KIIS ADAG NIN 18 KUN DOLLAR KA DHACAY DUMAASHIDIIS MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 42

  • @IbraahimBashiir-w9l
    @IbraahimBashiir-w9l 7 годин тому +3

    Asc beellohiiraan iyo Queen soy soy team sadaqo ma hayo manaal dheekh aadan iyo maxamed daauud way joogaan meeshasn meel ka fiican oo aad ka shaqaysaan ma jirtee ku da'daala ALAAH ha idin barakeeyee

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 9 годин тому +4

    MASHA ALLAH HOYADEEY AYADO 90 JIRA AYEY LEDAHEY AKOON LACAGTEDA WAXAN DHAHNEY NA DEYMI WEY DIIDEY WEXEY TIRI SHAQEYSTA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 7 годин тому +3

    MADAXWEYNE SIYAAD BARE ALLAHA U NAXARIISTO MARKU JOGEY ABAYASHA ILMAHOODA DAYACA XABSI AYU DHIGI JIREY MANA DEYN JIRIN ILA U KA DHIIBO MASRUFKA ILMAHA

    • @jeelecali7640
      @jeelecali7640 2 години тому

      Moreover❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 9 годин тому +2

    WAR UMADEY IS JIRA ADUNKAN WA DHAMADEY IS AMIN WAR INTAAD NOSHIHIIN HANTIDIINA HEYSTA DHIGTA BANGI KU GATA DHUL KU GATA DAHAB

  • @najma8198
    @najma8198 6 годин тому +2

    Aqiro maxa waar yalo kuwa daadka maskiinta lacaga ka dhacayo matahay waa adoon malin qofka rabin keenin waar rabi ka baqa lacaga dhocisan iyo umada dulminisan joojiya

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 9 годин тому +2

    WAGI HORE DUMARKA WEXEY GURSAN JIREEN NIN SHAQEYSTA GURI LEH O KORSAN KARA ILMO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 9 годин тому +2

    NIMANKAN ILMAHA DAYACA XABIS HA LAGU GURO

  • @IbrahimHabibullah-h9o
    @IbrahimHabibullah-h9o 34 хвилини тому

    Dahir calasow madaxweyne ayaan kaa dhigay ee issharax waaf helaysaa inshallah

  • @MemoMemo-g7c3x
    @MemoMemo-g7c3x 13 годин тому +2

    Daahir ilaahoow usahal lacagteeda

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 7 годин тому +1

    MA DAHIR AYA ILMAHA KA DHALEY😂😂😂😂😂😂😂

  • @najma8198
    @najma8198 6 годин тому +1

    Yaa rabi😢

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 7 годин тому +1

    ABAHEY MARKEY HOYADEY IS BARTEEN 70 SANO KA HOR WEXEY U GEYSEY WALIDKEED WEXEY TIRI NINKAN WA IS RABNA ABKOOWGEEY KOOW WUXU HUBSADEY IN ABAHEEY SHAQEYO INU GURI LEYAHEY INU KASO JEDO QABIIL QABSAN KARA HADU IS BEDELO SIDAAS AYA LOGU DAREY ILA HADA AYEY IS QABAAN AYAGO ABULANA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 8 годин тому +1

    MARKAN SOMALIA JOGEY GAR AHAAN XAMAR ON KASO JEDO WAXA U SO TUGSI TEGI JIREY DAD HANTI LEH O LEH GEEL ARI LO BEERO DADKAS MARKI LA BAREY HANTIDODA MA CUNI JIRIN TUGSI AYEY KU NOLAYEEN MARKA MADAXWEYNE SIYAAD ALLAHA U NAXARIISTO WUXU U RAFI JIREY GOBOLADODA WUXU DHIHI JIREY CUNA HANTIDIINA WASAQ YAHEY

  • @MemoMemo-g7c3x
    @MemoMemo-g7c3x 13 годин тому +2

    Oo caruurta ugu dayacaan ragu😊

    • @jmuk1648
      @jmuk1648 9 годин тому +1

      Ninki caruurta dhalay aaway?

