DEG DEG Canfar Oo tiri Jabouti, Somalia, Ilaa Gaarisa ayaa nalaka soo Weeraray, + Siyaad Barre & 77

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • wararka iyo falanqaynta Warbaahinta QARANKA TV:

КОМЕНТАРІ • 74

  • @AnissAnisa-d3d
    @AnissAnisa-d3d 2 місяці тому +12

    Inshala allah gull gull Reer sitti Somaligalbed Luyu bolic ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 місяці тому +6

    Soomaaliyeey waad arkaysaan ood maqlaysaan soomaalinimadu hashaqayso cadawgu uu badan yahay inaguna waxaanbisku haysanaa qabiil iyo qudhun baraagu ayaa lobahan yahay

  • @aishajamac3316
    @aishajamac3316 21 день тому

    ❤❤❤war hadaan nahay
    Reer gsrissa soomaaLiweyn waa waLaaLaheen waan wada jecelnahay waana garab taaganahay
    Soomaaliweyn guuL iyo
    Gobonimo
    Yahuuda argagixisada ugus ee qawaariijta ehna
    Allaha jabiyo oo mucjiso Allaha kurido qawaariijta
    Yahuuda ugus ee shabaab
    NacaLad haku dacdee

  • @niciimamaxamed8441
    @niciimamaxamed8441 2 місяці тому +2

    wacnaan lahaydaa haday sidaa ay sheegayaan ay soomalidu u midaysnaan lahaayeen😢

  • @user-gf6mu3fr3v
    @user-gf6mu3fr3v 2 місяці тому +2

    Soomaaliyey wa idiinka maqlaya beenta canfartu uso bandhigayan itoobiyada wa in soomaaliyey loo jawaaba beenta canfartu itoobiyada ka ibiinayan af-xabashi sida ugu dhaqsaha badan.Guul soomaali galbed.

  • @faisaabdulahi8264
    @faisaabdulahi8264 Місяць тому

    Anagu soomaali baan nahay waa in gacmaha la isqabsadaa oo la midoobo insha Allahu soomaaliyeey kaca oo yaal la iddiinka adkaanin ilaahay ha iddiin la jiro insha Allahu

  • @theonlyman1405
    @theonlyman1405 2 місяці тому +1

    Guul guul somali way 🇸🇴🤝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪

  • @abdi6533
    @abdi6533 2 місяці тому +1

    Can fartii waxay leedahay somali oo dhan ayaa na soo weerartay marka caqliga ha shaqeeyo somaliyeey midnimo ayaa na deeqdo taas ogaada

  • @osmanali308
    @osmanali308 2 місяці тому

    Walal u sameya meel dadka wax loogu soo diro dadka waxaa ka muuqdo busaaro aad u daran marka qoloyinkiina war baahinta dadka ha loo sameyo meel Armin ah oowax loogu soo diro in sha Allah waad salaamantihiin from Australia

  • @user-iw7zs5yf8r
    @user-iw7zs5yf8r 2 місяці тому +1

    Wishatam waranyo antee leeba cafar somali alle

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 2 місяці тому +3

    Hhhhhhh waa ay ooyayaan canfartii soomaaliya guul iyo gobanimo insha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdi6533
    @abdi6533 2 місяці тому +1

    Hhhhh intaas haday ku soo weeraraan kuma aadan nookaateen geeska afrika

  • @MaxamuudXuseen-qh1ll
    @MaxamuudXuseen-qh1ll Місяць тому

    Guula. Xabashadu xaliisakadhiciyo

  • @user-np7nn7xl5o
    @user-np7nn7xl5o Місяць тому

    Guuul 🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🦁🦁🦁🦁

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 місяці тому +3

    Qaranka TV waxan Ku leehay ciise iyo canfar may gudboon yihiin mise canfar iyo soomaali ayaa gudboon balse cimrigood ciise iyo canfar ayaa islayn jiray 3 sano ka hor garbaciise 450

