Jamacgaladow somali waa wada makahiil cid dil xaqdaro ahna mudan ma jirto. Intii dhimatay Allaha ka aqbalo shahadada amin. Dilayashana Allaha soo gacan geliyo
Ax alle hawnaxariisto intii dhimatay eheladii ay kabaxeena alle samir iyo iimaan haka siiyo Nin walaalkii loogay darajo yeelan waaye dadka dhexdooda ku jira ee colaada hurinaya iyo shaydaanka alle haka qabto
Illaahayow u naxariisto intii dhimatay Samir iyo iimaan Illaahay ha ka siiyo eheladoodii. Illaahay ha Kala qaboojiyo walaalahaa shaydaanku isku qaaday.
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun kulu nafsin daaiqatul mowd illaahey ha u naxariisto illaahey subxaanuhu watacaalaa baa u dooray inay sidaas ku baxaan maanta soomaali meesha ay marayso waa wax laga murugoodo walaahi shisheeyuhuna wuu leynayaa ayagiina sidaan bey isu galayaan rabiyow caqliga u soo celi ummadaan
Ilaahay ha kala qaboojiyo dadka walaalaha ah waxaan maqli jiray walaalo is laaya weey xabaalo badiyaan weeyan xoolo yareeyaan war ha la joojiyo dagaalka iyo aargoosiga
Ilaahay ha u naxriisto Amanda’s shuhadada ah ee masaajidka kagu dhex dilay. Waa arin foolxun, makaahiilow dib isugu noqo cid kale ha sugina isna saamaxa. Nimankaas dadka laayay waa in tiirka la lagu toogto oo la qisaaso
Dadka nuucaan u dhaqmaya waa bahalo mana ahan soomaali ee waa dad kuso dhex dhuuntay una adeegaya cadawga umadda somaaliyeed ee ethopia dabkana shidaayo
Ilahey ha u naxariisto kua geeriyodey. Dadka nocas wa in la so qabto o maxkamad la saaro. Qofkasta oo dad dila wa criminal goorma a la fahmiya waxas. Qabiil sheeko wii dhamatey adunka waxaas ma ka shaqeeyo. They are worse than drugdealers, wax micno lahen la isku dilaya. Ilahey ha so hanuniyo
BulloHassan Naayaa maxa ka galey ogden is layey. Jamac dubad baad gocaneysey ma ogdenba ku diley axmaara ku dishee yaa ka doqonsan wa idinkii habar habar isu laayey Ebber iska dhigee ka bax shaqadada ma ahan.
My. Younger. Brother. Want to go. Wardheer. For. Tabliiq. From burco But. He. Change his mind. I. Told him. Not. To go to Cagdheer. Village of. Wardheer. Cagdheer. Is. Cawaan ignores s
Cagjer and his team are weak in all aspects They should teach muqabul unforgettable lessons so that such egregious behavior should not come back to Somali society
Ama ha loo kala qaybiyo Afdheer Nogob iyo jarar. Laangaabnimada somali dhaxdeeda ha soo arkaan dhibkeeda’e.Xagaanaga kuwii sii joogay ayaan la daajinaynaa
Ismaaciil gumcadle iyo abrahiim eebe hakala qaboojiyo
Aamiin qalbiga alaha noo qaboojiyo dhamaan ehelka caruurtaa lagu xasuuqay masaajidka
Ilaahay haka qaboojiyo waan kaxunehey wax uunbaa iskudiraya waa musiibo 😢😢😢😢
Colaadda wardheer hala joojiyo ibraahiim iyo ismaaciil gumcadlow colaad dhimasho dhaacwac agoon iyo uur kutaallo wax aan ahayn wallaahi kama dhaxlaysaan kii la dilay iyo kan wax dilayba waa ciil qabidoonaan allah agtiisana cadaab baa u yaalla
Aamiin Samir iyo iimaan allaha kasiiyo ehelkoodii iyo dadka samajeclaha ah
Innaalillahi wa Innaalillahi raajicuun.
waxaan qabaa waxay Xabashida oo rabta inay isku diraan fadka deegaanka.
Waxaan tacsi idiinka soo dirayaa walaalayaal bariga Saaxil.
Wallaahay Gallad maanta Shiikh buu noqday,ilaahay labada reer hakala qaboojiyo aamiin. intaa uu yidhi waan ku taageersanahay.
Intaasi waa intii aan ka la'aa suxufi Jaamac Gallad, oo aan lahaa waar Soomaali ka dhigo midigtaadii iyo bidixdaadi, muslimnimadaada iyo Somaalinimadu hakugu filaato.
