Sida ciidankii Siyad Bare ayaan u Jabinayna cadowga Itobiya! Mustafa!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

КОМЕНТАРІ • 133

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf 12 днів тому +4

    Reerka mareexaan la dhaho.waa gobta daarood ❤❤❤ from hargeysa

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 12 днів тому

      Somaliya markii mareexan iyo rer shiiq isxaq aay mesha kabaxeen ayeey somalia baabaday.waxaa isu haray waa xaabo inta kae

  • @superfun1819
    @superfun1819 12 днів тому +6

    Somali Galbeed waa lagaa xoreeyn

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 13 днів тому +7

    Mustafa la hayste weeye, cidna ma mathalo. Hadalkiisa ka soo qaad ma laha abid.

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 13 днів тому +1

      This is sick 🤢

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 13 днів тому

      Way they lesson Somali people this stupid man shame on mustafa let him come all Somali are one ❤☝️❤️be strong 💪🏾

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 13 днів тому +1

      @@bahsenhabib6385 100%

    • @superfun1819
      @superfun1819 12 днів тому +1

      Saax

  • @jama114
    @jama114 13 днів тому +8

    Jaamac cawa habeen aad ka run badan tahay maan arag, mar hadaad si aan gabasho lahayn u tidhi "Mustafoow yaan lagaaga horreyn Guulwadeynta Dowlada Itoobiya, haddii kale Daarood ayaa Madaxweynenimada Dowlad deegaanka laga qaadayaa ee inoo hay oo sife kasta ku difaac".

    • @abdirahmanhassen4130
      @abdirahmanhassen4130 12 днів тому

      😂waa runtaa

    • @abdirahmanhassen4130
      @abdirahmanhassen4130 12 днів тому

      Itoobiya hadalba uma joogo waayo ciidamadii deegaanada ayaay kari layihiin

    • @mahaddahiromar4894
      @mahaddahiromar4894 12 днів тому

      eyeydhalay gormow naga adkan jiray mawaxad ilowdey inad kobahagi kacarartey sosoc insha alah wad jebi dontan

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t 12 днів тому +2

    Mustafa yaad moodeen dalkiisu waa itoobiya mawaxad doonasaan intuu dalkiisa katago in uu dalkale oo soomaali talyaani ladhaho ushaqeeyo mustafa sharable waxa uukuleeyahay itoobiya ayada ayuu madaxwayne kayahay qayb kamida qaarbaad moodaa in ay dad waxmagarata ah usheekaynayaan Anigu waxan ahay Soomaalilaander waxba ilamalaha Mustafe haa dadka aan somaalida ahayn wuu iga xigaa lkn dalkiisa iyo dadkiisa iyo dantiisu waxay kuxidhantahay markaa ma intuu itoobiya dumiyo ayuu marti kunoqdaa hargaysa ama mugdisho jawaabtu waa maya

  • @HusseinHirsi-m5v
    @HusseinHirsi-m5v 12 днів тому +3

    Taarikhda 1977 waxa ka so weregatey 47 sano

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 12 днів тому +4

    Somaliya waxay u baahan tahay difaaceena cidii kasoo horjeedsatana waa cadowga Somaliya iyo Somali.

  • @user-fp7ol1mo5f
    @user-fp7ol1mo5f 11 днів тому

    Burburoo baaba dheh itobia dalkeena waa la idinka xoreen Inshallah

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 12 днів тому +4

    Toloow ma General nuux taani buu iska dhigayaa oromkan.
    LAFTI NAGAA 😃 😃 😃

  • @YasserAA93
    @YasserAA93 12 днів тому +3

    Adeer muatafe ayu xukumaa???
    Anaga ayaa jijiga u dhalanay kuna dhalanay! Somalibaan nahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @superfun1819
      @superfun1819 12 днів тому +2

      Jigjiga Garisa 🇸🇴 Somalia hanolato waa dhuul Somalia yeed

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 12 днів тому +3

    Farmaajo ba soo tii u ka qeyb galay xafladdi u Abiye Ahmed ku xusayay cidamadii etiobiya 1977 soomaaliya gaashanka u dhigay, markii danbana farmaajo lagu sharfay inu uwax saaro qubuuraha cidamada etiobiya.
    Marka maxaad ula yaabi mustafe haddii u amaanay waddankiisa etiobiya.
    Mustafe ma aha muwaadin soomaliyeed xilna uma haayo waddanka soomaaliya, marka maxaad ku haysataa?

