdirahmanblue3621 4 роки тому +9

    Laandheere banaan dagay weeye majeerteen ..every body know it .💕✨✨✨✨💓

  • @Realmaanka
    @Realmaanka 4 місяці тому +4

    2024 Almajeertenia

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 2 роки тому +3

    Ani waxan ahay majerten ok lkn... qabiil waxa Ka wngsn...islaamnimo because maxamed scw waxa uuu yiri qabiil wa uf..uf .uf.....maaanta laga bilaabo Muslim bn isku qabiil nahay... Allah is great...

  • @ilhaanmacalinilhaanmacalin4275
    @ilhaanmacalinilhaanmacalin4275 Рік тому +20

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 8 місяців тому +1

      Sallalaahu caleyhi wasalam

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 8 місяців тому +1

      Allahu akbar

  • @farahdiriye4793
    @farahdiriye4793 6 років тому +126

    horta somali ayay nahay laakin dadka wanagsan waa lo qira gobonimada majeeranku waa gob gobi dhashay. I am saaxil man

  • @abdirisaqbuux5750
    @abdirisaqbuux5750 5 років тому +33

    I'm fuqushini poy like ta hayla dhaafin nacalaa shaydaan ku yaale

  • @thuglife6551
    @thuglife6551 4 роки тому +11

    Abwaan waxa tahay qofkii ugu nasibka badnaa aatahy sasbta aad utahay aad isweydineysaa sax gabeyga dhigeyga ayuu qadey afkaga cano lugu qabey inshallah wn ku arkidona allo ku xiftiyo anagoo dhan allo naxifti lol 😂😂😂 love you 😍 🥰🥰🥰🥰🤘🤘🤘 hdlka mah ee waa qalbigag dhalaleya sidii lulka okale waye noh indhahag ifeya sidii bilicdii okale by beybe😊😊😊

  • @wiilhoog3204
    @wiilhoog3204 4 роки тому +17

    MaJerteen waa gob gob dhashay wlhi, majertena ma'ihi ogow, gabdh mj mustaqbalka insha allh.

  • @haniafduub9058
    @haniafduub9058 6 років тому +53

    Nin arka ka sheekeya wale waa runtis Fariid

  • @demanzlah-yl6tx
    @demanzlah-yl6tx 8 місяців тому +3

    2024 inta daawaneysa😂😂😊😊

  • @hooyoali8142
    @hooyoali8142 4 роки тому +12

    Masha Allah gobonimadu hoygeeda waa guri majeerteene afkaaga caana lagu qabay

  • @zahraabdi4399
    @zahraabdi4399 5 років тому +22

    Gamadiid yaaa la hilmaamin🌹

  • @mustafegigta4618
    @mustafegigta4618 4 місяці тому +1

    Abtiyal wa run wale gobanimo waxay taala guri majerten ❤️❤️

  • @mahdicarab7653
    @mahdicarab7653 2 роки тому +6

    Waa reerka kaliya ee dhul ayleeyihiin aysan qabsan cidkale soomaaliduna ka xishooto xuduudahooda

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 4 роки тому +6

    Abwaanku waa ku mahadsanyahay.
    We all Somalis one family dhammaana waa wada gob.

  • @geenyadadheer
    @geenyadadheer 2 роки тому +4

    Inta geelu dheeryahay lodiyo gabanow ariga intaasi khalqiga guud maree laysma gaasiree
    Soomalida markaan Kala guray een gees walba u eegay Gobanimada Hoygeedu Waa Guri Majeerteen💪

  • @sharmakefarah7485
    @sharmakefarah7485 Рік тому +6

    Viva majeerteen tollkay guulaysta from dhulbahante

  • @laacibkaabdirizak3972
    @laacibkaabdirizak3972 5 років тому +14

    Rer abti intu abwanka ka shegay ana marqati ka ah oo gurigooda ku so korey Inta dhihi laha bu yiri abwanka

  • @mohazzabdiqaadir9724
    @mohazzabdiqaadir9724 4 роки тому +13

    Guutu udhigma ninkoodu goobti lays helay Al-Majeertinah❤😂

  • @sadiqdigaledigale8914
    @sadiqdigaledigale8914 4 роки тому +16

    Isaq Ilahay hibo ayu Gabayga Usiiyaya mansha alh

  • @canshurcanshur7897
    @canshurcanshur7897 4 роки тому +8

    Wllhi somali mohamed aya isku racday maajeerteen waa goob goob dhashy ee alla iiga beeray guri mj

  • @abdullahi2646
    @abdullahi2646 2 роки тому +6

    Waa nin ciide gale ah abwaan gamadiid rageedi

  • @abdimuse5589
    @abdimuse5589 2 роки тому +6

    Gabaygan markaan dhagaystay qiiro ayaa igu jajabtay. Waxaan dareemay in Soomaali isku mid tahay lkn ay garan wayday sida loo wada noolaado. MJ ✅💯💙❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅✅✅✅✅💙💙💙💙💙💙❤️❤️❤️❤️✅✅✅✅✅❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdowali463
    @abdowali463 4 роки тому +4

    Illahay ha ku sharfo Abwaan Gama'diid. Majeerten wa reer boqortooyooyin guun ah soo lahaa. Dhaqanka iyo gobanimadana caan ku ah. Gobanimo haday jirtay guri majeerteen ugu tag.

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 3 роки тому +5

    Cabdiwaaxid abwaan qiima badan ayaan u aqaan anigu aftahamada suugantana aad u yaqaan dhanka kalena waa nin garxajisa oo guurtida duriyada ah gaar ahaana waa gobtii ciida gale oo reeraha xaga suugaanta laga gaata ah mahadsanid abwaan

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 Місяць тому +1

    Ilaahoow majeerteen adigaa iga dhigay maasha Allah waa wax lagu faano ilahay baa Naga taxadaray

  • @hassanwarsame8901
    @hassanwarsame8901 5 років тому +23

    Waa ruuntiisa abwaanka ma faaniinayo majeerten ee ruun. Ayuu ka hdlay ano ma ihii marjeerten ikn waxaan mama dhashay marjeerteen waxaay ahayd diir ano wax dad ah ka gareeneen sambia ayaaad taagay ruuntii sii fcn ayaay iiso dhaweeyen naasabka somaliyeed wayeey. Awooowe waxaan ahayn umaa oraaneen