    • @sadamda3865
      @sadamda3865 2 місяці тому

      Somali iyo Afar aya gudboon wll

  • @MohamedAden-vo5lj
    @MohamedAden-vo5lj 2 місяці тому +1

    Dalku wadajir buu ubaahanyahay Somalia waa dad layaqsano raganinadoosa iyo geesinimadooda taariuqdu weeyqorantaa waa baa itibiyaan kadabkooda lajarayay waa yagii loo soo hiiliyay cabaad kooda lamaqlaayay waqtigii siyad bare hadana wexeeyba keeneen ineey dhahaan Bada iyo barriga Somalia inagqa iskale qaaligaa hakuriyoon intuu nool yahay hal qof oo Somalia

  • @maryanabdi7338
    @maryanabdi7338 Місяць тому

    Waa sax waxaa nahnay hal dal iyo hal dhul

  • @moussabouhfarah2655
    @moussabouhfarah2655 2 місяці тому

    Masha allah nin wadani ah rag iskuma jiro illahow somalida waniga ah u gargar

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 2 місяці тому +1

    Asc mudane ❤

  • @AdamHirsi-dg1lc
    @AdamHirsi-dg1lc Місяць тому

    Soomaaliya ha midowdo Insha Allah

  • @faisaabdulahi8264
    @faisaabdulahi8264 Місяць тому

    Dhulkaad haysataan soomaali baa iska leh ingiriiska ayaa iddiin siiyey xabashi dhulka ilaahay ha iddinla gooyee adduunka xabashi ayaan u necebahay ilaahay ha iddiin dhameeyee kuligiin xabashi balaayo iddiinku dhacday barigaasi ruush ayaa iddiin hiiliyey garacyahay kuwaasi haddii aysan iddiin hiilin lahayn waan iddiin qabsan lahayn

  • @Musecalimaxad123Foodey
    @Musecalimaxad123Foodey Місяць тому

    Waankaxunnahay anaga hiilo iskadaaye xuduudka kilinka magalikarno yaausheego adoonkaas

  • @GaraadJaabur-je3ig
    @GaraadJaabur-je3ig 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤ siti guuul guuul Isha allaaah

  • @AnissAnisa-d3d
    @AnissAnisa-d3d 2 місяці тому +1

    Miya lawayay qaf Somaliha o u jawaba afar Cado qawan af xabashi ugu hawaba

  • @DalmarmaxamedDalmarmaxamed
    @DalmarmaxamedDalmarmaxamed 2 місяці тому

    Itobiya waa eeytaqaanaa soomaaliyasoomasocoto itobiya ee canfareey isnkataga oo kacarara soomali waa libaaxa afrika

  • @barwaqoHashim
    @barwaqoHashim 2 місяці тому

    Guul guul Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🙏

  • @AnissAnisa-d3d
    @AnissAnisa-d3d 2 місяці тому +1

    Afar Cado qawan waxba maaqadi kaarto waa caalacal 😂😂😂😂😂😂

  • @MoussabSaid
    @MoussabSaid 2 місяці тому

    Guuuuul guuuul

  • @IbrahimMaxamuud-ip2jt
    @IbrahimMaxamuud-ip2jt 2 місяці тому

    Kkk kkk kkk confer xaarka Cashada guul guuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MoussabSaid
    @MoussabSaid 2 місяці тому

    ❤❤❤ guuuuul

  • @Musecalimaxad123Foodey
    @Musecalimaxad123Foodey Місяць тому

    Ey eydhalay

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 місяці тому

    Cabaadkan iyo calaacalkan cafarta uyeerta kudheh etiopian kasta shaarbahaa dhulka leydinku xirayaa , dulmigiinu aadbuu ubataye,

  • @user-lp6gr2br3o
    @user-lp6gr2br3o 26 днів тому

    Wacassi waa wax dhamatey. Ina buux ingiliis dhaxdedi wu kuu dhameyey baa. Ee ruuntu chegey

