I love 💓 this video 12 sano ayaan dalka kaso maqanahay qalbiga ayaan ku qaboojistay video gaan 5 jeer ayaan daawaday Thank you brother waxaana kuu rajeyna good future
Geela nowadays wxaad mooda inuu ilbaxay sppto ah waagi hore gaariga muuqisa iskadhaafe xiinkiisa xitaa waa uu kacarari jirey But currently they don't care about that.
sxb safarkada jabuti yuusan ku ekaan somalia 🇸🇴 uso gudub wadada jabuuti ilaa baladweyne waa laami waana safe marka qiimee hooshas ani ahan tik ee ila tahy ❤ shaqo wacan
horay usco brother halka talo enkugu dari laha baa ah sahamin wa inad sii samysa ka hor intad tagin melha qar meshasi sidy tay halisteda wxybo badn sii baaar
Faysal saaxiib nin aanu jecelnahay baad tahay dadkii ugu horeeyay baan ahayn ee channelka la koowsaday hadana si fcn buu u socdaa i hope within few month inaad 500k xidhid enjoy your journey 🙏
safar fiican bro.. wax badan ayaan daawaday..aadan u jeclaystay.. lugta inay banjarto way ku saxsan tahay.. dhulkay martay ayaan daawaday oo kamardda lugtaa mida dambe ayaad u dhawaynaysay..😂😂😂 love from Germany..
OK OK Hold up, Geela Geela dhulka uu joogo ha laga sheekeyo nooca geela geeska Africa wa kala duwanyahay. geelan inta badan wuxu ku dhaqanyahay Konfurta Somalia intan arkay. geelan baadhis bu uu baahanyahay sababto ah geelan wa geela dhulka carabta ku dhaqan if I am right.
That guy called you turnBOY…..lakini ilibidi uact kaa mtu mzima ukakubali kuondoa Hiyo mawe 💯👊🏾big respect for that fay….let’s keep pushing we are almost 20k sub 👊🏾
Thanks!
Guul wacan adoo nabad qabo
Sxb waan kula socda ilaa bilowga safarkaaga hore u soco baan ku leeyahay from somaliland waliba xuduudka somaliland iyo itoobiya
From muqdisho aadban uxiseeya barnaamijkan okale oo guul waan bro
This is my type of trip love it.
I love 💓 this video 12 sano ayaan dalka kaso maqanahay qalbiga ayaan ku qaboojistay video gaan 5 jeer ayaan daawaday Thank you brother waxaana kuu rajeyna good future
yow this is awesome wlhi I liked
We proud of you wll❤
Shaqa wacan sxb nin ku dayasha mudan
Wadadas wa safe insha Allah ❤
Saxiib waa ku taageeray, keep going bro. And we do really appreciated ur hard working and showing us
dhulaana arag ba nadawi siisaa wll hore usoco
Love the background traditional somali music.waayo waayo
Mashaa ALLAH
Masha allaaah safari wanaagsan . Safari khayrqaba ayaan kuu rajaynayaa ❤❤❤
Faysal shaqo adag oo ku dayasho mudan aa samaysay congrats 👏 🎉 sxb keep going dhulka somalida oo dhan inaad tagtaana rajayn adigoo baskiilkaga wata videos kaagana aad ban u daawada waana sugi waaya sxb mahadsanid
MashaAllah Masuul ❤
Feysal sxb safaar dheer ayaad gashay..waxan kala socdaa cariga America 🇺🇸
Keep going
I'm in SOMALIA but I would love to visit these regions of Kenya
Aad baan uga helay muuqaaladaada casharo badana waan ka bartay walaal maan kaaga mahad naqayaaa runtii
My friend❤❤❤
Geela nowadays wxaad mooda inuu ilbaxay sppto ah waagi hore gaariga muuqisa iskadhaafe xiinkiisa xitaa waa uu kacarari jirey But currently they don't care about that.
Xuduudka kenya iyo somalia soduub marka tagto mandera
Welcome to my home town mandera caday.
I wish in aan joogi lahaa
Geel ayaan kuu qalilahaa
Bro. 👋👋
Thanks brother 🙏
Safarkan waa raaxo welcome Togo and Nigeria and Senegal
Amazing vlog bro, ❤
Vélo 🚲 aaaway 😢
Wlhi hal video ima dhaafin khyr alaha kusiiyo sxb from garowe
sxb safarkada jabuti yuusan ku ekaan somalia 🇸🇴 uso gudub wadada jabuuti ilaa baladweyne waa laami waana safe marka qiimee hooshas ani ahan tik ee ila tahy ❤ shaqo wacan
jabuuti ilaa baladweyne laamayda tagtaa ma mid cirka martaaa 😂😂😂😂
Horay usoco, waan kula soconaa keep going suuf baad ka helaysaa sarif
Takaba waxa kasohoreso bute saxibow
Wajir masomarteen saxib
Maa shaa allah, rabi haku nabad yellow, safari salaama iyo sanad wacan oo wanaagsan 2024.
@faysal shiekh waa lagu waayey ma fiicnatahay zxp markaad mooyaaale ka soo baxeysay noogu kaa danbeysay waan ku sugaynay masha allaaah hadaad hawashaaadii sii wadato safarkaaaga waa guuleysan doonaaa incha allaah 2024 iyo Jabuuti
Inshallah brother 🙏🙏
Masha Allaah Wllo
Allaah hakugubadbaadiyo
Safarkaga
Maasha Allaah ! Kaalintaadii waad buuxisey. Mahadsanid.
Ramaaguda Waa inaa tagta badiyaha dhamajaley
you're passing through the safest route ... moyale to mandera bro
We are waiting for this vedio..
