Markabkii Dagaal ee Turkiga oo Gaaray Lughaye, & Ciidankii Turkiga oo Badda-cas galay, Jabuuti oo...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

КОМЕНТАРІ • 165

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 27 днів тому +8

    Mashallah waa arin lagu farxo Alhamadullah
    Welcome Turkiye to somalia sea

  • @user-gf6mu3fr3v
    @user-gf6mu3fr3v 27 днів тому +3

    Masar ha so gasho soomaaliya.Turkigu sidan modeyney wey noqon wayeen dantooda ayey ka hore mariyen madax banaanida soomaaliyed.

  • @DaoudHersi
    @DaoudHersi 27 днів тому +1

    La Turquie ne conduit pas ce qu'il fallait

  • @yonismahamoud5245
    @yonismahamoud5245 27 днів тому +2

    Masar haday faido ay ledahay falastin dhaforkeda bal daya somali yeey
    Turkiga wax dhama lawaa 😂

  • @fadumoabdulkadir1388
    @fadumoabdulkadir1388 26 днів тому +2

    Turkiga wan jeclanjirey lakin marka ay bilwdey in badena gorgor ay gelisy ayan ka shakiyey hadan qaldanaheyna iso sheg

    • @user-gf6mu3fr3v
      @user-gf6mu3fr3v 25 днів тому +1

      @@fadumoabdulkadir1388 Walaashay wa runta ma khaldanid.

  • @geediali437
    @geediali437 27 днів тому +2

    Ma hooyadaa baa waday markabka mise kii hooyadaa u fataali jiray waar bal car soogaadha geed dheer iyo geed gaabanba fuusheenoo waad ku fashilanteene

  • @abdihasanjama9829
    @abdihasanjama9829 27 днів тому +1

    Anigu waxaan qabaa haddii Turkiga daacad ka yahay ilaalinta heshiiskii dhexmaray Somalia iyo Turkiga iyaga ayaa mudan laakiin waxa ay mudan yihii in aad iyo aad loogu taxadaro Turkiga

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 26 днів тому +1

    WAA FARXAD, IN MAANTA BADDA CAS EE SOMALIA SOO GAARAY, BIYAHA SOMALIA, ORDOGAN GUULEYSO WALIGA.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 26 днів тому +1

    Turki laba faras inay isku sarnatay rabta ma yelno Turki wa na gacan bidxeysay, waan jeclen laakin noma mamusin siday Qadar u yeshay. Allaah nagu filan, Masar ma aaminsani inay difaac dhaba Somalia u noqonayso.

  • @user-jj2nh6uv8o
    @user-jj2nh6uv8o 26 днів тому

    Turkiya

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 26 днів тому +1

    AALLAHU AKBAR.....ALLAHU AKBAR.......ALLAHU AKBAR.. MADAXWEYNE RAJIP DAYIB ORDOGAN GUULEYSO WALIGA.

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 27 днів тому

    Turkega ayaa mudan shaqada illaalinta badda Somaliyeed.

  • @hachidirir1890
    @hachidirir1890 27 днів тому +1

    Waa masar waayo turkiga dans awuu ku leeyahay itoiya iyo somaaliyaba

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 26 днів тому

    Ani holand ahay cidama sodira uk iyo iskodland

  • @cusmanMohamedabdi
    @cusmanMohamedabdi 26 днів тому

    Turkiye

  • @nimohussein7629
    @nimohussein7629 26 днів тому

    Turkiga baa fiicn. No Egypt 🇪🇬

  • @ShamsoHashiElmi
    @ShamsoHashiElmi 27 днів тому

    Turkis ayaa nydannede, Masar dabadeede haka ceshato Israel iyo Mareykanka

  • @IbrahimHoussein-z2i
    @IbrahimHoussein-z2i 26 днів тому

    Benaaley ! Benaaley ! Benaaley ! Xassiid !