Ibrahim X Ismaaciil Cairo Egypt
Jaamacow sool waad faraxsanayd oo ku raaxaysanaysay dhiigii daatay laakiin maanta waa qiiraysan tahay dhiiga ummadda waa is ku mid.
Macnuhu waa Laandheerey noqdeene Laangaabnimadoodii haku noqdaan
Jamacgaladow somali waa wada makahiil cid dil xaqdaro ahna mudan ma jirto. Intii dhimatay Allaha ka aqbalo shahadada amin. Dilayashana Allaha soo gacan geliyo
@@herosommedia0088 qodobka Dan be baa sax ah
Allah unaxaristo
Ax alle hawnaxariisto intii dhimatay eheladii ay kabaxeena alle samir iyo iimaan haka siiyo
Nin walaalkii loogay darajo yeelan waaye dadka dhexdooda ku jira ee colaada hurinaya iyo shaydaanka alle haka qabto
Maanta haooyin dhiiga soomaliada waad kufaraxdaae
Galadow carruur wagar dhac ah waatii saleeman laayay
Illaahayow u naxariisto intii dhimatay Samir iyo iimaan Illaahay ha ka siiyo eheladoodii. Illaahay ha Kala qaboojiyo walaalahaa shaydaanku isku qaaday.
Jamac.Runta Haa laga dhax baxo..Makahilnimo waan xabalnay..
ILaahayoow Nabad Raagta DheXdoodadhig Aamiiiiiiiiin Yaarabi
Haloo qisaaso. Saas bey ku dhamaan. Ninkasta qof dila hala dilo
Rabi haingakobo dhibta inta
Waa arin laga naxe 😢😢😢😢
War reerka quraan ha aqrisataan yaahuuye reerka ma la falay
Allaha Kala qaboojiyo tolkeey InshaAllah. Intaas kukala jooga halakaas. Dhibaatadan hala qaboojiyo.
Amino doqon doqon dhalay, maxaa tol ah, dadka masjid iyo carruur dembigaa ka galay, kula fududaa, dhibaatada hala qaboojo ku ye, dameer dameer dhalay
Waa yaabanaa dadka la,laayay wa,Ayo ma ogaadeen dhexdiisaa o
Makaahiil cadawgoodii ayey ujabeen oo kuwiirsanaya ee makaahiilow caqligiinu hashaqeeyo
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun kulu nafsin daaiqatul mowd illaahey ha u naxariisto illaahey subxaanuhu watacaalaa baa u dooray inay sidaas ku baxaan maanta soomaali meesha ay marayso waa wax laga murugoodo walaahi shisheeyuhuna wuu leynayaa ayagiina sidaan bey isu galayaan rabiyow caqliga u soo celi ummadaan
Illahay hakala qabojiyo
Jamac Waad jeceshay makahilnimado.waad ka dhalatay..waa nasiib xumo..
Wallahi waa misiibo
Allaha kalaqboojiyo
Wa noocma kuwan musajidka caruuru ku dilaya 🥺
Masaajidkaas wuxuu ahaa masaajid aad loo jecelyahay 2016 ayaan kutukaday anoo C/Waaq usocda oo Jijiga ka imid meel nabad ah ayeyna ahayd oo cidina aanay cid fiirin karin, ina Ileey ayaana talada haystay.
@@AliHassan-hb1bn kan waqtigaa ma dhisnayn baan filayaa. Kaad mooday ma aha.
@@Abucabdiraxman2 uu dhianaa kahor ayuu dhisna
Allaha kala qaboojiyo walaalaha isdilaya
Jamac warka sida wax u jiro waxaa sababay,Carurta quraanka baraneyso in labegsado,waa Mashruc laga soo waariday khawarijta,ummadda deganada yaa mashruc kusoo qaatay.
Jamac nef Dowlada ad shegayso dacad ma ka tahay oradka ad shegayso
Ilahay ha u naxaristo 😂😂😂😂
Wallaahi waa nasiib daro kudhacday Dadka Soomaaliyeed Islaanimo Somalinimo Ehelnimo meel kufiican yihiin nahay majirto. Kaliya Marka laga Reebo in aan fiicanahay qabyaalad urtay oo asaageen.
Allah unaxariisto dhamaanto
Subxaanallaah ilaahoow xaqa U hiili
Allah. Haw. Naxariisto. Aamiin
Alla how raxmado shuhadada gacan ka xaqdarin dishay
Innaalilaahi wa innaa.illeyhi raajicuun
Ilaahay ha kala qaboojiyo dadka walaalaha ah waxaan maqli jiray walaalo is laaya weey xabaalo badiyaan weeyan xoolo yareeyaan war ha la joojiyo dagaalka iyo aargoosiga
Ilaahay ha u naxriisto Amanda’s shuhadada ah ee masaajidka kagu dhex dilay.