Your vedios become a series for Me
GO fORward be safe insha Allah bro
❤ALLAH ha ku badbaadiyo
Bike 🚲 kuur muyo kusarantahay
Guulayso saxip intad maqnayd wan ka warwaraynan saxipei
3 haben ka hor bartay yutubkada wana wada dawaty ad ban ula dhacay guuleyso walal from Holland ❤
Karibu mandera mwnzngu
Libaax allaha ku amaansado dhulkas wa dhul halasteesa wato Faysal sheikh 🤛
Safe Travels adeer.
Wow! I was expecting you to hit Moyale-Addisababa route since you were crossing to Moyale Ethiopia. But this route might be safer👌
Wewe ndio baba yao couz u are som bro wa ngoze
BUDHCADU MA SHABABA BA
Wax badan Ayaan Kaa Baratay Runahaantii Oo Ku Saabsan Qawmiyadaha Kala duduwan inta Aan UA-camkaada daawanayay Guulleyso Legend Feysal
Alla hkugu amaansado safarkaaga bru
Waa muu qaal aad u muhiim ah, laakiin Faa idada kujirta mucsiga iyo heesaha aad ku dhax darayso ma noo sheegi kartaa!.
Mashalaah hore usoco wll
Inad kenya kasoo dhamaatey moodaynee miyad noqotey wll
Legend hormr wcn
Hormar wngsn brother 🎉
Bro channel kaaga si soomaalida u barato imaaw deeganada soomaaliyeed waliba waqooyi ilaa koofurta somalia
Sxb magaaloyinka aad tagayso sxb video kasooduub labo cisho ayad joogaysa
horay usco brother halka talo enkugu dari laha baa ah sahamin wa inad sii samysa ka hor intad tagin melha qar meshasi sidy tay halisteda wxybo badn sii baaar
Stay safe my brother Illaahay haka xijaabo cadowga khatarta
Good luck my. Son
First comment
Welcome back bro
❤
❤🙏
Saaxiib horey u soco waan hubaa Caqabad way ka hor imaaneysaa aan niyad jebin saaxiib❤
stay safe out there Faysal!. no telling how the Ethiopians will react to Somalis especially after the controversial deal with that rogue state
Alhamdulilah
Nice trip brother, go forward....
Faysal saaxiib nin aanu jecelnahay baad tahay dadkii ugu horeeyay baan ahayn ee channelka la koowsaday hadana si fcn buu u socdaa i hope within few month inaad 500k xidhid enjoy your journey 🙏
Kuso dhowow mandera
Beled xawo ayaan ka salamaya
Maashaa allaah eedo allaha kuxafido meelaha qatarta ah ha marin waxbadan oo aan dhagaha kamaqli jirnay ayaad sitoos ah noo tustay khayr badan alaha kusiiyo dalmarow
Good lucky my pro
Lucy?😂
@@flykidddd1235de waxagu vaar way dhaafeen gudomiye keyboard kaa iga xunoo k baan ma tagee 😂😂
@kamaal-rn4wm haa 😅
my hero faysal ilaahoow kula jir howl fiican baad haysaa
Mashaa allaah excellent video bro have you seen lion that area Somali. 🇸🇴. Thanks video
Not yet
Safe journey my brother
aaway basakiilkii pro
Waiting you in Mandera
Muqalada waan kaly brother noosobdi i.a
Masha Allah safety trap
That was epic ❤
Kan Gaari Maahan Waa Digada iyo Dambaska.
Micnaha Waa daalay
Hormar wcan Sxp
safar fiican bro.. wax badan ayaan daawaday..aadan u jeclaystay.. lugta inay banjarto way ku saxsan tahay.. dhulkay martay ayaan daawaday oo kamardda lugtaa mida dambe ayaad u dhawaynaysay..😂😂😂 love from Germany..
Good work
OK OK Hold up, Geela Geela dhulka uu joogo ha laga sheekeyo nooca geela geeska Africa wa kala duwanyahay.
geelan inta badan wuxu ku dhaqanyahay Konfurta Somalia intan arkay.
geelan baadhis bu uu baahanyahay sababto ah geelan wa geela dhulka carabta ku dhaqan if I am right.
Be safe brother
Safe journey.
17:11 Lastly xafadena ayan arkaa woow. One day inshaAllah safarkan wan iska soo duubi doonah
Waad mahadsantahay walal waxad i tosatay wadanki ay igu dambaysay 2004 takaba waqoyiga Wajeer iyo mooyale
Sxb Somaliland iyo Djibouti 🇩🇯 ayaan kaa sugaynaa sanadka 2024 ❤❤❤
bro 11 hours is a joke the leaders of that region should be ashamed of themselves come on other than that safe journey my brother 👍
Guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Heesuhu waa danbi naga da dhulkaad marayso nooga qisee oo heesa noogu badal
Ethiopia is very dangerous wll😢we went there by car and it was very bad imagine you do it by bike 🚲
Zxb feysalow jabuuti ma iska dhaftay
Sxb Faysalow bas kilkii xageh ogasotagtay
Ethiopia miyaad kala batah zxp. Mafahmin mandhera matii KENYA MISE WAMIDKALE FASRKA INTAANAD BILAA BIN NAFAHANSII ZZP GULEYSO HORE USOCO ❤
Mandera beledhawa suuf muqalo fican kasoo samee
That guy called you turnBOY…..lakini ilibidi uact kaa mtu mzima ukakubali kuondoa Hiyo mawe 💯👊🏾big respect for that fay….let’s keep pushing we are almost 20k sub 👊🏾
What is a turnBOY
Thanks brother. Let's keep pushing 💪
@@AFDiini1722kirishbooy
Just dadpmelipigta
Safar waanaagsan ayaan kuu rajeeynaa sxb Adiga iyo Dadka Safarka kugula Jiraba
Shan kun zxp lacagta soomalida meqo waye neh isoo jawab