Somalidu ha ku dadaasho inay wadankoodii hagaajistaan oo ku laabtaan. Qof kasta oo Somalia ah ha joojiyo inuu ku dhaqmo Qabyaalada, Culimada iyo aqoonyahan kuna dadka ha horkaceen. Hadii Qabyaalada laga tago dadkeenii waa inoo degayaa. Wadan shisheeye waxaan Dhib ahayn laga dheefimaayo.
Adeer maxaa dhacay soomaaliya looma guuri Karo miyaa waar ilaahay Ka cabsada dadkan Ka daaya xayaysiiska dalalka shiyeeye waayo dalkoodii baa u baahan oo ajanabi Ku soo qulqulayaa waar ilaahay ha laga baqo oo dalka ha lagu noqdo
3 dal oo dagaal sokeeye Ka dhacay dadkiisii baa Ku noqday oo dhistay maantana hore ayey u mareen Serra Leon Ivory coast Ruwanda Cashar ha laga barto Dalkii ha lagu noqdo Soomaaliya ajanabi Fara badan ayaa soo galay oo dagay dalku khatar buu Ku jiraa Cidna ma kaantroosho Waxa Ku soo qulqulaya oo la sheegay South Africa Tanzania y Ethiopia Egypt Yemen Syria Kenya Uganda Walee hadaan dalka lagu noqon oo aan la ilaashan soomaalidu sida falastiin bay Ku dambayn
@@qarnicusub5339 dalkeena waw lama huraan in lagu noqdo hada wax didaya majiraan in wadamakale latago waxana laga barto lagana shaqaysto o laga faidaysto fursadaha wadankaa yaal
Walaalayaal yaan laydin walin caruurta somalia geeya ,, luuqadooda ha soo bartaan iyo diinta ,,
Masha Allah walo bahna cuman sharcigesa
MashaAllah
MEEL SAANTAADA WADI ,SARAARKAAGA HA WADIN YACNII CARUURTAADA. Shukran wllo ❤🇨🇦
Hassan Suni Allaha Ku Xafid Waxaa Tahay Nin U Taagan Mar Kasta Dadkiisa Inuu Usoo Gudbiyo Wax Kasta Oo Wanaag Ah
Wad mahadsanthay. Wadanka Qadar noga war keen.
Waxa aad noshegy waa Halla qaxo, tana saxmaha, noosheg sida aan dalkena hooyo ugu noqon lahayn, quruxda dalka, xeebaha iyo wabiyadeda. Mahadsanid
Hassan Sunni, Allah ha ku barakeeyo
Amiiiin❤❤❤❤❤🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Masha Allah
Ascwrwr. Walaal waxaan ku noolahay Gobolka Minnesota waxaan daneeyneynaa in aan u guurno Gobolka DDS ee Jigjiga si ay caruurta noogu bartaan Diinta iyo Af-Soomaliga oo muhiim u ah inay bartaan caruurtayda. Fadlan kasoo hadal nolosha iyo waxbarashada magaaladaas. JazakalLaahu Khayran.
Somalidu ha ku dadaasho inay wadankoodii hagaajistaan oo ku laabtaan. Qof kasta oo Somalia ah ha joojiyo inuu ku dhaqmo Qabyaalada, Culimada iyo aqoonyahan kuna dadka ha horkaceen. Hadii Qabyaalada laga tago dadkeenii waa inoo degayaa. Wadan shisheeye waxaan Dhib ahayn laga dheefimaayo.
Shaada waan kahalay
Msha allah mahadsanid
Qofka ugu horeya in aan ahayna wan ku faraxsanaha❤
Mahadsanid wll markale
❤
Asc.walaal.xasan.iskuuladaa.bareefadka.dugsi.oose.kuwasare.qiimahooda..nala.wadaag.ishalh
Cumaan waxaa ku noolan karo qof ka shaqeysta oo lacagtood qaaata qof dolar bananka looga soo diri kuma noolan karo
Wll New cairo ka soo hadal insha allh
Salalah waan joogaa waa meel dabeel badan wax yaalo malaha
qurbaha maad kaguurtay mise salala ayaaba naloo amanaye see wax ujiraan bal info nasii sis
Dabeesha iyo kuleelka waa iska caadi wadamada gacanka
Asc waa kumahadsantahay macluumaadkaaga aasoo gudbisay waxaan kugula talinlahaa wadankeena soomaaliya meelaha latagikaro soo gudbi oomuuqaalo kasoo duub
Ascww Sheikh Suni, walaal maxaa noo wada rareysaa!
Xagaad dada uraraysaa
Walaal guru Malaga gadan karaa
Somaalida masar aa uu fican
Nin yahow jooji dumarka aad walisid dumarka iyo caruurta ay ka masuulka yihiin u xayeeysi wadankooda
Waad Mahad santihiin
Please ii soo Jawaahir waan Haaa. Uk 🇬🇧 passport
War dhulkiina taga waa wareey caruurtiina dhulkiina soo hara
Maka gadan karaa guri walaal
Cimilafa salaala waa see?
Wadankiina tahay somaaliyeed waa shiico majority balaayada
Waxaan Rabaa guri iibah
Adeer maxaa dhacay soomaaliya looma guuri Karo miyaa waar ilaahay Ka cabsada dadkan Ka daaya xayaysiiska dalalka shiyeeye waayo dalkoodii baa u baahan oo ajanabi Ku soo qulqulayaa waar ilaahay ha laga baqo oo dalka ha lagu noqdo
walhi waa runtaa dalkena wuxuu heli lahaa in shiidka isku diraayo umada laga baaqsado oo umadeena wax ku kordhino
Ninka hassan waa in lala hadlo oo uu joojiyo xayeeysinta wadamada shisheye wadankeena ayaa dad u bahan
Waddankeena adigaba kasoo hadal, anigana waan kasoo hadli inshaa allah, waa shaqa inoo wada taalla.
3 dal oo dagaal sokeeye Ka dhacay dadkiisii baa Ku noqday oo dhistay maantana hore ayey u mareen
Serra Leon
Ivory coast
Ruwanda
Cashar ha laga barto
Dalkii ha lagu noqdo
Soomaaliya ajanabi Fara badan ayaa soo galay oo dagay dalku khatar buu Ku jiraa
Cidna ma kaantroosho
Waxa Ku soo qulqulaya oo la sheegay
South Africa
Tanzania y
Ethiopia
Egypt
Yemen
Syria
Kenya
Uganda
Walee hadaan dalka lagu noqon oo aan la ilaashan soomaalidu sida falastiin bay Ku dambayn
@@qarnicusub5339 dalkeena waw lama huraan in lagu noqdo hada wax didaya majiraan in wadamakale latago waxana laga barto lagana shaqaysto o laga faidaysto fursadaha wadankaa yaal