Ismaacil Dulcad Iyo Ismahaan Xaashi ''Suul Dhabaale Waa Hadal ''2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 9

  • @sacdiaxmed2332
    @sacdiaxmed2332 3 роки тому +4

    Alaha u wada Naxariito Cabdiraxmaan Dheere iyo Sahro Jaanac, waa Xasuutodii, Ismaaciil Dulcada iyo Ismahaan Xaashi Mahadasanidiin 🔥👍

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Рік тому +3

    #LyricsSongCIRKU
    #SAHRAAHUN
    Cirku sagal cirku sagal
    Daruureed subaxdii
    Uu Leeyahay
    Waxa Laga sugaa waa
    Saadaasha roobkiyo
    Xilli seerma weydo ah
    Innaguna sed iyo calaf
    Iyo si ALLE mooyee
    Ka salgaadhnay caashaqa
    Sanqashaduna waa hadal
    Hadana waa si gooniya
    Waxaan sidaa kalgacal
    Aan kula sugaayeee
    Nafta maysku sidignaa
    #ADHEEREAHUN
    Xoolahaba xoolahaba
    Xoolahaba sumadaa
    Lagu baadi soocaaa
    Ragna weedha suganiyo
    Sawracaad tilmaantaa
    Lagu kala siffeeyaa
    Anna geelba sibir godan
    Kugumaan salaamine
    Sabab baan tirsanayaa
    Sabab baan tirsanayaa
    Suul dhabaale waa hadal
    Haddana waa si gooniya
    Waxaan siddaa jacayl
    Aan kula sugaayee
    Kugu simaye iga hoo
    #SAHRAAHUN
    Sanku neefle sanku neefle
    Sanku neefle adigaaa
    Sadriga iyo maankiyo
    Qalbigaba ka sahan saday
    Indhaha ruuxaan saaroon
    Kula simaba maan arag
    Soomaali oo IDDIL
    Saami iigumuu hadhin
    Adiguna is kay sii
    Suul dhabaale waa hadal
    Haddana waa si gooniya
    Waxaan siddaa kalgacal
    Aan kula suggaayee
    Nafta maysku siddignaa
    #ADHEEREAHUN
    Surma seegto surmaa seegto
    Surma seegto weligay
    IYO waxaan saluugaba
    Labbadaba ka saahiday
    Adna kaama suggayee
    Sanqaroor gammaanleey
    Sabbar geenyo ugubleey
    Quruxdii saleekhiyo
    Samirkii AYUUBLEEY
    Suul dhabaale waa hadal
    Haddan waa si gooniya
    Waxaan Sidaa jacayl
    Aan kula sugaayee
    Kugu simaye iga hoo.
    Aan kula sugaayee
    Nafta maysku siddignaa
    ------------------------.
    Hees xusid mudan mid ka mid ah Xulka iyo Foolaadka heesaha talantaaliga kuwooda ugu macn.
    Heestani waxay qayb ka ahayd kuna jirtay riwaayadii caanka ahayd ee nin qasbaaya jacayl ma loo quudhi karaa riwaayada waxa curinteeda Lahaa Abwaan ABDI ALI WEYD AHUN 1975.

  • @abdikarinadan7063
    @abdikarinadan7063 Рік тому +1

    Abwaan. Cabdi Cali Weyd.
    Riwaayaddii. Nin qasbaaya jaceel ma loo quuri karaa.

  • @Jnn785
    @Jnn785 3 роки тому +1

    Ilaahay naxariisto janno hakaa waraaabiyo Adeero Abdurahman dhere iyo Habo sahra axmed

  • @halimoa4348
    @halimoa4348 Рік тому

    One of my favorite song is Sahra Ahmed Ilahey aa uu naxaristo

  • @somalilandwaamuqadas4405
    @somalilandwaamuqadas4405 10 місяців тому

    Cod macaan ismaaciil dulcad

  • @ClaahiNuur-et2ke
    @ClaahiNuur-et2ke 6 місяців тому +1

    Wasmosoomaal1yo

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 5 місяців тому

    Kuwaan qadaad weyn dad haku cayaan qandho ilko oromo leh

  • @ClaahiNuur-et2ke
    @ClaahiNuur-et2ke 6 місяців тому

    Wasmo