Cabdi Waaxid Gama-diid Oo Gabay Cajiib Oo Hargeisa Ka Tiriyay Fariin Ugu DIray Reer Galbeedka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2022
  • Cabdi Waaxid Gama-diid Oo Gabay Cajiib Oo Hargeisa Ka Tiriyay Fariin Ugu DIray Reer Galbeedka
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv - bit.ly/3OtZlnj
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / bulsho-tv
    bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

КОМЕНТАРІ • 33

  • @bashirabdulle7625
    @bashirabdulle7625 Рік тому +6

    masha Allah
    Abwaan Abdiwaxid
    Boowe mahadsanid tusaalaha iyo
    murtida dhaxalgalkaa ee aad noo soo tabisay

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Рік тому +4

    Ma sha Allah Abwaan C/waaxid ilaahay haku xafido oo carabka iyo caqligaba hakuu barakeeyo. 🤲

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Рік тому +2

    Masha allah

  • @jaamacmahad386
    @jaamacmahad386 Рік тому +5

    Jaamac xiid inankisi bartay sida wax loo cuno: heersare ninkii aan ku waday hoos usoo noqoy hamadayda iyo taabtanaan haab isu lahayn horu madhi mid loo soo dhigay oo haariyaa yimid

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj Рік тому +8

    soomaalaay waxa iga su'aal ah haddii aad waxaad qoreeysaan Afkiina ku qortaan ma xabsi baa leeydin gelinayaa? Bal boorka Abwaanka ka dambeeya eega waxa kuccxqorsn waa english, meeshu maaha usa briten, canada, maxaa sabab ah oo ingriis loogu qorayaa? meeshu waa soomaaliya dadkuna waa soomaali,

  • @khadarxasan6799
    @khadarxasan6799 Рік тому +4

    Illahay oo ku nuur cabdiwaab gamadiid

  • @clraxmaanmaxamuud451
    @clraxmaanmaxamuud451 Рік тому +3

    Abwaan C/waaxid gabayo Murti miidhana ayuu ilaahay kumanaystay

  • @sofiaqalifmohamed8254
    @sofiaqalifmohamed8254 Рік тому +1

    Mashalaah

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 Рік тому +6

    Fariiiid abwaana weeye NOOLOW 😂

  • @muxiyodiinmaxamed759
    @muxiyodiinmaxamed759 7 місяців тому +1

    Libaax abwaanki wayna e qiimaha cabdi waaxid cali gamadiid

  • @iibgeeyeonlinemarket1210
    @iibgeeyeonlinemarket1210 Рік тому +2

    Heer sare

  • @shiine111
    @shiine111 5 місяців тому +1

    Abwaan noolow waayo badan

  • @AbdelFatah-ws2py
    @AbdelFatah-ws2py Рік тому +1

    ❤suere quweys maha DIR

  • @mustafe6531
    @mustafe6531 Рік тому +2

    M.a abwan tell ayaa ifudaydinkara

  • @Xoogsade27
    @Xoogsade27 Рік тому +2

    Abwaan culus weeye

  • @trlkadan3257
    @trlkadan3257 Рік тому +3

    Maashaa Allah

  • @khadarxasan6799
    @khadarxasan6799 Рік тому +4

    Sudaan ayay kasoo baxeen badankoodu maqaaxiyaha ayay sigaar shanta saladoodba ku dhqmaystaan iyagoo cilmigooguba ahaa in loo kala shekeeyo isaga iyo diintiisii islaamka waan ka naxaa rag waal waalan ayaad modaa timahaa raamo noqday xataa mq maydhaan ala koodnimona way ku darsadeen xataa waxay marayaan ineey dawarsadaan sigaar bay kuwaydiinayaan jaamacado badan ayaan kabaxnay ayay ku odhanayaan bugaag calmaaniyad iyo shaydaan caabuda ayay wad sitaan cabdi afloo ka ilkaha madhan waa markii imisaad ee uu musalafay uu ka baryootamay social media oo waliba sida khashin barbara dowlada hoose uu dul seexday kartoon markaad ilaahay ka fogaato waa iska nocaas

    • @Banuhashim237
      @Banuhashim237 Рік тому

      @ khadar xassan
      NIMAN MULXIDIIN AH OO AKHWAAN MUJRIMIIN AH AYAA WAXAY SOO BAREY, WAXAY BARTEEN WAA MURAN MACQUUL AH KU QANCI QOFKA ( LOGIC ARGUMENT PHILOSOPHY)

  • @AbdelFatah-ws2py
    @AbdelFatah-ws2py Рік тому +1

    Dir somaliland

  • @XusenAbdi-hk8tp
    @XusenAbdi-hk8tp 3 місяці тому

    😅😅😅

  • @WaRdI5
    @WaRdI5 9 місяців тому

    😂😂😂😂

  • @xayadmaxamuud2955
    @xayadmaxamuud2955 7 місяців тому

    😂😂

  • @ururkamacdaadkamidnimo2854
    @ururkamacdaadkamidnimo2854 Рік тому +1

    kkkkkkkkkkk qosl beerkaa i casaaday ciiidan galle pure qosolkay noo qaabilsnyiin

    • @am.b5688
      @am.b5688 Рік тому +1

      Idinkuna inaad cuntaan Somaliland wixii soo gala ayaad qaabilsan tihiin!

    • @aishaadem9179
      @aishaadem9179 10 місяців тому

      Kuwaa madhan u sheegay ayaad ka mid tahay murtida fahmin
      Hacoo

  • @user-jh5mc1ih8v
    @user-jh5mc1ih8v 5 місяців тому

    Aad ayaan u necbahay ninkani .
    Waa western phobia.
    Dil weeye caqli jaahilka ah

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 3 місяці тому +2

      Gaal jacayl baa ku haya ma nooca gaalada guska udhuuqa ee maskaxda laga gumeystay baa tahay

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 Рік тому

    Mansha allah

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Рік тому

    Cabdi waaxid Abwan horta qaranaka Barkeysan ee caruurtaa quraxda badan wax ku barataa eed nabad ku joogto maxaad gabey somalialand u sameyn waydey majerteenba u samasey

  • @muqtarcabdi7417
    @muqtarcabdi7417 Рік тому

    Masha allah