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 12 днів тому +3

    Waa aduun uu soomali oromo u hanjebayso isagoo ruush kuuba yaman usoo garmaden nagana reebeen aabahay ilaahay hawnaxariisto ragii ardisababa ruushku kabaaciyey waa aduun from Hargaysa

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 11 днів тому

    Warka keen waba mid farcadlahe mr galad🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax 12 днів тому +1

    Been.muusheegin.somaalida.
    Waala.soojebiyay.waana.
    Laga.guulaytay.somaalida

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 13 днів тому +4

    Mustafa waa saxsanyahay!
    Haddii u laftagareen, muuse bixii, farmaajo iyo Siciid Deni taageereen etiobiya maxaad ula yaabi Mustafe?

    • @ZakariaMohamed-ot8sv
      @ZakariaMohamed-ot8sv 12 днів тому +1

      Waana la heystaa masaakiinta marka waaa inaa garownoanaa , doqomadii kale oo xorta qyaaba sidaan.maanta u hadlaayo

  • @MohamedDaahirAli-o8r
    @MohamedDaahirAli-o8r 12 днів тому +2

    addoon oroma iyo hambsh and Somali power

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 12 днів тому

    ❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️❌️🐈‍⬛🐈‍⬛🐈‍⬛🐈‍⬛🐈‍⬛🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️. VIVA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL SOMALIA 🇸🇴

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 12 днів тому +1

    Balburhaano hanoo sheego in itoobia ay ka guuleysatey Oromo, taa marka uu isagu ku qanco oo uu aamino baa saa Soomaali ammini soomaali baa soomaali difaaci itoobiya.

  • @jeehdinmchannel9684
    @jeehdinmchannel9684 13 днів тому +4

    isagaaba maxbuus tplf u ahaa markey dhargigii la afgamiyayey

    • @ccasiisismaciil8406
      @ccasiisismaciil8406 12 днів тому

      Haaa wallhi isaga iyo baaja dabale
      Maxbuus dagaal ayey ahaayen xiligi doowalada kumel gaarka malse zenaawi madaxweyne ka,ahaa Ereterai ay go,aysey awood qeybsiga qabaa,ilada ugu tunka weyn Ethiopia dhismaha ciidanka fadaraalka ayaa lagu darey derejo ciidan lasiiyey
      Maantana inaga ayuu noo booteynaaya

  • @mohamedmohamud909
    @mohamedmohamud909 12 днів тому +1

    Somaliyey cadawgu waa caddeystey in uu dalkiinna iyo caruurtiinna iyo xaasaskiinna u soo socdo , maanta qabiil qofkii arrinta ka dhiga ha ogaado waa khaa'in rabbigiis ka furtay ee loo guntado cadawga taarikhiga ah oo diintaada dalkaga iyo dadkaaga ku soo duuley dhaafa waxa macna darada ah oo aan wax tareyn... haddaan saas la yeelinna kjasaaro adduun iyo aakharo ayaa inoo dambeysa

  • @UmuYasmiin555
    @UmuYasmiin555 11 днів тому

    ❤❤❤❤kkkkkkkkkwagaranaya taas ee soomaaliya hagarztu

  • @ahmedhirsi1265
    @ahmedhirsi1265 12 днів тому +1

    Mustafa wa in la dilo,isaga iyo adan farah iyo ahmed shide

  • @MohaNasri-nc3xd
    @MohaNasri-nc3xd 13 днів тому +5

    Waa jaasuus mar un waan gawraceenaa Kan

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 12 днів тому +1

    Mustafa waa nin damiir kiisii Somaaliyeed iibsaday .... marka waxan kusrsigaaga xajiso aheen ma fahmayo

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 11 днів тому

    Mustafe cajar an onlf support ethiopian

  • @ibrahim.haajihusse
    @ibrahim.haajihusse 12 днів тому

    Asaga Mahan Ee wa mustafa cagjar ba nagu dhigay taas

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 12 днів тому +2

    Jamacow! Soomaalida iyagaa etiobiya kaaga hormaraya mustafe haddana doonaya in mustafe la coloowa etiobiya!
    miyaadan arag farmaajo oo ka qeybgalaya uwaxna dhigaya qabuurada cidamada u Abiye ahmed ugu yeerayamasoo jeestayaashii ku dhintay dagaalkii 1977 ay lagaleen soomaaliya u farmaajana raali ku yahay hadalka abiy Ahmed.
    Marka maxaad ula yaabi mustafe waddankiisa dds kamid ah etiobiya difaacaya oo aad maalin walba u amaaneysaa farmaajo