Waa arin foolxun, makaahiilow dib isugu noqo cid kale ha sugina isna saamaxa. Nimankaas dadka laayay waa in tiirka la lagu toogto oo la qisaaso
Dadka nuucaan u dhaqmaya waa bahalo mana ahan soomaali ee waa dad kuso dhex dhuuntay una adeegaya cadawga umadda somaaliyeed ee ethopia dabkana shidaayo
18 jir ayaa u weynaa
13 jir ayaa u yaraa
Wax ladhaho malaha
Inaallihaah wa innaa,ileyhi raajuun
WAA DHAQANKII LAGA DHAXLEY GUMIISIGII TIREEYGA GABDHA UGUBKA AH QAAWINAYAY XUBNAHA QAALIGA AH KA GUBAYAY
Asc jaamacow waa ayo waxan musaajidka kulaayay ardayday
Ismaciil guncadle ba la yiri waxay laayeen ciyaal abrahiin masajid ku jira
Jamacow waxaad ogataa soomali waa wada makahiil alaah ha unaxariisto dadkaas xaqdarada lagulaayey
Makaahiil maxaa ladhahaa 😂😂😂 bal nacasnimaddaan eegga. Subhana'Allah
Miikaahiil muxuu ahaa wa hadaanan maqlin waligay
Waxaan dhihilahaa dawladu hawada badasho maamulka Gobolada deegaanka maamul cusub halooga soomagacaabo takale odayaasha iyo wax garadka reerka is xilqaan alle ka cabsile halayimaadaan
Abuurta Alle waxba lagama sheego laakiin Tolow aragisu ma qurxoona,hadalkiisuna waa Fidno mar walba.
Wax garadkii miyaa yaraaday mise eexasho jirto aaway dowladdii iyo maamulka ka jira meeshaa
WAA WAX AAD LOOGA XUMAADO RUNTII
Nabasiga Diin Masido ee Tukaasida
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun Allah ha unaxariisto
Tacsi Tacsi Tacsi. Wallaahay .Reer wardheer ..Waa cadow nimo loo qabo qoys..Farax beey utahay munafiqinta fasiqinta.Mushawidin...
Jaamac neef wuxuu ISU haystaa inuu afsomaliga aad u yaqaan waxaanu ku leeyey dhalinyarada wakhtigoodaa inta ku eegaa laakiin waxay ahayd inuu yidhaa intaa ama intaas ku eegaa
Why in the mosque.
Ilahoow uqubadda ay reebeyso ka bad badi
Sowdigii dhiiga dadka kufarxi jiray
Kuwa falkaas gaystay sinaba waa in aan loo cafiyin dowlada deegaanku awoodeeda oo dhan ha isticmaasho
Alla xaqa hagaran siiyo
Waa yaab iyo nax din aad u wayn .
Jaamac malaa waa sirire quraanka halasaaro
انا لله وانا اليه راجعون ولا حول ولا قوة الا با الله علي العطيم
Wasidee maguryahaa laysu waydaaranayaa
Aqli xumo diin la aan iyo munafaqad lagu donayo gobanimo bey ila igtahey aniga wayo malma han waxaa warbahinta iyo buqa kawadey baa ah war umada sidaan gobanimo kuma heleyse kadaya dulmiga siyaasiga kursidonka ah aa dhaqaladonka ah iyo reer Geeljire aqoon yahan shegto
Iyo afku dhiigle weriye shegta
Iyo dowlad fulley ah intaas baa kamasul ah
Inaalilahi wa inaailahey raajicun 😢😢
Ogaadeen markii ina Iley laxiray ayey saynta kor utaageen.
Ilahey ha u naxariisto kua geeriyodey. Dadka nocas wa in la so qabto o maxkamad la saaro. Qofkasta oo dad dila wa criminal goorma a la fahmiya waxas. Qabiil sheeko wii dhamatey adunka waxaas ma ka shaqeeyo. They are worse than drugdealers, wax micno lahen la isku dilaya. Ilahey ha so hanuniyo
Labada rerbo hala hubeeyo hala isu daayo .wey kibirsanyihiin.cadaabta ta looga yeerayaa wa kufar ehelu naar ah.
