Alah yaa raxma abdi raxmn dheere vs sahro axmed waa hees aad u mcn wxn nasiib u hely inan caawa oo khamiis soo galeyso arbacane sii baxeyso tr: 21-6-2023
Allah ha unaxaristo labo Fanaan oo aad u qiimo badan bay ahayeen aadna u cod macaan. Heestan waxa igu dambaysay ayadoo Canjalad ah Caway oo taariikhdu tahay Haben Jimcaa 1-12-2023 UA-cam ka dhagaysanaa.
ERAYADII AUN ABWAN CABDI CALI WEYD LUUQDII AUN CABDIRAXMAN DHEERI IYO AUN MAMA SAHRA AXMAD JAAMAC WAXAY KU JIRTAY REWAYADII ABWAN CABDI CALI WAYD SAMEEYAY NIN QASBAAYA JACAYL MALOO QUURI KARAA QOLKA KAYDKA CAJALADAHA RAADIYO MUQDISHO IYO HARGEYSABA LOO QABTAY SANADII 1976 DHAMAAN ALAHA UNAXARESTO ANAGANA ALAHA NOO NAXARESTO AAMIIN YAARABI
7766y6y⁶660😊😊77777773777777uuu7uu77777😊7😊😊
Who Listening 2024
Waxaan jogaaa xamar sanadku waa 2023 dabayaaqadiisa❤❤❤❤
Axsan hees aleylihii g balbalarka iyo socdaal maaha
Cabdirahman Dheere (ninkan la heesaya Sahro Ahmed Aun)waa Hodon Cabdiraxman Aabaheed.
Alah yaa raxma abdi raxmn dheere vs sahro axmed waa hees aad u mcn wxn nasiib u hely inan caawa oo khamiis soo galeyso arbacane sii baxeyso tr: 21-6-2023
Codka: sahra Axmed iyo C/rahman dhere
Eryadda: Cabdi cali weyd
Alle ha u naxariisto dhamaantood.
Allah ha unaxaristo labo Fanaan oo aad u qiimo badan bay ahayeen aadna u cod macaan. Heestan waxa igu dambaysay ayadoo Canjalad ah Caway oo taariikhdu tahay Haben Jimcaa 1-12-2023 UA-cam ka dhagaysanaa.
Allah ha unaxariisto cabdiraxmaan dheere iyo sahra Axmed
Axsan hees❤❤❤❤❤
Dad wa dadki hore hadalna wa intu idhi ❤
heestaan marki iigu hureysay oo aan maqlo waxey aheyd 12 abriil 2002
suul dhabaale waa hdl hadane waa si gooni ah.... cajiib fan waagaas ayuu jiray
Aun wada naxariisto
Allah haunaxiisto cabdiraxmaan dheere. Iyo Sahara axmed ,Waxaan xusuustay. Hargeysa barisamaadkii
Ilahey aa uu naxaristo ❤️❤️❤️
c/raxmaan cusmaan maxabe&maaaama sahra axmed jaamac allow aduuun&aaakhiraba idiiin raxmo
fan waaa fanki hore dadna waaaaa kiii hore
afkiina caaano&malab lagu qabay
damqashaduna waaaaa hdl hadane waaaa si gooniya
ubaxbaaan sidaaa aankula sugaaye naftan ma isisiiina
waaaa riwaayadiiii nin qasbaya jclka maloooquuri karaaaa
abwaanki cabdi cali weyd ayaaaa lahaaa allaha unaxariiste
hanaa heersaro
Damqasho maaha ee waa Sanqasho =iljabis.
Woooww fan waa fankii hore alaycizk ♥️🎋🎋🌴💮🌸💐🌻🌼🌾🌿☘🌲🍀🍁🌳🌷⚘🌱🌺🥀🌹🍒🍎🍅
Waa sanqasho
Ereyada Abwan biid aya laha
Walahi waa hees cajiib ah 😢
Haddii geel lagugu yaqaan aniga beer baa laygu barbaarshey..
woow sahra axmed iyo fanaakii wayn
ana geelba sibir godan kugu maan salaamine sabab baan tirsanayaa. eesh calaaa heees
alla yacizak maaamo qaran Sahra axmed jamac&aaaabihi fanka music c/raxmaan dheere allow idiin raxmo aaakhiro&aduuuun
dad waaadadki hore hdlna waaaa intuuu yire
heestan waxaaa ku xasuustaaa wlky MCN ayaaa dhagesa jire markaaa dugsiga/schoolka ka imaado ayoooo dhabta inta isaaaro iiishidi jire markaaaso dugsiga iiikaxeeen jire /schoolka waqtiga marki lagaaro alla abw allow iika dhowr m/med deeeq
Heestan was heesaha aandka ujeclahay
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
i like this singer
❤️waaw 💎
Waa badweyn shaw jacaylku mxa ka xin midan lagula waday o lagu ogyahay😢😢😢
saas ayaa loo heesaa hadii kale cambuuladaada ayaa meelaha laga cunaa
Wax la isku booriyo maaha heesuhu
waaw
Waxn ahy taagera wyn ee zahra ahmed jaaamc majiro ruux ka cod macaan aragtideyda labadba allha u naxrsto
Asxabey sur masheegto maxaa laga wadaa isheegaa😢
Alle hadaayo waa heestii iigu horaysay
abwaan u dhashay gobolka waqooyi-galbeed cabdi cali weyd. riwayadisii 'nin qasbaya jacayl maa loo quudhi karaa?'
Lkn asiga ereyada malahan
@abdiwali .
Haddaa ma habar-yaraa ayaa leh?
Best hers👌👌👌👌👌
Waa sida Garad7 sheegay erayada Heestan waxaa sameeyey AUN abwaan Cabdi Cali Weyd.
Xasan ganay baa heesta lahaa
Waa ecco
I m whshien ntill 2024
Siciid biid baa heskan laha san waraysi uu bixiyey ku dhagaysty
Raaga ugaas ayaaa sameeyay erayada heeskaan.
Wllo xasan Ganay ayaa ereyada lahaa
pppppp