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 12 днів тому +2

    Waa naag naag dhalay cagjar midakale ciidamada somalia ee uu iabisay itoobiya xagee lagu arkayna kkkkmkm war ma kuwii awash lagadhsiiyay ayaa hadlaya ee rush iyo kuba iyo balayo dhan u hilisay kkkkkkk dabada laga wasa mustafe

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 12 днів тому +1

    Ogaadeen mawaxaa la idiin, adagsanayaa dadkiinii Somaliyeed oo waxaad noqoteen xabashi waa nasiibdaro.

    • @superfun1819
      @superfun1819 12 днів тому

      Xornimo ubahanyihin 😊Muuse baahi kawaran

  • @abdiraxmaanrashiid5240
    @abdiraxmaanrashiid5240 12 днів тому +1

    jaamaow maanta oo jimca ah taariikhduna tahay 6 bisha September waxa biriijka godey meel ujirta 13 kilomitir kudagalamay labobelod oo wadadaga waxayna kalayihiin hal jilib oo cabdale ah aadan cabdale iyo cowlyahan ree wafate waxana jira dhimasho iyo dhaawac waxayna isku haystan ceel ay hay.adu qoday ee fadlan wa inaad si adag ugahadashaa si loo baajiyo in uu dhiig badan daato

  • @SahradiriyeHassan
    @SahradiriyeHassan 10 днів тому +1

    Gala uhilisaye somaliya qabsan .lahad

  • @ccasiisismaciil8406
    @ccasiisismaciil8406 12 днів тому +4

    Janaraal mustafe cagjar kkk

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 11 днів тому

    Cadawga Somaliland iyo cadawga ithiopia waa somaliya

  • @user-eu8zr3cj2s
    @user-eu8zr3cj2s 13 днів тому +2

    He's Cag dheer addoon Amhar iyo Oramo.......Cag dheer addoon Kikuyu 😂😂😂😂😂

  • @qaasimmohamed6246
    @qaasimmohamed6246 11 днів тому

    Bal. Fiirsha. Maxmed Siyaad. si uu qurax badan yahay. Sawirkiisa.
    Kuwan. Oramaka bal fiisha. Yaaà Nasab boqortooyo u eg.
    MAHAMED. SIYAAAD. MUWAAADI. DHALAD AHA ALLAOW KUU NAXRIIISTO.SIYAAD... XAAWA KAA DANBEESAY.

  • @maryami2299
    @maryami2299 12 днів тому

    Mustaf ay war ka ka qarsanayaan yaa aaminaya

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 12 днів тому

    Soomaali gabeed kilinka 5aad iyo Esobaako ayaa la dhihi jirey ogaadeen waa dawa dhilifta kenya iyo jaajuusta itoobiya soomaalidii kale ee xalaasha ahaa ee ku nooloo soomaali galbeed leyku dhihi jirey iyo woqooyi bari 💯 90shan waa soomaali Ajuuraan Gare murinle dagoodiye isaq Karine xageey aadeen ku waasi malaheeysta yaal baa😂

  • @NurGacan
    @NurGacan 12 днів тому

    Hanabalyo u dirayaa danas guurada 47 guurada briga itoobiya aniga ah sonali

  • @AhmedMohamed-qw8gc
    @AhmedMohamed-qw8gc 12 днів тому +1

    Oromo maxay iska celin kartaa😊

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 11 днів тому

    Waxaan u malaynayaa aqoon ahaan,geesinimo,karti dagaal iyo waaya-aragnimo la xidhiidha koorsooyin jaamacadeed oo buuxin kara jagada fiilmaarshaal inuusan joogin itoobiya ee ay tahay dhaqankii aqoon la'aanta iyo indho- adayga ku dhisnaa ee afrikaanka.