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 9 годин тому +1

    BOQOLAAL KA LIITA AYA JOGA O KUSO DHAWACMEY LA DAGALANKA AL SHABAAB O ILMAHOODU AGOON NOQDEEN

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 9 годин тому +1

    ILMAHAAN LALA CABAYO O QOOQA LAGU DHALEY AWEY NIMANKI DHALEY AWEY KABA QABIILKOODA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 8 годин тому +1

    NAGAHAAN SIDA DORADA RACAYA DIQEY ARKAAN O ILMAHA U DHALA SIDA UKUNTA HA ISTICMALAAN GONDOB DIIQA MARKEY RACAYEEN MA HUBSADEEN INU AABO U QALMO INU SHAQEYSTO INU GURI LEYAHEY INUSAN ILMO KALE DAYACIN INU KASO JEDO QABIIL QABSAN KARA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 9 годин тому +1

    AWEY KABA QABIILADA ILMAHAAN JIRAN AWEY NINKI DHALEY

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 години тому

    Alle ha u caafiyo cunuga gabadhaan .. Faarax khasaaro awlaad uma naxee😮

  • @mohamedyare3826
    @mohamedyare3826 11 годин тому +1

    Maxkamada dahir calasow waxay noqoty meel lagu tuugsado

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 11 годин тому +1

    Waar na ceebaysee siiyaa gabadha Lacagta dumaashida noo ah

  • @ismailhussein805
    @ismailhussein805 9 годин тому

    A S C maanta cidii ayaa soo gashay Daahir calasoow laftiisa waa nin maxamed case oo reer maxamed ah lacagta Daahir ayaa ku leedahay

  • @MuseXuseen-jw6fw
    @MuseXuseen-jw6fw 2 години тому

    maxaad case budhcada waa how cajiib

  • @MemoMemo-g7c3x
    @MemoMemo-g7c3x 13 годин тому +1

    Ala gabdhaha wYdhibaatanaysantahay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 години тому

    MAXAAD U GURSATEY WAXAN LA AQOON O GAJA AH

  • @MemoMemo-g7c3x
    @MemoMemo-g7c3x 13 годин тому +1

    Ala ragu maxay gabdhaha udhibaan

  • @nashou22
    @nashou22 14 годин тому

    Daahir, aawey marwo khadijo iyo xariif habar yonis qadar ka inid mee

  • @Diamond-l6h
    @Diamond-l6h 5 годин тому

    Ayaanle car waa bahdilan yihiin meeshaan cayrka naqnaqleeyo ee dayscan gaajada waa iyaga iyo cabsiiye

  • @jmuk1648
    @jmuk1648 9 годин тому

    Wax iska hubsada - yaan lagu danbaabin umada. Waa been waxaas ay sheegayso - lacagta iyadaa dib u qaadatay. Sawirka ninka aan arinta waxba ka ogayn ka saara.

  • @saidnoor9609
    @saidnoor9609 12 годин тому

    ASC CALASOOW WARKA LAGAA SHEEGAYO KA HADAL IYO HA BIQLAYSO

  • @jmuk1648
    @jmuk1648 9 годин тому

    Raga kale waa in loo yeedhaa iyaguna hadlaan - Iska hubsada -maxkamada sharafta yaan laga qaadin.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 7 годин тому

    NAGAHAAN DORADA NOQDEY DIIQYADA HA U GELIYAAN KONDOB 😂😂😂😂😂😂

  • @MahamedBihi
    @MahamedBihi 11 годин тому

    Asc

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 години тому

    NINKA QAINKA O TUUGA HA SIIYO LACAGTA GABADHA

  • @MemoMemo-g7c3x
    @MemoMemo-g7c3x 13 годин тому

    Asc