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k 2 місяці тому

    Guul guul reer soomaali galbeed, hadan ugurman karno wiilasha soomaali galbeed maba joogneyn ciilba nahaya dagaalka kaligood ku qabsadey meel kaligood ah allah ayaa idiinla jiro guuleysta abiy ayaa soo hubeeya oromka aad noo naceb

  • @user-ve8ev3qp8s
    @user-ve8ev3qp8s 2 місяці тому

    Guulll

  • @faysalibrahim3202
    @faysalibrahim3202 2 місяці тому

    Wa imanayna

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 2 місяці тому +1

    ❤🎉

  • @Musecalimaxad123Foodey
    @Musecalimaxad123Foodey Місяць тому

    Yaaii sooQabto wacalkaan

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 2 місяці тому

    Yaahuu. Somali ayay ku waasheen

  • @MukhtaarCabdi-z8p
    @MukhtaarCabdi-z8p 2 місяці тому

    Soomaalidi.killalka.joogtay.ayaan.ku.dhamayn.dagaalka.canfartii.way.jabtaye.qallaxa.ku.adkeeya.la.dhaha.

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 2 місяці тому

    waxaan kuu shegaya wariye horta itobiya way ogtahay waxa ka jira halka lagu dagalami iyo cida dagaalamaysa raysal wasre abiina wuu ogyahay xisbiga biibina wuu ogyahay waxa dagalami in ay yihin dadki gobolka siti daganaa ee la xasuuqay ee dhulkodina la dhacay oo laga qaatay xolahodina la dhacay iyo cidanka deganka dds oo tageraya ee in aysan somali kale meeshas jogin itobiya qawmiyadahoda iyo dawlada fadaralkuba way ogyihin taas odayashan walan cidna ma dhagaysanayso in canfar ay gardarada ledahay oo weerarka iyagu wadana way ogtahay itobiya dhawr jeera canfar waa lala hadlay oo dagaalka daya waa la yiri waxay dhehen gobolka siti oo dhan anaga leh ilaa maayso taasna waa la ogyahay oo fadaralku way ogyihin isku wada duubo dhulki canfar la siiyay ee dawladi hore ku warejisay sida gardarada ah waa la soo celin insha alaah itobiyo dhami haday timad wax canfar naga celin karaa ma jirto dhabi ayaa u soo baxday waana la xorayn siti insha alah itobiyana waa lawada yahay halqowmiyad oo u hilin hadaan aragno qawmiyada shacabkeda dds joga birtan ka aslayna waa sas xaalku

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs 2 місяці тому

    Muxu yiri Somali.weyn.oo dhan.baa
    Nagu soo cayday .aaa war yaa.isgaray dheh. 😂😂😂🤭

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc 2 місяці тому

    Astaqfirullah Dadku siday inoo maleeyaan io sidaa aa nahnay 😂😂 somalidu iyagaa islaaya o isku. Maqan dadkuma waxay modayan inay isku soo gurmadaan
    Hadan isku hiilino wllhi Ethiopia io kenya dhul inagama haysateen

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m 2 місяці тому

    Canfartaa saxsan Deegaankooda 3da dal wuu isku xidhnaa Soomaalida ayaa 77kii ka faaiidaysatay

  • @Hagimumin
    @Hagimumin 2 місяці тому

    WALAAL KA HADAL SABABTA SOMALUDA LIGU DIDAN YAHEY LAMIGA MARA CADEYTO GARBA CIISE & CANDHUUFO, LAMIGA WUXUU KA YIMADAA DJABUTI YAA ISKA LEH DJABUTI WAA SOMALI, KA WARAN HADII SOMALI AY XIRTO LAMIGAAS?
    MARKA SOMALI KAMA MARANTO DAWLADA ETHIOPIA MARKA RUN HA LOO SHEEGO, SHACABKA GOBOLKA SITY AMANKODA AYEY KU XIRAN TAHEY FURDADA DJABUTI RUNTA RAGA KAMA NIXISO. SI WADA JIR AH UGA HADLO WALIBA SITASINTA CIISE RUNTA HA U SHEGAAN ABY AHMED & DAWLADA ETHIOPIA.