  • @boranauniversityoromia7720
    @boranauniversityoromia7720 12 днів тому

    Oromo is not easy
    Lafti Nagaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abirizakomer
    @abirizakomer 11 днів тому

    Waa Nagala Tag Sheeka Daarood ka Waligiinba Ethiopia Ayaad Basaas U Tihiin Ama Kiiniya Waa Waslad Xaaraana Oo Somali Ku Jirta Somali Idinkaa Jabiya Waxaad Tihiin Midgihii Yamanta Xoolaha U Qalijir

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 11 днів тому

    Xasanow Adigu matihid muxamad siyad muxamad siyaadna Adigamaha oo muxamad siyad dalka dadka & dinta islaamka Ayuunasulka Ahaa Adna waxadtahay umada somaliya kuwi geriyoday kuwiinolaa Ayaa kaa Amaanheliwayey xasanow itobiya waxayku diday lacagtii bada Adkulaheshisay waxkale majiraan

  • @HasanHamud-uy1dy
    @HasanHamud-uy1dy 12 днів тому

    Beenbay ku noolyihiin malaha jabkoodii loo gaystey ayey u yaqaan guul

  • @ummuhannan2353
    @ummuhannan2353 13 днів тому +2

    Why aad madaxweyne uleedahay ninka sidaas udhaqmay

  • @maryami2299
    @maryami2299 12 днів тому

    Horta itoobiyaan ku in ay waalan tihiin ayagaa noo sgeegaya wax walba in ay dagaal u so Daan ciidamada nasi waa joo joogay aan soomaaliya

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 12 днів тому +2

    Waxaan qabsan doonaa deegaanada Axmaarada iyo tigree..
    Axmaaro waa dadka ugu fulisan aduunka, waxaa u dagaalami jiray waa dadka kale ee itoobiya laakiin axmaaro xaar weyn wallaahi waa fuliyaan dhuuso iyo xaar badan..uuf uuf

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 12 днів тому +1

    Somaliya oo lafaheeda u yaaban hadeyba sidaas uga cabaadayaan itobiyanku😂😂waaba col hortiis jabay wlhy waa noo dhacatey😂😂😂soo soco dheh waligiin baa casharo ilaa hada dhaqan idiin ah la idin bari jiraye sida hilibka inaad ceeriin ku cuntaan😅😅hadaba kuwo kale oo badan baa la idin bari doonaa iinsha Allah

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf 12 днів тому

    Dawladii midgo iyo mareexaan , hadraawi ayaa hogaanka u hayay.faqash😂😂🎉😂😂

  • @msx6576
    @msx6576 12 днів тому

    Qof xabsi hada ogu jirto meeshuu ku xaar ku dhaho ayaat ku xaaraysa intii xabsi horay u gashay ayaa taqaanee 😂😂😂😂

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 12 днів тому

    47 sano waxaa laga joogaa 1977 dagaalkii dhacay xayla salaase ma nooleyn 3 sano ayuu mootanaa xiligaa

  • @calicadenuur4419
    @calicadenuur4419 12 днів тому +1

    Waa 77kii

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 12 днів тому

    Aduun jamac barteeda ayaad dhigtay waa gobal gumayste haysto allah hajaniyo waykibreene

  • @aminbarud6306
    @aminbarud6306 12 днів тому

    Qiiro jabasnka jaamacow iska daa xasan oo jigjiga ka dhaanteyn filo insha allah

  • @sahraigal1493
    @sahraigal1493 12 днів тому

    Ninka itoobiyan.ka.ah wa garanay.lakin.midka.qolofka.somaliga.ka.ah.gudahana.iyo. hadalkana.itoobiyan.ka.ah muxu idin.la.yahay

  • @snw9257
    @snw9257 12 днів тому

    ASC Jaamac birhaanu julaa xabadi faano iyo tiplef ayu Nairobi ka soo jeste ma mid Somaliyeed ayu isaga oo orom ah ka hortagi kara?

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 12 днів тому

    Jaaamac beeenaaale Ethiopia ❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 12 днів тому

    Faan aan melgadhsiisnayn oo beena waxaa looguyimada itoobiya

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 11 днів тому

    Where mustafe cajar qudbadisi

  • @khadarabib1562
    @khadarabib1562 12 днів тому

    war-waa 77 ayy kasoo wareegtay 47 years, dhimashadii xayle selaasa kute🤣 wariye Mr Gallad haddee waad il-duuftay kobtaas awowgaa la gubye

  • @muktarbuni
    @muktarbuni 12 днів тому

    Shacabkii kabadnaa ma aadan shegin sgb

  • @User4-p5p
    @User4-p5p 12 днів тому

    Ogaaden Somali waxa u tagan Amxaar Kal kaaliye Jigjiga na Dumarka Ogaaden a lagu kufsada amxaar waxna ma dhahi Karan Ogaaden