Allah hakala qaboojiyo dagal kheyr maleh sokeeya is dileysa
Waligiin.baad.cawaan.ahaydeen.macawad.ogaatay.jamacow caruurta.ha.iska.dhamaynina
Allaha kucaafiyo walaale waad caytantaye codkaaga intaas iska ah. Caqligaan mid kafiican Allaha ku siiyo InshaAllah.
Which tribes are fighting and killing the students please tell us Am sure makahil will not kill in the mosques
Qofki qof kas u dilaa waa in laga talaabo qaato cidey doonto ha noqotee. Way dhiman lahaayeen maaha excuse.
Ha la kala adaaakdoooo
Mumulka ina. Cagjar aya qab ka ah waxa DDS ka socda isagp kenay deganka qabil qabil in laysku dilo
Jwmac talo iyo aqli midna ma haysid e dadka doqonimada kala tag
Ogaada welina waxaad ku jirtaan gunaysi taa miyaad iloowdeen!?
Subxanallah
Wardheer abtiyaday ayaa dagan
Natan yahuu miyaa taba barey kuwaa caruurta laynayo
Yahuud baa dadka kudhax jiree hala baaro
Waxa caawo dhib qabbo oo kuwa dilay array diimeed oo aan dambi gelin
Ma abrahiin iyo gumcadla is didilay
Haa
Sababtu Waxay Tahay Cagdheer
Waabahalo Doqomo Ah Majaadi
Horeye Baad ugu Disheen Dad
Jaamac Dubad Xasuuso
J
BulloHassan
Naayaa maxa ka galey ogden is layey. Jamac dubad baad gocaneysey ma ogdenba ku diley axmaara ku dishee yaa ka doqonsan wa idinkii habar habar isu laayey Ebber iska dhigee ka bax shaqadada ma ahan.
@@MaleykaGabane Faarabuuto cawaan Kasoo jeedda.
Wll ogaadeen bay ahaa yeen new police ah ina ilayna in kaarti waatii ku dhacday amxaarku dadka aan waxba galabsan mabadilaan lkn new haa
Adiga .kamid ah dadka .gobalku kadagilayhay
Runta. Waxku shegad. Weyday
Waxanad. Jeceshahay isku dha qabiloyin wadadha shay
Sida. Maxamed suber okale iyo wixi lamid. ah
Calool xumo, ilaahow cadowga Somalia silica ka qaad, masiibo Ala idiinkeen kuwii caruurtaas saas u galay.
My. Younger. Brother. Want to go. Wardheer. For. Tabliiq. From burco But. He. Change his mind.
I. Told him. Not. To go to
Cagdheer. Village of. Wardheer.
Cagdheer. Is. Cawaan ignores s
Dhib iyo khalad uma arko dhacdadaas. Waayo 100% muslim ayaan nahay maasha allaah
Jogaadeen Cagdheer Masjidka dadka
Waaku Layeseen Jaamac Dubad
Miyaad ilowodeen Wuxuush baad
Tihiin
Jaamac uraag ku farax dhiiga waanada Jooji kugu Maanu barane
Dagaal kii Sool Miyaad ilowodey
AbalaadhQosol dhiiga İslamlı Waa
Isku mide
Waar ma daaroodkiiba isku jabay wixii dhimanayaawaxba nagama Galin Laascaanoodba Daaroodba dabka ku shubay caruurtoodii mustaqbalka lahayd
Runtii beesha abrahiin waa xolo
Waar adigu ma reer Kenya ayaad tahay mise Ethiopian ayaad tahay..Oohinta beenta ah iska daa.
Cagjer and his team are weak in all aspects
They should teach muqabul unforgettable lessons so that such egregious behavior should not come back to Somali society
Ama ha loo kala qaybiyo Afdheer Nogob iyo jarar. Laangaabnimada somali dhaxdeeda ha soo arkaan dhibkeeda’e.Xagaanaga kuwii sii joogay ayaan la daajinaynaa
Cagjar wahaabiyo ayuu ina ilay
Kadib ogaadeenya soo dajiyay
Wahaabi somaliya qabiil qabiil bay isga horkeentay
Ugu dambayn wahaabiyo somaliya waa lawareegtay
Hada dds gacanta wahaabiyaa
Ku dhigtay ogaadeen wahaabiyo waa isku baabin doontaa ee ogaada
Ogaada ogaadeenow xamaasadiinaan naqaan hadaanu hart ogadeen
Wadad xanaaqa iyo carada
Ayaa ini hogaamisa marka
Wahaabiyo xasuuq gacmihiina ah ayay inii isticmaalin
Ogadeenow wahabiyo iska qabta
Carab Malabo ah iyo gacan dhiigleh baa wahaabiyo
Lagu yaqaan