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 2 місяці тому

    Waa beenaale waanse is ka celinaynaa xaarka canfarta

  • @xamfarah5309
    @xamfarah5309 2 місяці тому

    Somali meel kasto ay joogto hal cadaw ay leedahay itopia oo rabta in dhulkeena booboo anaga o nool somli waa hishiis Mark cadaga dibada na na soo hawysto somali wa idiin duceeyay

  • @user-kx1ps4ib5x
    @user-kx1ps4ib5x 2 місяці тому

    Sxb waxan kuu sheygeynaa hada waalaheli karaa soomali 5 ta dhinac ka imaaday ee hala helo meeshey kusoo dagi lahayeen

  • @AnmTV3329
    @AnmTV3329 2 місяці тому

    Cafarkan aadbuu u akhlaaq xunyahay Adan Faarax kamuu xishoon wuxuu rabuu kuhadlayaa nacaska miskiin Cafar calaacalka kadhamaaday cafar tabar mahayso

  • @HussenMouse
    @HussenMouse 2 місяці тому

    Walalahayow wadmahadsantihin.tugani.wuxu.kuhadlayo.wanmaqlaya.afka.axmarkaba.wayjejenayane.somalidu.waxaytidhda.dameruhu.intay.cida.baran.ayay.dhusada.bartan.weyi

  • @hassanrobleh2972
    @hassanrobleh2972 2 місяці тому +2

    Mile hawasa moyaleh ana kale

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 2 місяці тому

    Waa in loojawaabaa cafar ta

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 2 місяці тому

    alaylahe aadan faarax nabsi baa ku dhacay shacabkisi uusan u hadlin ee uu ka aamusay xitaa tacsi marki lixboqol oo caruur iyo hawena lagu gawracay xasuuq aduunko dhan ka yaabiyay uu ka dhacay go nabsiyow waxa uu yidhi aadan ani way i simanyihin canfar iyo somali umana kala hilinayi taas waa nabsi cawana sidan ayay u hadlayan waa nabsi

  • @Musecalimaxad123Foodey
    @Musecalimaxad123Foodey Місяць тому

    Aabahaa afkaQaloocan kawas

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 2 місяці тому

    Waxa ku dhaca way ogaan doontaa canfar qurunley

  • @user-vi3yp9vy7j
    @user-vi3yp9vy7j 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-tu7dq2de4i
    @user-tu7dq2de4i 2 місяці тому

    Beenale cafari ah

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs 2 місяці тому

    🤭😂😂😂😂😂

  • @SmilingButterfly-ms8ke
    @SmilingButterfly-ms8ke 2 місяці тому

    😂😂😂😂

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 2 місяці тому

    Waxan ka yabayii waxan danakilo beenta ayii sheegana wa wixi ethiopia lagu sheegayayi wa wan jaal kii o cada

  • @ijama3578
    @ijama3578 2 місяці тому

    Somaali dantooda allaha tuso

  • @saadadawa621
    @saadadawa621 2 місяці тому

    Benaleh fak

  • @Musecalimaxad123Foodey
    @Musecalimaxad123Foodey Місяць тому

    Aabahaawas

  • @GaraadJaabur-je3ig
    @GaraadJaabur-je3ig 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤ guul guuul isha allaaah

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 2 місяці тому

    Maxa been la isku sheegaya afars

  • @IbrahimMaxamuud-ip2jt
    @IbrahimMaxamuud-ip2jt 2 місяці тому

    Heady itoobiya soofara Galiso dagaalkaas dhaman soomaalidu ha umidoobaan❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 місяці тому +1

    450 haween iyo caruur ah ayaa lagulaayay oo ciise ah iyo waliba cadayta iyo cundhufo shacbigii lagabara kiciyay hada shacbiga gobolka siti iyo liyuuga dds ee soomaali kale majirto