ISMAHAAN XAASHI SOWTAAN GEESI KAA DHIGAY QAACI ERYAL TV CIID SHOW 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 30

  • @AxmedZaki-rr8tc
    @AxmedZaki-rr8tc 2 місяці тому +1

    Axyaa cod ismahaan xaashi ❤❤❤100%%%❤😢😊

  • @HibaaqAynanshe-um6px
    @HibaaqAynanshe-um6px Рік тому +1

    Keep going quruxeey woooow cod macaan❤❤❤❤❤❤

  • @mowlidmohamed2058
    @mowlidmohamed2058 7 місяців тому

    Alle haw naxariisto khadra daahir cige axsan fanan ayay ahyd waa hees mara waxid aad u qiimo badan

  • @xamsezaki9199
    @xamsezaki9199 Рік тому +2

    yaa waduud codkeedu waa another LeveL

  • @maxamedbashiir6155
    @maxamedbashiir6155 4 місяці тому

    Inantani way cod macaan tahay waa fanaanad soobaxaysa dhar heesood oo ay dib qaaday ayaan dhegeystey

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 місяців тому +2

    Riwaayadii Xayeysiin iyo doog 1975
    Ayey qayb ka ahayd heestani waxana
    Erayadeeda Lahaa Abwaan Yuusuf Muxumed Maxamuud Laxankana waxa saaray Khadar Husein Diiriye Waxana wada qaadi jiray Cabdiqaadir Yuusuf Cismaan Curre "Baggaag" iyo khadra Daahir Cige Alle sw haw naxariisto Labadodaba. -Axsan Yaa Ismahaan Xaashi.

  • @rowdogutale
    @rowdogutale 2 місяці тому

    Alla hestaan markaa xaaska ahaa baa dhagesan jiray mid iqaba meel uu ii dhaafi wayay dhaqasho iyo takisba waa kawayay ilaa aan madaxayga isku furtay 20sana jiraa shaqaysata jamacadana dhigata al xamdulilaah mid ka qeer badan baa ilaahey kabaryaa

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 роки тому +3

    Splendid voice ❤️❤️😘😘❤️❤️❤️❤️ Ismahan Hashi I love it bless you all the very best

  • @cabdirisaaq469
    @cabdirisaaq469 3 роки тому +2

    Waa gabadh aad iyo aad u cod macaan , fankana kuwa kuwii hore beddelay ka mid ah.

  • @fadumojama1921
    @fadumojama1921 13 днів тому

    Allayayoow caadhaqa wehel iiga yaal nimco

    • @fadumojama1921
      @fadumojama1921 13 днів тому

      Heestii allayayoow caashaqa wehel ii yee

  • @Ardaagacartan
    @Ardaagacartan Рік тому +2

    Xusuus gaara igu leedahay heestani 😢😢😢

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 роки тому +1

    Genuine and relaxed singer with a a diamond voice ❤️🙂❤️🙂❤️ Ismahan Hashi

  • @nusaybaxasan8260
    @nusaybaxasan8260 5 місяців тому

    Waxan sooraadiyey heestan 2024❤

  • @Sologamer446
    @Sologamer446 Місяць тому

    Heesti kadra dahir

  • @mrhaaf2452
    @mrhaaf2452 Рік тому

    Gor gor kii la dhaanshee lootiri guul kee intuu......100%

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 роки тому +1

    She really is marvellous singer

  • @ahmedfarah6760
    @ahmedfarah6760 2 роки тому +1

    Way dhibaysaa heesta.

  • @abdikaadirmohamedissa6382
    @abdikaadirmohamedissa6382 2 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @najahcali8178
    @najahcali8178 2 роки тому

    Waan u codeey ismahan xaashi 80%

  • @fartunmoalin8577
    @fartunmoalin8577 Рік тому

    ❤❤❤🔥💯

  • @wax-soosaarkabeeraha4576
    @wax-soosaarkabeeraha4576 3 роки тому

    Codka asturnaanta iyo haybadii fanaaniintii hore wey leedahey waxan siiyey %90

  • @nouhmoh4107
    @nouhmoh4107 2 роки тому

    Golden voice 💋💋💋💋

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 2 роки тому

    100% ismihaan xashi

  • @LibanMxed-sy5fd
    @LibanMxed-sy5fd Рік тому

  • @zhr13yosef54
    @zhr13yosef54 Рік тому

    😢😢😢

  • @buubuumalabo9225
    @buubuumalabo9225 Рік тому

    😭😭😭😭😭😭😭💔

  • @fihiimaqueen5015
    @fihiimaqueen5015 Рік тому

    Mamnna

  • @maxamedxasan620
    @maxamedxasan620 Рік тому

    4rra