    • @superfun1819
      @superfun1819 12 днів тому

      Ooynaye 😅

    • @User4-p5p
      @User4-p5p 12 днів тому

      ​@@superfun1819qof amxaar ka gumeysto o dumarkoda fuulo a isku hadlaya😂

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 12 днів тому

    😅😅😅😅 mustafe sida soomaliand buu maanta u hadlay soomaali weny bay nagu wareeriyee soomaali du adeer soomaali mar hore bay kala tashatay oo ninba meel uguuray😅😅😅

  • @maryami2299
    @maryami2299 12 днів тому +1

    Ninka dagaalka laga celinayo waa oromkaa aduunka hada ugu horeeyo

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 12 днів тому

    Ogaadeen dalkoodii la qaad dudinamaayaane
    Dabaqoodhi bay wada noqdeen ama dalaaliine
    Waa kuwaa dabaal degi markuu dumay ragoodiiye
    Damiir yaa u soo gadi ileen😂doqon ma waayaane.

  • @ZakariaMohamed-ot8sv
    @ZakariaMohamed-ot8sv 12 днів тому

    Wax yaabahaan cama yaa la soo gudbin sababto niyad jab eyey noo keeneysaa

  • @abdirahmanhassan8441
    @abdirahmanhassan8441 11 днів тому

    Beenta iska ilaali Waayadan waxaad noqotay in Aad raadinisid in Aad Soo jiidato Dadka

  • @MohaNasri-nc3xd
    @MohaNasri-nc3xd 13 днів тому +1

    Kan madaxweyne hadhihin walaal dheh jaasuuskii gaalaraaca

  • @rocky4066
    @rocky4066 12 днів тому

    Bal eega dadnimo iyo damiir xumada shacabka ogaadeyn la baday.... Gunnimo geeri ayaa karoon

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 12 днів тому

    Jamacow shalay adan farah qabka uga hadashay iyo maanta mustafe qabka ad uga hadashay wax badan bay ka turjumaysa 😂
    Guud ahaan cadawga umadda Soomaaliyeed iyo inta ay adeegsato wa no cadaw
    Ee ninka ku dhaw markay noqoto waxba hadalka ha ka leh Lehane 😂

  • @user-lu5kd2ik1x
    @user-lu5kd2ik1x 12 днів тому

    Waa waaxda.hararge

  • @ZakariaMohamed-ot8sv
    @ZakariaMohamed-ot8sv 12 днів тому

    Dadkaas walaaladeen wey dhiban yijiin ee yaa loo qaban wax alla wixii ka soo baxo

  • @MohamedAbdi-ws2ec
    @MohamedAbdi-ws2ec 13 днів тому +1

    Jajus.dabadhilif.lama.odhonkaro.madax.weyne.wa.caloshi.ushaqeyste

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 13 днів тому +1

    maxaad u amaaneysaa juula oo aad xildhibanadii koonfur galbeed aad ulahayd jaajuusiin jaamacaw isma maqashid

  • @QadiroAmin
    @QadiroAmin 13 днів тому +1

    Waar dad ka daawosho ayaa lateust ku wan kale na waa dabodhilif cadawug sheegayaa waa kuwii jabiyay xayla salaase

  • @amalmohamed7062
    @amalmohamed7062 12 днів тому

    Waa. abalkiin. tugyahay

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle 11 днів тому

    Wakaa ogaadeen kkkkkkkk isaaqbaa gob iyo somaali jacayl ugu dhow somaali marka laysku daro naacda ina cagjar way arsgtaa somaali waxaanu sheegay inaan somali wax isugu jirin kkkkk

  • @user-vo1mk5mn6z
    @user-vo1mk5mn6z 11 днів тому

    صومالنمو 🇸🇴😂😂👉

  • @UsmaanMaxamedtaabid
    @UsmaanMaxamedtaabid 12 днів тому

    So adigi tutha iskaga xaaray kabahana ka cararay 77.xabshyahow

  • @aminbarud6306
    @aminbarud6306 12 днів тому

    Adigu dagaal Gali mayside maxaad balaayo uga sheekaysaa i

  • @ibrahim.haajihusse
    @ibrahim.haajihusse 12 днів тому

    Jamacow dholo tus miya nagu kor samey saneysiin

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 13 днів тому +1

    markay saas u hadlayo juulaoo ciidankii itopio kubaashalaya jigjigo. Aaway Onlf tii qaylineyday ee dhahaysay waanala dhiibay waanala dhiibay difaacooda meeqa kun oosoomali ah ayaa kudhimatay77masntana wataa kubaashaleyneysa jigjiga aaway xornimo doonkii ,waa nala dhiibay waanala dhiibay kuhaysay