  • @yassinshiremohamud779
    @yassinshiremohamud779 26 днів тому

    Turkigaa mudan in lagu aamino ammasnka Somalia ,Masar waa waxmatarayaal aan hiil iyo hoo midna lahay.

  • @user-pn3jy1bb3m
    @user-pn3jy1bb3m 24 дні тому

    Turkigu wu ku mudan wahay ilaalada bada Somalia .

  • @crisaaqxxuseen6444
    @crisaaqxxuseen6444 26 днів тому

    Turki baa mudan

  • @AsatYacqub
    @AsatYacqub 26 днів тому

    Turkiglagu aminikara

  • @user-os2lz9od8g
    @user-os2lz9od8g 27 днів тому +1

    Hadba dawladii inoo difaaca badeena Ayaan inoo fiican waayo Somalia maleh ciidan badeed

  • @moamohamed2268
    @moamohamed2268 27 днів тому +1

    Ilalinta somaliya Waxa mudan turkiga

  • @mohamedabowmayoow2250
    @mohamedabowmayoow2250 27 днів тому +1

    No MASAR HAA TURKEY !!!

  • @HersiAbdi-q1d
    @HersiAbdi-q1d 27 днів тому

    Turquia is better for a sea of somalie

  • @ahmadabtidoon7081
    @ahmadabtidoon7081 26 днів тому

    Turkiga

  • @AbshirCadow-lv3ze
    @AbshirCadow-lv3ze 26 днів тому

    Turki

  • @raafxero527
    @raafxero527 27 днів тому

    Masar wax kalee uma socoto, Ethiopia iyo wabiga mara Masar.

  • @samatarxuseenalmagan4142
    @samatarxuseenalmagan4142 26 днів тому

    Msha Allh guul guuul Turkia lughaya waydhisantay Isha Allh tucaalaa

  • @AdmiringBaseball-jh7js
    @AdmiringBaseball-jh7js 26 днів тому

    Dr. axmed sayd Dawlada turkiga ayaa,mudan,waayo,masar,lama'aaminikaro,awood,iyo,dhaqaale,ahaana,masar,waxba,matarikarto,soomaalida.

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 27 днів тому

    ABIYEE OROMO reer jibuutigaa qaatii ayuu kaa taagaan yahaay.

  • @abdimohamedcilmi8646
    @abdimohamedcilmi8646 26 днів тому

    Information kaagu mar walba xaqiiq ha ahaado

  • @nibo5707
    @nibo5707 26 днів тому +1

    Turkey baa mudan in lagu Aamino

  • @abdihayiabdi226
    @abdihayiabdi226 27 днів тому

    Manaba ha,isku,aaminin
    Ciidamo ajnabi

  • @alimahamouddoualeh3623
    @alimahamouddoualeh3623 26 днів тому

    Turquie

  • @Shafici-td8sg
    @Shafici-td8sg 26 днів тому

    Waaxaa mudan masar

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 26 днів тому

    Turki a mudan

  • @MahamedSubagle
    @MahamedSubagle 27 днів тому +1

    somalia. Hanolatoo.

  • @FatmamahameedbarbeRakan2019
    @FatmamahameedbarbeRakan2019 23 дні тому

    Turiga Ayaan medan inlagu amino❤

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 26 днів тому

    guuul insha allah xornimo DDS eainan isxorayno fadhiga kakaca fursad qaaliya guuuul insha allah guuul masar iga daa turkigu hanacawiyo anaga gali dagalka soomali midnimo siku tashada 🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🦁🦁🦁🦁💪💪🔥🔥🔥✌️🙏🇹🇷🇹🇷🇪🇷🇪🇷🤝♥️👍🙏

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 27 днів тому

    Markabka turkiga ee jabuuti yemi muxuu kuu tarayaa ma waxad is leedahay somaliland ayuu wax kaaga tari doonaa waar dhulkaaga aamin kan aniga ayaa leh

  • @cadecabdow1760
    @cadecabdow1760 26 днів тому

    Turkiga ayaa mudan in lagu aamino

  • @yassinsheikh5590
    @yassinsheikh5590 26 днів тому

    Masar iyo itoobiya cadaawad taariikh ah ayaa udhexeeya..laakiin siisi waa dansysta..

  • @user-cd7xf9wc2w
    @user-cd7xf9wc2w 26 днів тому

    Turkiga mudan saxiib

  • @salaamahaashi5829
    @salaamahaashi5829 26 днів тому

    Turkeyda mudan heshiis

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 27 днів тому

    Turki ga laakiin axmaaro la saftay shirkii ankara

  • @SalmaancabdiSc
    @SalmaancabdiSc 26 днів тому

    Turkiga ayya mudan

  • @SiraajeMaxamed-j1u
    @SiraajeMaxamed-j1u 26 днів тому

    Waxweyi.somaliya

  • @BashirAhmed-n9f
    @BashirAhmed-n9f 26 днів тому

    waa mudan dadka iyo dalka
    inlagu aamino turkiga

  • @xaliimoqooreey1471
    @xaliimoqooreey1471 26 днів тому

    Turki lagu amini Kara

  • @nastehodirieh7083
    @nastehodirieh7083 27 днів тому

    Walaal turkigu tagero wacaan iyu nolataganyaha

  • @IbrahimAbdi-yx8dx
    @IbrahimAbdi-yx8dx 26 днів тому

    Aaashkaal.turkiga

  • @ayshaays5827
    @ayshaays5827 26 днів тому

    turkiga masar maistaahisho
    Masar iyo xabasha wadankeena
    goobdagaal miyeykadhigaayan
    turkiga seef masar maya

  • @JabriilMaxamed-m4w
    @JabriilMaxamed-m4w 27 днів тому

    Turkiga waxaa lagarabay in uu usheego gardarada itoobiya turki hadii runta usheego itoobiya isaga nooroon

  • @Mahdi-hc3ud
    @Mahdi-hc3ud 27 днів тому

    Aniga rayigayga wan aminsanaa turkiga Lakin hada aamin Kuma qabo waayo itoobiya ayuu Hosta Ku wataa

  • @ilyasali9493
    @ilyasali9493 26 днів тому

    Wa kasira o tiri Turquie no wangnsan

  • @Mustafa-v8m
    @Mustafa-v8m 27 днів тому

    SOMALIDA QAAR CAQLI XUMADEEDA WAAD LA YAABAYSAA!!!!!!!.SOMALI IYADII BAA KHATIYAAN KALA TAAGAN, MARKAASAY CID KALE U GACAN HAADINAYSAA!!!!!!.

  • @nastehodirieh7083
    @nastehodirieh7083 27 днів тому

    Maasar waa maaya

  • @cadecabdow1760
    @cadecabdow1760 26 днів тому

    Carabi dan noma hayaan naga fogeeya

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 26 днів тому

    Masar waxay difaaci kari wayday rafax iyo filadeelfiya oo yuhuudii qabsatay waana meel ka caagan in diidan yimaado

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 26 днів тому

    Mashaallah Mashaallah Mashaallah wa guul iyo gobanimo somaaliweyn. Somaliland diyaarbay utahay sodhaweynta markabka turkiga ee dagaalka iyo lashaqaysigisa. Guul

  • @DoctormohamoudAbdimohamed
    @DoctormohamoudAbdimohamed 26 днів тому

    Turkiga
    Lagu
    Amini
    Karaa

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 26 днів тому

    Mr weriye maser iyada ayaa teeda heesata o biyihii webiga niil Laga xirey

  • @user-gf8ju6hw8x
    @user-gf8ju6hw8x 26 днів тому

    Soomaliya maadaama ay leedahay caadawee baadan waa inaay daawlado baadan heeshis miinaa taarii laagana