    • @superfun1819
      @superfun1819 12 днів тому

      Ethiopian waligeed nabad noqo mayso
      Somali Galbeed waa lagaa xoreeynan

  • @AadamAhmad-ne1nu
    @AadamAhmad-ne1nu 13 днів тому +1

    Dagar kasi somali galbet wad kushegta somali abo iyo somali ceyka dagalkasi benbad kashegtan? Burahanu kabihi uture cadiga mahidhate hadan kulakaftamo jamac

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 12 днів тому

    AKHAS CALEEG AKHAS CAGDHEEER axmaaro NA HA KU GALISOO IYO OROMA SIYAAD BARE AXMAARO WOXUUBARAY HILIBKA CAYRIIN ANIGUNA WAXAAN BARAY NAA KA DAKA FAQASH TO

  • @MohamedAli-pk5qv
    @MohamedAli-pk5qv 13 днів тому +1

    😂 this is crazy funny, somali people have lost their minds

  • @Drsayidcali
    @Drsayidcali 12 днів тому

    Ayaa qoslay hortaa adeer

  • @omelkhairyusuf9285
    @omelkhairyusuf9285 12 днів тому

    Janaraal mustafe kulaha😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mahaddeis6011
    @mahaddeis6011 12 днів тому

    Jamacow waa run waxa Mustafe kahadlaayo waxa meel xun dhigay Somalida waa Xassan sheikh Maxamud Dagaal kuna waxuu kuwajahanyahay isaga waana lagaqabandoonaa

  • @user-lu5kd2ik1x
    @user-lu5kd2ik1x 12 днів тому

    Waxaa lAyaa lay

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 13 днів тому +2

    Waa beentaa, fuley damiirlaawe ! Abiyey ayaa kaa yeedhsiiyey in aad awowgaa cambaarayso ! Afweyne been ayaad u sheegtay, Abyey na been ayaad u sheegtay !!!
    Aduunyoy xaalkaa be'a !

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 13 днів тому +1

    😂😂😂

  • @AbdiNood
    @AbdiNood 12 днів тому

    Jamac yab kkk

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf 12 днів тому

    Afweyne wuxuu horjooga u ahaa dawladii midgo iyo mareexaan.

  • @jama114
    @jama114 13 днів тому +1

    Daarooodku markay dantooda reernimo kursiga ku ilaalinayaan waa u xalaal ficil kasta iyo hadal kasta oo uu sameeyo ninka Daarood ee xilka hayaa. Halka Qabaayilka kale ee Soomaalida cida kasoo jeedaana ay daba qaataan Mikrafoono waa weyn ay ku caayayaan.

    • @superfun1819
      @superfun1819 12 днів тому

      Somalia hanolato somali galbeed way sonoqon

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 12 днів тому

    Cagjar waa adoon yar oo la hayste ah, warkiisa qasho ma laha waa miskiin ceeji lagu haayo laakiin marka aan xureyno ayuu hadalkaas ka noqon doonaa...

  • @JosifIbrahim
    @JosifIbrahim 12 днів тому +1

    Ogadeen kuma cusba gaala raacinimada waxwayn maaha tariikhda meshii xumayd eed kaga jirteen unbaa mantana kagalaysan

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 13 днів тому +1

    Dir baa Ku badaan ka daa waryahe waaba laga saray riseef eriya

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 12 днів тому

    Adeer wax la idah umda somlyeed ma jirto hawiye ku shaqytsa waxa hawiye cashar ba lo dhigi haday isku dayan inay dhul dad u sheegtan isir

    • @superfun1819
      @superfun1819 12 днів тому

      Oromo cashar ayaa laydin dhiiga Hawiye darood Somali Somalia iyagaa leh ❤ .
      Koleey waligiin nabad heelimaysan

    • @superfun1819
      @superfun1819 12 днів тому

      Hawiye nagaa maasuul ah🇸🇴🇸🇴😀😀🇩🇯hadan darood nahay