  • @DicisDable
    @DicisDable 26 днів тому

    Turkiga ilban kuarkaa

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707 26 днів тому

    Bewnbadanaa

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 27 днів тому

    Turkiga aa mudan lkn masarna waa sodaweyneyna cadawgaga cadowgiisa waa saxibka

  • @OgolowMaxamed
    @OgolowMaxamed 27 днів тому

    Waxaan. Lagu. Aaminikaara. Turkiya

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 27 днів тому

    Waar sawnigan jooga Lughaya. ilaahay ku cadaab muxuu Been sheegaya

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 27 днів тому

    Dowlada masar waxaa xakumo mareeykanka iyo israa.iil ee masar yaan noola keenin

  • @MouminOmar-ld3lt
    @MouminOmar-ld3lt 27 днів тому

    turkiga. mudan wayo mabdaa a rergalbedka ma aminsano Turkigu

  • @lipaaxwaahal3291
    @lipaaxwaahal3291 27 днів тому

    ❤masar ayaa mudan turki sirtiisa waa laogaaday waa qiyaanole turki hanaga baxo itopia ayoo Bad urabaa waa maxay gorgortan Aan itopia aan lagaleyno waa maxay haduu Run oosheegayo

  • @SiyaadBishaaar
    @SiyaadBishaaar 27 днів тому

    Waxa mudan Türkiga inu nadifac

  • @user-xe7je3dw8n
    @user-xe7je3dw8n 27 днів тому

    Ciddii itobiya la col la ah taasuna waa masar

  • @sharifhassan4756
    @sharifhassan4756 23 дні тому

    𝐓𝐮𝐠𝐫𝐢𝐤𝐢 𝐚𝐲𝐚 𝐦𝐮𝐝𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐬𝐚𝐫 𝐦𝐚𝐲𝐝𝐢𝐟𝐚𝐚𝐜𝐝𝐨 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐱𝐚𝐬𝐮𝐮𝐪𝐢 𝐪𝐚𝐬𝐚

  • @mohamudfarax2772
    @mohamudfarax2772 26 днів тому

    Turkiga ayaa muadan

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 27 днів тому

    subxananllah yaah war beenta jooji ciidanka turkigu xagu jooga

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 27 днів тому

      Siilka hooyada joga dilo ku dashay oromo ku dashay wasa

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 26 днів тому

    Turkiga baan aminsan nahey in uu ka feecan yahey masar

  • @raafxero527
    @raafxero527 27 днів тому

    Warkan maha mid suugan, Turkey ga horey bayS/Land uwadahadleen balana aay uqadeen inaaney ku xad gudbeen bad S/Land.😮

  • @MoussaBouh-xz4ph
    @MoussaBouh-xz4ph 26 днів тому

    Waxaan.mudan.turkiga.ayaa.ufican

  • @SadiaSadia-m7o
    @SadiaSadia-m7o 26 днів тому

    Masar wan ogolnahay wa inay efeteri ku si galan masarida

  • @Alaa-p7o
    @Alaa-p7o 27 днів тому

    Waxaa Sudan surgical system.mudaan

  • @MohamedaminMohamed-gl4yd
    @MohamedaminMohamed-gl4yd 26 днів тому

    Militarigi &madaxda masaridu wa walal lakin ma maxadbanano yahuda iyo mareykan ayaa hoosta kamamulo .gaza ila rafah ayey waxkaqan wayen .Turkiga ayaa manta kagamuthan oo somalia garab istagey at the hour of need.

  • @AbdiXabeeb-ph1ky
    @AbdiXabeeb-ph1ky 26 днів тому

    Turkish baa mudan, in laguna wreejiyo amaanka cirka dhulka badda iyo cirkaba

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 27 днів тому

    Turkiga waa nala joogayaa hawlihiisanavwaavwadan laakiin arinta ethiopianturkiga daacad kama aha. Masar waanlacsiin saldhigyo bar iyo badba si ciidanka u dhisaan fushadaana danahooda haday rabaan ha weeraraan ethiopia iyadaba dhib bay ku tahay soomaaliya markooda ha qayliyaan.

  • @WiloCusman-uv8ix
    @WiloCusman-uv8ix 27 днів тому

    Turkiga badeena buu dacwo ku furey

  • @MohamedXusen-fo7hs
    @MohamedXusen-fo7hs 26 днів тому

    Runtii Mdxweynha wuu dadaalay lkn masar wuu ku fududaaday Trucket waa dad si hagar la,aan inoo harab istagay waxeyna aheyd in Truck bada iyo bariga lkn waxad ogtaan iyaga ruuxoda damac kama marna lkn carab ha iiso dhaweyn

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 26 днів тому

    Waxaamudan turkigae waanagaraagay waain madaxwayne oordugaan waainuuamarkubixiyo.walaasomaali walaa xabashiciidiibadaakuxadgudbaysa laladagaalamo

  • @OmarHossen-s5j
    @OmarHossen-s5j 26 днів тому

    Asc waxaa mudan masar maxaa yeelay turkishka waxow noqday Laba wijile

  • @HusseinMoussa-i2b
    @HusseinMoussa-i2b 27 днів тому

    Asc sudanka TV. Turkey ayalagu aminikara

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 27 днів тому

    Which countries Real friends of Somalia 🇸🇴 now ?
    Honestly Turkey 🇹🇷 but if true 👍 or not they say Turkey with Ethiopia yes I feel Turkey with Ethiopia that's not good for brother Turkey and
    Somalia 🇸🇴 trust brother Turkey 🇹🇷 but how come happiness like that ! ? ! I think
    Ethiopia 🇪🇹 lies to brother Turkey 🇹🇷 and what kind of interest Turkey 🇹🇷 got from Ethiopia 🇪🇹 ?
    Turkey 🇹🇷 they know Somalia 🇸🇴 problems and Ethiopia 🇪🇹 wrong doing to Somalia 🇸🇴 country and how come Turkey tell true to Ethiopia 🇪🇹 stop and live alone Somalia 🇸🇴 Why ?
    Also, Egypt 🇪🇬 brother of Somalia 🇸🇴 And Somalia and Egypt they're member Arabic countries ❤ so Egypt 🇪🇬 Somalia 🇸🇴 brother so welcome our Brother's Egypt 🇪🇬 to Somalia 🇸🇴 soil

  • @SiciidGees-ui2re
    @SiciidGees-ui2re 26 днів тому

    Waxaa mudan turkiga masar waa danaysteyaal inagu ilaashanaysa daneheeda niilka

  • @xaliimokeynaan8465
    @xaliimokeynaan8465 26 днів тому

    Waxa mudan turgiag

  • @user-ft1gv6vu2u
    @user-ft1gv6vu2u 27 днів тому

    Turkiga ayaa mudan inlagu aamino somalia masar lama aaminikaro sababtu waxay tahay masar dawlado doonaya somalia inlakala gooyo ayaa kadabeeya ee soomalidu Taas ha ogaato hadaba soomaliyay kajoog heshiiska milateri ee masar lagu keenayo somalia hadii somalidu saxeedo heshiiska lasheegayo ee milateri ee masar lalagalay waakii somalia kalagonlahaa waxaana soo dhawaatay kala go ii somalia sidaas dartee Somalia hakajoogto heshiiska milateri ee masar ASC

  • @user-ws6zc2ej7x
    @user-ws6zc2ej7x 26 днів тому

    Turkey baa mudan in lagu aamino 😂

  • @arahmanoat5578
    @arahmanoat5578 27 днів тому

    Anigu maqabo wadankale inaan difaac kadoono waayo itobiyo aakeheena ayaan kaga adagnahay

  • @husseinelmi1736
    @husseinelmi1736 26 днів тому

    Waxa mudan Turkish lakiin daacad makatahay qorshaha somaalia iyo etobiya

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 26 днів тому

    Baledebdaradaaeeg waxawaxkharibayaaba waahabargidir waxaqarxayaanawaaiyaga

  • @AadanCumar-mw1sj
    @AadanCumar-mw1sj 27 днів тому

    Masar haday wax difaceyda wabigeeda hadifaacata